MAXAABIISTA DHULBAHANTE EE JEELKA HARGAYSA LAGALA BAXAY FARIIN DOWLADDA SSC CIIDANKA SNM EE ETHIOPIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • MAXAABIISTA DHULBAHANTE EE JEELKA HARGAYSA LAGALA BAXAY FARIIN DOWLADDA SSC CIIDANKA SNM EE ETHIOPIA

Комментарии • 60

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction734  2 месяца назад +10

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️

    • @CabdiLahay
      @CabdiLahay 2 месяца назад +1

      Adigu. Ka shaqee umada iskukeenkeeda. Iska daa hadalka xun takale isaaq maaha cadow waa walaaheen Haku dagmin ficilka siyaasiga xun waa la dhimanayaa umada uga tag wax anfaca

    • @Raho339
      @Raho339 2 месяца назад

      Caabaasoow Maxaabiistey Dagaalka Kuqabteen Mooyaane, Ninkey Ugartaan D5 Kuwey Jaarka Ahaayeen, Kuwii Safarka Ahaa MeeLkasta Ayay Kasooqabqabteen & Kuwii Ay Magaalooyinka SSC-Intey Joogtey snm Aykaqabteen Dadkaas oodhan Ayay Dulmikuheystaan oo Waxay Isleeyihiin Si Ay Ugugorgortamaan,Snmta Farahabadan ee Kuxidhxidhan JeeLka Laascaanood

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 2 месяца назад

    Guul iyo gobanimo iyo midnimo dhal daraawiish guul❤️👍🐎🤍💙👍❤️🇸🇴❤️

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 месяца назад +1

    Absolutely qaniiyo qaniiyo ayaa kaafujisa maxaabista harti way ku dhibanyihiin I I agree

  • @11naa44
    @11naa44 2 месяца назад +7

    Alle haka so furfuro cadowga

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 2 месяца назад

    Ilaahay ha nooga soo furfuro dadkayaga.

  • @bby6
    @bby6 2 месяца назад

    Viva khaatumo state of Somalia inshallah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +4

    ilaahay maxaabiista ssc iyo harti ilaahay hagargaaro oo cadowga ilaahay hakaso fur furo

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 месяца назад +3

    Cabaas waa bila camal dagaalku ka warami jireyna waa istaagey imika wuxu war inooga dhigaya maxbuus baa saldhig laga badalay oo mid kale lageeyey.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +1

    Cadowga argagixisada SNM WA Hala laayo kuwa laascano jooga wlhi mirdh bixi maayo 😮😮😮 ofaada

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 2 месяца назад +2

    dulqarnay maxad u disheen huwanayy kk.😅

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 2 месяца назад +1

    Beeenale. Waxku sheekeyaa maa baabullah. Baa

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 2 месяца назад

    Nimankaa.haddii.aydhintaan.toodiibaa.dhamaatiy.laa.kiin.loo.ooyimaayee.waa.loo.aaei.doonaa.insjha.alla

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 2 месяца назад

    Insha.allah.wey.ka.soobixi.doonaan

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 2 месяца назад

    Oo ma hadaad. Tacubo. Udhiigaat. Raag. Ciidank. Qarankah

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 2 месяца назад

    Kkk maxuu Islam baaxay. Doqonkaan. Walaaani

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 2 месяца назад +2

    We have 500 of idoorah way we’re not doing the same

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 2 месяца назад

      I agree with you inader.

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 месяца назад

      yaah oogah daabah xuun cuunto siintodah baanuh kaah raaysan qoortah laagah guuro

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 месяца назад

    Rabanaa laatusidcalaynaa bidunubinaa manlaayukhafaka walaa yarxamnaa

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 2 месяца назад

    Horta isaqu culimadooda iyo waxgaradkooda uma sheegaan miyaa in maxaabiista la ilaaliyo oon la dulmin hadii kale cuqubo rabaaniya ay ku dhacayso subxaanallah

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 Месяц назад

    Markuu mid la baxaba mid la baxa hana dila inta ay inatusayaan keena

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад

    maxbuus lala baxaa maxbuus lala baxuu leeyahay oyagaay udarantahay oo 500kaxidhan yihiin

  • @daus4315
    @daus4315 2 месяца назад

    1000+ ayay sheegtaan SNM inay ka haystaan Harti ee maxaa ka jira?

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 2 месяца назад

    Acs cabaas madani weriyaha 500 buqul oo idoor ah bay I haynaya sa an saxan kugud inagu masobin karnu mayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 месяца назад

    iidor kaah Lascano kuuxiiran waah iin qoortah laagah guuro haadaybah taaskeenen niin niinbah looguh aara

  • @hanathajo313
    @hanathajo313 2 месяца назад

    Cabaas wllo ssc runta ayaa laraba in loo sheego qaninyo qaniinya ka fujiso dadkan lo raxeynayo wa inan ka mudaharadna

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад

    WAR CIIDANKII SOMALILAND EE ITOBIA LOOGU GEYYEY TABABAR BAA MAANTA LA XASUUQAY. CIIDANKAAS MUSE IYAA ABI DEEQ UGU SIIYEY SI UU AMXAARADA DAGAAL UGU QAADO😢. WAA DENBIGA MUSE GEYSANAYO

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 2 месяца назад +1

    Maxabista idoor ha lalayo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 месяца назад

    Subxaan alaah yaa alaah dadciilqaba oo an dhergayn ilaa ay cadaabta alaah gadhaan weeye dadka aygacanta ugaleen ilahayaw kaqabo

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 2 месяца назад

    Intaan Gaaloraacyda oog laga kicin waxay afduubanjireen Raga Dhulbahantahaa iyo Daroodkale ah oo Burco iyo Hargaysalaamiga mari jiray iyo Fiqishiniga intay jirdilaan garaacaan bay mandheera usii gudbinjireen.

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 2 месяца назад

    Raag. Lagaam haaykaa badaam. Kuwad hayso

  • @XamdiAxmedcabdi
    @XamdiAxmedcabdi 2 месяца назад +1

    Maxaabiis teen aysicinayaan cadow ga soomalila waxa uu ahan yihin hiil

  • @HassanDariye
    @HassanDariye 2 месяца назад

    3:45 cabas kuwa hano musqulaha lugu qoda waa dhax lagu keniya waa dhulka nadifiya arinta ka shaqay idoorka hano waa.lagu.shaqeya

  • @اممحسن-م3ش
    @اممحسن-م3ش 2 месяца назад

    Kuwaasi tage ilahey haunaxristo iminka haloodoodo kuwa nool ee xidhan ninka ay arkaan ragnimadiisa ee aandabdhilfka u ahayan waxay usameyn jireen kiis

  • @اممحسن-م3ش
    @اممحسن-م3ش 2 месяца назад

    Asc aniga walaalkey wax uuku dhintay jeelka mandheera subaxi uudhac dagalki kalshale boqolal bakudhintay

  • @BahjoSiciid-tz5nj
    @BahjoSiciid-tz5nj 2 месяца назад

    Idinku maa xabadbah marlabaxdiin yaa gaaha idinheeystah 3 nin ee naaleeyo Axmad xataa wali looma Aaron war jileeca igadaaya oo aarsada

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 2 месяца назад

    Waa cadowga kuwad haysaan ka ara

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 месяца назад

    Dee kuwa noo xiran garaaca hadii kale kuwa slnd kuxiran jirdilka lagama deenayo

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 2 месяца назад

    Dhulbahante goormay wax fahmaayaan?? Maxaabiusta dambiyada waaweyn galay sida faysal bootaan xukuma oo dila markaas xisaabtan baa imaanaayo idinkaa dhiiri galinaayo reerkan iidoor inay dadkiina iska haystaan siday rabaana ka yeelaan. Aaway wiilashii waalanaa ee iyaga is dilaayey May qisaasaan nimankii dadkoodii laayey.

  • @jaamacyuusuf2697
    @jaamacyuusuf2697 2 месяца назад

    Malinta wax qaldanyin miyaa dadka waxa ugu shekaysaa 😂😂

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 2 месяца назад

    Ficilka ay kula dhaqmaan maxaabiista waa dhaqanka yahuuda oo ay iska dhigaan laakiin waxaan garan waayey in aynu hadl waxaan ahayn ayaan hayn maynu inta ay u haystaan dadka ay inaga ahayn maynu u geysano maxaynu balsa balaa u ahayna qaniiyo qaniiyaa kaa fujisa inta ay haystaan waxaa iyaga ooga wayn noolaan waa in gabdhaha ilma harti hanaloo dhiibo markaan tukano salaada fajar anagaa shaqo ka qabanaynee markaasay saaxiga keenayaane ilma bucur bacayr

  • @Iidaadan
    @Iidaadan 2 месяца назад +1

    Banale

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 2 месяца назад

    Reer xamarku waxeey yiraadaan saan saan ku gud,saxan saxan ku gud,taa waxaa weey had a sida lagula dhaqmo in aad ula dhaqantid qofkaasi ama qoladaasi,hadaba SSC waxaa la gudboon sida maxaabiistooda loola dhaqmo iyaguna ula dhaqmaan kuwa eey hayaan,xaquna waa sidaa,hadii kale ssc yeeysan cidna eedeenin xaqiiqduna waa intaa

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 2 месяца назад

    Maxaad idinku markay labaxaan maxaad sugysaan waad haysataan ragga iidoor

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip 2 месяца назад

    Kkkkkkk madeey ku xukumeen kkk

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 2 месяца назад

    Wiilkaa walashii baa hada kohor nooga shekaysay dagaalka kohor buu meesha daganaa way xidheen waxay ku dheheen argagixisaad tahay ilahay haka soo daayo been bay ka shegeen ilahay haka soo daayo midakale idoor maxabiistooda hala jidh dilo hala xanuu jiyo shaydamada

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 2 месяца назад

    War waaliid. Dhaqaantaa bataahay ee. Dadk. Kadaa beentaa dalinyaahow

  • @khadijafarah9191
    @khadijafarah9191 2 месяца назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 месяца назад

    Saladu idin qabata maxabu kuu xidhan naxa faraha u gayna

  • @abtihjama3211
    @abtihjama3211 2 месяца назад

    Nacalaaa idin dhalaye laaya nimanka nio

  • @Naadiyan-o7z
    @Naadiyan-o7z 2 месяца назад

    Lasdhe ssc

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 месяца назад

    Beenale allah kaa baaq calamo kugu dhacdeey ee

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад

    Dhibataduh waa dhulbahanteh kuwah hegoh oromoh waa in aad kah jertan hegoh oromoh way baqdah waa in aad xanujisan kuwah hegoh oromoh kah jerah sonah sawirah war hadal wax tarih mayoh sacad museh kah jerah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    idoor dumul ba rogay