DAAWO Waa in Xasan SHeekh Dalka Laga Qabtaaa Waxaa Mugdi Ku Dhacay Rajadii Wadanka Xildhibaano Hanja

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июл 2024
  • DAAWO Waa in Xasan SHeekh Dalka Laga Qabtaaa Waxaa Mugdi Ku Dhacay Rajadii Wadanka Xildhibaano Hanja
    xildhibaano, xildhibaan maxamed abiib, xildhibaan gobsan, xildhibaan shaadh, xildhibaan gurujee, xildhibaan axmed khaliif, xildhibaan xaadoole, xildhibaan dalxa, xildhibaan abiib, xildhibaan sanyare, xildhibaan odowaa, xildhibaan indho indho, xildhibaan siciid jaamac, xildhibaan maydhane, xildhibaan aamina maxamed cabdi, horufadhi media, dowlada, muqdisho, hctv
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "DEG DEG Somaliland oo Weerar Ku Qaadi Rabto Gobalka Awdal Hub & Ciidan"
    • DEG DEG Somaliland oo ...
    ~-~~-~~~-~~-~
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 156

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +14

    hadaad soo toosten wa wax fiican

  • @maxamudladane-media
    @maxamudladane-media Месяц назад +7

    Khayr allaha idin siiyo guulaysta

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Месяц назад +7

    xasan shiek ma aha madaxweyne Somaliyeed waa nin bisnis man lacag aruursi ayu ku jira ma dhaafin dhul dan guud iyo dhul umad leeyihiin iyo dhul qabuuro iyo xaqa ciidanka Somaliyeed wax uu dhafayo ma laha

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Месяц назад +6

    Idinkaa doortay wax alla wuzu qaldana idinkaa u qoolan
    Khaayimiin

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 Месяц назад +7

    Halyay good job mashah

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Месяц назад +1

    Guuul Guuul iyo gobonimo xildhibaanada fakaraya,xasan sheekh,in aad madax weyne kusheegtaan waa dambi.waayo waadambiile qaran!!

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ xasan waa tuug waa shaytaan waa tuug waa beenale xasan waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 Месяц назад +3

    Mash Allah illhey ha idin xafido walalyalow 🤲🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕💕

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 Месяц назад +2

    Faraha aad kudoorateen boog allah idinka galiyo

  • @AliMohamed-hs4nv
    @AliMohamed-hs4nv Месяц назад +1

    BANAADIR CHANAL THANK YOU FOR GIVE ME INFORMATION ❤❤❤❤❤

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Месяц назад +8

    Adan madowe iyo xasan tuug ilaah hanaga qabto amiin yaa allaha 🤲

  • @user-im2en7qq9t
    @user-im2en7qq9t Месяц назад

    Xildhibaanada Xalaasha ah ee xaqqa ka hadlay. Runtii Rajo ayaa na soo Gashay Maanta . waanu idiin Duceyneynaa. ilaahey ha idiinku garab galo. Amiin yaa rabilcaalamiin

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 24 дня назад

    Ilaheyow dalka noo hagaaji dadkaneh haqa isoo daji soomaaliya kuwii is fahmo allaha ka dhigo amiin yaarabi anaga intiba muslin ah soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato viiva soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamudladane-media
    @maxamudladane-media Месяц назад +2

    Guulaysta baarlamaanka Soomaaliya horay u socda

  • @aamina1247
    @aamina1247 29 дней назад +1

    Alxamdu Lillaah Qaraxyadi Xamar Waa Laga Reystay . Dhagaxyadi Wadayooyinka Yaalay Waa Laga Qqaday.

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад +1

    TALLO XAQIIQ AH
    Halka sartu ka quruntay waaa tayoxumada baarlamaankka
    Iyagaana. Metela soomaaaliiweyn
    Iyagaannna illlaahhay kala. Xisaabbbtammayaa dalka. Lla. Xaraashaanaayo oo
    Diiratadu heshay iyo damiirlaawayaasha
    Gacantana loo geliyey cadawga imaaraatku ugu horeeyo iyo kenya iyo jabuuti
    Iyo intii dalkaan cadawga u ahayd

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Месяц назад +1

    Masha allaha maanta hatat uu istagteen waa qeer .?dalkena diintena iyo dadkena hano badbaadiyo amiin yaa allaha 🤲
    Shacbka somaliyed niyada baa kawada jabtay.💔

  • @MohamedAdan-xm6hv
    @MohamedAdan-xm6hv Месяц назад +1

    Masha allaah 80 ka xildhibaan ee Wadaniyiinta ah

  • @aamina1247
    @aamina1247 29 дней назад +1

    Adinkana Mushaarkiinu Waa Canshuurta Laga Qaado Ganacsatada Caasimada oo Danyarta Ah.

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 Месяц назад +1

    Maxaad sigayseen markii Afkeenu Juuda gabay waan sabarnay walaalayaal waddanka edinka ayaan idinkaga debeynay ka kaca hurdada Allaha ka baqa Allah idinla jiro

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Месяц назад +1

    Guuuuuuul ❤❤❤❤ waa sax

  • @aarenuur
    @aarenuur Месяц назад +1

    SHEIKH AADAN WAA IN DUGSIGII LAGU CESHO WAAYO AFKA SOOMAALIGA WAA KA ARRADANYAHAY ODEYGU

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 Месяц назад +2

    Maa shaa Allah guuleysta

  • @jiiromaskiin
    @jiiromaskiin Месяц назад +1

    Masha allah 🎉

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад +2

    HADII QAYLADU IDINKA DHABTAHAY ISKA RIDA ODAYGAAS GUDOOM.IYAHA IDIIN AH

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад +2

    SUAAL iyadoo la ogyahay inaad tihiin baarlamaankii ugu liitey
    Ee iyagoo ujeeda dalkii hortooda looga xaraashtay cadawga imaaraat kenya iyo jabuuti iyo itoobiya
    Hada maanta qayladu ma inika dhab baa
    Mise waxaa laydinka qadiyey lacagtii xaraashka dalka iyo qabuuraha hhhh

  • @aamina1247
    @aamina1247 29 дней назад +1

    Dowladaan Tii Ka Horeysay Maamul Goboleedyada Dhamaantood Heshiis Lama Aheyn. Kaliya Maamul Goboleedka Galmudug Ayey Heshiis La Aheyd.

  • @fowziya9536
    @fowziya9536 Месяц назад +1

    Umada soomaaliyed waa arkan saxa iyo qaladka wx aragna soomaali horey u socotaa

  • @YussufIsmail-ih9gm
    @YussufIsmail-ih9gm Месяц назад +3

    Mashallah
    ❤❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 29 дней назад

    Insha allaha garabkina waaba soo daahdeen xabalihii inaad sugtaan maba ahayn waaba karnay gubanay so dhowada

  • @CMG0607
    @CMG0607 Месяц назад +1

    Godoomiyaha barlamaan af somaliga baa ku yar kow iyo fadlan guriga faadumo oo aad xoogaa ku haysato fadlan iska dhiib tuug baad tahay oo cafis weydiiso mama faadumo

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l 29 дней назад

    Awalna ididinkaa xasan nookeenay meeldaran allaha idiinka ridido waa hore shacabku idin habaareen

  • @user-ru8em6hy8c
    @user-ru8em6hy8c Месяц назад +1

    Waa kadaabiin calooshada ka fakeraya waa nijaas iyagaa keenay hadana xooga in la siiyo ayey rabaan hunguri bay rabaan waa sidaas dad qadiyad iyo fekrad iyo ra’yi ma leh iyagaa dalka godka ku ridey huguri dartiis waa kuwii madaxweyne xooga u tuur waa taqaana shaqadaa.

  • @Hanaa_MuslimaYemen
    @Hanaa_MuslimaYemen Месяц назад +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...-..😮🎉

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад +2

    Wax kasto ee Aad Na Badeen hadaa soolabateen kow ka bilaaba gud barlamaanka Adan Madoobe kadibna ku xijiya MD Hassan sheikh erya Maxkamadna udira labadaa Qaainul Wadan madoobe iyo Guurgurte

  • @mohaomar7711
    @mohaomar7711 Месяц назад +1

    Somalia 🇸🇴 2022 bishii Mey 15 bu dalka god kudhacay sorry

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад +1

    Xaqiiq dalka haddii aan laga qaban Xasan Sheikh waxa laga dooni doonaa meel dheer oo ay adkaan doonto in dib loosoo celiyo

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад +1

    Maraad kudaawateen xasan sheikh dalka markuu qasay dastuurkiisii xumaana uansixiseen dowladiina u ogolaateen inuu qoys kadhigo miyaad iminka hurdada kasootoosteen

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t Месяц назад +1

    Aad iyo aad waa dareen qaraniml dareenka xildhibaanadunsheegen waxay ahsyd inayarjore kacaan haday hada garteen waa ilaahsu mahafii

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Месяц назад +2

    musuqa waa sii batey waxa noo joogo aabaha musuqa wa xasan shiek meed laga qaadayo 30$ waligeena maana arag

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 Месяц назад +3

    Masha allah

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w Месяц назад +1

    Gurigii Aden digsiyow ka waran aad bililiqaysatay

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh Месяц назад +1

    Jeebkiina miyaa isdhimay warkaasi war xildhimaan maaha ee waa war waxdheef raadis ah

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx Месяц назад +1

    Dawlad maahan tani xasan dhiiqo yuhuud raaca duli weeye ummada lagu rogyo

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Месяц назад +1

    Masha allaha xasan moryan dalka halaga qabto.
    Tuuto tuuganimo ah in uu shacbka somaliyed ku jah wareeriyo ?
    Calanka somaliyed in uu ku tuug sado ?ciidamadena geesiyada afrika horay buu u dhameeyay?
    War hooy somaliyeyey inga qabta ninka waxa uu argagixiso idinku gamban lacakti iyo dhaqaalihi
    Shacbka somaliyed iyo dadki somaliyed uu qori iskugu dhiibay? Waa in xilka laga qada qofkan?😢

  • @luulsharib
    @luulsharib 28 дней назад

    War ninku cod karaanaa Masha Allah ❤

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w Месяц назад +1

    Lacag baad rabtaan inaad xasan tuug ka heshaan.
    Xildh.masiibo si degdeg ah dhamaantiin rabi dalka iyo dadka ha idin ka qabto,

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 Месяц назад +1

    Madaxweyn 2 sano meeqa ayuu u soo hoyday dalka

  • @XasanCisxaaq
    @XasanCisxaaq 29 дней назад

    إن المنافين في الدرك الأسفل من النار ولن تجدلهم نصيرا🎉 علامات المنافق ثلاث اذا حدث كذب وإذ وعداخلف واذاايتمن خان🎉صدق رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤❤❤

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob Месяц назад +1

    Caruurta uawoowe uyahay mahamed macalin Lomax ogola lufsom kuwayaryar Laura sugida amnigoda garowe uqadikarta
    Martin lajecelyahay wainaynoqdan

  • @hissetahir7492
    @hissetahir7492 Месяц назад +1

    Illahay baan idunku dhaariye ninkan madaxa sare ah ma somalibaa kumarganaya afsomaliga dadkii somaliga kadhigeyna ee shanta somalino ugu qawracay dswladodii wax kashegaya nacdali waa korkina

  • @carabshariif2457
    @carabshariif2457 Месяц назад +1

    Imisan lahayn dalkan hala bad baadiya imaraat aya luso duuley

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l Месяц назад +1

    Waan la qabaa,❤❤❤❤❤GUUUUUUL

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 13 дней назад

      Idiinka fashalinteen oo somali yaaa isku keno karo waxaa dhidhisa cado qadayaa ee ee malaho qof ee waxaa qaladka iskale dhaman xila dhibanada oo waxa is dhafasin ee warhee yaaa lala xisabatamaya waxaa jiro cadowatinimo iyi nin jecelesi xikdhiba wax runa mashegaya war heee enda waxaa iskale dhaman shaqasiyaadka masuula yiin ah isku shegay waxaa dhalisha iskal dhamantiin ee istosiya

  • @mahmoudmoussa3832
    @mahmoudmoussa3832 Месяц назад +1

    Markaso mdxwane kaste uu waxqabad ukaco maxey lugaha ugu qabtan cadowga wadanka ee dibada wa iyga waxa diib wax u haya

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 24 дня назад

    ABAALKIINA ALLAHAYDIN MARIYO CALOOSHOODA USHAQAYSTAYAAL IDIKAA DASTUURKA BEDELO DOWLADNIIMADA IDINKAA GOD KU RIDEY WUXUU IDINKULA BALAMAY BAAD WEYDEEN LAALUUSHKAAD QAADATEEN ALLAAH IDIINMA CALFO WAX DAACADA HADEEY JIRAAN ALLAHA IDINBARAKEEYO XASAN INTA LASOCOTANA ALLAHA JAASADOODA MARIYO أللهم أمين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdillahidarrar405
    @abdillahidarrar405 Месяц назад +1

    yaa alaah gurrmad

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Месяц назад +1

    Barlamaan daacadnimo ku shaqeeya hadii la helo dhibaatada dalka baday maalmo gudohood ayaa looga bixi karaa loogana jeesan karaa in si xowli ah waddanka looga badbaadiyo godka ay ku dhici rabto.......haddi kale yaan la is xagxagan .

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 Месяц назад

    Mexwenaha,
    Tuug tuug tuugaya,
    Wexan idinshegaya
    Horta run usually sheega
    Ha ku metale qof aad aqoon
    Beenlow
    Isku kallson mugdisho,
    Beenlow perliment thanks

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 Месяц назад +1

    Wax cusub .
    Soo daahdeen.
    Waa goorma .
    Waxaad dayacdeen wixii aad kitaabka u marteen

  • @abdisalamhassanali
    @abdisalamhassanali Месяц назад +1

    Barlamaki ugu liitey ayaa maanta hadalay ee wadanka soo mara

  • @zalmawadani
    @zalmawadani Месяц назад +2

    Sorry you talking too late😂

  • @fabu2526
    @fabu2526 Месяц назад +1

    war ninkaan oo kale ma baarlaank joogey. ilaahii aan berito la khaarajin.

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 Месяц назад +1

    Hawiye futo madoobe damaeerahada raaci jirtane ma dowladanimo wax ka yaqnan xasan qosolaye xasan gurgurte iyo kooxda damuljadiid ee budhcada dalka hala qabto?

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq Месяц назад +1

    Guuul somalia

  • @IraadAbdille
    @IraadAbdille Месяц назад +1

    Tuugo munaafiqiin ah shalay adinkaa gacanta utaagay laashuush qaatayaal Hassan sheikh waa sax sanyahay audinkaa tuugo ah wadankana gatay 9:13

  • @abdirashidjibril3096
    @abdirashidjibril3096 Месяц назад +1

    Guul iyo Gobanimo Xildhibaan

  • @user-fj1kd6sj8c
    @user-fj1kd6sj8c Месяц назад +1

    Xasan shifo lagala quusay,xasan dhiiqo half luqad buy yawaanaa oo keliya,hadalka wax uma arko.ha Ku daalina,lakinse waajibkiina qabsada ,haddaad run idinka tahay.

  • @luulsharib
    @luulsharib 28 дней назад

    Allah maxaan idin habaaray Markaad Hassan nagu soo celiseen!!!

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache5050 Месяц назад +2

    Waroun se vous qui vote ce président

  • @adarabdullahi2662
    @adarabdullahi2662 Месяц назад +1

    lacag baad ja jafanaysan car yanan arkiin adiinko amusay marki xoga joga heshaan iin ducayn mayno wana idiin abaray naa waliiba habar adag

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od Месяц назад +1

    Dalka iyo dadkaba Alle idinkuu idin weydiin sababtoo ah xasan dhiiqo idinkaa doortay

  • @abukarabdirahman6430
    @abukarabdirahman6430 29 дней назад

    Doorkiina ka qaata samabixinta dadka iyo Dalka, Allah dartii u sammeya

  • @yussufcali4096
    @yussufcali4096 29 дней назад

    Awal ba lacag bad qaadateen hadan lacagbadrabtan dal iyo ddad umdaneenesaan😊

  • @maslahabdirahman4053
    @maslahabdirahman4053 Месяц назад

    Hadeey garteen ineey dowlad mashee ka jiriin

  • @mohamedsharif3843
    @mohamedsharif3843 29 дней назад

    Xildhibanada sharafta badan
    Marka hort waan idiin salamay
    shalay ayaa qalad naga gashen
    Oo weli qaladi ki ayaad nagu wadiin weli waayo inaga soo gaba gabeya xukumada xasan sheq iyo xamza meed

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 Месяц назад

    Iga aamis Abu beni

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 Месяц назад +1

    Kkkkkkkkkk waxay wayen lacagte lagu badalay tastorka markasay Miya so xasosatay shacabka sxb shekadan qof walba oo acle leh markas Aya hada Aya so qaylene xassan sheikh iyo inta ka agdow wa wada tugo shacabka na way ogyehen qofke wax dila lama so qabto qofke hadlana wa laxere waxas ma ahan dowlad marka tugo dowlada wa tuugo 🫵🫵🫵

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 Месяц назад

    Ninka shuudha blue ga ah xirin midka ha xoreeya ee tayga blue ga ah wata ee kolba dhinac eegaya Ma Ethiopia ba mise wa Somalia ?

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Месяц назад

    Dalxoreeye guul xaardhobayasha lama fadhinayo

  • @axmedxassan9764
    @axmedxassan9764 Месяц назад

    ❤❤❤❤guul

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 29 дней назад

    Tuug adan madoobe iyo xasan munaafaq damiirlaawayaal umada hantideeda boobaaya aakhiro xagee aadeeysaan ilaahay idiin ciqaab

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Месяц назад

    Guuleysta

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v Месяц назад +1

    xasan gurguurte waxa VILLADA keensaday cadawgeena shisheeye laakiin VILLADA kuma,iman rabitaanka shacabka somaliyed OKI xasan gurguurte haba yaraatee kama shaqeeyo danaha dalka dadka iyo danaha qaranka somaliyed oo wuxu u kiraysan yahay cadawgeena shisheeye OKI maantaa somaliya laga badbaadin karayaa laakiin markuu cadawgeena shisheeye ina wabsado ogow lama badbaadin karayo,e 😡😡

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 Месяц назад

    اصحاب الكهف. Vs somalida maanta

  • @faadumamohamed4130
    @faadumamohamed4130 Месяц назад

    Cadaaladdii kama iyo garsoorka dalka kama aadan ka hadlin.

  • @muhuboereg1106
    @muhuboereg1106 Месяц назад

    BAARLAMAAN HOOOGAY AYAAD TIHIIN WAXAA LAYIRI ANQOW ISKU. DHUFTE ASAGAA UDHUDTIYA WAXAAD TIHIIN KUWII FARMAAJO TUURAY OO MOORYAANKAAN UMADA UKEENAY ALLAAH WAXAAN IDINKA BARYEY MEELDARAN ALLAH HAYDIINAKA QARIYO HADAN LACAG BAAD RABTAAN NACALAD IDINKU DHACADAY OHIN AYAA IQABADTA MARKAAN IDIN ARAGNO BAARLAMAANKII UGU XUMAA AYAAD TIHIIN MEELDARAN ALLAAH HAYDIINKU QARIYO KHADIIJO DIRIYE SIDII AMARJANIGA AHAYD ALLAAH GED GED UB BAANA AAAAAAAMIIN IRIROW AYAA KADAAN ADAM IRIIROW IYO LUGA DHEER KULIGII MOORYAAN ALLAAH HAYDINKU DABOOL AAAAAAMIIN

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Месяц назад +1

    Haasid Shiiq hadalkiisu yacyacood buu lahaa. Ujeedo kamey muuqan, kalmadihiisa ilowshe badan ayaa ka muuqdey. Miyuu baqanayey mise caqligaa isdhex yaacay?
    1. Wuxuu yidhi Rthiopia ayaa dalbatey wadahal.
    2. Wuxuu yidhi Ethiopia ayaa diiday in la is arko oo Turkey ayaa kalmaha noo kala qaadeysay.
    3. Wuxuu yidhi Ethiopia oon ka noqon MOU ga ayaanu la fadhiisi ku daynay.
    4. Wuxuu yidhi Ethiopia way ka noqon weyday ujeedkeedii.
    Jinjir buu u daadinayaa Somalia-Italia halkey ku dambeysay?

    • @KayabAbdul
      @KayabAbdul Месяц назад

      Hala tuuro intu naaba biiin waadanka halaga saaro namana matalo balayada marxumada dhiintey qaabriga uga daba tagaya ma daad nola wax laah subaxanallah allow umada hadimeyneysa wadankena iyo dadkena naaga qaabo

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 29 дней назад

    Jaahiliin baa waddanka meelihii ugu sareysay fadhiya! Ilaahay ayaa u maqan waddankan!😵😪😪😪😭

  • @cabdixamidcali
    @cabdixamidcali 24 дня назад

    Hadalkan iskadhicinta mdx weynaha wa hadal marhore lobahna lkn hada dacad idinkama ahan dantina aya sogashay ilahay dhamantin ha idin ka qabto umada

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 Месяц назад +1

    Waxaas baa ah gudoome barlaman somaliyeed

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 Месяц назад

    War beenta. Iska daaya
    MD Hassan Shekh guulo
    Badan buu gaara horumar
    Dhan walba leh.
    Laluush iyo wasirnimo ayaad
    Rabtaa kuwan meelaha ka qeylinaya cudur qabiil baa idin haya Allaha idin caafiyo.

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Месяц назад +1

    Alaaha kalaqaboojiyo dadka dagaalamayo

  • @user-lk9oc7sf1m
    @user-lk9oc7sf1m Месяц назад

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AbdinasirMohamedNur
    @AbdinasirMohamedNur Месяц назад

    Ilaa wad nolaydayn

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 16 дней назад

    NINBAA QUFACAY SUUYE KU KALE SHIFO KU SEDDEXAAD BAA YIRI LAGALA CAAL WAA. XALBAA LA IDINKA DOONAYAA MUDANÀYAAL
    HA LOO HIILIYO WADANKA

  • @cusmaanmaxamed9858
    @cusmaanmaxamed9858 21 день назад

    Xasan sheq hadaaw lacak nigu aamusinaa eeqaata warkalana idikaa laidinkasugaa

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Месяц назад

    Intii ethoopia la jirtay oo is heeyn weeydau

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx Месяц назад

    DhAMAAN MAALKA DEBEDAHA LA GEYSTEY U GUDBIYA HAY ADO CAALAMIYA OO UMMADA SOOMALIYA U SOO CELISA HANTIYAHAAS LA LEEXSADAY WBT

  • @KayabAbdul
    @KayabAbdul Месяц назад

    idiinka mesha geyey xildhibanow waxan naaga tuura intu wadanka naga ibiin niin marxumada. Qaburaha ka taba tagaya ciidu udahayo ma jiirane hala tuuro