xog qarsooneyd hubkii caabudwaaq xasan caynaanshe usoo bandhigay & xaqiiqda dhabta & ciidi loo waday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #subscrub
    #hubkii_caabudwaaq, #hubkii, #caabudwaaq

Комментарии • 154

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys Месяц назад +3

    Waa guul uu soo kordhiyey ganacsade madaxweyne hassan shiikh mahamuud waa ku guuleystay din inuu dalka ku celiyo 1991 waana la halay

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 Месяц назад +4

    Waa sax Caynashe fikirkisa wa inla baraa

  • @mrjamac
    @mrjamac Месяц назад +9

    hubkan hassan dhiiqo ayaa wuxuu u waday inay reeraha deriska ah isku wareeraan oo halkaas uu ka raadiyo xukun dhereysi inta ummada dagalamayso hassan waa feesto alle hana dhaafiyo waa shaqsi halis badan oo dilaa ah

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 Месяц назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤Farmaaj0. Guuuuuuuuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kz4qf7fm3i
    @user-kz4qf7fm3i Месяц назад +5

    Xasan Caynanshe waa qof aragti dheer waxa uu ka hadlay waa xaqiiq

    • @CaliNuur-pq2hp
      @CaliNuur-pq2hp Месяц назад

      Yaabixyeleeysankalagusoiibiye

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 Месяц назад +1

      ​xasan. Ceenaash. Guuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад

    Hubka gacan fiican ku jirtaa cadaado we love mareyxan

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Месяц назад

    Waaaw soomaliya government behind every thing's that's truth

  • @BasraCumar-ps3yu
    @BasraCumar-ps3yu Месяц назад +1

    Hubkan Allaa mareexaan gacanta ugeliyey ha ilaashadeen haha iska ilaaliyeen sirmaqabe Allaa usahana

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 Месяц назад

    Way caddahay in Xasan Sheikh uu lahaa iyo kooxdiisa oo la rabay in G/mudug lagu burburiyo.

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc Месяц назад +1

    Wa xaqiiq hadalka xasan caynashe

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 Месяц назад +1

    Acuudu bilaahi minalshaydaani rajiim war dawlad Somali malaha

  • @SakiAtoodemm
    @SakiAtoodemm Месяц назад

    qoorayaha waxaay watan waraaq

  • @siraadabdulleyoutube7143
    @siraadabdulleyoutube7143 Месяц назад

    Canaanshe allow ku xafid
    Waa runsheeg wadaniya.

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад +1

    LACAGTAAS HUBKA INTII QABIURAHA LAGA HELAY AYAABA KA BADAN
    waxaana cadayn ah in dawladaan musuqmaasuqa iyo lugooyada umada soomaaliyeed ka shaqayneyso waxaa cadayn u ah ceebta intaas le,eg weli madaxweyne ku sheegaasi kama hadlin oo wuxuu ku hadlo ayuuba garan waayey
    Oo waa jiq makugu tahay
    Hubkaana marwalba dhibaato soomaaliyeed ayuu ahaa oo dano guracan laga leeyahay dawladuna ka dameeyso

  • @bashaal62
    @bashaal62 Месяц назад

    Hubka Liibaan Shuluq iyo Xassan Sheekh baa leh,

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf Месяц назад +2

    Iidaadi warka war wlllayal kadaaya ereygan dadka iyo magaca dawladnimo iska dhiga meel Tani maaha dawlad ee waa dadqalato lkn kadaaya fadlan magaca dawladnimo xasandhiiqo ciidan iyo shacab iyo dal waxba in uukatago marabo xasan adeer waanu kufahaney 91 kodi aad ku goolaftamaysey Adigii ba isku sameeyey bal xasan jilicsanow baro daarod mareexan kama kaftamo mareexan wuxuyahay uma fiirsan wuxuuyahay iyo ciduu u dhashay maaha dad muruq dhalaan loo Gil gilo Adeer Garoowe ban joga xasanow sxb bilow ciyaarta

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Месяц назад

    Mudanaha Wsreysiga bixinayey waa nin aragti dheer oo soomalinimo ka muuqato waana ku raacsanahay anigo deeganka muqadisho ka soo jeedo' qaran ayaa na deeqo.

  • @abdihasanjama9829
    @abdihasanjama9829 Месяц назад +2

    Adeer qabiil walba hubkiisa isagaa leh horta qabiilada ku heeraarsan Mareexaan ee uu xassan Maxamuud u qaybiyay waa in laga soo aruuriyaa ama Soomaalida oo dhan laga soo aruuriyaa

  • @abdinoorosman7654
    @abdinoorosman7654 Месяц назад

    Waa duul wada qashin ah aan lahayn damiir dadnimo oo qabyaalad iyo nin naceyb howl ka dhigtay

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf Месяц назад +1

    Asc war magaca dawlad nimada yaan lo gefin xasan dhiiqo iyo Guruubkisu maaha dawlad ee dad qalato weeye bal waxan idinka codsanaya xasan maxkamada Aduunka haloo gudbiyo kooxdan dad iyo dal midna in aan wax ka badbaadin balodortay hubkaan waxale dawlada xasan ciidamada iyo shacab inta hadhay in lagu xansuuqo waayo roobow war hawiye daarood dir isaaq jareer raxan weyin waxan majiraan xasan habartiis iyo walaashiis midna macafiyayo waana ino shegay qabyo ninkeda dhameeya waagii sifiican ban uqaribey dalka lkn nabar kawayin ban idinla rabey e ii ogolaada aan idiin dhameeye waana u dooranay xasanow Ader daarood mareexan kama kaftamo xiniinyo hadad leedahay car iyo wir c/quwi garoowe nugaal

  • @abdullahimahamudjumale3612
    @abdullahimahamudjumale3612 Месяц назад +1

    Hub haddii wax lagu taraayo
    Maxamed siyaad baa wax ku tari lahaa iyagaana hadda isku dilaayo reer cabudwaaq dhexdooda marka qoladaan hadleyso waa caadifiyiin qabiilka la nool

  • @khalidMohamed-rw9ij
    @khalidMohamed-rw9ij Месяц назад +1

    Ninkani waa nin caqli badan oo aqoonyahana hubkani hub dawladi dawlad kale ka iibsatay ma aha sida ninkani into sheegayo

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Месяц назад

    Qus Allaha Ku tago adiga waxba xasan sh qus ban kataganahay hadhihini allow ya manta Mel Ku magacabo sidad uhadleysid umahad hadashen WA lagu fahansanyahay ader

  • @CaligulledyarowXanaqsane
    @CaligulledyarowXanaqsane Месяц назад

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 Месяц назад

    Waa runtaa qof damiirle ayaad tahay ,shacabka halakiciyo. Xasan sheikh iyo waxa la socdaa waa xoolo.

  • @user-kx4us5cb4k
    @user-kx4us5cb4k Месяц назад

    Waa habaar in Somali u taliso caqli iyo aqoon u noqdo Ccaynaanshe oo kale.

  • @mohamedmuuddeey239
    @mohamedmuuddeey239 Месяц назад

    Intaad kahadashay oo dhan Waa runtaa

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf Месяц назад +1

    Asc

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Месяц назад +1

    Sanbalolshe inta Yar uu joogay waxaa dhacay sadax halisaad Waa qaraxii dhalinyarada lagu dhameyay , xabsiguu la iskudilay , iyo hubkaan halistiisa .

  • @user-ws5ll2gk7v
    @user-ws5ll2gk7v Месяц назад

    Dadra allaa umaqan

  • @abdirizakesse364
    @abdirizakesse364 Месяц назад

    Abiib waa whistleblower dhab ah ha la taageero.
    Yuu u sheegi lahaa makuwa boobaaya

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Месяц назад +1

    Aslcaleykum halayaabin waa sheekadii afweyne ama daaroodku umada soomaaliyeed ku baabiyey. Soomaaliland ha noolaato guuleysta cadawgeena ilaahow jebi alaah maa aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад

      Amiiiin amiin Gulayso wll

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Месяц назад

      Guleidjirde2818
      Xitaa hadaad AMXAAR NOQOTAY ma Daarood baad ka hadlaysa?

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m Месяц назад

    Ilaayo goorma ayaa ka shaqaysiin inikj danaha Somalia. SNM ta sheekeeyeh o halistu meesha ay jirto waa la ogyahay.

  • @kingmilohakya5322
    @kingmilohakya5322 Месяц назад

    Waa run

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Месяц назад

    Haduu qataryahay
    Awelba Soomaalikae uun baa loowadey
    Ma meelkalaaloowadey
    Halasooceliyo
    Yaaleh oo loosooceliya Dooladiina iyadaaba ku eedaysan
    Mihiimadu waa in la ogaado CIDII SOO IIBSATEY IYO CIDALOOWADEYBA WAACADOOW

  • @aliali-mm5fn
    @aliali-mm5fn Месяц назад

    Somaliya cadow baa qabsadey shacabka soomaaliyeed dal iyo diin ma rabaan

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi Месяц назад

    Hubkaan xabagtii baa saaran

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂 wa run Xasan wa akhas

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 Месяц назад

    Xasan umabaahna soomaaliya ewuukashaqeysanayaa wax isaga kaxunmahe wax damiir somaliyed leh dawladiisa kumajiraan wana cadawga dalkiyo dadka somaliyed wana la Arkaa

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg Месяц назад +2

    Somalia halagu celiyo Cuna qabatay in tii hubka maadama uu ku fashilmay inuu shacabka Hubeeyo xasan shiikh

  • @awaalenuur1578
    @awaalenuur1578 Месяц назад

    Amxaar

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 Месяц назад

    Haaa hubkii dhubahante horayloosiiyay ciidamada qaran kalagulaayay soomaalind
    Hubkaas 3 qolaabixiy itoobiya iyo jabuuti xasan sheekh
    Fimkii laascaanood iminkaan fahan kasoco

  • @user-bg9nv3gm2z
    @user-bg9nv3gm2z Месяц назад

    Hubbub jabuuti but ka yimid

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Месяц назад +9

    Xasan sheekh mooryan weeyi isagaa ka danbeya hubka lasoo gashay

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f Месяц назад

      Walaahay anigu waan ogaa maalintii cunaqabaynta laynagaqaaday anigu waan kanaxay maxaayeekay inuu qabiilada isku hubaynayaan ogaa xasan mooryaan dadna way farxeen

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi Месяц назад

      Nacala haku dhacayoo Hassan shiekh tuug mooryaan

    • @AbuuMaxamed-yi8jv
      @AbuuMaxamed-yi8jv Месяц назад

      ​s

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f Месяц назад

      @@hassanbuni1725 xasan baahane xasan duluf xasan mooryaan madaxwayneba uma eka oday tuugsadaa umalaysa warwaxa yaa wadanka kaqabta

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад

    Mareyxanka i daaya majeerteyn ana wa cadaado kkkk

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 Месяц назад

    Hubka tuuganimada wadanka lagu soo galiyey Somaliyoo dhan ayuu u dhexeeyaa

  • @namiup0274
    @namiup0274 Месяц назад

    Aniga waan kasoo horjeedaa dawlada iyada ayaa masuulka ah Hala galo caabud waan halaga soo aruuriyo

    • @BasraCumar-ps3yu
      @BasraCumar-ps3yu Месяц назад

      Hala aruuriyo waadiga lehe mannaagaa haysta hubka ciddiisoo aada wejigay kacalaamadinayaan

  • @migo2444
    @migo2444 Месяц назад +1

    Waar Xasan Sheekh ayaa Itoobiya ka so iibsaday oo nisa u tala saaray. Waa Itoobiya iyo Xasan Sheekh. Xasan Sheekh Xalane ayuu u shaqeeyaa

  • @omarali4265
    @omarali4265 Месяц назад

    Laakiin waa in la soo celiyo qoryaha sniper s ka iyo dhashiika ha waayo dawlada kaliya 😢ayaa haysan karto

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 Месяц назад

    Wejiga saxa ee tuug waxaa la ogaadaa, markaad isaga xaddo/dhacdo, mudada soo socota waxaan ogaan doonaa qofka Xasan Tuug iyo Geele doqon ay yihiin.... Cabudwaaq diyaar garooba si aad ugu tijaabisaan hubka cusub mooryaanta

  • @raafxero527
    @raafxero527 Месяц назад

    Xaabad kaliya aay qaada.😮

  • @omarali4265
    @omarali4265 Месяц назад

    Liibaan shuluq waxay qaraabo yihiin raiisul wasaarahe rooble

  • @LaylajamacJamac
    @LaylajamacJamac Месяц назад

    Xasan baa soo galiyey markaas ma isaga ayaa ismaxamaynaya dadku caruurmaha xasan waxkasta waa sameeyey ayaa waxkaqanaya

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 Месяц назад

    Hubkaa haddii la sooceliyo yaa lagu aamini oo gacanta ku qaban ,bacdamaa uu madaxweynaha uu gacan ku leeyahay Soo iibintiisa.

  • @foodhicabdiraxman9615
    @foodhicabdiraxman9615 Месяц назад

    2017 biishii 4 waxan ku aqaanay Liibaan dhuuluq nin fuustooyiinka bosaaso ku jaar jaaraah shiidaalka laguu keenoo dabaeedba itoobiyo intii lajarjaar jaaroo loosing dhoofiiyoo

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Месяц назад

    Ak47 kii 1947 lasoo saaray iyo kan 2024 lasoo saaray waa iskumid. Muranka badan daaya.

  • @zaytum
    @zaytum Месяц назад +1

    Fahma hubkaas waxaa loo wadaa dekada garacad oo la rabo in lagu weraaro waxaa soo dhiibey gelle dhiigmirato

  • @user-of9lv7to8u
    @user-of9lv7to8u Месяц назад

    Dee cadee warka biib aad leedahay halagu taagero, waaaxay waxan aad leedahay waa laha filis gareeyey

  • @SaadaamCali-k8b
    @SaadaamCali-k8b Месяц назад

    Ilahey hanaka sogaro

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Месяц назад +1

    Marexaan. Buu aka. Haaya. Oo. Ciidana. Laagu. Diiliin. Isaka. Ilaaliiya. Allh. Soomaaliyey. Usaka. Ilaaliiya. Ilahoow. Kaala. Qaaboogii

  • @jamaaxmed5659
    @jamaaxmed5659 Месяц назад

    Meeshuu kayimid iyo halka loo wadey way cadahay ee marin habaabin baa jirta

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад

    TALO MUHIIM AH
    Soomaaliweyn shir ugaar ah oo xasan shiikh iyo mooryaantiisa dalka looga wareejinaayo oo degdeg ah haysugu yimaadeen

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk Месяц назад

    Hadaa adiga miyuu Xasan Sheikh xil kuu dhiibi lahaa ileen waan ognahay waxa kaa dhax yeeraya waxaana kuaoo diray adiga muuse biixi.

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Месяц назад

    Samaliland dabagur mooye wax kale mahayso dawladah xamar yaa ladiif

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 Месяц назад

    Haka YAABIN Nin baahani waa Gun😄😄✅

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад

    Abgaal dhaqankooda xun cadaado wa cadeyneyna ha doran malahan awood

  • @abdullahinuur5961
    @abdullahinuur5961 Месяц назад

    Asc wa idin salamay
    Dhaan tin garyaqn hassan waxa uukahadlay
    Waxaqiiq

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +1

    Jabuuti ayuu ka yimi adeer dadkii loo diray waa la igaa iyo cida soo dirtay cidna soo celin mayso. Adeer waxani waa wax lawada ogyahay

  • @kingmilohakya5322
    @kingmilohakya5322 Месяц назад

    Dawlad iyoshacabawood waa isagamid

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад

    The reality, they are criminals Gangsters.
    Ilaa kuwaas waddanka laga Qabto , Suurto gal ma ahan in Soomaali maryooleey Ku riyooto midnimo, Dowladnimo micna leh.
    Waayo kuwa Villa Somalia jooga waa kuwii 2021 Geela Dusha uga qorayey 1991.

  • @alijama3401
    @alijama3401 Месяц назад

    XASAN SIINWAYNE. ..XANUUNBAA KU DHACAY. REERAHOODII. DAYRO AYUU KA QORANYAHAY. OO QURBAHA WAXBA KAMUU TARIN. BAL NOOCAN KUWA DHAGAYSANAYA AYAA KA DARAN. WAA JAAHIL NORWAY CAAN KA AHAA OO ISLAAMAA LA SOO FURAY EEGTA

  • @daudhalane-wy2dt
    @daudhalane-wy2dt Месяц назад

    Khabiilkasta hubka uu haysto oo soomaali ah hala baaro labo. Labo baabuur oo tuugo dufaacaysa yaan lagu mashquulin

    • @daudhalane-wy2dt
      @daudhalane-wy2dt Месяц назад

      Dalka somaliya waa buuxa.waxana kabuuxa hub. Lagu halagsamey

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад

    2 sano kadib marka Xasan Sheikh waqtigu ka dhamaado waxba loogu imaan Dadkii iyo dalkiina waa kala diray

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад

    ITOOBIYA WARSHADDA HUBKA SAMEYSA AYEY LEEDAHAY AYA LA SHEEGAYA.

  • @AhmedIbrahim-rp4xg
    @AhmedIbrahim-rp4xg Месяц назад

    asc hubka waxaa lgakeenay jabuuti waxaa laguyidhi itoobiya loosheegay hiil walaal yaa leh oolagu sodhafiyey itoobiya

  • @user-gt6sp5he6d
    @user-gt6sp5he6d Месяц назад

    Xasan sheekh wadanka wuxuu kuceliyay 91 moryaan buu kuwarejiyay dowlanimadi

  • @cabdiladiif6738
    @cabdiladiif6738 Месяц назад

    Markii xasan dalka loo magacaabay ayan Sam Ray dalkan

  • @ubax3018
    @ubax3018 Месяц назад

    Qoriga shamshutarka maku
    Dagaalami karo nin waliba
    Marka hore waa in uuyahay geesi marka labaadna shiish yaqaan taasna waa heybad maaha tababar

  • @awaalenuur1578
    @awaalenuur1578 Месяц назад

    Qurun qabiil qaawan Ku hadlaya

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i Месяц назад

    Mareexan ayaa itoobiya looga soo dhiibay

  • @kingmilohakya5322
    @kingmilohakya5322 Месяц назад

    War xasan. Aanwada aragno

  • @kingmilohakya5322
    @kingmilohakya5322 Месяц назад

    Caynanshe waakutagersaanahay

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад

    Xasan Sheikh isaga ayaa ka mid ah Groupkii 1991

    • @MursalmaxamedBiixi
      @MursalmaxamedBiixi Месяц назад

      Walaal waa sax lacagtaan looms dhididin dad baana lagu layn lahaa wakaaladaha xasan shiikh ayaa jabuuti kala yimid

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u Месяц назад

    Dariska.ayaan.laysku.dirin

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Месяц назад

    Hubki faruhuu kabaxa

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Месяц назад

    Ma jiro qori la yidha Sharp-Shooter . Sharp-Shooter waa qofka amma askariga sida gaarka ah loogu tababaray shiiska

  • @abdirizakmuse1159
    @abdirizakmuse1159 Месяц назад

    Maxaa qashin isugu yimid

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Месяц назад

    Hassan dhiiqo hubka uu dadka degaanka ku laayay isagaa masuul ka ah......

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    HUBKI CABUDWAAQ GALAY, XALEY AL SHABAAB AYA WAXBADAN IIBSADAY, QAAR KALO BADAN, PUNTLAND AYA GAWAARI LOOGU RARAY, WIXI HARAY WAA LA AASAY.

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree2424 Месяц назад

    Hub sharcidaro ah ayaan laga hadlayaa laga hadlimaayo dadkii la laayey yaa loo haystaa

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 Месяц назад

    Xasan ow hageysa ayaa u bahan inaad Muse kas soo cayrsay haggeysa kaalst hgsa

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Месяц назад

    Aslcaleykum ina abiib cashuurta umada Reer soomaaliland ayuu ku kibrey umada Reer soomaaliland ayuu ka soo horjeedaa sidee buu xildhibaan u noqon karaa??????

  • @kingmilohakya5322
    @kingmilohakya5322 Месяц назад

    War xagee idinkubiirnaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Месяц назад

    soomaaliyoo dhan ayaa khaati kataagan cid uu col la yahay ma jirto cid uu jecelyahayna ma jirto waana nin cadow badan u shaqeeya baahi aan dhamaaneyna wey heysaa eyo eyo ayaa la shaqeeya hadey hadal ku soo celiyaan wuu bixinayaa ee dadgiinaan banaanka jooga hor istaaga un ta oo ninkaan hanaga qabto dhaha intaad hadleysaa qalbigiisu wuu fadhiyaa ee ficil sameeya

  • @user-rz6zo7fq4v
    @user-rz6zo7fq4v Месяц назад

    Asc walee Somali baan ka yaabay ma worms is xidha balse yaa dowlad raba

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i Месяц назад

    Ogaaden ayaa soo bixiyay

  • @bashaal62
    @bashaal62 Месяц назад

    $17Million waxaa loogu qiyaasey qiimaha uu dalka ka joogo,

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Месяц назад

    Halis adigu Allaha Ku geliya dalka mahad salad WA lawada ogyahay inu xamar Ka dhigay nabad sanbalolshana wasido kale maxad uleyahay bal eggs dadka xasan sh egg lashaqaynaya eggs maxa la egi maxasan shekh ba ceb leg cawanta af Ka aqliga badisen u shegay waxad shegaysid

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 Месяц назад

    Waxaad ka hadashay runta waana xaalad aan la sii eegan karin

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Месяц назад

    dawlad maahan taniye waa mishin hubkaaniye itoobiya soogalisee soomaaliya ha baarto sababta itoobiya usoogalisey war arinta halkaas halaga galo arinta ninkaani runbuu sheegayaa

  • @IsmaaciilAweys-t8v
    @IsmaaciilAweys-t8v Месяц назад

    X.sh.waa nin xakjirah hadiiaad dawooshaan iyo hadii and damacdaan inaadqarisaan maqarsoomo ruux xakjirah waalaokyahah 91kii wixiikadanbeeyay siyaasiinta xakjirka ah waxeey and iyo and u raadinayeen Sidhi mareeykan loolaciyaarilahaa siyaasadfok sidaadarteed weeyusuurtoowday maxaayeelay siyaasadii mareeykanqudheedi ayaafashilantay oo meeleey kasoolaabato aanan haaysanmarkaxasan wuxuuyahay diinahaan iyo qadiyadahaan somaaliweeyoktahay hubkaanina wuxuulamid yahay hubkii 9okii dowlada lagabililiqeystay ee shacabka hawiye gacantoodiigalay iyo hanti qaran oo loosimanyahay