Xog MD Xasan Sh &Wasiir Fartaag oo faragiliyay Hubka lagu dhacay Galmudug, &Xaraash ka socda Caabud

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 111

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule Месяц назад +20

    Suldaanka tv guuleeyso xogtaada waan jeclhy wlh waana wax aad looga xumaado in hubkii khabiil biliqeesto

    • @adensaid9255
      @adensaid9255 Месяц назад +2

      Adeer hubka qabiil aya furtay Alashab iyi kuwa lashaqeya ayana lowaday

  • @user-uu2nq3zs3x
    @user-uu2nq3zs3x Месяц назад +7

    Xasan dufle yaab dadku xukuma yaabkale

  • @AYJIIJI
    @AYJIIJI Месяц назад +3

    Macaa dowlad kusheega ninkii agtiina yimaada ku shihiida inta dowlad alle taqaan imanayso guul

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Месяц назад +4

    Balwan iyo Suldanka tv . keliya ayaa run sheega

  • @user-kn5pi6kp2g
    @user-kn5pi6kp2g Месяц назад +5

    Asc hubka waa muqdisho kasoo dagi jirey diyaarad maxaa loogu soo qaadi waayey.
    Hubka wuxuu ahaa mid sharci daro ahaa waana waa jib in ay dad weynaha dhacaan

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf Месяц назад +4

    Hub bilaa sharci buu ahaa,in galmudug lagu waxyeeleeyo baan la rabay,shaqo fiican bay qabteen,dhalinyada boobtay hubkaas,qoor-qoor waa inuu raggaas abaalmariyo,guuleysta yiraahdo.
    Ciddii hubkaas sharcidarada dalka soo gelisay waa in la maxkamadeeyo

  • @halimojama2378
    @halimojama2378 Месяц назад +3

    Dawlada somaliya iyo itoobiya goorma ayey heshiiyeen

  • @a.j2428
    @a.j2428 Месяц назад +4

    DAWLADA GOORMAY ITOOBIYA INAY HUB KASOO GADATO BILOOWDO, SOOW ITOOBIAY CADOW MANOO AHAYN, ALLAH IDIN CEEBEE.

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Месяц назад +5

    Ha la xidho liban shuluq iyo wixii la xidhiidha

  • @user-io6px2uq2y
    @user-io6px2uq2y Месяц назад +3

    ILAAHAY Assassin's MAREEXAAN HAWIYE AYAALOO WADAY MAREEXAAN IYO MAAMuLKA QOOR QOOR IN LAGULA DAGAALAMO

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Месяц назад +4

    Asc.
    Waa been in HUB laga soo gatay SSC.Hubkaas oo uu wariyuhu yiri Hubka laga soo gaday SSC la geeyey gaalkacyo dhanka Galmudug.Waa been la soo alifay in SSC laga soo gaday Hub lagu weeraro Puntlaan.

  • @halimojama2378
    @halimojama2378 Месяц назад +8

    Mareexaanoow hubka ilaashada riwaayad ayaa la wadaaye

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад +3

    Hub gacan jirri galay xagee lagu arkayaa ?

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Месяц назад +3

    Hubka waxaa lahaa liibaan shuluq leyskuma haayo inuu qoor qoor kula diriro ayuu rabay doradhada kadib hadii lagaraayo

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 Месяц назад +4

    Dawlada lamafahmaayo. Waayo hubkan yaale xage kasocda hubkani

  • @user-tk4ox9jv8w
    @user-tk4ox9jv8w Месяц назад +3

    Warka aad sheegeeysaa waa mid iska hor imsnaya.

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Месяц назад +3

    Fartaag halatoogta haduu yimaada Cabuudwaaq . Mareexaanoow xsjista hubka . Toogta qofkii idan soo dhugta .

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад +2

    ETHIOPIA WAA CADOWGEENA HUBNA WAAN KA SOO GADANAYAA WAA CAQLIGA XASAN DHIIQO

  • @user-bq5wz8rp7m
    @user-bq5wz8rp7m Месяц назад +1

    Waa.ninka.beeta.faafiya.suldaanka.tv.waligii.wax.run.ah.kumuu.hadal

  • @maryandiriye7544
    @maryandiriye7544 Месяц назад +2

    Hubkaasi waa tegay samir

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w Месяц назад +1

    Fartaagow waan Ku aqaan jeebkaan kujirtaa Ee is Xasilli Inta Qoorta lagaajarin.

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Месяц назад +2

    Nugu waxaandhilahaa nimaka hubkii itoobiya kayiimid lareegay waawadaniyeen barkee xariir nagama dheeyee

  • @Slyman_guy
    @Slyman_guy Месяц назад +2

    Fartaag yuu uyahaywasiir dameerka baadida ah oodabatagan xasandhiiqo nijaasta

  • @BasraCumar-ps3yu
    @BasraCumar-ps3yu Месяц назад +2

    Hubka dawladi malahayne shacabaa laguxasuuqilahaaye waakumahadsanyihiin reer caabudwaaq haday ka adeegteen agtiina yaanlasoo marin

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Месяц назад +2

    KUWII ITOBIA LAGA KERNEY CAABUDWAAQ HUBKA MAKEENISZN CAABUDWAAQ IYAGAA LAGU WEERARABEY ILLAAHEY AYAA GACANTOIDA SOO GESHEY GARDARO MAGUULEYSATO QZBSADEEN DHEH BILILIQO LAGAMA YAQAANO DOWLADA SOWTII TIRI ITOBIA ISKUMA FIICNIN SEE ITOBIA HUB UGA KEENSAN KARAAN XASZN SHEEKH IN CAABUDWAAQ LAGU DUWEEUO MIYUU RABEY RUNTA HALA SHEEGO HUBKA SOOL KAMA IMAAN KAMANA IIBSAN KHAATUMO HUBKOODA AYAGAA UBAAHAN HUBKA ITOBIA AYAA LAGA SOI GATEY NIN MAREEXAANA WAXAAS MASAMEYNAAYO EE HABARGIDIR MADHAAFTO

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Месяц назад +2

    Aabahaa beenalahan ka was hubka shacbiga soomaaliyeed inlaguyidhaa xasuuqo ladoonaayaay ayaad leedahay waa labililiqsaday illaahay ayaa qashifay xasan ayax dhagartu waday allaha umada idinka qabto aamiin

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Месяц назад +2

    Hubkii lagu xasuuqi rabay mareexan oo ay gacanta ku dhigeen mareexanku kuna dagalami karan mudo toban sano ah awguuryo mareexan

  • @FadumoMaxamed-yh9en
    @FadumoMaxamed-yh9en Месяц назад +2

    Xasan shiikh ciduu madax uuahay asagaa yawaan hub kaan kama duwana kii goojacade cidii is ka hadlaysaba ha ha dash o shiikhow

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад +2

    soomaali koonfur intay kabta ķaga taagan tahay soomaliand weligeed waxba uma toosayaan insha alaah 😮

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Месяц назад +2

    Mareexaan hubka ku faro adayga hana isku dilina

  • @user-rd7xe5rn2t
    @user-rd7xe5rn2t Месяц назад +2

    Dawlad majirto waamooryaan ciilqabta ee hasoodaayaan waxay hayaan midakale baabuurta meysan tagin balanbale ee waxaalagaqabtay meel caabudwaaq ujirta 10km

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Месяц назад +1

    Maxaa u diiday dekeda muuqdisho

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 Месяц назад +1

    Somaliland ayas laga keenaye dee dowladu haka hadasho

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j Месяц назад +1

    Itobia saw tay somliya isdagaleen hub itobia laga keenay oo Abi Ahmed ogeyn miyaa laga keeni karaa ama ciidamada itobia ogeyn

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад +2

    war hawiyeh bah watay liban shuluq iyo sadiq johon waa kuwah u shaqeyah Argagixisadah laban shuluq waa in lah dhafiyah naftah wuxuu rabay in u ku xasuqoh shacabkah marexan

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад +2

    war madaxweynaha aad sheegeysid yaa waaye ma baahane hubkaan bililiqo ma aha ee qaniimo ilahey siiyey mareexan iyagaa la rabay in lagu laayo iyo leelkase sir ma qabe saab baa biyo u celiyo dadka ha ku sheegin maleeshiyo oo ha caayin

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +2

    tunga Sana marexan dhamato wan tusan duladan Sakalen wax lugn Alshab

    • @geelehersi140
      @geelehersi140 Месяц назад

      @Maryam farah midagaan ciil qabtaa haye ufta qarso soona baro far soomaaliga sida looqoro

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Месяц назад +1

    Hubkan waxaa loo soo iibsaday in leelkase iyo mareexaan lagu xasuuqo,sir ma qabe Allaah baa u sahan ah

  • @bardacad
    @bardacad Месяц назад +2

    😂😂😂😂
    Waa macawisleeydii hubka aad u qaybinjiteen ee xaa laga raba
    😂😂😂😂😂

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Месяц назад +3

    XAAAN SHEEKH ITOBIA COL MAAHA😊

  • @daahirmohamed7139
    @daahirmohamed7139 Месяц назад +1

    Fg REER C WAAQ. SI AYSAN DEGMADA C WAQ,NABADDA
    HAKA SHAQEEYAAN 15 JUL24

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Месяц назад +1

    Eewaafagkarkee gaaban eekataali ahaada

  • @salaadocalasow2778
    @salaadocalasow2778 Месяц назад +1

    Doulada..hadieyledahay.
    Doulada.diyarad.maxaloososari.wayay

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Месяц назад +1

    Keena ayaallaleeyay nabadoonafa hadii eydiidaan waalaacunaqabateeyaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад +1

    Fartaag miyaa caabudwaaq tagi kara oo wax ka ah

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Месяц назад +1

    Waa Suaal Da'weynoo Madaxa Daalineysa Dadweynow Jawaabtu Waa Xagiina!!
    Maxaa Keenay in Hub Farabadan Noocyadiisa Kala Duwan Xiligaan Qof Shacab Ah Soo Iibsado ?

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Месяц назад +1

    hubkan qabiil malaha wax laga qadaya majiran

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Месяц назад +1

    Waxaana dhihilahaa lawarrerga waxii itoobiya kayimaada oodhan

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v Месяц назад +1

    Guleysda. Reer. Abotwaq. Mariihan. Hagulesto. Qada. Hubka idinsogari. Itinkaleh. Hubka adkaheshen. Dalkini. Idinkaleh. Waxii. Itin. Imato. Kulaya. Waa. Shahit. Kushahida

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Месяц назад +1

    MAXAA kasoogaaraya doowlada maadaaba dalcadaw nagu ah uukayimid

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool Месяц назад +1

    Fashil hadaad ka baqeysaan ka aamusa oo qariya warkaasi hadii kale cid kastoo isku daydana waxay kala kulmeysaa inay ku waayaan naftooda runtii hubkaani xili loo baahan yahay ayaa la heley hubkuna wuxuu u socday in dhib loogu geysto beelaha wada dagan gal mudug iyo mudug waxaan hubkaani soo gatay dowlada rag ka tirsan waxayna rabeen in lagu xasuuqo dad shacab ah

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 Месяц назад +1

    Huubk dawlada madooxoyika miiyalamariya mase diyaard basooqada maxa shacabka dheexmariyey

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Месяц назад +1

    Ethopia waa la dagaalsanahay iyo hub baan ka soo iibsanaynaa waa yaab

  • @user-zc4fp6su9z
    @user-zc4fp6su9z Месяц назад +1

    Mareexanow hubka waa hubkii lagu xasuqii laha mareexan iyo leelkase ee yuu gacantiin ka bixin

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Месяц назад +1

    Mareexaanoow hubka ilaashada idinkaa la rabay in la idinku gumaado

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 Месяц назад +1

    Hubki baa la fasaxay iyaga isku dileso. Qawil ahaan . War hg & mr shababka iska kiciya de

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 Месяц назад +1

    Hubkan qabiil ayaa loo waday qabiilkii lagula dagaali lahaana wuu qabsaday. Sirma qabe allow sahana.

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul Месяц назад +1

    Sax ma aha xogaha la sheegayo hubka waxaa laga sooday muqsisho waxaana larabay in lagufaa idaysto arimo badan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +1

    War waxay rabaan ha sameeyaan. Adeer maxaa soo.geliyey dhulka dadkii lahaa ilaashanayaan.
    War ninkii wax samayn karaa ha sameeeyo
    Cid kastaa way soo iibsanaysaa waayo kuwa kan soo iibsadayba waa shacab

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад +1

    YAA KU DHACA IN HUB QABIIL QAATAY UU KA SOO CESHO YAASE MAQLAYA XSM DAWLAD MALAHA EE QABIIL AYAA LAHAA WAXAANA LAGA SOO IIBIYEY DAWLADA ETHIOPIA WAXAANA LAGU SOO IIBIYEY MAGACA DAWLADA SOOMAALIYA

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад +1

    Hubku sidee Ku yimid?
    Yuu u socdey?
    Yaa soo iibiyo,?
    Xasan Sheikh asagaa Ka masuul ah Hubka uu qabiilka Ku hibeynayo, Liibaan shuluq waa asaxaabta Ku dhow Xasan Sheikh.

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Месяц назад +1

    Kalay kaso celiya idinku reer baadiyihii baa gurtay halke laga helayaa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад +1

    Xasan gurguurte ayaa hubkaan soo iibshey oo dadka ku xasuuqayo

  • @afdaylmedia5088
    @afdaylmedia5088 Месяц назад +1

    Hooyaada miyaa Hubka laa,aa

  • @user-qd2gd8dr7h
    @user-qd2gd8dr7h Месяц назад +1

    Hubka jabuuti ayuuu ka yimid eeee taxraac ku samaya

    • @user-rd7xe5rn2t
      @user-rd7xe5rn2t Месяц назад

      Sax taasbaa runta udhaw saadaq joon iyo xulufadiisa ayaa jibuuti kakeenay mareexaan iyo leelkase ayaalarabay inlaguxasuuqo

  • @daahirmohamed7139
    @daahirmohamed7139 Месяц назад +1

    HUBKAAS HALAGU WAREEJIYO
    GACANTA DSWLADDA,SI DEGDEG
    ODAYAASHA REER C,WAAAQ HAKA
    SHAQEEYAAN DFS SI AMAANKU UU
    U KHSL.KHALIN 15 JULY 2O24
    FG. FADLAN CSQLIGU HA SHAQEEYO.

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k Месяц назад

    XASAN HAWSHAAS MAFULIHAAAAAÀ HADA

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Месяц назад +1

    Iyagaa qaldan hub sharcidara way ku sugeen

  • @user-uu2nq3zs3x
    @user-uu2nq3zs3x Месяц назад

    Hawiye xoolo kama dhaco

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 Месяц назад +1

    Hawiye falaari gilgilasho kaagama harto. Waxba wiilasha mareexaan ha ku riixina. Hawiye sidee millions dollar ugu aamini kara daarood inuu hub ugu soo gado.

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Месяц назад +1

    Keena ayaallaleeyay nabadoonafa hadii eydiidaan waalaacunaqabateeyaa eedadka lamadiilo amasidood laguqarameeyaa

    • @BbbCcc-uj6mo
      @BbbCcc-uj6mo Месяц назад

      Adeer mareexaan xaq buu uleeyahay inuu qabsado hub loo soo iibsaday si isaga loogula dagaalamo ma,indhahuu Ka,eeganayaa tolkiina waa udiyaar hadii aad soo weerartaan madi maaha sade daarood dhankasta daarood baa kaaxiga waalidana looga badinmaayo

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Месяц назад +1

    Sxb hadiiba ay saas tahay waa in talaabo laga qaado.jees marexaan iyo ina cali xasan iyo kuwo kale

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 Месяц назад

    Reer mudug waa kuwa ugu sharbadam dadka somalida. Madama ay itopia u xaluushan ha isku layan. Maxaa kagaley shiiq xasan.

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Месяц назад +1

    Xuduuda ciidan majoigo Marka waalasoogilkara

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 Месяц назад

    ❤❤❤kkkkkkkk

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Месяц назад +1

    Wariyuhu been buu sheegayaa,hubka haddii Khaatumo laga soo iibiyay maxaa caabudwaaq soo mariayay,hubkan in Puntland lagu weeraro ayaa la rabay

  • @a.j2428
    @a.j2428 Месяц назад +1

    HUBKALE OO KAAS LAMID AH AYAA LASHEEGAAYAA INUU KASOO GELI RABO GOBOLKA HIIRAAN XUDUUDKIISA, REER HIIRAAN HA OGAADAAN.
    WAA BEEN HUBKAAN MALAGA KEENIN SOOL, ITOOBIYAAKAA LAGA SOO GATAY.

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Месяц назад +1

    Scwsscwscw 😢😢❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉😢 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 😭❤️😀😀😀😀😀❤️❤️😀🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢❤❤😂😂1000

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 Месяц назад

    Fartaag waxba Kama Ah hubka xasan sh hubkii istoorada ciidamada Adkaqaday ee shababka Ad ugeystay Yaa kagala xisaabtamay dalka Ada xasanow qaribay soomaaliya maafiyada maanta Nina hubkii lagu dilayay gacantiisana ilaahay ba ugar garay mareexaan xasan dalkaba wa Ibiyeye Cidanka caabudwaq xasan udiray maliiban shuluba iskaleh mise waa cidan dawladed waxay ilatahay iney yihin cidankii hubkida la qabsaday oo Ragiilagu werarilahaa qabsaden khiyanadu wataase daacad nimo ofada

  • @faraxCali-xe7uf
    @faraxCali-xe7uf Месяц назад +1

    Soomaaliyee maqla hadii kahadasho hubkaa sheegato
    Kaquusta daawlad

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 Месяц назад +1

    Wax badan ayaa qarsoon. Nisa sidee u ogolanaysa inay hub shacab leyahay ay gudbiso. HSM sidee u difaaci hubkan sharci darada.

  • @user-rd7xe5rn2t
    @user-rd7xe5rn2t Месяц назад +1

    Suldaanka tv beenbaad bilowday soomaahan nisa oo wadata dhawr baabuur ayaa weerar kutimid shiilamadow kadibna dadkii shacabka ahaa ayey tiknikadii kufureen deedna halkaas waxaykudileen toban nin

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm Месяц назад +1

    Aabahaa iyo adoon ka aadtaheyba was mahubka anaga larabey inlanagu laayo baan xasanduufle u celinaa nagnag dhaley wuu kugu jiraaye uu kugu jabin xasan duufle

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Месяц назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 Месяц назад +1

    😂😂😂😂LACAGTII DHULKA DANTA GUUD MUQDISHO MIYAA SIDAAN U DAMBAYSEY CEEBEEY TACAAL DULMI JADIID KU TIMID

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 Месяц назад +2

    Waa edeb daran tahay qabiil dhan ayaad caayeysaa fartaagna mareexaan ma matalo hubkaas ayagaa la rabey in lagu laayo sir maqabe rabow sahan maqan

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 Месяц назад

      Waa run . Fartaag waa la tooganayaa hadduu niic la yimaada . Guul reer Cabuudwaaq.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад +1

    kkkkkkkk dhaqlo hubkee walaahay waa lagu wasaya kii yimaada daawladaa lawasaaye manaqaan daawlad adeer mooryaan hawiye baa meesha haaysata daarood baana loosoogatay hubkaan illaahay baana fashiliyay

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j Месяц назад +1

    Beesha mareexaan guul hubka haddii uu leeyahay ganacade waa kotorobaan wana in lala wareego puntland baa höre ula wareegtay

  • @Maryan576
    @Maryan576 28 дней назад

    🎉❤😊😅😢😮😂

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Месяц назад

    Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤😂❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉1000

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад

    Lui baan dhul uw muxuu yahay

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Месяц назад

    Manaihi dadaka dagan dagmooyinkaas

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Karisxun iyana kuwaxla kkkkkkkkkkkkkkkjjjkjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Месяц назад

    Kuwaa diyaarad ayaa loogu keena maxay tahay labo gaadhi

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q Месяц назад

    Xasan barafow qanimo helnaye naagtada iyo gabdhahaga inaanu wasno baa noo hadhay iyagana waanu wasaynaa hadaba waa dhiloyin lacag lagu waso iyo wasmo free ah gabdhahaga iyo naagahaga waxaad xukuntaa dhiloyinka khanisyada tuug saqajanka iyo alshabab

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Hadii dawladu leedahay dekeda muqdisho maxa u diiday kkkkkkkkkkkkk war sheekadani waa dawladu ha sheegato weeyaan iyagaa ceebtii madaxa u dhigay. Nin shacab ah oo intaasoo hub ah wata in hadii uu fashilmay dawlada miyaa ceebtaas. U diyaar garawday

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Месяц назад

    Beenta

  • @BasraCumar-ps3yu
    @BasraCumar-ps3yu Месяц назад

    Laascaano beenta kadaa hubaysoo iibsadaan mooyee hubma iibiyaane tamale hadji dawladu lahayd maxaa diyaarad loosaari waayey Goodmayes heshiiyeen somaliya iyo ithopia

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Месяц назад

    Beenlow Kadaab BEENLOW

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma ka soo xaran karaa adeer qaarna waad u fasaxdeen qaarna waad ku haysataan.
    Reer caabud waaq. Miyaan. Iyagu qaadan karin hubkaas sharaf darada ah