Sida loola dhaqmo macaamiisha careysan: 4 talaabo oo aad qaadi kartid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • La dhaqanka macaamiisha kala duwan mahan howl fudud balse marka lala sii dhaqmayo mid careysan wey ka sii adagtahay.
    Casharkan waxaad ku baran doontaa talooyin iyo farsamooyin aad isticmaali kartid si aad u dejisid kadibna aad wax uga iibisid macmiilkaas insha Allah
    Si aad wax badan uga ogaatid koorso dhameystiran oo ku saabsan iibka iyo suuqgeynta, fadlan booqo boggeeda rasmiga ah:
    bravoakademi.c...
    🚀 BARO FANKA IYO CILMIGA SUUQGEYNTA IYO IIBKA SI AAD UGU GUULEYSATID SUUQA
    Koorsadan waxaa ka faaideysan kara dadka soo socda:
    ✅ Ganacsatada yaryar oo doonaya in ay iibkooda sare u qaadaan
    ✅. Ardayda rabta in ay ku biiraan shirkadaha
    ✅. Shaqaalaha shirkadaha ee doonaya in ay soofeeyaan xirfadooda suuqgeynta iyo iibka
    ✅. Maamulayaasha suuqgeynta iyo iibka shirkadaha waaweyn iyo kuwo yaryar
    ✅. Qof waliba oo raba in uu fahmo sida maskaxda macaamiisha u shaqeyso si uu wax fiican uga iibiyo
    KU SAABSAN BRAVO GROUP:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.bravoakademi.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    FACEBOOK: / bravogroupon. .
    TWITTER: / bravo_group
    TIKTOK: / bravoakademi
    KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 4,000 ARDAY:
    📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
    bravoakademi.co...
    📚. Helida shaqo fiican:
    bravoakademi.co...
    📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
    bravoakademi.co...
    Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
    💌 bravoakademi.c...

Комментарии • 19

  • @saymudiinofficial
    @saymudiinofficial 6 месяцев назад +2

    Barii incha allah wxn la kolmayaa costomor cadhaysan wana daawanayaa video cawa wax bdn ayaan Friday mhdsanid ❤

  • @mahadmosman4707
    @mahadmosman4707 3 года назад +1

    Mahadsanidin Ustad Abdiwahab iyo team Bravo

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b Год назад +1

    Ustaad casharadaadan waxay kusoo beegmayaan xilli an ku guda jiro sidii an ugadi lahaaa alaabta uu keenay kombaniga hadda an lashaqaynayo alxm alaab badanna wan ugaday wan wadi inshallah

  • @mohamedibrahim8585
    @mohamedibrahim8585 3 года назад

    Wa haqiiq maxadsannid Ustaad inbadan Allah kusharfo sida hiqmideysan aad wax noga facidesey

  • @nimcaanmahamud9549
    @nimcaanmahamud9549 3 часа назад

    Aaad baad u mahad santahay wll

  • @ikranmukhtar9115
    @ikranmukhtar9115 2 года назад

    Mahadsanid ustaad abdiwahab

  • @nurali1866
    @nurali1866 3 года назад

    Masha,Allah. Ustaad Abdiwahaa cibaadadaada , cilmigaada iyo cimrigaada Allaha noo ziyaadiyo.

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Год назад

    Mahadsanid macalin

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 3 года назад

    Mahadsanid mudane maamule

  • @Akhersi
    @Akhersi 3 года назад +1

    m.a ustaad waad mahadsan Allaha kubarakeyo waxaan rajenaa inaan kudhaqmi doono

  • @akzhariif7937
    @akzhariif7937 3 года назад

    Ustaad Aadbad umahadsantey Cilmigaa aad igukordhisay

  • @sheikhdon1
    @sheikhdon1 3 месяца назад

    La dhaqanka Macmiilka careysan :
    1. Dhageyso oo u fahan sidu rabo iskana fiiri meeluhu ku saxan yahay.
    2. Hadareen siinin inuu qaldan yahay xita hadu qaldan yahay.
    3. Markan hadal oo usheeg wuxu ku saxan yahay.
    4. Adeegso ereyada ah, Aniga waxey ila tahay, kadibne usheeg wuxu qalday sax nimadoda, jaanis waxad ii sida xalka wuxu yahay
    5. Ugu danbeyn Haka jabinin Qabkiisa(isla weyninkiisa) una ogolow inu daremo inu yahay qof qaaliya.

  • @Warsame44
    @Warsame44 Год назад

    Geesi❤

  • @gardheeremohamed6853
    @gardheeremohamed6853 Год назад

    Good

  • @couchhaykaljama8184
    @couchhaykaljama8184 3 года назад

    Mhdsnid ustaad

  • @Hagaryarechannel
    @Hagaryarechannel 2 года назад

    Mahad sanid macalin cashirka aan ka qaatay macmiil aad u careysan baa ku xaliyay

  • @wacdiiyowaano9973
    @wacdiiyowaano9973 3 года назад

    m.a