Itobiya & Shabab kee dalka iyo dadka Somaaliyed u Halis badan xaqiiq cad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 145

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 2 месяца назад +14

    Inkastoo. AL shabaabtuba. Itoobiya. Dhashey. Oo. Badankoodaba. Oromo. Yihiin. Waxaa. Ka. Xun. Itoobiyaanka. Waa. Isku mid. Anigoo ah. Korneel Hussein awdheegle

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 2 месяца назад

      Qof caqli badan, Aabo iyi wiilkiis

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +2

      Ma ethopianka iyo gaalada Wadanka kentay fusuqa iyo qowmu ludnimada ka fiican wiilal somaliyeed kkkkkkk
      Waad qasaarten naago waxaa utihiin AMISOM

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 2 месяца назад

      @@SagalMohaned ku noqo aqriska

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +2

      Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay aaminsan yihiin in Somalia badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

  • @SuldaanAbusuldaan
    @SuldaanAbusuldaan 2 месяца назад +1

    Mucaaradka Etoobiya Ee la Dagaalamaya Dawlada Etoobiya Marna Kama Suurtowdo inay Dawlada Somaliya Difaacaan Halka Mucaaradka Somaliya Ay Taageerayaan Dawlada Etoobiya Oo Rabta Bada iyo Dhulka Somaliyeed inay Khasab Ku Qasdato

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 2 месяца назад

    thank you mr gallad for this programe.we need to remake more programes of this kind

  • @nurmuudey7904
    @nurmuudey7904 2 месяца назад +1

    Cadowga illahey iyo Cadowga Somaliyed Waa Axmaarada

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

    Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 месяца назад +1

    Ethiopia ayaa kadaran inkastooy alshabaab ayna diin lahayn labaduba ay yihiin cadawga Soomaaliyeed

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 месяца назад +2

    WAA ISKUMID LABADUBA FROM AWDAL

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay aaminsan yihiin in badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

  • @anabhassan5928
    @anabhassan5928 2 месяца назад +1

    Jazaakum ALLAAHU alf khayr, Jannatul-Fardowsa ALLAHA WAAXIDKA ahi kagu abaal mariyo.
    Alf shukur.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад

      Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад

      Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад

      Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад

      Shabaab waxay aaminsan yihiin in Somalia badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 2 месяца назад +1

    SHABAAB IYADAA WADANKA LEH. DAWLADU WAA INAY DERBIGA JEBISAA OO DADKAAN LA HESHIISAA AMA NOO DHIIBTAA. SHABAAB ITOOBIYAA ABUURTAY. WAREERSANOOW.

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 месяца назад +2

    😭😭😭😭😭
    Labaduba waa cadaw ilahey Aduunka haka qariyo

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 месяца назад

    Somaliya guul insha Allah somaliya guul

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 2 месяца назад +1

    Soomaali waa Dal fedaraal ah soomaali baana iskaleh dad caroodey dalkan maqaadan karaan

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw 2 месяца назад +5

    War ethopa halis ah oo cadow ah

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад

      Shabaab waxay aaminsan yihiin in badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад

      Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад

      Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

    Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 месяца назад +1

    Ha oggato Ethiopia inay khasaab looga saari doono ayaga iyo kuwa u ah dibodhilifka u ah ee Somaliyeed oo jecaleyka u haya amxaarada.

  • @ahmedaden6116
    @ahmedaden6116 2 месяца назад +1

    Jaamac thanks shabab waa oromo

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 месяца назад +1

    Goowrac iyo masaayid muslim lagu dilo itoopia ayaa 100%ku caan aheeyd marka waa ii ,mid waxwa iskaga meey dooriyaan yuhuudna waa awoowgood

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 2 месяца назад

    Jaamac qadiyadda somaali waad ku gaamurtay anigana sidoo kale laakiin adiga waa nafistaa

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 месяца назад +1

    Absolutely waa iskumid oo labaduba waa cadawgeena kowad

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 2 месяца назад

    Waxaa daran shabaab waayo waan ku sheegi
    Itobiya waad taqan oo dhan kii ay kaa jirto
    Laakiin kan soomaaliga ah baa daran waayo kama taqaanid dadka waxa seexan guriga kugu xiga waxad moodaa qof somali ah mana aha ee waa cadaw marka waxaa marwalba daran dugaaga kula dhashay
    Itoobiyana waa cadaw
    Waxaa kalle oo iyaguna qayb sadexad ah hogaamiyaasha calalada wada ee beelahooda metela dhaman intaas baa inoogu daran

  • @mahadali3600
    @mahadali3600 2 месяца назад +1

    Labaduba waa dib u dhac umada somali ku ah

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 2 месяца назад

    Shabaab waxay aaminsan yihiin in Somalia badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 месяца назад +2

    Labaduba waa halis bay ku yihiin soomali iyo soomaaliyaba.

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 месяца назад +2

    Alshabaab waa oromo wax badeena damaacinaaya waa oromo waa dameer iyo labadiisa dhagood

  • @AmranMahammad-k1f
    @AmranMahammad-k1f 2 месяца назад +2

    Shabaab waaa ahuud inoomakala Rona ilkn itoobia aad unecbahay

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay aaminsan yihiin in badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 месяца назад +1

    Aslan shabab iitopiyey u shaqeeyan dameereerada

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 месяца назад

    Sheekh hadalkaa u sheeg Xasan sheekh Maxamood iyo Xamse Cabdi Barre oo laba nin oo liita

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 месяца назад

    Midnimo ayaa la gudboon bal eeg Xasan sheekh Maxamood soo dhaqmayo iyo qabyaalada uu dalka ka dhex wado

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 месяца назад

    Ethiopia 🇪🇹 Noo Halis Badan Wax Ka Xun Ethiopian Ma Jiran Shabab Dhibkoda Waa Wax Yar Lakiin Ethiopian Dhibkoda Waa 4ever Dhib Soconayo

  • @FathiSaciid
    @FathiSaciid 2 месяца назад +1

    Ethiopian waa cadowga somaliyeed alshababkuna wa cadow

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 месяца назад

    Shabaab waa dad soomaali wax waana laga bedeli karaa oo lala heshiin karaa laakiin itoobiya waa aan qaato wadanka soomaali oo dhan..

  • @janira7480
    @janira7480 2 месяца назад

    Ilahow Somalia 🇸🇴 cadowgeda wa to much ilahow Ada weyn o waxid ah 🤲🤲🤲🤲

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay aaminsan yihiin in badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 2 месяца назад

    Ragii qarxiye ardada kaqalin jabinaayeen jaamacada hada waa wasiiro dawlada ushaqeeyo waxaana kamid ah roobow😢

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 2 месяца назад +1

    Thanks jamaac

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay aaminsan yihiin in badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

  • @abuuxamza621
    @abuuxamza621 2 месяца назад

    Kuwan waa bila diin cawan ah allaha naga qabto

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 месяца назад +1

    Labadu waa laba cagow iyo akan tasaxeexo moodaba wll

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 2 месяца назад +1

    Labada hishiis waaye

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 2 месяца назад

    Allaha is one ❤

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay dhahaan Somaliya waxay ka dhaxeysaa Muslimiinta aduunka dhan, Shabaab xitaa waxay la dagaalamaan Af Somaliga meel kasta af Carabi ku qoreen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Waa isku cadow Ethiopia iyo shabaab, Shabaab waa mashruuc shisheeye, Somaliyana waxay u difaacaayaan Muslimka caalamka oo dhan oo ay aaminsan yihiin in Somalia ay wada leeyihiin Muslimka caalamka oo dhan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

      Shabaab waxay aaminsan yihiin in badd iyo dhul ay wada leeyihiin muslimka caalamka oo dhan. Berri hadii uu Abiye Axmed yiraahdo waa Muslimay waxbuu ku yeelanayaa Somalia.

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du 2 месяца назад +1

    isma dhaamaan waa is kumid

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      Armaad adigu labada kasii dhibaato badan tahay?

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 месяца назад +1

    Laba is dhashay waa isku dhiig

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      KUWA XAMAR WAXBAAN DOWLAD NAHAY LEH IYO ETHIOPIAN KA AYAA ISDHALAY ,MAXAAYEELAY KURSIGA SHAYDAANKA EE AY KU FADHIYAAN ETHIOPIAN AYAA MEESHA SOO DHIGTAY

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 месяца назад

    Majeerteen waxaa sidaas u galay waa in reer aabohood Tigray Itoobiya ka talin. Waa la ogaa markii Tigray talada heysay sidey c/hi yusuf u taageertay oo Xanar u burburisay iyo jeel ogaadeen

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 месяца назад

    Hotel Shaamow ninkii amray inuu maanta wasiir yehay dawlada hadda joogta oo Xasan sheekh Maxamood iyo Xamse Cabdi Barre ey hogaamiyaan maanta

  • @abdidahir2785
    @abdidahir2785 2 месяца назад

    Goodd news❤

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

    SHEIKH JAAMAC GALLADOW FADWADAADA DAMIINIMADA , MAANGAABNIMADA IYO CANTARABAQASH KUSALAYSAN WAXBA HAKU DAALINE , MEESHAAN LABA DHAQAN AYAA ISHAYA :-
    1. DHAQANKA ISLAAMKA OO XARAKATU-SHABAAB ALMUJAAHIDIIN HORMUUD KA TAHAY
    2. DHAQAN SHAYDAANKA OO ETHIOPIA HORMUUD KA TAHAY.
    MARKA ADEER LABADA SAF MIDKII DANI KUUGU JIRTO GAL, HADDII KALE KAMID NOQO NAFLAYDA AAN BINI AADAMKA AHAYN EE ISKA NOOL EE AAN MUKALIFBA AHAYN EE DHULKAAS ISKA UNUUNUFAYSA

  • @AhmedHussein-ze4pe
    @AhmedHussein-ze4pe 2 месяца назад

    BAGA HALAGU DHEX DAGALAMO CADAWGA S/LAND WAR FARXADLE AYAD NOOSHEGTAY

  • @garbomedia4638
    @garbomedia4638 2 месяца назад

    Waa nasiib daro iyo xadgudub alshaabab iyo ethiopia in aad is garab dhigto adoi og xaqiiqda jirta . Alshababka aad sheegi cida kaa difaacdo wa ethiopia ee umada ha khaldin, ee waxkale ood aad ka hadasho maad weydey

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад

    Inaad isbarbar dhigto ayaa qalad ah Ethiopian deris banahay wana walalahen muslimiinta kunolna kabadan Somali oo dhan qof walalan oo umada inlaga qabto mudan batahey oo duli ah waxan leyahey mamulka Tv ga war ninkan naga qabta oo isbital geya Al shabab ka khawarij ta ah marka ay umada xasuqeysey Ethiopian wa walakena ugu horeyo aa kadanqadey nona so gurmadey jamac galadow dulibatahey

  • @XamdiCali-t1k
    @XamdiCali-t1k 2 месяца назад

    Jaamac wll ma run mise been ethiopia 1964 waxa la dagaalamay
    Isaaq iyo ogaadeen oo gudaha ka dagaalay
    1977 waxa ku riiqmay ogaadeen iyo isaaq
    Markaa labadiiba waa la heshiiyeen
    Horena somali kale oo coll u la ahayd ma jirin
    2006 waxa soo kaxaystay ethiopia mj iyo Ab hadana iyaga ayay u joogaan
    Gobalka gaddo Ethiopia waxay ka illaalisaa, dadkeenu ku raacsan yihin axmed madoobe
    Marka ogaadeen hore ayay ethiopia ugu darsadeen
    Isaaqna egga ayuu ku biiray
    Kolka soomaali waxa dhaqaalaheeda
    Iyo nacfigeeda ku kali ah
    Mj iyo AB iyaga ayaa keenay
    Axmaarada
    Ee ha iska bixiyaan

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 месяца назад

    Yaa la xukumaa hadiiba 100 100 loo dilaayo shacabka??? Waa suaal da weeyn lakiin dhiig muslin laguma guuleeysto daadintiisa qasaaro aa u danbeeysa insha alaah qawaariij ta Somalina weey kasoo kabsan dhibtaas insha alaah

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 2 месяца назад

    KAN MAALINBA WA QOF HADAFKIISA LAMA GARTO. MAR WAAD JECLAANAYSAA MARKA KU XIDGANA SIGSAAG BUU U SOCDAA. WAAFR ITOOBIYA ILAA PUNTLAND ILAAH SL ILAA JIGJIGA IYADAA QAADATAYE EE IYAGA LA DAGAALAN ISKA DAA SHABAAB IYO HAWIYE WAA IS OG YIHIINE. IGADNA MEESHAY KU ILAASHATAYE.

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 2 месяца назад

    Itoobiya ayaa uga halis badan waayo alshabaab waa dhalinyaradi dalka oo sii qaldan lo adeegsaday dalkuna dal kale ku dari mayaan ee waa xukun doon halka itoobiya usocoto in ay dalka somaaliyeed ku darsato dalkeeda oo iyadu ay xukunto wax isu dhow maahan labadaa fakar

  • @MXuurahe
    @MXuurahe 2 месяца назад

    jamaca waa aduun ee maxakamadsaara ninki dhaqan itobiya lugu arko waa danbiile ku dhawaqa xukunka jamaca anigu qofki la macabila

  • @CaliRermagaal
    @CaliRermagaal 2 месяца назад

    Itoobiya ayaa halis badan

  • @abibakaribraahin8541
    @abibakaribraahin8541 2 месяца назад

    Kan isqarxinaya iyo kankale ee laqrxinaaya 1 guru ayey kasoo wada baxaan sunbaagashey somaaliya

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407 2 месяца назад

    Wax badanna itoobiyaa daran lama simi karo shabaab waxay rabaan xukun iyo inay dalka xukumaan ciddii ka hortimaadana waa dilayaan,
    Laakiin itoobiya waxay rabaan dalka inay qaataan dadkiisana laayaan jiritaanka soomaalidana ma ogola

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 месяца назад

    oo sowta xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq leh waa walal heen😮😮😮

  • @AhmedHussein-ze4pe
    @AhmedHussein-ze4pe 2 месяца назад

    ADBA DANTADA AYAD U RAGTA IN SOMALI ETHIOPIA LACOLOWDO SI AY IDIIN COREYAN LAKIN HASIGIN INANU KU XORAYNO WLHI WAANU KU DHIIBAYNA ETHIOPIA KUBIYO CAB

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

    ETHIOPIAN HADDAAD CADOW UTAQAAN MAXAAD UGU SACABATUMAYSAA KUWA KU FADHIDA KURSIGII SHAYDAANKA EE ETHIOPIA SOO DHEX DHIGATAY CAASIMADDA SOOMAALIYEED

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 месяца назад

    Ethiopia ayaa u haliis badan ayago doonaya inay qabsadan oo gumeestan, waxaayna kuwo badan oo ah Somali, waxaay ka qaatan wixii ay haystan Somalidu, waxaa la garaan la yahay waxa Ethiopia nagu saliday, Uruurka AS ayaguna yihiin arxaanlawayaal dadii Somaliyeed dhibaatooyin waa weyn.
    Kooxdan waa in layska qabto oo xooga la saaro ayado aan waxba laga hagraan.

  • @libaxsoftware4807
    @libaxsoftware4807 2 месяца назад

    The number one enemy in Somalia is SFG and her friend Ethiopia government is a just side effect.

  • @ahmedaden6116
    @ahmedaden6116 2 месяца назад

    Unined nations wadanka macdantiisa ayay gurtaan

  • @mahadali3600
    @mahadali3600 2 месяца назад

    Waxay dumiyaan dhismayasha , diidta in laga ganacsado waa xaaran

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 2 месяца назад

    Jamac waxad tahay nine umadiisa u diir naxay. Balse dadka siyasikusheega ayaa somaaliya hoose geynaya Etoobiyo:::

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 месяца назад

    Ethiopia 🇪🇹 cadow uma aqaan run aan isku sheegno Ethiopia haday cadow tahay maxa kuwa kilanku ugu niikiya oo u haystan Ethiopia waa dariskeena waa dad aan wax kala gadano waa dad aan waligeen Saxiibkiis ahayn 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 месяца назад

    De ada kadhiga reerhebal odad isaaq layidha halaxasuuqayidha la aantodna madagalami kartid wayo wa asalka somali

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 месяца назад

    Itoobiya nooga daran

  • @xareedoxamdi7288
    @xareedoxamdi7288 2 месяца назад

    Etoopiyaaa halis ku ah

  • @JabriilMaxamed-m4w
    @JabriilMaxamed-m4w 2 месяца назад

    Faarax galadow hada ayaan daawabayaa warka aad akhrinayso 5o adigo kale ah ayaa somali kuficned waad ku mahsan tahay goobabada aad dadka iyo dalka uhayso mahsaniid

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 2 месяца назад

    Dadka hada joga iyagaaba sii naya itobia

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 месяца назад

    Wax lays barbardhigi karo ma aha,
    Waxaa halis badan itoobiya 100%,sababtoo ah alshabaab dhul inay goosato uma socota kursi iyo in diin ku xukun bay u socotaa.
    Lkn itoobiya dhulay goosaney iyo in gaalo dalka ku beerto ayeey u socotaa,

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 2 месяца назад

    Waar adigu ma xabshi baad noo difaacaysaa oo 4.5 baad noo aaminaysa. Alshabab dadka somaliibaa taageersan adigee fikikaaga hadAshay waryaa dad muslima cadow hanooga dhigin.

  • @MARTALGEMINIG
    @MARTALGEMINIG 2 месяца назад

    Itoobiya.waa.tuug

  • @mahadali3600
    @mahadali3600 2 месяца назад

    Goorma ayyaa la arki doona umada somali oo nabad ah

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 месяца назад

    Alshabaab waa shayaadiinn ardaydaasi maxay galabsadeen xasuuqa aygaysteen lagama sheekaynkaro halaagu tan iyo maanta way socdaa yaa soo dirtay

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Alshabaab waa. Shiico waayo suniyiinta. Ayey laayaan

  • @hubantichannel3476
    @hubantichannel3476 2 месяца назад

    Ethiopia

  • @dudef6438
    @dudef6438 2 месяца назад

    Oo maxay kalayihiin?😎

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 месяца назад

    Halgamaa jamac Galad

  • @MuqtarCabdi-rx2wu
    @MuqtarCabdi-rx2wu 2 месяца назад

    Asc.jamac.galad.dadka iyo.diinta.jabab..yadarab jiriranka.somalinimo.siyasiyan.ethiopia.ayaadan.kakhatarbadan.

  • @dayibmaal3335
    @dayibmaal3335 2 месяца назад

    alshabab iyo somaliland dheh

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d 2 месяца назад

    Caqligii wanasgsani wuu garanayaa ma waxlays barbardhigikaraa dsd wadsnkooda nolol iyo diin laraba iyo cadaw gaslo ah subcasnalash

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 2 месяца назад

    Ethiopa maanta sida ay tahay haddi aad ogaan lahayden warkuwan
    Somalia jooga an ku,yaacno ayaad dhihi lahayden
    bari waxey noqon doonta alla og
    lkn maanta Abiyi axmed Ethiopia dhulka ayuu lagalay wax uu lajoogo malahan adis ababa itaad kabaxdo Duledka adis ababa magaalada ladhaho debrezeyt matagi kartid sidi liibiya okale waaba lagu qafaalanaaya,hadi an lagu diln nasiib ayaad ledahay madax furasho laga qaadanaaya wallhi arday badan oo jaamacad kusocdey ayaan dhoweyd laqabsadey calaa qoof waxa laga raba lacag.dhan 20,000 $ Ah

  • @MuqtarCabdi-rx2wu
    @MuqtarCabdi-rx2wu 2 месяца назад

    Asc.jamac.dadka.iyo.dinta.shabab.ayaadaran..jiritanka.somalinomo.ethiopia.ayaadaran

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад

    Nio alshabaab dhibkeeda😂waa badan yahay laakiin ithopia ayaa ka daran

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 2 месяца назад

    Aby ahmed bini aadam inooga halisbadani inama soomarin

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 месяца назад +1

    aabaha cuqdad kawas Axmed madoobe maxaa uga reebtay. madaxweyne Deni ha ka been sheegin.

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 месяца назад

      Aabahaa oromada ka was orom yahow oromku dhalay mar dhow dhulka soomaaliyeed waa lagaa talxiili meel aad ka tuugasato oo danbe weey kaaga dhamaatay

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 месяца назад

    Amarkii farmaaje ayeey ku yimaadaan 2019 beey soo galeen gobolka galbahaareey

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      Beenaale kursiga shaydaanka ee kuwa madaxnimada been-abuurka sheegayaa ku fadhiyaan markay Xamar soo dhexdhiganaysay ma Farmaajo ayaa jooay?

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n Месяц назад +1

      @@lilcuzzwhitemoe ha ku waso farmaajo

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n Месяц назад +1

      @@lilcuzzwhitemoe shayadaamiin yahay cilamaaniyada ah ee shayaadiinata caabuda ma runtaa ku danqineeyasa galbahaareey farmaajaa soo galiyay ciidamada Ethiopia ah ee aan magaca aminason aan ku joogin ee sida sharci darida u jooga galbahaareey

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      @user-fm8ej5yb4f WAR JAAHIL YOHOW ASHAHAADO LADIRIRKA AH MA CIIDAN GAALA AH OO HUBAYSAN AYAA UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED DHULKEEDA SHARCI UU KU JOOGO UHELIKARA ?
      AMISOMTA AAD SHEEGAYSO , FARMAAJO, XASAN IYO CIIDAMADOODA IYO INTA LAJIRTAABA WAA GAALO IYO GAALA-RAACYO ,WAANA IN UMMADDA SOOMAALIYEED EE MUSLIMKA LADAGAALANTO OO LAYSKA QABTO.
      ABIY AHMED IYO KURSIGII SHAYDAANKA EE UU XAMAR SOO DHEXDHIGTAY 2007 KUWA KU FADHIYA AYAAD RABTAA INAAD LABA QOLO IIGA DHIGTO. ADEER CIDDII AY RUN KATAHAY NACAYBKA GAALA-MADOWDA ETHIOPIAN KA AH HORTA HALA DIRITO KUWO KU FADHIYA KURSIGA SHAYDAANKA EE AY IYAGU KEENEEN MUQDISHO HANA KU BEDELO MID XALAAL AH OO ILAAHAY SWT KA RAALLI YAHAY

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 месяца назад

    Farmaaje ayaa keenay

  • @AhmedHussein-ze4pe
    @AhmedHussein-ze4pe 2 месяца назад

    KKKK ETHIOPIA DAAROOD AYAY COLYIHIINE ANAGU ISAAQ AYANU NAHAY WANA WAALAHAYO EE DANTA DAAROOD HAKU DABAKHIN SOMALIDA KALE CAWAN OGADENA WARIKISA IGADHEH

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 2 месяца назад

    Kuwa gudaha naga bisleeyay waa qawarigta

  • @nuurcilmi199
    @nuurcilmi199 2 месяца назад

    OO maadaama diin ku waydiinaa

  • @Tahirismacail25gcom
    @Tahirismacail25gcom 2 месяца назад

    Iyo kii soobe

  • @abdihakimibrahim9506
    @abdihakimibrahim9506 2 месяца назад

    Galadoow Sxb ayaantan inaad dayaarado ka faalto ayaad keentay waanaad faraxsanayd
    Lkn somaland goan bay so saartay digniin ah o labadii diyaaradood ku socda itobia waxbay isla meel dhogeen
    Labada diyaaradood amarka duule e ay qaaten hargaysa ka shaqayn maayo o qaxoonti bu ku ahaan jiray
    Marka diyaaraduhu is diidada wayay u dirayaan hayadihii gacanta ku hayn jiray hawada somalia taa macneheedu waxa weeye in hawadii nayrobi lugu celiyo qoladii qaramada medoobi xasan waxay uga fadhiyaan 20casho sidii amarkiisu uga fuli lahaa somaland ileen isaga doonte
    Waa ta labaade qoladi xawaaladha xasan goal bu iska dhaliyey
    Reer somaland labo compony o caalamiya ayeey leeyihiin midi waa dahabshiil midina waa woldrimit wildrimit iyadu warkeeda way cadaysay
    Dahabshiila horo qadad wayn uga habaysatay o hadii ay buuqkernana wa compny caalamiya o wu la dhiil garayn villa wardhiigley
    Anagu suuqa woldrimit iyo dahabshiil hadu diido waanu u xidhaynaa
    Kuwan hoos ku xusani way ku daayen darood iyo hawiye shrkadahoodi oo 30 ka badan way u dhamaatay
    Zaad
    Telesom
    Payse
    Taaj
    Salama Bank
    Juba
    Amal
    Barmeir Bank
    Intaba waa so caydhinayna bal cida qasaarta aanu eegno muus
    Simalia midh basali ugama timaado somaland
    Intaas oo shrkadood waliba telesom waa in shaqo anu ka qabano
    Xasan duufle iska cadaamada isku dilay awoow waxan siyasada waa la sameeya
    Diyaaraduhu amarka waxay u qaaten si ay faji ugu aasan
    Hasan warkisa waxa so afjaraysa hargaysi haday somaliya tahay oo aad diyaaradaha markaa siisay waxay qoladan hargaysa joogta ?
    Markaa waxa lagu xukumayaa qayral masuul beenale ah
    Dalka uu dhegayona aan mamulin

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud 2 месяца назад

    etopia xun wlhi

  • @AmranMahammad-k1f
    @AmranMahammad-k1f 2 месяца назад

    Itoobia ayaaa inooga xun

  • @suleimanshibiin4980
    @suleimanshibiin4980 2 месяца назад

    adigu nin itobian ah ayaad tahay, faaraha kala bax arinta somalia, wadan kaaga ku ekow oo daacad u noqoqo, somalia waxba kaama galin, idinkaa qasaya somaliya, oo doonaya i in somaliya idiin dhintaan oo idin dagaalamaan waa dhamatay saxabibow taas aamin meeshii eebe kuugu abuura dhibta jooji

  • @MaxamadpCali
    @MaxamadpCali 2 месяца назад

    Oromoda madeyen

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Jaamacow. Makula tahay in hadii dalkeena laqabsado in. Soomaalinimadii. Soo. Noqondoonto

  • @snw9257
    @snw9257 2 месяца назад

    Ethiopia aya nogadarn al-Shabaab. Al-Shabaab waa xukun raadis waana dad Somali ah . Lkn ethiopia dalka hadii ay qaadatay dadku xagu ku nollan?