MARKAY UGU KULUSHAHAY XEEBTU AAN 24 SAACADOD KU NOOLANNDOONA !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 22

  • @hamsekosar1196
    @hamsekosar1196 2 месяца назад

    Mash allah

  • @SMije-c4t
    @SMije-c4t 2 месяца назад

    Inaad dishaan maha abeesada adeer

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 2 месяца назад

    Ilaahey haniiga xifdiiyo walalo❤

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb 2 месяца назад

    Woow safar Qurux badan iyo Jawwi degan

  • @engjeesto
    @engjeesto 2 месяца назад

    manshalah weeye ugaas

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 2 месяца назад

    Insha allaah waanku dalxiisi donaa malin un hadii Allaah yirahdo

  • @salaxleychanel8500
    @salaxleychanel8500 2 месяца назад

    ninkani wuu dedaalayaa masha allah allaha kuu rumeeyo hamigaaga fog eed ku hamiyayso

  • @AhmedIsmail-w3h
    @AhmedIsmail-w3h 2 месяца назад

    Ha dilin abeesada. waa xayawaan qurux badan. dadkan ma doonato hadaan meesheeda ku doonan. imika adigaa doonanaya. waa dembi weyn. sidaas oo kale ayey ku dhamaadeen, kaymihii waaweynaa, iyo duurjoogtii. sidii loo lahaa waa bahal, dila. kaynta guba bahalka ku dhuunta

  • @himilofishingcompany2565
    @himilofishingcompany2565 2 месяца назад

    Woow maansha allah
    Meeshaa wan ka helay
    In badan noogu soo celi

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 7 дней назад

    Geedka Aad Shegayso Waxa La Yidha Kulan

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 2 месяца назад

    Bakhayl bay la hadlayaan

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 2 месяца назад

    Barnajika aad baan u jeclady mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @XasancabdiPato
    @XasancabdiPato 2 месяца назад

    Next trip gobolka daadmadheedh ❤

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 месяца назад

    Odayga Ciise Muse bakhayl aan loo hoyan ayuu ahaa, ama caana diiq magaalada u eeb geeya ayuu ahaa, waa labada mid.

  • @Mataan-m4q
    @Mataan-m4q 2 месяца назад +2

    Dalxiika gormaa is ku raaca naa wllk

  • @xamsejaamac
    @xamsejaamac Месяц назад

    😂😂

  • @xamsejaamac
    @xamsejaamac Месяц назад

    Geeri 😂