Deg deg 2 Gaadhi Hub kale Wada oo Guriceel kasocda & Q/qoor Hambalyeyay C/waaq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 173

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Месяц назад +13

    Gawaadhida kale inay bambooyin ugu soo xidhaan baa laga yaabaaye Mareexaan haka digtoonaadaan

  • @majdihassan647
    @majdihassan647 Месяц назад +24

    anigaa ka soo jeeda Guriceel.m rabno hub,ma rabno in aan dilno dad kale,ma rabno in nala dilo.hubkaas allaha na dhaafsiiyo.

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Месяц назад +4

      Aamiin yaa rabi... from garbaharey

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 Месяц назад +10

      Mahadsanid walaal,Xasan Sheekh Hawiye iyo Daarood midna ma kala jecla aan fahano inuu isku keen gumaadayo

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Месяц назад +2

      @@najmanajma6752 najmo Hassan sheekh keligiis maha dadka la shaqeeya oo dhan ayaa ah Kuwa qabyalada siyaasada kusoo galay.... Hassan sheekh wuxuu hogaamiye u yahay ragii somaliya qabyalada wax ku noqday qabiil kasta.... hawiye darood iyo isaaqa iyo raxanwayn kuwii qabiilka ku shaqaysta ayaa Hassan sheekh hogaamiye u yahay.....somalida inta aqoonta leh way ogyihiin....

    • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu
      @cabdiazizosmanmudanesanka777mu Месяц назад +1

      @@majdihassan647 waa wlahy dagal dad somaliyeed oo hader wax fican maaha from ssc baan jogaa

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 Месяц назад

      Xasan sheekh waa ina geele oo kale waa qowlaysato cidna uma naxan walaa hawiye darood ciise. Ina geele canfar baa gumaadaysay ciise, dhulkoodii ka qaaday oo ethopiona ay cawinayso lixdii sano ee u dambeeyey, ina geelana wuxuu hubka siinayey canfar, ciisana wuu u didayey oo dadkiisii ah. Marka xasan qowlaysatadaas buu ku biiray cid uu dan ka leeyagay ma jirto aan ahayn sidan wax u dhaca iyo sidan xoolo u sameeya. Soomaali gacan khataray gashee Allah ha hiiliyo.

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j Месяц назад +4

    Walahi waan yaabay walalayaal Somalay sidani wamaxay. War illahay ka yaaba oo wax isu tudha wan idin ducaynaya walahi allah ha idin mideyo inshallah. From Djibouti. 🇩🇯

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Месяц назад +7

    Markey isku dhamaadaana abyi isagoo laafyoonaya uyu badda iska qabsanayaa.

    • @Cadar49
      @Cadar49 Месяц назад +2

      Haa Somaliya hadaad diyaarad ku dul marto inta la dagan yahay inta banaan aa badan ee aan la daganeen tuulooyinkii waa faaruq marka dhulkan weeyn iyo dad kan yar ee isbaabiinaaya qawaariij inteey naga dilaan iyo inta ayaga laga dilo isla Rag Somaali iyo inta dagaal beeleedka iska dilaan maxaa haray qaraxiina kuu dheer yahay

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Месяц назад +5

    Dal ba'oow yaa ku leh ?
    Dawlad suuq madow wax ku iibsanaysa dunida kama dhicin

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 Месяц назад +1

      Xitaa haddeyba dhacdey soomaha in gacan dowladeed uu galo. Meesha qorshe kale ayaa kasocda

  • @BukhaariHassanMahamud-rh5ki
    @BukhaariHassanMahamud-rh5ki Месяц назад +2

    Xassen Sheekh runtii waa khain qori qor buu rabay inuu dalka kala wareego markaa waa in lagu dacweya xassen Sheekh calamka Guul marexan❤❤

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад +5

    waaw noosoo dhaqsadafhe hawiyoow cirka miyaad maraaysaan dhulka daarood baa dagane cirka mardee adeer laandheere illaahaay kataxadaray weeye daaroode

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 Месяц назад

      Maxa la oynaysaa

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Месяц назад

      Adigoo kale ayaa umadda qaribay
      Dhalinta nabad hakaaga noolaadaan hadii aad dagaal rabtid adigu bax kuwa kula midka ah la dagaal

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Месяц назад +3

    Maamulka muqdisho dhaha meel Dawlad soomaaliya la yidhaahdo ma jirto

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад +5

    Raabiya ayaa Ku dhacday Xasan Sheikh.

  • @mrjamac
    @mrjamac Месяц назад +1

    ILAAHOOW BAD BAADI UMMADA SOMALIYEED HASSAN GURGURTE NIN NAXO MA AHEE SHARTIISA ALLE HAA DHAAFIYA ISLAAMKA SOMAALIYEED AMIN AMIIN YAA RABI

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 Месяц назад +3

    War ogaadeenoow hubkaas yuusan idin dhaafin

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f Месяц назад +3

    Hello jamac galad iyo farahod guuleysta

  • @JamaYasin-gg7br
    @JamaYasin-gg7br Месяц назад +1

    Qorigi dabcasar xayaysin jiray by helen mareexan wa uhambal yayn

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад +4

    Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen wax dhib ahi ma jiraan

  • @mohamedali-rz5oi
    @mohamedali-rz5oi Месяц назад +2

    Qoor Qoor Hassan sheekh ayaa meesha ku haya ee beenta daa
    Waqti giisa waa dhamaaday
    Xoogna kuma joogo waxaan
    Sugaynaa in dowlad federal ka ay si sharci ah ugu dhawaaqdo doorashada maamul goboleed Yada
    Lakiin waxay u egtahay mid ayadu ka shaqaynaysa in la is laaayo oo mumul goboleed yadii waqti ugu dartay

  • @adenhashi4027
    @adenhashi4027 Месяц назад +3

    Walahi wan qoslay tack

  • @user-sp2zm7zi2o
    @user-sp2zm7zi2o Месяц назад +5

    Adinkaa codkiinna meel dheer gaaraaya eh mariixaan ha taxaddiro waayo waxa laga yaabaa 2 dan gari kale inay bamm ugu soo xiraan mahadsanidiin

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Месяц назад +3

    SOOMAALI IYO SOOMAALIYA ALLAH KALIGII AYAA U MAQAN.

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Месяц назад +4

    Xilligii siyaad barre oo hubkii lakala qaatay oo kale baa dib loogu soo celinayaa soomaali si hubku meel kasta uyaalo oo leeyskugu laayo

  • @zaytum
    @zaytum Месяц назад +6

    Hanbalyo hanbalyo vivo mareexan❤❤❤❤ waa run qaramada midoow ha lagu dacweyo xasan dhiiqo hub gadashada

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 Месяц назад +3

    Whl WAA YAAB ANAGOO REER MUQDISHO AH AYAA NACNAY XASAN SHIUQ ILLAAHOIW NAGA QABO

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Месяц назад +1

      Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha ibnul sharmuudiinta somaliya maha madaxwayne somaliyeed......waan ognahay sister 🎉🎉🎉🎉

  • @JiiJiile-to9dw
    @JiiJiile-to9dw Месяц назад +9

    War waxaaase dowladu
    Ma ugtahay mise waa cabsi cabsi leee❤❤❤

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 Месяц назад +3

    Somaliya waqtigan ma aha meel lagu noolaan karo.Dawladdii ay dhisteen ayaa a dadkii isku hubaybaysa.Shacabkii baa la hubaynayaa. Hubka waddankaas ku dhex jira dawladuhu ma haystaan.

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Месяц назад +3

    Walaahi qosal ma jiree soomaali waa u dhamaatey

    • @user-le9lk5fw4y
      @user-le9lk5fw4y Месяц назад

      Siday u indhaxuntahy uma alle la'a walaalo rajada alle lagama quusto

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Месяц назад +3

    Illaahay ayaa umadiisa ladulmiyo uhiiliyo reer caabud waaqow ilaalsada hubkaas illaahay idinsiiyey ee larabey dad waxba galabsan lagu dililahaa cadawgiina isaga caawiya

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Месяц назад +5

    Waxan la yaabanahay dadka deeganka Somalida oo iyaga hub la soo dhexmarinaya ee iska daawanaya. May boobaan oo Somali waa is hubeyneysaa ee ay dhankooda is hubeeyaan. Aggaah, war waxan wax la iska daawan karo maaha.

    • @Bandaasproduction
      @Bandaasproduction Месяц назад

      Tigreegii sowkii xiniin yaha inaga saaray

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 Месяц назад

      Somalida degaanka waa laga ilaaliyaa hubka waayo itoobiya dan uguma jirto

  • @JamacSaid-i4o
    @JamacSaid-i4o Месяц назад +2

    Jaamac iyo guuleed alifle waligay waxan maqli jiray dhulbahante iyo ogaadeen magaalo kuma soo baxayaan inay geel daba taagnaaadaan mahee dhulbahante turubkii baray lkn ogaadeen wax kasta ha sameeyeen waa uuun qari jiqiqood qoralada falcelin baa laga soo sameeyaa anigu chanal kasta waxan ku ahaa present lkn indhawayd waan idin nacay

  • @HusseinJibril-z3o
    @HusseinJibril-z3o Месяц назад +1

    Horey ayaan u iri Ethiopia waxeey go'aansatey iney soomalida qabaa'ilodad hubeeyan si cawaanta Islaayan. Si ay u dhahaan soomaliya ma aha wadan degan badana sidaas ku qaatan ..waa in UN, EU,AU shir deg deg ah galaan si soomaliya cuno qabateen HUB loo saaro waayo wadankan malaha dowlad xuduudaheda ma ilaalin karaan

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 Месяц назад +1

    Dadka degaanka soomaalida waa inay boobaan waan ugu baaqaynaa

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 Месяц назад +3

    Nimanyohow waad qosleysaane, xaalku waa halis. Dadka iyo dalkaba allaha noo xaffido.

  • @abdifatahxoday9936
    @abdifatahxoday9936 Месяц назад +1

    Labada Gaari Hunka sida ee Soonka Kilal shanaad Jooga Hada la keenay Wardheer Waxa la raba inay Ogaadeen Qaatan ayaguba Waa Soomli Qaybtooda weeye Booba Walalahey Jaalle Ogadeen Is Hubaya Sharka ka socda Somalia Ka bad baada

  • @JamalMaxamed-c3p
    @JamalMaxamed-c3p Месяц назад +2

    😅 13:24

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Месяц назад +6

    illaahey sharkooda ha kuceliyo xasan iyo xamse iyo damu jadiiid

  • @nadifoali7658
    @nadifoali7658 Месяц назад +1

    Becarfull they will send the airport ❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +2

    HUBKA INTISI BADNEYD GAWAARI AYA PUNTLAND LAGU GEEYAY, SHABAAB NA WAX BADAN AYEY REER CABUD WAAQ KA IIBSADEEN.

  • @halimamuse975
    @halimamuse975 Месяц назад +1

    Guulaysta jama iyo nuur from ssc 👍👍👍✅✅✅✅✅🐎🐎🐎🐎

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 Месяц назад +1

    Haada min fadli rabii viiva mariixan

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад +3

    Waxaas oo dhan Daarood baa loo wataa war ka kaca meesha

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv Месяц назад +1

    JAAMAC WAA DOQON AAN AQLI BADAN LAHAYN AADNA U TALO XUN NECBNA HARTI U QABA. TOOLOW MAXAA LOO DHIMAY TOLOW.

  • @axmedmaxamedtareedisho2486
    @axmedmaxamedtareedisho2486 Месяц назад +1

    HOOYO II XIDHXIDH
    WAA QORI XABUUBOO
    XALAY SOO GUDOO
    XERADA IIGU YIMIDE
    RISHADU WAA XAGEE
    MA XIRAN YAHAY AMAANKU
    SI WACAN AAN U XIFDYEE
    II XARIIKH WIILKEEY

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan4524 Месяц назад +1

    Jamac galan warkisu wa xaqiq

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed Месяц назад +1

    Khaladka dhan waxaaaa leh
    ABSAME
    Waliba
    OGAAAADEEEEN
    1. Dhulka hubka sooo maraaayo iyagaa leh
    2. Hubka markiii la kala gadanayey waaa joogeeen
    3. Madax dhaqameeedka ABSAME /Ogadeeeen waaa lala xisaabtamayaaaa maaalinteeeda Iyo wakhtigeeeda
    4. Darooood haduuuu idin cafiyey 1991 wixiii ka danbeeye inaaad mid kale samaysan waa wa khalad
    5. Hawiye inaaad garab siiiisaaaan mar 2 waxay na tusunaysaaaaaaa xiqdiga Iyo cabsida aaaad ka qabtaaanan darooood

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Месяц назад +3

    Waxayku talogaleenin aynu is kudhamayno

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Месяц назад +1

    Itoobiya iyo kiinya soomaali weey utashteen marna kiinya baa dhib ku heeysa marna Itoobiya ujeekuna waxaa weeye ineeysan soomaali kala nasan oo marna eey qabiil isku dilaan marna kooxo eey isku dilaan badahooda iyo barrigooda iyo hawadooduna eey beelaha ahaato soomaali dhagalaay dhukaneey war-moogeey cadaw iskama dhugataay isku maqan dhexdoodaay qabyaalad aan dhamaaneeyn cibaado iyo kheeyr ka dhigataay aduunyada dhaqaajisay haka dhigan cadkaagee inta aad ka dhimanee sii dhex-joog halkaagiyo carunka iyo dhiiqada

  • @ayaanabdullahi9991
    @ayaanabdullahi9991 Месяц назад +2

    Jaamac shalay madax weynihii hare waxad tir waa nin meel usocda ee madax weyne Xasan Muxuu soonaali isuga hubeeynaya kawaran shalay iyo manatat Naa udhexeeya

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l Месяц назад +2

    Waxa la rabaa soomaalidu caqli malaehee ha is dhameeyaan

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Месяц назад +4

    Adinka lee Taageri jiray Hassan dal xaraashe... bah SSTV IYO DALJIRE
    marna ma amaan baa marna ma karbaash baa?

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo Месяц назад

      @@saidhashi2856 Siyaasada saaxiib joogta ah maleh ee dano joogta ayey leedahay. Xasan geela waan wadajirnaa waana kala jirnaa. Igaarka waxbadan ayaa isaga kaaya xidhan.

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Месяц назад

      Taas waxay caddeen u tahay inay cidna u guulwadeen
      Qasab ma ahan inay Xasan ama siyaasi kale ay usacab tumaan mar walbo markii ay arkaan qaladkooda waa inay jafaan
      markii ay wax qabadkooda arkaan ama ay ka filanaayaan waa inay taageeraan

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Месяц назад

    Geesi guul insha Allah will ✅️

  • @ZeinabfarahBouhuud
    @ZeinabfarahBouhuud Месяц назад +1

    ilaaxabalihi

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Месяц назад +1

    Falanqaanta Wariye Galad Dad Baa Kaftan U Qaadan Doona Warkiisu Waa Xaqiiq Soomaalaay Isdila Oo Cad Weeya.

  • @bashiirismaacil9839
    @bashiirismaacil9839 Месяц назад +1

    Jamac galad waxaan ka baqayaa in ay isku laayaan reer cabuud waaq

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 Месяц назад +1

    Jaamac waa run sheeg

  • @snw9257
    @snw9257 Месяц назад +1

    ASC dhalinyaro ya lagu afgambiy rabay? Ma Xasan ba ma Qoor Qoor ba ma al-Shabaab ba?

  • @user-pz1ju2li8n
    @user-pz1ju2li8n Месяц назад +1

    ASC SXB AMAXAARO HAISAGA DHICIYAAN DARISKIINU WAA CADOW REER CABUDWAAQ OO WAA ITOBIYA

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад +1

    Walaahi markii ugu horeysey ma ahan waa 18sano qaabka al shabab ka somali ku xasuqeysey weyo

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 Месяц назад +2

    Jaamac galad laandheere laandheere dhalay 😂😂😂😂😂

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 Месяц назад +1

    Soo adigi xasan taageeri jiray jaamacow

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk Месяц назад +1

    Dumarku Caabud waaq mardanbo Ragga xoos jiifi maayaan.

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Месяц назад +1

    Wcs

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Месяц назад +2

    2 xaasid ee cag dheerta ahaa waar dhulkiina xoraysta waxaa ka baxoo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Месяц назад

      Adigu Hawiyena Maahid. Daarooodna Maahid. Yaa Maxbuus Harti waxaad Katahay Soomaaliya Looma ooyaan.

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 Месяц назад +1

    Kkkkk jamac waa dhalya hadla shacabkii la laayay waa in xaqooda heleen - ree cabud oo soo afjaray khudbadii xasan sheekh ee misaajidka itobiya laga caaynaayay

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 Месяц назад +1

    Awr ayaa la saarayaa dhashiikaha

  • @user-em5ng2tc1d
    @user-em5ng2tc1d Месяц назад +1

    Waa xanuun ku dhaca xayawaanada oolaga talaalo hadii uu ku dhaco ayda dawacada

  • @abdiwahaabchanel8595
    @abdiwahaabchanel8595 Месяц назад

    Hadii aad wax fahmeysaan qoraga meel dhigta Ethiopia hadii ey timaado iyada halagu laaayo fadlan

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 Месяц назад

    Aniga Waxan U Arkaa Amxarada Somalia Jogan In La Hubeynayo Oo Iyaga Logu Tala Galay Hubkas Inta Kale Waa Been Been Qoor Qoor Maha Madaxweyne Xoog Ku Joogo Galmudug

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад

    Aniga waxan iswey diiyey deganka reer DDS hubka nocaas ah in lagula sobarero degankoda sodhaxmaro baa iga dhadhiciweydey

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 Месяц назад +1

    Mareexaan hadii xataa ladiiyo qumbulduriyo lasiiyo hg maxeey jaqaadikaraan walaahi cayr bas ayaa kufilan ilkayar faan badanaa

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 Месяц назад

    ASC WALAAL JAMAC GALAD WAXAA SHARUUR KUSIIYAY SACIID DENI OO KUYIRI NOOSOO CAA MD XASAN PM XAMSE WAR EDEBDARIDA JOOJI

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt Месяц назад +1

    Wan suganaaye meeye

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Месяц назад

    Allow sahal amuuraha!

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Месяц назад

    Wariyayaal war gal ah ayaan idiin maleyn jiray. Laakiin ciyaal toktok waxba ma dhaantiin. Hub yaa usoo wada guriceel sidii dad waaweyn uhadla

  • @aweissoccorro4671
    @aweissoccorro4671 Месяц назад

    Dowladda Somaliya ayadaa marka hore hubka U qeybisay MACAWISLEY HAWIYE AH, dadkaan kalena qeybtoodi ayay ka qaateen.....

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Месяц назад +1

    war reer caleen hubkaas haqaataan yeey soodeyn

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Месяц назад +1

    War doqon yahow Sunta iyo warxumada umadda ka fogee

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад

    KOLEY WAXAAN SHAR IYO MUSUQMAASUQ AHAYN LOOMA WADIN
    WAANA DHAQAALOHII WADANKA OO MOORYAANI KU ADEEGANEYSEY OO AH
    CASHUURTII DEKEDA LAGU DARAY TII QABUURAHA
    AYAA JAMAAHIIRTA MAREEXAAN GACANTA UGALAY

  • @Shafiabsul-bi1np
    @Shafiabsul-bi1np Месяц назад +1

    Wasas

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad Месяц назад

    Hubkan waxa laga keenay kililka waxana qaatay ilmaderadood waa ruwaad ay wadaan ragan hadlaya lakiin xaqiiqada waa lambada dhanba ka danaysta

  • @user-oc3xv6ku2k
    @user-oc3xv6ku2k Месяц назад

    War reer way dhamaan waayeen Tay ku dhamaan lahaayeen ayaa laga shaqaynayaa kadibna Ethiopia howl yare usoo gasho gudaha soomaali wabillaahi towfiiq

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Месяц назад

    War ragajoga DDS soomaaliyedow kuwa lashegayo inay idindhex joogan yaan laidinka tuuronan.
    Dheri ninki udhowba waxkala bexe dig toonada.

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l Месяц назад

    Dawlada somalia iyo itoopiya oo la ogyahay xiriirkoodu meesha uu taagan yahay ayay leeyihiin hubkaas ayay ka wada shaqeeyeen inuu dadka gacanta u galo, yaa loo sheegaa beentaas. Xaqiiqdii waa itoopiya oo dooneysa in ay somalia ka abuurto gowdo.
    Midda kale dadka deegaankaas hadii dagaalamayaan weligood ayay deris ahaayeen, ujeedadu itoopiya oo rabta somalia inay ka abuurto xasolooni daro iyo fowdo.

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Месяц назад

    Labadeena jifiba hubkaan wuu taaban doonaa guuleedow adiga waxaa ka qaxi doontaa doolo galadow adigana dhoobo weeyn ma joogi doontid marka aashiin

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад

    Hubkan cidii laheyd ha loo celiyo.waana maamulka galmudug.

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Месяц назад +2

      kkkkkkkk kaalay celidee xayawaan yaalagu laayaa intaay celiyaan adeer waa lagu wasayaa wixii soodoonta walaahay bilaahay tolaahay daarood waa diyaar hadii mr shaadh doowlo loosoogashto afeer

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Месяц назад

      ​@@user-fr8kw7vy9mkkkkkkk

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Месяц назад

      Kaalay Haddaa Awood Heeyso.

  • @CabdisayidCali
    @CabdisayidCali Месяц назад

    Waxaan layaabanahay dadka dadkaan fikirkooda qaadanayo war dadkaan fikirkooda bey ka hadleen ee illaah baa og cida loowatay iyo cida wadatay ee haku dambaabina waxaad ogeen

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i Месяц назад

    Markay dambaska isa saaran
    Hadhaaga ethiopa ayaanu wadanka ka iibinaynaa

  • @cabdiwelicabdulaahi
    @cabdiwelicabdulaahi Месяц назад

    Maahan kii baabuurta lasaarayey ee waa mid ciidanka lugtaahi qaadanayaa sidaas u sheeg

  • @yahyamed-xy5ho
    @yahyamed-xy5ho Месяц назад

    benaale cir iyo dulka laga nacay .shaahi garanle ,nabiidle qabiili shedaan jaamac g.

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 Месяц назад

    DHIIQO

  • @Muhumed800
    @Muhumed800 Месяц назад

    Asc salan ka dib waxan cabsi ka qabaa hubkasi in uu galo wadankayga ogaden dabadedna dadkayaga lagu layo wayo dadkayaga hubkii waa laga qaaday waxan odhan lahaa war kasoo iibsada hubka kuwii dhacay mantad janis haysatane

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc Месяц назад

    SOMALIA XASAN SHEEKH HADDI LAQABAN WAYO GACAN TISA BAY BURURI DONTA INTI ILAHAYNA WAA HALKEEDA SHICIBKI SOMALIYED NA QABIIL IYO CAWAAN NIMO AY ISKU BIIRIN

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg Месяц назад +1

    Baabuurtaas meesha ay hadda marayaan lagu boobo

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 Месяц назад

    Afhayeenkii CCB

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f Месяц назад

    Darood hakagateena dadkale yaysan kagadin

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d Месяц назад

    Hubkaan dani baa iskale

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 Месяц назад +1

    Budh,toorri,tubaako,kkkkk kulahaa....kkkkkkkkk

  • @gacan3
    @gacan3 Месяц назад

    Xagee warkaan kasoo xigatay Jaamacoow inaad Xasan mucaarad ku tahay marka laga reebo.

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l Месяц назад

    Saxaafad waxaa lagu ogaa waxa jira oo dhabtaa in ay dadka la wadaagto.

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 Месяц назад

    War hubkan isaaq baa loo watay. Kiiska iska waalka somalida ha rumaysanina. soomali oo dhan ilaa jabouti u shirayaan si ay ula dagaalamaan isaq. We back to 1988 to 1991

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Месяц назад

      Waxbaa Baalaha Igayaacay Goojacade ma idinkaaba Hadlaya.

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 Месяц назад

    Ogaadeenow adinkuna maad qeybsataan hubkaaa

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f Месяц назад

    Jamac galadow runbadnidaa

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Месяц назад

    2 BAABUUR OO KALE BAA KU SUG1N DHUUSAMAREEN. MOOYI IN AY HADA UGA KACEEN MEEL KALE. WAASE HUBAAL IN 2 GAAR8 OO KALE KUSOO SOCDAAN GALMUDUG.