Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Woow mashallah waa waa meel ilaahay barwaaqo dhigey🍀☘️🌳🌱🌿🍏🌧️🍎
AlxamduliLLAAH ILAAHAW noo siyaadi nimcooyinkaaga Kuwii ku mahadiyana Naga dhig
Abyan caalin waan ku salamayaa khar isha allaa
Hi aabyan tv runahaanti waa beled barkaysan illahy habarkeeyo markasta
Mashaa Allah
Asc walaal qaloocato reerka dega kolba waa dhul habaryoonise reerkii degan
Waxaan filaayaa ugaadh cumar waxaad kaloo degan guuyoobe muusecabdalle iyo isxaaqcarre
@@abdulraven4970 meesha tolkii oo dhan baa ku kulmey waanu usoo soconaa
@@abdulraven4970 mansha alaah meeshay tolkii waa ku dhan yahay
ALLA haydiin barakeeyo.
Maanshlaah waa Nimco group Shinida Ku biiri lahaa
Qaloocto xagay ku taalaa waxaan mapka ku ama google qaloocan markaa isku midbaa waa haybe oo jooga rotterdam holland khar isha allaa
Oodweyne xukunta
Gatitalay tag sodub
Insha allah.
Reer cabdi xirsi❤
dalwayn alle waa nagu galladay.
Odaygan allle ha cafiyo faqash Ku yeh adeero wax dhama ma hayno dowladii dhexe soomaali odayaasheeda waxa laga dhaxlaa qabiil Iyo qurun halka odaysha calamka laga dhaxlo tariikh Iyo wax muuqda oo loo baxsado
Kacaanku afgembi ayuu ku qabsaday maamulka iyadoo dalku si fiicaan usocdo kadibna illaa 10 sano ayuu si fiicaan ushaqeeyey.Markii 1980kii lasoo galayna qabyaalad isaaq lagu ogaadhsanayo ayuu kacaanku bilaabay illaa snm meesha ka tuurtay.Isaaqu marnaba kacaanku muu dooneyn inuu rido ee waa lagu qasbay isagoo doonayey wada hadal balse laga diidey.
Qalocan ma s.landba mise wa itobiya hore xadka xagay ka xigta
Waa oodweyne agtiisa magaalo madaxda gobolka daadmadheedh
Qaloocato waxaa dega Habar Yoonis waana Soomaliland Qaloocan iyadu waa xadka Ethopia waxaana dega Majeerteen jufada la yidhaado Biicdyahan
Qaloocato waxay galbeed waqooyi ka xigtaa 21km magaalada oodawayne ciifagake guuyoobe ayaa iska leh habryoonin ugaad cumar Iyo muusa cabdale ayaa la dega
@@a.btubechannel1447Ciidagale iyo HY xaggaad u kala waddaa mise Faysal Cali Waraabe ayaa irbadii sunta ahayd kugu mudey kaasaa HY necebe
Qaloocato waa halkee calinow
Oodwayne ayay ku dhawday waana gobolka daad madhedh
@@caalinAbyan shukran caalin
Qaloocato waxa ay hoostimaadaa oodweyne oo ay u dhawdahay
Xagayi ku taala qaloocato
Degaankebaykatirsantahay
Daadmadheedh
Waa degaanka oodwayne
Oodawayne