"Xasan Sheekh Maxamuud waanu u sheegay in aanu Dagaal qaadin laakiin..." Xuseen Caydiid.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 82

  • @JamacMohammed-i3l
    @JamacMohammed-i3l 18 дней назад

    Guul iyo gobanimo husen ceydid guul ❤❤

  • @surejjamac8736
    @surejjamac8736 11 месяцев назад +4

    Ninkan hadalkisa waya arag iyo qof caqli usaxiib ah ayaa fahmi Kara ee sifacan haloo dhuuxo hadalkisa yaan ladagdagin

  • @meroslavsheikh8306
    @meroslavsheikh8306 8 месяцев назад +5

    Dadbaa Iska Ceytamaya Lkn Ninkaan Hadlkiiso Dhan Waa Micno

    • @ugasdacad528
      @ugasdacad528 2 месяца назад

      Qofki waxgarad ah aya fahmi kara

  • @AhmedAliAhmed-b2e
    @AhmedAliAhmed-b2e Год назад +7

    Ninkas waraysi rasmiya oo taariikha halaga qaato CBC TV

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 10 месяцев назад +2

    😁😁😁😁war nikaan Dr xabeeb ugeeya😂😂😂😂👍

  • @deckoalimohamed5901
    @deckoalimohamed5901 Год назад +1

    Runtu waa in Kursi dartiis soomaali isku dhameysay ninkaan warkiisa waa saxsan yahay runtu waa Ku ceb soomaalida beentanah waa wax an Ku fano alle towfiiqda ha na wafajiyo

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Год назад +2

    Jalaf & khalaf talyaanigaa sheegay they are not easy

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 11 месяцев назад +1

    Anaga xitaa musharax burka ayaa no soo baxey 😂😂😂

  • @Somalibanban
    @Somalibanban Год назад +2

    In Sha Allah somalia 🇸🇴 nabad bey noqonaysaaa❤❤

  • @libanalifarah7246
    @libanalifarah7246 Год назад +2

    ninkaaan jalafkaan wax waydiin somali muu wax i sheegaaaa

  • @Salamin77
    @Salamin77 11 месяцев назад +1

    Waa nin u qalma in lala sheekaysto.

  • @gashojaa6367
    @gashojaa6367 Год назад

    Waa jaanis hadii xuseen ka faaidasan

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 7 месяцев назад

    What's he talking about exactly ?!

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 Год назад +1

    Xussein Ceydiid waa waaya arag , aqoon u leh dowladnimada, xambaarsan mas’uuliyad , waxay aheyd in laga dhigo Ra’iisul wasaare ummada u haga dowladnimo.

    • @guleedahmed2461
      @guleedahmed2461 11 месяцев назад

      Walaal wxaynu nahay umad haldoorkeeda qaawisa oo qawracda

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 Год назад +1

    Ninkani wax badan ayuu ogyahay

  • @bilyhaji6208
    @bilyhaji6208 Год назад +3

    😂😂😂 qosol igu dilay

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 11 месяцев назад +1

    Adeer aabahaa ayaa nagaarsiiyey meeshaan mareyno siyaad markii lasaarey usc qadiyad ahaan waa fiicnaayeen oo xaashi waheliye oo murusadaa aa madax u ahaa weyna saxneyd laakiin aabahaa oo xamar sogaley ayadoo siyaad lasaarey ayuu qabiil u badaley ilaa hadana waa dagi la nahey

  • @guleedahmed2461
    @guleedahmed2461 11 месяцев назад

    Waraysi dhamaystiran halkuu ku jiraa CBA

  • @Faradhere
    @Faradhere Год назад +2

    Waa nawareerisay ina ceydiidow meeqo sheeko ayaad isku furtay😂

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 месяца назад

    Husein maxa kuu diidey AUN general caydiid ama abe AUN

  • @gashojaa6367
    @gashojaa6367 Год назад +3

    Ina ceydidd waa rer jalaf 40 sano ayuu reergiisu dagaal kula jiraa reerkale oo daris la ah muu heshiis ka keeno iyaga

  • @burhanali8310
    @burhanali8310 11 месяцев назад

    Waa nin waalan. Warkiisa wax ka soo qaad maleh

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Год назад +1

    Runlow Abahaa Baa Geesi ahaa

    • @yaxyecizza6293
      @yaxyecizza6293 3 месяца назад

      Mxa geesi ah kn farahiisa makala garanayo kani geesi beel

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex Год назад

    SAAXIIB NIN WANAAGSAN HA ISKA DHIGIN
    XASUUSO MARKII CEEYDIID DHINTEY ADIGA SIDA BOQORTOOYO MADAXWEEYNE NOQOTEY AAN IRAAHDO JABHADII CEEYDIID
    MARKII ADIGA LAGU MAGACAABEY WAXAA KULA HADLEY CALI MAHDI OO MARKAA MADAXWEEYNE A HAA WUXUU KU YIRI CALI MAHDI( WIIL YAHOOW AABAHAAGI ISAGOO GACMAHA DHIIG KU LEH BUU DHINTEY ADIGA FURSAD BAAD HEEYSATAA OO WELI DHIIG GACMAHA LA MA GELIN EE NABAD GELIYO QAADO EE DAWLADA LA SHAQEE HA NO QON SIDA AABAHAA OO KALE)
    HADII BERIGAASI WAANADII CALI MAHDI NABADGELIYADA KU GU BAAQEY HADAAD YEELI LA HEEYD WAX BADAN BAA HAGAAGI LAHAA
    SOOMAALIDA SI FIICAN BEEY U YAQAANAAN QAB QABLAYAASHA DALKA BUR BURIYEY OO DHIIGI UMADA KU QABEEYSTEY

  • @EngOsmanNorAbdulle
    @EngOsmanNorAbdulle 2 месяца назад

    Waali tana laga dhaha walee

  • @AdamAliYalah
    @AdamAliYalah 11 месяцев назад

    Cida wareesaneesa aaway. Waa nin kaligii meel fadhiistay misana kaamira iska duubay.

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Год назад +3

    Wixii caydiid dhistay oo dhan ninkii burburiyay.

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS Год назад +2

    Mxa laga fahmay hada?

  • @genrichyagoda715
    @genrichyagoda715 11 месяцев назад

    Wuu waashay majnuun caadi ah 😅

  • @muslimsomali8747
    @muslimsomali8747 11 месяцев назад

    Cabdi qeybdiid intee lagu dilay

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 месяца назад

    Hadalkisa waxba ku jiro in la fahmo ayaba fiican lknse dadba cay kaso horeyso oo caytamayo

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 2 месяца назад

    Ninkaan Aqoon uma lihi lkn WaXa uu ka hadlaayo Wax Badan Oo Run ah ayaa ka Jiro
    Rag wuxu Ku dhaamo Wallalow Malahan

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 11 месяцев назад

    Alleylaha e’ waa nin. Fariid futo cadde. Waa nin rag ah. Waar xaguu ku maqnaa. Ninkan oo kale ayaa loo baahanyahay.
    Hadda wixii aad dumiseen degdeg u dhisa, ummaddana baahida iyo duruufaha adag ku jirta ka saara.

  • @sadakhassannur1442
    @sadakhassannur1442 11 месяцев назад

    Xariifkaan Airport uu dhex dagan yahay

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 3 месяца назад

    Nin waalan oo la wareysanayo dheh!😁😁😁

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 Год назад +1

    Ninkan qoom kale miyuu la Hadlow haa mise wuxuu na moode stupidin aan waxbo ogeyn 😎

  • @143-k1d
    @143-k1d Год назад

    79 Aaba La Dilay Iyo Shacabkii Suuqa Bakaaraha Yaa Guuleyste Markaas? Mareekan Ama Aabahaa?

    • @MohaDhajac
      @MohaDhajac 4 месяца назад

      Qofkii dhulka u harey.

  • @SahromaxamadSiciid
    @SahromaxamadSiciid 3 месяца назад

    Maxa siyad bare abihiis an xil nay asago 9 jra dhintay intay ku arken mareykan

  • @sali3492
    @sali3492 Год назад

    Ninkaan caadi ma ahayn kkkkk

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 8 месяцев назад

    Cabdi qeeybdid manolo miyaa

  • @reporterkhaalidjunior698
    @reporterkhaalidjunior698 Год назад

    Odaygaan wuu hadlay wllhi saxiixa maxaa wayo waaba fahmi waaye sarbeeb camal ayuu u dhahay???

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 Год назад

    Janankii caydiid kan cid caq dhaama maanu dhalin.

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 Год назад +1

    Iidaadi caadi uu noqday ina ceydiid

  • @kingoftheworld8061
    @kingoftheworld8061 Год назад +1

    Shacab maleh Amerika aya mesha u fadhiya dog Amerika leyahey waye

  • @URCristiano12346
    @URCristiano12346 Год назад

    Nuucaan tartaraya malmalkii malaga ilaaway abooyayaalow 😂😂😂

  • @Salamin77
    @Salamin77 11 месяцев назад

    Waxaan jeclaan laha in aan fadhi ku dirir isku helno

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Год назад

    Maxaa ka hadal ah

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 Год назад +1

    BBC aa weydisay hadda ka hor aso wasir ah Xalka Somaliya ka waran?
    Aniga Dubay an hoyadey fadumo.xanunsan u imid hadane wa ficantahay u yiri. Haddi jawaab saxan laga wayaa la yiri hadda maxaan kaa qornaa‽ kkk

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 5 месяцев назад

    Eithopia talan siinaa sheekooy ku nacay

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 2 месяца назад

    Kkkkkk war neefkaan na maxaat ka waraysanaysiin

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Год назад +1

    Xasan sheekh dagaal waaa ku jabay hada in lala hadlo maxay u soo kordhinee ciidankisa waa la dhameeyay hubkana waa laga qaatay been in ay sheegan ayay kuso aruureen sida yahuuda oo kale oo hada fastiin kuheyso cml

  • @jirojogow
    @jirojogow Год назад +4

    wlhi wuu walan yahay garmuu shekh shariif keenay kkk

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi Год назад +1

    Kkkkkkkkk

  • @abdihakiimhassan7956
    @abdihakiimhassan7956 2 месяца назад

    Ninka waa ninki yidhi itoobiya iyo soomaaliya ha isku biiraan hal passport iyo hal lacag aynu samaysano waa nin waalan 😅😅

  • @Heimatar
    @Heimatar Год назад

    af dawoolan dahab 😂😂😂😂

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 11 месяцев назад

    Laakiin alshabaab caqiido ahaan ayey u baaba sanyihiin

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 Год назад

    Al-Sheydaan Lalafariisan'maayo.
    Waa Lanadiifinayaa Somaliya iga iyo wixii Kafarcamey.
    Bisiq Sarmaan

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Год назад +2

    Warkan waa dabaal aan aabihiis raacin doqon aan damiir laheyn

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Год назад

    Khawaarijta wada hadal ma rabaan dadka oo dhan dil ugu xukuman Oday ka dhacsan

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 11 месяцев назад

    Cidaada u sheeg ilaa hada aarsi abiil u dilaayo culumadooda dagaalee wadiin ilaa yowmul qiyaamo

  • @aliguled2713
    @aliguled2713 Год назад

    Waa nin riyoonaayo

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Год назад +1

    Xoolo xoolo habartaan wali ma hadlee na naga fariiso cambarooy

  • @143-k1d
    @143-k1d Год назад

    Qawaarij Waxee Rabaan Somali Inee Tir Tiraan Ee Kursi Ma Rabaan.

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 Год назад

    Hhhhhhhh

  • @abdulkarimfarah3527
    @abdulkarimfarah3527 Год назад +1

    Wax kaloo la warsado malawaayay

  • @143-k1d
    @143-k1d Год назад

    Dabaal Kasta Waala Wareysanaa Yaab Oo Qawaarij Lacag Soo Siiyeen

  • @143-k1d
    @143-k1d Год назад +1

    Aabahaa Kilida Xabad Laga Geliye Oo Dhimashadiisa La Qari Haaye 2 Bil. Talo Asagee Wax U Tari Laheyd Oo Madax Adkaan Ka Doortay Sharaf Xumana Ku Baxay.

  • @Bashir-i2g
    @Bashir-i2g Год назад

    War yaa fahmay kkkk😅😅

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Год назад

    Ileen ninku wuu waalanyahy

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 Год назад +1

    kan waa doqon warmahayo intet shabab malinkaste qarxinayen mad kalahadashid hadey hadal aqbalan farmaja hadalku yidhi daba dambas dhalo ceydiidbad ceebeysey

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Год назад

      Duurka shabab halagaso baxsho, wadahal halala galo ceeb mahaan

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Год назад

    Warkani been miyaa Mise run. Mise waa riwaayad, Mise waa naaweelo.

  • @143-k1d
    @143-k1d Год назад

    Talo Aa Siiye Kulahaa Beerka Caara Ku Geyse Oo Been Badan

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 11 месяцев назад

    Anaga xitaa musharax burka ayaa no soo baxey 😂😂😂