Waraysi xiiso leh oo aan la yeeshay fanaanka Xariir Axmed ee aad loo xiiseeyo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 390

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 2 месяца назад +83

    Xariir Ahmed Waa Fanaan aad Daacad U ah Nin Qalbi Fiican Oo Gobonimo Badan Masha allah

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett 2 месяца назад +35

    Masha'alllah Xariir ahmed waa nin dhalinyaro oo aad u degan waxana ku jeclahay sida faniinta qaar siyaasada uma xaglin, waa nin dhalinyaro ah oo meel walba laga soo dhawayn.

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 2 месяца назад +85

    Xariir axmed waa nin qalbi fiican somalina u dhexeeya qabyaalad na ka madhan waa nin aad debecsan maashalaha from hargeysa

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 2 месяца назад +6

      Waa nin macquul ah marka loo eego fanaaniinta kale

  • @maxamuudxasan9150
    @maxamuudxasan9150 2 месяца назад +40

    Xariir Ahmed Waa fanaan hibo faneed oo aad u saraysa leh, maaha fanaanta ay warbaahintu buun buuniso balse waa fanaanka uga daawashada badan yihiin heesuhu bartan RUclips❤

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 2 месяца назад +6

      Haa waa goatka fanka hada ama boqorka codka ragga kale ee la buun buuniyaa waa qabyalad wll

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 2 месяца назад +22

    Xariir ahmed wa nin humble ah mashallah oo af gaaban . Thanks hereri legend haaye haaye haaye 😂.

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 2 месяца назад +26

    Plz and plz somaliyay magac rasuul ka scw meelaha heesaha commentska aan lagu soo qorin

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 месяца назад +33

    Xariir was fanaan aad u qiimo badan Hargeisa kaso salamaya ❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 2 месяца назад +18

    Xariir waa Nin karaamed Alle Hibo ku manaystayyy mar kle noso noqo From London wanu kusoo dhawayn doonaa sidii Hore ka diiran insha allah 🤝❤️

  • @badridahir1114
    @badridahir1114 Месяц назад +1

    Xariir is one of my favorite singers, wuxu ka mid yahay fananinta ugu akhlaaqda wanagsan.

  • @ShamsudinShamsudinkahin
    @ShamsudinShamsudinkahin 2 месяца назад +14

    Xariir wa shaqsi qalbi saliim ah fankana aad moodo inuuna niyada ka dagin mansh allah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +27

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc 2 месяца назад

      Wll SALLIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @hiboabdi9392
      @hiboabdi9392 2 месяца назад

      😢scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 2 месяца назад +10

    Masha Allah aad baa uu mahadsan tahay wariye cabdisalan hereri guuleyso niin kaa liyaa aan ugu jeclahay wariyasha somalida ilaa malinta ku bartay waa ku laa socday ilaa wakhtiigi universal tv guuleyso ilahay caafimad iyo cimrii dheer iyo cibaado subaan haa ku siiyo amiin amiin ❤❤❤🥰🥰🥰🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @askimyasin8638
    @askimyasin8638 2 месяца назад +13

    Warisigan sidaan usugayay wali waraysi uma sugin Xariir Ahmed goat❤❤❤

  • @HAAWOapdulllahi
    @HAAWOapdulllahi 2 месяца назад +12

    Waa markii igu horeysay ee xarir si fcn ufiriyo🎉😮

  • @caabishataa6612
    @caabishataa6612 2 месяца назад +3

    Xariir ahmed waa taliyaha fanka waxan codsanayaa madaxwayne halaga dhigo wan aminsanahay in umadu midoobi lahayd ❤❤❤ from 🇰🇪

  • @mubarakpheisal2509
    @mubarakpheisal2509 2 месяца назад +11

    Legend keyga xariir ahmed wan ku wata 🐐 faanka somaliyat

  • @josephlyrics1480
    @josephlyrics1480 2 месяца назад +10

    Xariir axmed fanaanka kaliye fanka ka tageero illahay ha ku sharfo wllky adiga iyo weriyaha caalamiga ah ee hereri

  • @nagiibibraahim1483
    @nagiibibraahim1483 2 месяца назад +25

    WOOW LEGEND XARIIR AXMED

  • @Marketmastery-A
    @Marketmastery-A 2 месяца назад +17

    Odey hareri long live.

  • @AbdikadirIsmaciil
    @AbdikadirIsmaciil 2 месяца назад +7

    My Favorite Somali Singer Xariir Ahmed

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 2 месяца назад +1

    Mnzha allah Xariir Ahmed Waa Fanaan dagen oo qalbi fiican runtii From Gabiley Iyo Suxufi sare Abdisalam Ibrahim Hereri ❤

  • @papanwillmudug894
    @papanwillmudug894 Месяц назад

    Hargaysa somaliya iyo muqdisho kuma lohoo xriir axmed abdulah respect zxp nin qalbi wanagsan

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 2 месяца назад +4

    Waligeey ma arag fanaan sidaan oo dhan xishood u xishood badan xariir ahmed xishood aad uweeyn ayaa marwaliba ka muuqdo waa sida wanaagsan lagu garto shaqsiga wacan

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 месяца назад

    Maasha Allah Xariir Axmed iyo Cabdisalaan Herari iyo Buurta Kaaramardha waa qurux dabeeci ah Somaali Illaahay waxuu siiyey dhul qurux badan.

  • @sirjames3210
    @sirjames3210 2 месяца назад +4

    From hargeysa xariir magaciisa ayuu la mid yahay waa xariir waa somalida dunta wanaagsan

  • @ahmediiyasin984
    @ahmediiyasin984 2 месяца назад +4

    Mansha alah xariir waa nin qalbi wanagsan waxan alle uga baryayaa inuu heesaha ka madoobeeyo

  • @JOSEPHBOY66
    @JOSEPHBOY66 2 месяца назад +4

    Hareeri this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter❤❤❤❤❤

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 месяца назад +18

    Allaha so hanuniyo ,arzaqad xalalna ha siiyo .

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 2 месяца назад +2

      Wa run walal aamiiin
      Fananka Iidle yare ayaa toos u sheega inay xaaraan tahay musigu lakin wuxu yiri ma hayo shaqo kale

    • @AmiinapdihassanApdihassan
      @AmiinapdihassanApdihassan 2 месяца назад +2

      Lkn wll xariir fanka uguma jiro lacag anaa kaa huba maha nin danyara

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 2 месяца назад

      Aamin qof kaa fiican maba arag 😊

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 10 дней назад

      ​@@AmiinapdihassanApdihassanhaa Lakin lacagta ugu badan sow fanka ka so gasha uun maaha wll

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 2 месяца назад +8

    Xariir axmed he's my favourite number one fanaan ❤

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 месяца назад +6

    Xariir Ahmed waa fanaan qalbi wanagsan somali u dhexeeya nin mutaxarima u eegyahay runtii aad baan u tagera

  • @XabsaxashiHabsa
    @XabsaxashiHabsa Месяц назад +1

    Xarir ❤❤❤abayo xarir borama kali hees noguqad walalo

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 2 месяца назад +4

    Wacalay ku masalana waraxmatulahi barakatuhu lpx xariir ahmed ❤❤

  • @Beru700
    @Beru700 2 месяца назад +1

    Xariir ahmed. Wiilka aan abtiga u ahay .
    Guul iyo gobonimo. Nasab kaamil ah ❤.

  • @muniirxasan8993
    @muniirxasan8993 2 месяца назад

    Waa ruug cadaa wariye ah waa fanaan xul ah waa goobtii taarikhda aheyd ee kaaramardha iyo caasimadii jigjiga lagama sheekayn karo ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedyussuf5545
    @mohamedyussuf5545 2 месяца назад +1

    Xariir magacisa Iyo isagu way isleeyin Waa nin Yar oo nadiifa afgaaban masuul ah runti Waa fanaan aad ucod macaan hore uso bro 😎

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 2 месяца назад +9

    Nin edab ka muuqato waaye oo xishood leh, mustaqbalkiisana ilaahey mid ka wanaagsan ha ku hagaajiyo iyo khatumo wanaagsan.

  • @ahmedabdirahman5322
    @ahmedabdirahman5322 2 месяца назад +4

    Illhey ha kaa soo hanuuniyi wal xariir ahmed

  • @BilanMoustaphe-un9ul
    @BilanMoustaphe-un9ul 2 месяца назад +10

    Alhayow fananinta islaamka soo hanuni

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад +26

    Masha allah ❤❤❤

  • @Deeqdeeqsiomarmohamed
    @Deeqdeeqsiomarmohamed 2 месяца назад +3

    ar dhul muxuu inaga maqan yahay hadaa somali nahay. insha allah goor aan dheereen waan soo ceshan doonaa dhulka ay inaga heesato ethiopia iyo kenya

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 месяца назад +2

    Xarir Ahmed ad baan u salamaya Abdisalan iyo hereri media na wan salamaya ❤❤👍

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 2 месяца назад +5

    Boqorka codka ama goatka fanka hada somalida xariir axmed keep going brother from hargeysa fanka hada ninka ugu hormoodsan ciyaal yar yar oo qabyaalad lagu buun buuniyo ayaa magalada haysta hoo hadana 10m view ba helin lakin xariir waa ninka qudha ee 26 1y ku hela isaga oo hadana laxanka leh runtii fanaan full ah weeyi dhinackasta qabyaalad ka madhan xataa real goat abdi salaan hereri mahadsanid madaama aad soo qabatay fanaan aad loo jecelyhy❤❤

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 2 месяца назад +1

      Isaga iyo Suldaanka midkee horeeya

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 2 месяца назад

      Xariir baa horeeya​@@MawlidRashid-rn5xc

    • @ridwanmohamud5134
      @ridwanmohamud5134 2 месяца назад

      Dee xariir baa aad iyo aad uga sareeyaa
      Suldaan seeraar waan taageera balse xariir gaadhi maayo sxb​@@MawlidRashid-rn5xc

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 10 дней назад +1

      Labaduba waa top wll waana goat yo balse cod ahaan hadii ay noqoto xariir ayaa kayara macaan fan ahaana xariir baa fiican laxankoo kale xariir ma jiro fanaan ka laxan sareeya dhinaca views ka 28 million aye garaan laxankiisuna suldaana dhinacaa laxanka kuma wacna ee cod io heeso un weeyi markaa suldaan waa fananka qudha ee xariir cod ku dhawaan kara ama la tartami kari inkasta oo anay kale dhicin xariir axmed number one singer suldaan second singer baan odhan lahaaa ❤​@@MawlidRashid-rn5xc

  • @AhmedBean-p8g
    @AhmedBean-p8g 2 месяца назад +11

    War macid ba iga hor dawaty😂😂

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 месяца назад +4

    Habar yoonis baan uhaystey xariir axmed show waa OG noolow indr meel makala jirnee.

    • @khadar_mohamett
      @khadar_mohamett 2 месяца назад +3

      Ogaden Mohamed zuber ree isaaq weeye lkn kama dheero habaryoonis Ciidagale lkn aad isugu dhow yihiin.

    • @Mediamidnimo
      @Mediamidnimo 2 месяца назад +1

      Jahuurka duula my ina ader will soamaliyed 🎉

    • @hoggaansane9275
      @hoggaansane9275 2 месяца назад

      Walaale Ogaadeen soo idinku maydaan dhalin, sidaa ma ogid miyaa.
      Arab ayaa na dhalay, markaa reer abtigeen ayaad tihiin.
      Wiilna waa Abtigii, Ogaadeen iyo Dhulbahantaba waa isku hooyo, kuleelka iyo daacadnimadda reer Abtigeen ayaan ka kakeenay.
      Dadkii shaydaan baa soo kala dhex galaye, ee dadku waa wada ehel iyo Rixim.

  • @xawom3016
    @xawom3016 2 месяца назад +1

    Wooow, mashlh xariir axmed waa akhyaar, dhalin yaro ah. C/salan dhamaan salaanta sare. Meel qurux badan ayaad isku hesheen , jawi dagan iyo warqaadis wacan fananka , Mahad sanidiin dhamaan.

  • @NajmaArab-xb3tz
    @NajmaArab-xb3tz 2 месяца назад +1

    Mansha Allaah xariir Axmed fanaanka aantaageero

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 месяца назад +1

    ❤Masha Allah Saxafi philosopher Cabqari Mufakar Muhindis Saxafi wakhti Adag Noso Gudbin Jiray Dhacdooyinka Aduunka Ka Dhaca Mahadsanid C/Salan Hereeri 🙏🙏🙏🥀

  • @kg6987
    @kg6987 2 месяца назад +2

    Al fanaan Xariir, the best

  • @abdiwalishonbe5393
    @abdiwalishonbe5393 2 месяца назад +2

    Xariir ahmed waa fananka 5 somali codkooda haysta❤❤

  • @maryanabdi4200
    @maryanabdi4200 2 месяца назад

    Alxandulilaa kalmad fiican baa ka soo baxday oo uu rabo in aanu ku sii jirin fanka , Fanka horumar lagama gaadho Rabi waxaan kaaga baryeynaa in aad ka fadhiisato

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan9786 2 месяца назад +5

    Switzerland 🇨🇭 inad imaado isku Day legend

  • @JireyAbdalla
    @JireyAbdalla Месяц назад

    Saxiib xariir waad saxan tahay dib ooga guro wana xaqiq maho wax lagu waaraayo kafariiso illahayna hakugu kaal meeyo bro

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 2 месяца назад +2

    Waa meeshaan ku dhashay Dhagax Buur ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kafirso
    @Kafirso 2 месяца назад +16

    Xareer heesihiisa waxaa ugufiican hesta muxibada aan kuuqabo

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 2 месяца назад

      Heesta waan jeclahay, liin macaan lool

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 2 месяца назад +1

      Haa Lakin wllhi makala dhacaan mid wllba hekeedu dhigay

  • @ShukriIbrahim-u3t
    @ShukriIbrahim-u3t 2 месяца назад +1

    Cabisalaam,wariye aan tagero, thanks, xariir fanaan dagan.🎉❤❤❤

  • @AbdirahmanKaliil
    @AbdirahmanKaliil 2 месяца назад +3

    Haaye haaye haaye the lagend ❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад +1

    Xariir Axmed waa waawaynka, wuxu leeyahay Heesaha ugu VIEWS bdn sida, 26M iyo 24M🙏
    After N.Hilaac iyo C.Aadan🙏He is the best🙏

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 2 месяца назад

    Haa aad ayaan oga helnay wareysika fanaanka thank you both of you

  • @MaryandiiliMaryama
    @MaryandiiliMaryama 2 месяца назад +6

    Haaye haaye haaye 😂 hareeri ma,ilowdid midaa

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 2 месяца назад

    Runtii waa shakhsiyad cajiib ah
    Al-Fanaan Xariir Ahmed👍

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel 2 месяца назад

    Xariir ahmed run ahantiii waaa nin aad iyo aad uqalbi wanagsan una afgaaban aadna udacbecad wanagsan.

  • @IshwaaqIshwaaq-m8f
    @IshwaaqIshwaaq-m8f Месяц назад

    Goat fanka xariir axmed ❤❤❤

  • @HussienAwale
    @HussienAwale 2 месяца назад +3

    Dhagaxbuur uu ku dhashay jigjiga wuu u dhasay ❤

  • @JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk
    @JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk 2 месяца назад +1

    Heerari and xariir big two legends ❤

  • @SOMALIA27
    @SOMALIA27 2 месяца назад +8

    Jigjiga - OGADENIA ❤🇸🇴

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 2 месяца назад +4

      Jigjiga somalia 🇸🇴

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 2 месяца назад

      Jigjigi goormey somaliya noqotey wadawlad dekànka somalida ETiopa DDS​@@mustafeadan6924

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 месяца назад

      ​@@mustafeadan6924OGADENIA MIYA KU DHIBTAY SOMALIA WA SOMALIA OGADENIA WA OGADENIA DHAQAN IYO DHIIG AYA KA DHAXEEYO LKN DHUL KAMA DHAXEEYO

  • @Hashi350
    @Hashi350 2 месяца назад

    Mashaa alhaa wan inani doonaa hlamar ❤❤❤❤ sxp xariir gulayso❤❤

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 месяца назад +1

    Goat ka fanka xariir axmed 🔥

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 месяца назад

    Masha allah fanaan rugcadaa ah iyo wariye rugcadaa ah masha allah laba nin oo aan aad ugu xidhanahay masha allah horumar wacan 😍🤩💥💫

  • @RahmaAhmed-pi1pu
    @RahmaAhmed-pi1pu 2 месяца назад +6

    Legend+ rugcadaa Cabdisalaan Hareri❤

  • @cabdifataax3739
    @cabdifataax3739 2 месяца назад +3

    Thank lot

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 2 месяца назад

    Xariir axmed waa mashalahla aamin allhal giu ❤❤❤❤❤

  • @baxsanebilaadi3869
    @baxsanebilaadi3869 2 месяца назад +1

    Ninkaa yari waa nin af gaaban gabanimo badan baa ka muuqata maasha Allah

  • @AadanIsxaaq-ex3up
    @AadanIsxaaq-ex3up 2 месяца назад

    Xariir axmed halkas hees cusub kusooqaad oo jaceel ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Xariir Xariir

  • @BashirYassin
    @BashirYassin 2 месяца назад +2

    Heesa xariir Axmad wali intaan dhagaystay maanan jarin ilaa ay dhamaato mar walba oo aan dhagaystana waxaan dareemaa 😢😢😢

  • @_faatax
    @_faatax 2 месяца назад +4

    Barnaamijyada cabdisalaan sameeyo waa qaar xiiso leh oo waayo aragnimo kubwaraysata cida markaa martida u ah
    Inaan ku cidhnaado waxay ii tahay farxad aniga iyo dhamaantiin
    Xariir waa fanaan degan oo akhlaaq wanaagsan ka muuqato oo hibo faneed leh
    Salaan dhamaantiin

  • @Farhaanabdisalan
    @Farhaanabdisalan 2 месяца назад

    The one and only xariir axmad fanaan aan tageero lanbar one u ahay guleyso ❤

  • @SiciidHariir
    @SiciidHariir Месяц назад

    xariir axmad is the best❤

  • @NaajiFarah
    @NaajiFarah 2 месяца назад +1

    walaalaheen [ ABGAAL] waa salaamaa waa ujedaa iney meelwalba joogaan guuleysta

  • @KhalidMahamud-sg4lv
    @KhalidMahamud-sg4lv 2 месяца назад +2

    Mansha allah c/ salan hareri rugcada saxafaded 1m somaliyey an garsino 🎉

  • @xamiimofficial3818
    @xamiimofficial3818 2 месяца назад +4

    Xariir Axmed
    Waa fanaanka 5aad ee uheeysta jiilkiisa manate
    Marka Laga sootago
    1_Cawaale aadan
    2_Nimcaan hilaac
    3_Hodon abdiraxmaan
    4_iskalaaji

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 10 дней назад

      Raggan aad sheegtay waa top xariir fankana weykaga soo horeeyeen Lakin midna kama cod macaan hadii cod laga hadlo xariir ayaa u horeyn

    • @xamiimofficial3818
      @xamiimofficial3818 9 дней назад

      @@sakariyecabdi3865 Maya fanaan haduu jiro maanta Liv kuheesi karo waa nimcaan Hilaac
      Codna luguma gaaro . Waxaa lugusooxasuustaa maxmed salebaan tubeec

  • @naimamohamudhussein2284
    @naimamohamudhussein2284 2 месяца назад

    m.a fanaan codkiisa quruxbdn ku jooga fanka ❤ fanaan xariir ahmed tageera buuxa ayaan u ahay

  • @Ali-e1w
    @Ali-e1w 2 месяца назад

    Masha allah waxa kulmay labo qof oo aad utaageero dhina wariyasha iyo fanka

  • @xamsejiir5137
    @xamsejiir5137 2 месяца назад

    Xariir ahmed waa fanaan weyn oo akhlaaq baddan ka muuqato ❤

  • @somane8124
    @somane8124 2 месяца назад +5

    Suallaha u bahna in la waydiyo fananka
    1.. fanka side ayuu u arka xaran mise xalal
    2.. fanka dhaqale maka samayey
    3..shaqo aan fanka ahayn ma hya
    4..fanka side kuso galay ma lo ogola ka famil ahan
    5.. is badalka deganka fankisa wax maka badalay

    • @AbuubakarAli-em3gs
      @AbuubakarAli-em3gs 2 месяца назад +2

      Waydii kaalayoo dee!😂😊

    • @LoukmanYacin
      @LoukmanYacin 2 месяца назад +1

      ​@@AbuubakarAli-em3gsatatatatayyyyyytayatay 😂

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 2 месяца назад +3

    Waa fanaan jiiftay intuu adeerkiisa xilka qabtay mustafe cagjar
    Masraxa dib u shido sxb

  • @faDaNSuleiman
    @faDaNSuleiman 2 месяца назад

    Dadnimo akhalaaQ cod garasho intaba xariir ka eG m.a fanankeygiih ❤

  • @khaatumo636
    @khaatumo636 2 месяца назад +5

    Mr liin macaan 😂😂😂

  • @Xaaawo20
    @Xaaawo20 2 месяца назад

    Xariir. Ahmed. Waa fanaan❤❤

  • @Burco.
    @Burco. 2 месяца назад

    Very humble man, I hope you come to Belgium 🇧🇪 hooyga masooniyada 😂😂😂😂

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 2 месяца назад +9

    Heesaha ma dhagaysto markaan xariir arkay waraysiga laga qaadayo baan labo kusoo dhaqaaqay😂😂😂

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed 2 месяца назад

      Arka joog wll mcn anaga meeshas ku ba.nay astaqfurullah🤣🤣

  • @XariirYare-d1n
    @XariirYare-d1n Месяц назад

    Xariir axmed waafanaan soomaaliyeed

  • @Asma-vi8yx
    @Asma-vi8yx 2 месяца назад

    Manashallh All fanan xariir Axmed👏💕

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman 2 месяца назад +5

    The Real Goat 🐐 XariirkaH

  • @MoabdiMoabdi588
    @MoabdiMoabdi588 2 месяца назад

    Xariir Ahmed faarah gobolka togdheer caasimadiisa BURCO kaa soo salaamayaa fanaan

  • @IdrissAhmed-kc1nx
    @IdrissAhmed-kc1nx 2 месяца назад

    Masha allah si khaasa ayaan utageera fanaanka sommaliyeed xariir axmed ninculus from djibout

  • @amaadin12
    @amaadin12 2 месяца назад +6

    Xaiir fanaan soomaliyeed oo akhiyaar ah

  • @birmadyare
    @birmadyare 2 месяца назад

    Xariir Axmed Cabdulaahi Dun wanaagii oo qofa 🫡 Boqorka Gayiga

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 2 месяца назад +2

    Xariir waan taageeraa codkiisa ayaan aad uladhacay.

  • @MldMouktar
    @MldMouktar 2 месяца назад

    Xariir ahmed mashlha❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 месяца назад

    Masha alaha ❤ beautiful place!! I'm big fun of Mr Xariir🙏👏