Xasanow Itobiya Ha caayine iska celi M. Biixi soo xidh Awdalna ciidan u dir Hadii kale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июл 2024

Комментарии • 174

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 10 дней назад +6

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud qaabka uu wax uwado xitaa isaga garanmayo
    Sirdoon kasocda Dalal kele OO mw HSM sodhistey baa somaliya hogaanka uhayo dowlad Hassan Sheikh Mohamud marka Ethiopian waxaan leeyahey wa hanooabanina ma nihin dad goaand Koda hasta aa

  • @amiram132
    @amiram132 10 дней назад +6

    Wa socon weyne a oradno miya shekadan.
    Dadkan tuladoda airportka ku yalo hal qof o somali kama shaqeyo mssha dhan amaxra jogto kadib waxe shegayan in qof laso xiro.

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 8 дней назад

      Huuhaa been oromo urutooy iska soo qor markii gacanta laguu qaado ha qaaqleeyan car isku soo day badayada hadaad rag tihiin adigaa arikidoona in ilaa addis ababa qabasanee mid na ogoow cun qabateeyanatii hub waa nalaga qaadaye is jir ha is dhaqdhaqaajin

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 10 дней назад +3

    Midnimo Somalia oo dhan. Waa in uu Mudana Xasaan Sheeq soo dhameeyo Awdal uuno geeyo hub iyo askar sida ugu dhaksaha badan si uusan Muuse Amxar uusan u dhibaateen dadka reer Awdal!!

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 10 дней назад

      Waa talaabada kaliya ee Muuse dameer lugta ka xidhi karta hawaawiga itoobiya bartaa ku joojin karta hadda. Uga badnaan 3000 ilaa 4000 oo dhalinra ah oo hubaysan oo tababaran oo sanad saadkooda iyo dawadooda loo diyaariyay. Dhalintu waa diyaar gobolka awadal iyo gobolada xaga galbeedka ee woqooyiga. Sheekadu waxay ku soo afjarmi mudo aad u gaaban.

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 10 дней назад

      @@rodajama7111 hhhhhh awal ayeey la dagalmi lkn waxa mesha joga waa reer awaldun muse wuxu bixin karaa bada dagankisa sida buluxar o kale hadi adaa rabtaan ina ana dhulkena Ethiopia imina waa ina dadka reer somalilnd o dhani kaso waad jistan lkn shekadan wadaan cidin ku badbaadi mayso 😀

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 10 дней назад +2

    Mudsne jaamac galad aad Baan kuu salaamay.

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 10 дней назад +8

    Guuuuuul soomaliwayn ❤❤❤❤
    Caasimada labaaad e jigjigga wa si sacabo tumanana inta nalaso gaadhayo

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 10 дней назад

    Subxanallah wa waxlagaxumado Mr galaadow inad tirahado xassanow Ethiopia ha caayne ee iska celi, aniga xassan Ethiopia ma cayne lkn runta ayuu usheegay, siidookale mr adiigu xassan ayaad naceeb umuujineysa, Ethiopianka hiilwen ayaad umuujineysa sii xassan sheikh dhulka loodhiigo adiiga oo kamid dadkiisa iyo dalka u madaxweynah uu yahay xassan inshallah dhinicisa iyo garabkiisa alle ayaa tagan jajusenta adiiga okale ahna waxba kama qadiidoonan xassan naceebkiisu dadbadaan ayuu kufogaaday oo dal iyo dadkoba hilmamay oo ku hayah Ethiopia tiir Ethiopia kadhacday war dadka iyo dalka wax kaxooreya oo siida isuu dhama subxanallah

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 10 дней назад

    Adinka,iyo Awoowgiin Allagub idinkaa dhihijiree,,ina Cagjar muxaafad iyo mucaarad miduun unoqda meel kalese ka quusta ha quud daraynina

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 10 дней назад +3

    Waxaan aad ula yaabay Title ka barmaamijkiina ee ah Awdal ciidan u dir muusena soo xidh : Waxa cajiib ah miyayna nimankani dalka soomaaliyeed xaaladiisa ka war hayn inaanu Xamar ka talin oo ciidan Amisom ahi ilaaliyo madaxtooyada Somalia?

    • @naima854
      @naima854 10 дней назад +1

      Hala yaabin kani wa caran ogaadeen oo caqli ma leh 😂😂😂😂😂

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 10 дней назад +1

      @@naima854adigu lax 🐑sabeen iidoor baad tahay hadaad caqli leedahay dhulkaaga oromo kuma aadan siiseen sadaqo doqon idinka idinka caranasan miyaa jira qashin duli ah

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 10 дней назад +1

      Amison wadanka ma xukunato wadanka soomaali baa xukunata madaxweynuhuna waa xasan sheekh haduu amar soo saaro muuse biixi waxaa soo qaban kara booliiska intar boonka ee sidaas ogaada been huuhaa burubagaanadhadu mar beeyana idiin shaqeeyaneeyanin waa la idinka sii jeedaaye ha isku soo jeedinina madaxda dalka

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 10 дней назад +1

      Booliiska intar boolkaa ku filan in lagu amaro inay muuse soo xiraan oo soo qabtaan dheel dheel baa dhago loo raacaaye

  • @sadikaden9085
    @sadikaden9085 10 дней назад +1

    Jamaica ballad se wax yeeshay😂

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 10 дней назад

    Umada Somaliyeed Waxeysan Ogeyn Waa Xassan dhiiqo oo Ayax ah War Xassan dhiiqo Waa Moryaan Madaxweyne Noqdey no vision no strategy no dignity Waxa uu Xassan dhiiqo u Ordayo Ma aha Wadani'nimo Ama dal Jeceel e Waa Xassan diiratoo Raba Shear Ethiopian airline bixineyso iyo xogaa Shilimaad ah oo hormaris ah oo imaraadka Ethiopia ka bixinayo uus buurka geelena dilaalkiisii buu Waayey dealkaas baa Xassan dhiiqo ka baxsatey oo Muuse judaan baa Markuu Arkey in korkiisa Xassan dhiiqo Wixiiba ku Cuno buu dealkii afgambiyey Xassan dhiiqo iyo geelana Waa ay Qaraac Meen intaas Waa Iney Somaliweyn fahantaa Viva Somaliweyn

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 10 дней назад +11

    ❤❤❤mudane abii axmed cali.raysal wasaraheena ha jiro.❤❤❤❤❤❤

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 10 дней назад +4

      Abiye waa dameer 👉🏾🎤🫏🔫 ciyay aaaaaaaaaaaaa bururuf bururuf bururuf

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 10 дней назад +2

      Abyi haku waso. Amxaaro haddan maqalno anagaa waseeyna.

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 10 дней назад

      Horto waxaan jaamacoow ku weeydiiyay jig jiga. Ma soomali baa leh mise ethiopia aya leh. Ethiopianka ma ogyihiin in la siiyay dhulkaas killinka aay ku sheegeen oo reer eourup aay siiyeen.
      Somalia marka maku gar leedahay ineey tiraah dhulkayga la qaadan maayo mana oggoli in la qaato.

  • @ismDirir
    @ismDirir 10 дней назад

    Asc Dale,jira aad iyp aad uggu mahad santahay sida wanaagsan aad u ogtahay damage Ethiopia ay waligeedba ay ahayd cadawga somaalida ay cuqdad noo hayso ssida ay ukalajabiso ay maanta kafaaiday sanayso alshabaab iyo wwixiikale dhibaato u keenaya may rabto bad ay rabtaa dhul ay somaalida ka qaadato wax dhici karana ma ah haxasuussato dagaalkii ay soomaalidu ku baabiisay 1976 77 xasuus u ah somaliya aanu nahay somaali dadnimadaya iyo diintayada ayrabti gumaysi ay gumaysato somaalida sida imika ay u gumaysanayso gobalka ogaadeen jigjiga dhiridhaba ay ku hayaan aqoon si lagan ay gu maysato ay waligoodba ahaayeen militia haylesilaase ow maantana aw yidhi oromo ❤❤

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h 10 дней назад

    NAAG HINAASAN OO NINKEEDI LA GUSADAY AYAA SOO DABA GASHAY NINKEDII ILAA UU KAGALAY GURIGII AROSKIISA BALSE WAXAY TIDHI INTA XINKAY LEYSU FULFULAY ARMALEYS GARCIYAA
    WAA WAXA HADA HAYSTA URUR SAMSALIHII BASDILKA KU DHISNAA 8/2022 DII LAGU SOO DHISAY DJSBOUTI MANTA MAXAA KALA HAYSTA ??

  • @CrashiidCabdi-o9c
    @CrashiidCabdi-o9c 10 дней назад

    Hooyaadaa anagaa wasna cagdherrery maxaad ka badali bada iyo barigaba waanu sinaynaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 10 дней назад +1

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya damacceedu waa hinaase dumarle xasan dameer

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 10 дней назад

      Muxuu ku haystaa lahayste lahayste 3km only

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 10 дней назад

      Xaarwayne muxuu xorayn isagaa la ilaaliyaaa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 10 дней назад

      Waxa ufiican dameer 3km 3km in uu dhawro darisnimada

  • @XassanDauud
    @XassanDauud 10 дней назад

    Mucaarada etoopiya somalia salehigyo hasiisk

  • @Maxameddeeqhasan
    @Maxameddeeqhasan 10 дней назад

    Ma sha allah

  • @daudabdi8791
    @daudabdi8791 10 дней назад

    Xassan sheikh intuu orordayo muu isku diyaariyo difaaca dalkiisa nimaan shantaada ka celin sharci kaama celiyo

  • @user-or7jd1my5d
    @user-or7jd1my5d 10 дней назад +1

    😂😂so SOCDA viva somaliland

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 9 дней назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 10 дней назад

    Maalin Aan fogayn waa hubaal=duulkii dhal doofaar badankeeda wadnahaa wada joogsan doonee la socda please,, sheeko khayaaliga iyo khuraafaadka ay Aaminsan yihiin baa indha adaygga iyo xaya la'aanta ugu wacan,, wbtawfiiq

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 10 дней назад

    Dhulka daarood isaaqoow nooga guura waadigii shalay lahaa ..kaaga guurnay adeer naha hadh

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 10 дней назад

    Insha Allah jigjiga way noqon

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 9 дней назад

    Soomaaliya xagee bay ka jirtaa

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 10 дней назад

    Waar waxad tahey jealous where you like or not very soon jamuuriyad barakasan ee Somaliland waa la agoon sanay miyaad dhiman mis waad walan useless person congratulations Dr Abi Ahmed Ali and Mr President muuse biixi Abdi our hero guul Somaliland and Ethiopian ❤

  • @Abdiazizmaxamed8
    @Abdiazizmaxamed8 10 дней назад

    Kadu xasan sheq afkada qurunyahow ugaadeb wareeray wala arki jiree iska celi canfarta ku waseeso

  • @DeqaSaciid
    @DeqaSaciid 10 дней назад

    Ee waa ci ay riyu ciday oo kale xataa ridu cideeda wax bay uga jeedaa ee kaagu ujeedo malaha ee fasoomaliga ilaahay ha baro

  • @cabdiqadiryuusuf7808
    @cabdiqadiryuusuf7808 10 дней назад

    jaamac galad sxb xasan skeekh marka hore ethiopia nacayb haday katahay wuxu kahadli laha kuwa kusugan dalkiisa laama baahna calaacal sxb magaratay somaliland waa dawlad dhulka ay katalisona iyadaa xor u ah cid wax kabadali kartaana majirto ethiopia danbay leedahay dantaasina waa in ay heshaa marin ay ka gasho bada cas somaliland danbay leedahay dantaasina waa inay citiraaf heshaa

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 10 дней назад

    war naga Aamu. Xasan mar hore ayuu ka adkaaday xabashka iyo Muuse. Idinku ka adkaada labadba. Idinkeey idin gumeeystaane

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 10 дней назад

    Ismaaweelintii cabida Ethiopia iyo Kenya.
    Waar anigu waa iib geynayaa cagdheer.. $5

  • @abdulabdi8443
    @abdulabdi8443 10 дней назад

    Asc Guuledow fadlan Mobilka aad ku mashqulsan ka tahy iska daa…darenkada u soo jeedi ruuxa aad waraysanaysid…

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 10 дней назад

    Hallow JAAMAC KINTIR IYO GUUKEED LAXEEY SALAAN SARE EEGGA

  • @user-yz3cj4vz4k
    @user-yz3cj4vz4k 10 дней назад

    Ina lilaah xaasidnimo waa taa

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 10 дней назад +1

    Waxaa ayaandarro ah,falastiinta itoopiya inay iska dhigaan kuwo wax falanqayn Kara,Goor aan dhoweyn amxaaro ayuun baa idin qabsan,CAGDHEER=falastiin.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 10 дней назад

    BADDA ISAAQ BAA LEH WAA U XOR ..WAANU SIINAY AMXAARADA MAXAA KAA GALAY GOOJACADE KA SHEEKEE URAAYOOW.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 10 дней назад

    Brunei waa Dal muslima oo qani ah.

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc День назад

    Horyaal mee aw cabdi geele

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 10 дней назад

    Itoobiya nagaceliya fadlan soomaaliyeey

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 9 дней назад

    Kismaayo dadkii lahaa Ayaa la wareegaya iyo Jigjiga ba

  • @yurub5288
    @yurub5288 10 дней назад +2

    Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo guul ❤❤❤❤❤

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 10 дней назад +1

    Maaha isaaqu dad nugul.30 Sano ayey gooni u taagan yihiin.dowladii dhaneyd ee siyaad arena wey ridden.

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 10 дней назад

      kkkkkkkk xagasy ka rideen siyaad bare ma beenta 33sano lasheegayay baad runmooday adeer

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 9 дней назад

      Ha loo cudur daaro shakhsigsan waxaa laga yaabaa inuu xilligaas kadib dhashay oo khalad laga dhaadhiciyaye

  • @shicib-udaneeye-studio
    @shicib-udaneeye-studio 10 дней назад

    Somalia waxay ku hadhay muran aan dhamaanayn
    Ee lkn hadal hadal ma dheere lkn Qorsho cusub la imaada weeyi l.
    SOMALILAND WAA QARAN JIRA.

    • @Eye.252
      @Eye.252 9 дней назад

      Xasuusin miya in idoorku qaran yahay? 😂

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 10 дней назад

    Abiye waa dameer 👉🏾🎤🫏🔫 ciyay aaaaaaaaaaaaa bururuf bururuf bururuf

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 10 дней назад

    Jamac waxaan o dhan waxa ka muhuman inay somalidu is fahanto intahy Ethiopia u dabo socoda o mar ba hadal la furyo mu muuse la hadalo iskaga ayaa somali o wuxun isla fahman intu isku dulaynayo abi

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 10 дней назад

    Itoobiya waxa kaliya oo aan ka hadli karnaa waa soo wareejinta dhulka soomaaliyeed ee DDS

  • @maxamedxuseen780
    @maxamedxuseen780 10 дней назад

    Weli octobertii la cunay ayey ka heysataa

  • @DeqaSaciid
    @DeqaSaciid 10 дней назад

    Vjasmac neefow hadal xumadaa waan kugu ogaa ee awdal adiga iyo xasan qoslaaye malaha ee fadkeeda ayaa iska leh muusena uma dhowaankartaan wiligiinba aqoon xumada waa laydiku yaqaaney ee meelkale bariiska ka raadso somaliland hadalkaagu qiimo uguma fadhiyo ee ciq

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 4 дня назад

    Labadan caga dheer ma waxay moodayaan in wax ku hadlayaan?

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 10 дней назад

    Mahad galad 2 qodob waan ku raacsanahay 1 in dagaalka alshabaab dib loo dhigo ilaa itoobiya arinteeda meel la saaro.
    2) in muuse biixi xamar maxkad laga sooro lana xumo ka dibna police interpol lagu amro inay soo qabato ogaadana interpol madaxda africa waa u bisa bisooney.
    Wiil Hiiraan

    • @user-nj4bb2lj2k
      @user-nj4bb2lj2k 10 дней назад

      Sida eyda iska qayliya ileen Tamar An qaylo ahayn ma haysane ey kama duwanid iska. Ciyey

  • @mohamoudabdalla9959
    @mohamoudabdalla9959 10 дней назад

    Ala faanbadanaa somalidu

  • @Aniga-pu2ye
    @Aniga-pu2ye 9 дней назад

    Jamacow waxa tahay shaqsi aan ku tuhmayo dad nimo marka wax isku la har bari bad wadan wax noqon karta jamac wax isku la har wan ku tager sanahay caafi ku nolada

  • @daudabdi8791
    @daudabdi8791 10 дней назад

    Jamac galad waa wadani qalbigiisu noolyahay

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 9 дней назад

    Kkkkk dalka jira waa kee waysu sheekaynaysaan maxaad tidhi kuwa dalka kala goynaya hala soo qabto,ka wax soo qabanayaa xaguu joogaa,yaase la qaban karaa ta kale idinku gaadhi baa dabada haysataane dalkaba ma degtaane dhulka Aad degtaan maad heeryada iska qaadaan ujeedadiinu waa faahim weeye halka se wax ku dambeeyaan waa la arki doonaa ruwaayad Ayaa isugu sheekaynaysaane

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 10 дней назад

    Jaamacoow ka hadal kuwa ethopia garab tagaan oo samalida ah oo ku faana in aay sii furnaan doonaan qusilyadaha ethopia ee mooda in dagaalka u dhaxeeya xassan sh iyo ethopia waa hargeysa iyo garawa

  • @CabdisayidCali
    @CabdisayidCali 10 дней назад

    Jaamac galad hadalkiisa markaan ufiirsaday hormarka x sh wuu ujeeda wuuna dafiri la,yahay wuuna qiri la,yahay

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 10 дней назад

    Walee iyo bilee Isaaq kaa fogaado mooyee kuguma soo biiro..xaaraan xaaraani dhashay.

  • @HindaMuhumed
    @HindaMuhumed 10 дней назад

    Guuùuùuùl❤❤❤❤❤❤

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 10 дней назад

    miskiin ayaa Muuse soo qaban kara

  • @proggmmer
    @proggmmer 10 дней назад

    isaaq and darood weye buugta ku taal somalia utopia iyo keny heysto somalia kale heysto amuus dadka caynin

  • @abdimadobe8803
    @abdimadobe8803 10 дней назад

    Jamac hadii uu soo raaco xagee adiga eithopia isu maraysaan

  • @YahyaZakariye
    @YahyaZakariye 10 дней назад

    12:10 😂

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 10 дней назад

    Adoontii ethopia maantana maxay sjeegaysaa
    Uraago

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 10 дней назад

    QOFKII DAGAALKAAGI DOONAYAA BOODKAAGI AYUU QORI KAAGALA BAXAYAA
    MEEL WAA HADAL MEELNA WAA WAX ISKA CELIN
    TAN MAANTA TAAGANTAHAY WAA IN SOOMAALIYA IS ABAABUSHAA OO AY GEEYSAA CIIDAN XUDUUDADA
    ABYEE SI BAREER BUU U SHEEGEY INUU DOONAYO INUU QAATO DHULKA SOOMAALIYA
    WUXUU YIRI DALAKA DERISKA AYAAN BAD WARSANEY NOOLAMA SOO JAWAABIN
    WAXAA NOO SOO JAWAABTEY SOOMAALILAND
    ABYEE MA CARUUR YAR YAR BUU LA HADLAYAA ?
    SOOMAALILAND WUU OGYAHAY INEEYSAN DOOWLAD AHEEYN
    INUU YIRAAHDO HADANA ANIGA QARAN NIMADA SOOMAALIYA WAXBA U DHIMI MEEYNO QARAN NIMADEEDI SOOMAALIYEEYD
    BAL LABADAASI IS QABADSII
    SOOMAALIDA WEXEEY TIRAAHDAA QOF HURDAYO AYAA HURDADA LAGA TOOSIN KARAA
    LAAKIIN QOF SOO JEEDO HURDADA LAGAMA TOOSIN KARO
    ILEEN WUUBA SOO JEEDAA
    ITOIBIYA WEXEEY RABTAA DHULKA XORTA AH EE SOOMAALIYA INEEY BAR QAADATO
    BISARAAXA HADALKA WUU CAD YAHAY
    SHIR SHIR WADA HADAL WADA HADAL
    WAR LOOMA BAAHNA SOOMAALIYA MA ISDIFAACI KARTAA?
    HADEEY HAA TAHAY ISDIFAAC OO XUDUUDADAADI ILAASHO
    HADEEY MAYA TAHAY ITOOBIYA HA QAADATO DHULKA AY DOONEEYSO
    BOQOR XEEYLE SALAAS AYAA 50 MEEYADII KA HOR SHEEGEY QARAAMADA MIDOOWDEY MARKII AFRIKASNKA U DHAQ DHAQAAQAYEEYN MADAX BANAANIDA
    BOQOR XEEYLA SALAAS WUXUU YIRI SOOMAALIYA YAAN LA SIIN MADAX BANAANIDA WAA DAL DALKEEYGI KA MID AH WAA INAAN XUKUNKEEYGI LA HOOS KEENAA
    WAA TAARIIKH QORAN
    REER BEEYDHABA WEXEEY YIRAAHDAAN AF WAAKOO MEEY LAGA AAMEE
    SOOMAALIYA INEEY JOOJISO HADALADAN BADAN HA U JAHEEYSATO INEEY DALKEEDI DIFAACATO

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 10 дней назад

    Shiidalka muqdisho jidadka ayey ku dhagan yahay meel kasta loga shuban kara mana arag gaari shiidal koostey

  • @ibrahimabdelleisak10
    @ibrahimabdelleisak10 10 дней назад

    Ascw waa runtiis jijiga waa caasimada labaad hadalka ninyaaqaanaa tahay kusoco

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 10 дней назад +2

    Mudane madaxweyne dalxoreeye xasan mohamuud Guuleeyaso soomaaliyana guuleeyasato meel walba ay joogaan guul iyo gobonimo ayaan leenahay 🇸🇴

  • @saladabdille7278
    @saladabdille7278 10 дней назад

    Saad oo fiicinay baad cay bahdi o dhaqaaday

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 10 дней назад

    Jaamac galad waa jaajuus ethopia iska ilaalia

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 10 дней назад

    kkkkk Somalidan uu sheegaya waa ayo

  • @ashamuse2084
    @ashamuse2084 10 дней назад

    Mayeeyataa baa leh aadal ordoo ogaden difaac kuligee ooya

    • @saja9892
      @saja9892 10 дней назад

      Luuqadaan mata oromadaa wax yar soomaaligey soo shabahdaa ama isu egyihiin

  • @abdirahmanismail6616
    @abdirahmanismail6616 10 дней назад

    Futada kuwa ka hadla ee cuqdadu u Hayso Somaliland

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 8 дней назад

    Jaamac. Masooraacaysaa. Ciiidamada

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 10 дней назад

    If.baa.lagu.yidhi.waji xumeey

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 10 дней назад

    Meel madhan amaah

  • @abdinasir5203
    @abdinasir5203 10 дней назад

    Waa riiyoon haysa miyaa???

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 9 дней назад

    😂😂😂😂😂Jaamac galad maxaweynaha xaqiisa haku tuman mucaarad lagu guma ogeyn

  • @yurub5288
    @yurub5288 10 дней назад

    😮😮😮 weger iska Hadlow ina igare

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 10 дней назад

    jamac kkkk labada dowlad oo fashel ah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 10 дней назад

    kkkkkkkk difaacee tuugan xasan xabaalo qote yaa aaminaya adeer cidii wax kuu difaacaaysa aad kudheh anagu kuma jirno warkaa mooryaan xasan keenay shalay heshiiskii uulahaa turkigaa bada inoo difaacayaa mee tankale shalay waa kiilahaa lahadli maayno itoobiya mee soowkan lafashiistay adeer mooryaan tuug xasan warkiisa maqli maayno anagu hadaan daarood nahay

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 10 дней назад

    Qodobadda lacagta iyo dacwadda waku sxnyahay

  • @ismailnoor7213
    @ismailnoor7213 10 дней назад

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk gun isgarab degan

  • @masranuurmahamed7324
    @masranuurmahamed7324 10 дней назад

    Kkkk

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 10 дней назад

    Jaw ululidii midhaha loo qubqubay ee oroda saw ma aha.

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d 10 дней назад

    Sax

  • @mohamedkhadar7601
    @mohamedkhadar7601 10 дней назад

    Muxu hadal tarin afxmaar ugu sheega anaaga caac hanugu sii daynine

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 10 дней назад

    Somalia waxa ilahey uqadaray Madaxweyne Tuga, benale, ah
    Fulay, ah isku Diary somalidi Bedelki itobiya Uu odhanlaha Gala dagalka

  • @naima854
    @naima854 10 дней назад

    Isku xaar jaamac saqraanoow isir iyo abkaa ogadeen ba amxaar dhakada ka gumaystaa ka hadal taasaa kuu bahane 😂😂😂😂😂😂

  • @saxaaf5
    @saxaaf5 10 дней назад

    walahi waxad qarsan Kari wayday xumaanta iyo cuqdada ad u qabto isaaq iyo Somaliland lakiin aduun ba u dhimandoona ciilka iyo xumaanta kugu jirta alleh ha ku siyaadiyo ayaan ku leeyahay xasarka iyo cuqdada ka muuqata hhhhh

  • @caliibrahim1830
    @caliibrahim1830 10 дней назад +8

    Ictiraafkii jamhuuriyada barakaysan ee somaliland dhawaan filo ama ka nax ama ku farax 😅😅😅

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 10 дней назад

    Waryaa caadima ahode adigu ma anigaad.ajed

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 10 дней назад

    Shakadii ganaral indha cade aa Addis ababa ayaan kutu kanayaa sow tii la aadey oo khawarij ta Al shabab ka lagu sameyey sirdoonka Maraykanka 2006dii gudkey nagu rideed ban kabixiwey nee. Maxaa nagaley iddoor dhulkiisa gatey buuq iyo been cayda mooyee ma kulbuu wanaag igula joogey konfur iddoor row walee kuma gurmado duli khawarij ah dunidaba yaadhafiyo

  • @CalimaxamedBaaruud-ps1ku
    @CalimaxamedBaaruud-ps1ku 10 дней назад

    Bal wuxu kusheekaynayo eeg wuxu kuleyay wa inay awudal ciidan lagadasha wa in dumar iyo caruur lakiciya marku sidaleyay soomaliland buu dulimad ku yahay

  • @hamzamohamed544
    @hamzamohamed544 10 дней назад

    Jamac dhuuso

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 10 дней назад

    Maad iska difaacto, meesha aad mustcmarada u tahay?😅😅

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 10 дней назад +3

    Bal aan taaba kugu diido jaaamacow❤❤❤❤

  • @saladabdille7278
    @saladabdille7278 10 дней назад

    War dadka hacaayin

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc День назад

    Sax jaamac geesi

  • @AhmedClaahi-i2t
    @AhmedClaahi-i2t 10 дней назад

    Jamac qaxootiyaw ciidanka xasan aad leedahay awdal gee adna sooraac oo cadayso dagaalkaga

  • @LibanyusufHassan
    @LibanyusufHassan 10 дней назад

    Somali iyo itobiya shekada wixi lugu dagaalamey axmed grey ayey mareysa

  • @Apdilaahiawaalerooble123
    @Apdilaahiawaalerooble123 10 дней назад

    Jijiga calanka buluuga laga taago