WAR FARXAD LEH CEERIGAABO BEESHA GO’AANKA BEESHA BA’ CABDALLE JUBBALAND OO SIIDEYSAY MAXAABIISTII

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 56

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction734  4 часа назад +6

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga meel dheer gaadhsii Mahadsanid❤️

  • @Phinksa
    @Phinksa 27 минут назад +1

    Axmed madowe is leader "xaran dagaalm " iga dheh war somalida waaa Ogdenland gob weeye ragga waa kala adkaada proud 👏🏿 🥲 🥰 ✌️ 💛 😤

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 3 часа назад +3

    Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 54 минуты назад

    Maanshaa allaah guul iyo gobanimmo maammulka ssc khaatumo state of soomaaliya. ❤❤❤❤❤❤

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 Час назад +2

    Darwiish

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 часа назад

    Dhaffoorra adag 👍👍
    Guul. Inshaa allaah. ❤

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 4 часа назад +4

    Reer kaa anigu waa aqaan bah Cabdale waa dad dhiig badan oo geesiyaala

  • @Phinksa
    @Phinksa 43 минуты назад

    Dhulbahantee iyo Ogdenland waa isku dabceed waa gob dagaalysaaan ❤

  • @MohamedKgb-w8c
    @MohamedKgb-w8c 4 часа назад +2

    Jimco wanaagsan mujahid cabaas madani ku soco mujahid

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 2 часа назад

    Jamaahiirta warsangali

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 3 часа назад +2

    XAMXE MUNAAFUQ XILKA WAA LAGA QAADAYA XASAN TUUG WUXUU RABAA INUU MAGACABO NIN MAREEXAAN AH OO HORGAL AH SI UU MAR LABAAD UGU DUULO JUBALAND. TAAS HALA OGAADO.

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 2 часа назад

    Sirta qari sxb

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 3 часа назад

    HAG D5 please aqriya waxyala badan ayad fahmi dontan insha Allah HAWIYE ACTION GROUP

  • @halhaystv
    @halhaystv 2 часа назад

    Awalba bacabdale hor taagnayd ciidanka

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 3 часа назад

    Ciidan qaran la dhaho ma jiro zxp

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 2 часа назад

    Where’s warsangali

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 4 часа назад

    Meesha yoocada waa in magalo alamiya❤ laga dhisaa

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 2 часа назад

    Ceerigaabo unukaa iska xamar unukaa iska leh kismaayo unukaa iskaleh

  • @FaysalBile-x2r
    @FaysalBile-x2r 3 часа назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 часа назад

    Cerigabo SSC wa in e dhulka dhiga 2sano we naga bad badatay

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 4 часа назад

    Waa loo socdaa Maskiinka

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Час назад

    Firdhiyoow fahan horgalgalkii karaash buu cabaas leefleefayaa.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 часа назад

    Waaba nin fiican ninka beer sameynayee

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 часа назад

    Hadduu naf leeyahay deni ismuu ag fadhiisteen... Tallaaba halagga aatto

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 2 минуты назад

    iidoor kii wiilashii qalasyada ahaa beey rabaan iney Naaga bilaasha ku sixraane iska jira . Naagohoodii horaba lagu khasaarye iska jira⚠️

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 Час назад

    Xassan munaafuq waan ku bo gaadinayaa in uu yahay xamza xaaskii 3aad markuu rabana uu furi Karo markuu rabana uu heesan karo,lakiin darodka waxaa Dan ugu jirta in uu xasan uu furin nacaska xamsa waqtigooda inta ka dhiman eey wada joogaan,intii Mid kale daarood ah uu fifteen lahaa

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 4 часа назад

    ❤❤❤

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 4 часа назад +1

    Ex xuseen gabiley kac fadhiso waa inkaar qabe halayska qabto wuxu wada in lasku dhaco😒

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 4 часа назад +1

    Cabaasow anigu fekred ayaan soo jeedinayaa yoocada waa laga dhisto maxjar xoolaha lagu kala iibsado

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 4 часа назад

    Eddo cabaasow bah cabdale ma dhulbahate mise warsangeli waxaan raba inan kala barto tolkey harti😂 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @munayousuf-ct4hl
      @munayousuf-ct4hl 4 часа назад

      Bah Cabdale waa dhulbahante gaarhaaan ugaadhyan

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 4 часа назад

      Bah Cabdalle, Naalaye Axmed, Dhulbahante.

    • @faysalfaqay4376
      @faysalfaqay4376 3 часа назад

      Bahcabdale wa dhulbahante warsangali ma dagalamo wa horgal

    • @aliabdi9364
      @aliabdi9364 2 часа назад

      Bah cabdale waa Cali Naalaye, Dhulbahante

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 4 часа назад

    Waxaan ka yaabanahay dhalinyarada somaliyed in isku dhameeyo yaa soo qorsheeyey oo wada

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 4 часа назад

    suu uga samaayn karaa waa in talaabo laga qaadaa war waxaan khaatumo ahaa meeye ee dallka ka masuul ka ahaa

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 25 минут назад

    Reerka Kan dhagasta Horta ma reer waalanba kkkkkkkkk

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 4 часа назад

    Ba cabdale ma imikay baraarugen, waa khayr haday rumowdo

  • @Umo580
    @Umo580 4 часа назад

    Lugatoor damiir male wa disable

  • @MaxamedabdillahiQojo
    @MaxamedabdillahiQojo 4 часа назад

    War haduu kasamaysto waa nin dhulbahante ahe kadaa munaafaqada

  • @GodsaveSomalia
    @GodsaveSomalia 3 часа назад

    Hadii Lugatoor uu yahay Horgal, Axmed karaash isaguna ma horgal buu ahaan jiray, war Dhulbahantoow hadii qofka idinka jooga hargaysa iyo kan idinka jooga Garoowe isku mid idiin yihiin , Ilma Adeerayaalow maxaad dagaalka noogaliseen, waxaa noo cadaatay Hartinimadu waa inta xaaladi jirto bas.

  • @AbdiZebra
    @AbdiZebra 4 часа назад

    Lugatoor is fake annigha hassan ugas yusuf haroun fahiye kheer ooh reer europe. No way Annagha dulbhantaa. Xabeen wanaaqsaan. Inaadeer

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 3 часа назад

    inta lopfu doortay puntiland ba waa intaa waayo labada maamul waa wada shaqeeyaan axmed garaash waxa loodiidayba waa waxaa la arkay in uu khaatumo yahay oo uu markii dagaalku bilaabmay uu dadkiisa raacay marka labada maamul waa wada shaqeeyan ogoow

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 Час назад

    Sax

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 3 часа назад

    Goojacade too Daaroodoow dad buka oo Hawiye,Isaaq iyo Ismaaciil waa inaad ka tashataan dagaalku ma dhamaan ee dhinac walba diyaar galooba waa Xarbi lacagta ka qaata oo hub ku iibsada.

  • @asiyafarah784
    @asiyafarah784 4 часа назад +1

    Beenta jooji. Ceer gabo masagan bay kadegaan magalada waxaleh cabdala xaamud iyo warsangeli inan yar obeen loo shaygay batahaye us

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 4 часа назад

    intaad waxa iskadayso kalay laascaanood u aar aabahaa

  • @munasaeed2632
    @munasaeed2632 4 часа назад

    Faan bacabdale nahay

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 4 часа назад

    Cabaas Madani idhegayso anaa run kuusheege .. Naalaye Ahmed, waa ka baqaan Musse Ismail marka laga reebo Yusuf Ali Naàlaye ( Abah Abdalla)
    Warsangeli sidoo kale waxaa ka dagaallama Bah Ogaslabe, intakale dhabarkey jeediyaan

  • @AhmedAden-m6x
    @AhmedAden-m6x 3 часа назад

    Cabaasow fidmada u badan adaa wadabal waa eegnaa halka ay ku biya shubato

  • @MaxamedAmo-z5q
    @MaxamedAmo-z5q 3 часа назад

    Sheeka yare waar kaalaya haadad wax islahaysaan afka ayay idinkaga hadhaye ma afkaad ku hawl bixi cidlaad ka hanjabaysaane guuul ciidamada cadwga gaajoonaya udlga dhaaraty ciida ceerigaabo ee kala ah ciidanka milatrariga soomaaliland ciidamada booliska iyo ciidamada ssb iyo kuwa muuse ismaaciil from suber awal sacad muuse

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤