Qaabka ugu fudud ee dadka wax loogu qancin karo.
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
/ annaga productİon
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...
Asxbta sharafta leh waxad halkan ka daawan kartan tuaalooyin Kalsoonida naftaada
ruclips.net/video/d_LWT-Q84tE/видео.html
Subscribe hala dhaafi hadad ka heshey vedioga mahadsanid
Cilmi nafsiga soo jiidashada noogusoo xeji baraadar! 🌺🍁
Aniga habka dadka wax loogu qanciyo waa
In aad caayin OO u dhoolacadeysid
Waa in u mahad celisid
Inta kale ku darso
Lkn waxaa layaabey habka Abdirashid ahmed shiikh uu Runta uga hadlo mowduucyada xataa siraha khaaska wuu sheegaa🙏🙏💗
Aniga uguma adka si lama filaana ayuu iiga soo horbaxay qoraalka marakaan eegay wuxuuna ka hadlaya sida loo qanciyo dadka ama family hanaqoto mise goobshaqo ama meela kale masha allah channel wax tarleh hore usoco
keep going bro muqalo faido le aya so gudbisa 👍🏼
lkin muqaalada iyo ciwanada Chanel ku si iskuma habona Xoga cinwanka aya dacif ah tasina waxy sababi karta inay dad badani furin muqalka....
Waar wll barnaamjiyadaaadu aqoon bay ku tiirsanyihiiin wlaaahi waan ka helaaaa masha allah
masha allah walal waxa tahay qof lagu daydo aniga ahan wan xiseyaa barnamijyadan cilmiga cafimadka soo badi iyo cilmiga cirka ama hawada mahadsanid
Thanks teacher ❤
Aisha keep going
thank you annaga production 👍💕
Mashaa aaalaah muqaalkan dadka soomaliyo wax tar ayuu uleeyahay
Mahadsanid sxp abdi rashiid 👏👍👍
Mdkle sxp Historical
barnaamijyo ah ku soo dar sxp 🕶👀👍
Please 👏👏👍
Cabdow thanks 😊
Sxb dadka faido aa u ledahay horay u soco
Masha Allah waa run wll
Thanks ❣️💯
Mrs ayaan wlshy qli
Thank you mclin🙏🙏
Mahadsanid wll
Thnks mudane
Ku aamin sanahay wll 🙏
Waa ka faaiday...keep going..
Thanks my bro noolow noolow allaya cisak
Keep going brother
Waku mahadsanthy ustaad💯
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Waxaan jaclaan lahaaa Inaad ka hadasho macluumad ku saabsan Somalia Haday macquul tahay🙏
Mahadsanid
Allah keep you
Xaqiiqdad ka hadashay pro 💯 thanks for your
Waa qodob aad muhiim u ah
M.a walal qali horay usoco wallhi wax baan kabartay
Mzh allah pro
Hore usoco 🙏🙏🙋♀️
Jazakallah
ANNAGA PRODUCTION WAA KU TAAGEERNAA
Thanks
Waxaan Ahay qofkii 2aad aad ayaanan ugu faraxsanahay waan ku salaamay sxp
Keep going pro
One love ANNAGA PRODUCTION CABDISHAKUR KEEP FORWARD
Zxp muqaladan soo badi sida suuqa loo Galin karo xayey siis shirkad
scww walal sh, c,rashiid walal magacayga wa maxamad axmad maxamuud waxan jogga maraykanka waxn raba in aan ku waydiiyo sidee lagu garankara ruuxa dareenku hogaamiyo iyo ruuxa maskaxdu hogaamiso madama ay muhiim tahay qaabiladada horaba in aad fahanto ruuxa labadan midka hogaamiya in aad garato si aad wax uga dhadhiciso . mahadsanid waxan rajaynaya inaad ii jawaabi doonto isha allaah
Arimaha ganacsiga see isku tihiin mudane
M,allh wllkyga qaliga ah waan kahelay muqalkan run ahaantii
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA.
hore usoco😊
Wall sidd lagu fahmi kara qofka in oo yhy qof maskaxdda ka socda iyo qof darenka ka socda
Keep going
muqaalada noocan ah inoo soobadi wll
Nio aniga ila hda waxaan kaa dhaadhicin la,ahy sawirada qawan iska day marka mowduucan aad ayu muhiim igu yahy😁😜
Asc asxaabta fadlan cimaamada igu tuura 💞🙏🤩
Hede anagaa kugu turnay
thanks 🥰bro
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Ustaaad waa kula socdaa
chanlk an ugu jeclhy you tuberk somali runti wx bdn ayn ka faidey
Macalin anigu waxaan ku xidhanahaay
Ardayda kugu xidhan macalin
Waxaan uu bahanayahay barashada
Chemistry video ka soo samee macalin
Waan kula socdaa like waan saaray jaw
Sax pAtahay
wlhi muqaaladadu daqiiqad ima dhaafto aad baad umahadsanthy wll
cashiradaan ayaan Rabaa sidee ku heli karaa iyago dhamestiran
Asc Wll barnaamijka psychology nooso badi
Horomar wcn wll✌🌴🌼
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA.
Tusaala ah shpda unaad fasax isku raaacdan malimra qiyaame walhu waydiine maxd kaga jawaabi?subaxan Allah
Waakugu hesana keep going
Mahatsanid annaka products
Sxb Abdi rizakh Kula socona marweliba waxa mawduuc kasoo samesaa labiska iyo nadaafada
Abdirashif bro noso gudbi cadceeda oo dhinaca waqoyi kasoobaxeeyso ama magnet dhulka isbadalka kuyimad mxaa sababay?fdln
Istad subadi waa cudsiu
❤❤❤❤❤💯
Film ka Harry Potter qisada uu soo gudbinayo muqaal ka soo diyaari bro thanks
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Saan kukala ogaan karaah inaan ahay asxaabu dareen iyo asxaabu maskax kaan ahay mahadsanid macalin waan ubaahanahay jawaabtaas
Sidee Ku Garan karaa Dadka caqliga ka hadla iyo Kan dareenka ka hadla
Maclinn nosibadi miqaladin okle waxaa kamid ahay ardaydada
Waxaan ahy RUclipsr
Sidee lokala sarikaraa inu qofku dareen waxkufahmo iyo inuu maskaxda waxkufahmo
💙🎧📻
Thanks walal 😊
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Waxan kaan codsalahaa in aad muqaal nooga soo cudurka balls palsy wax yaaba keena ????
Oo dhibaato badan ku ah somalia badan oo aniga kamid ah
Sidee lagu ogaan karaa qofka nuuca uu yahay habkee sa loo maraa, Ustaad?
Ethiopia kahadal teachar
📻📻📻
Soory teacher dinner ban kudaahay 13min late 🙏🙏🙏 stick makari kari 😂😂😂
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Sidee ku ogaan,karaa inuu qofka maskax ku socdo ama dareen ku socdo
Sxp maadadn aad ayn u jeclahy waxaana ku raja weenahy inaa barto blse waxn ka codsanya inaa vidéo yaal kle inaa nooga soo duubto
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Wll vedeo aad adiga iskaga sheekaynaso so gali
🤔
Adonsiga ganacsiga .Deen Ayala siiyaa kdip melkale ka adimayo
Muuqaalkan Dan ayaa iga gashay "Haday iisuurto gasho Reply ayaan isu soo gali doonaa!!
Waxn filiya waxakan inad ku taqaqustay sababto ah sifiican ayad wax nooga dhaadhicisaa 🤣😂😃
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Hadii aad rabto barashada quraanka fadlan la xariir whtsaap number
+252618606207
Mahadsanidiin
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Nio mowduuc yada dadka guulaha karay
Maxaa guu diiday
Mahad sanid sxb
Asc
Wcz
Wcs
Fadlan 1k igu caawiya hada waxan maraya 935
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Kuriyawaqooyi
ruclips.net/video/l8SBho58t6M/видео.html
SIDEE AYAAN U WAJAHAA CAQABADAHA NOLOSHA
Maxaa lagu kala gartaa qofka dareenka ku socda io qofka maskada ku socda mahad sanid
Go hunt your dream
degdeg hees cusub oo hada aan khaadey fadlan share gareey hadaad ka heshey mahadsanid ruclips.net/video/zsifVN4eth0/видео.html
Thanks ❤❤❤❤
Thanks ❤❤❤❤❤
Keep going
Keep going brother
Keep going bro
Keep going