HALIS AYAAN KU JIRAA ILHAN CUMAR| KA BAX MASJIDKA REYSW. CANADA OO LAGU ORYAY+ 20 GAARI O GALAY QASA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2023
  • HALIS AYAAN KU JIRAA ILHAN CUMAR| KA BAX MASJIDKA REYSW. CANADA OO LAGU ORYAY+ 20 GAARI O GALAY QASA
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 247

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 8 месяцев назад +4

    ILHAAM WAY DIFAACAYSA QAZA LAKIN WARBAHINTA CARABTA WAA MUJRIMIIN EE MATUSAYAN DAGALKA AY ILHAN KUJIRTA BAL U FIIRSADHA

  • @mixiyadin
    @mixiyadin 8 месяцев назад +14

    mashaa alaah ilhan alaha ha inoohanooniyo gabadh soomaaliyeed alaha codowga hakaxafido

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 8 месяцев назад +9

    Maashaa ALLAAH
    ما شاء الله جزاك

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 8 месяцев назад

      Wallasey ilhan qeyr iyo nabat galyo an urajeyni, lakinse haday rabata in it fahamta Galla iyo yahuhut dip ha u aqrisa Qur'an iyo hadithka Nabi Mohamed scw, eebe hakubatbathi walashey amiin, walashey isjir Galla ay ku shirqoolin, palestin waay guleysani in sha Allah amin

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 8 месяцев назад +2

    Guul falastiin iyo dhamaan muslimiinta jazaaka Allahum kheyra sheeq m dulmidiid❤❤❤❤❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 8 месяцев назад

    Masha Allah sheekh Allah ku barakeeyo falastiina Allah ugaraaro🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @liilbaliil5001
    @liilbaliil5001 8 месяцев назад +4

    Ilhaan cumar walaashaya ayaatahay nagu qaaliya inta aad xaqa difaacayso maalinta aad marto meelkale waan kucaayi doonaa waanku canbaarayni doonaa si aan kuu toosino yuhuuda sharkeeda alaha kaabadbaadiyo ilhaan cumar

  • @jamalmahat5158
    @jamalmahat5158 8 месяцев назад

    Jazaakallah kheyran sheekh

  • @DeeqMohamad-jv7zn
    @DeeqMohamad-jv7zn 8 месяцев назад

    She qeenii abdhedka ahhaayooo guuleeso

  • @umuabdillah3676
    @umuabdillah3676 8 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤ ilahaan farid si damiirleh ayey uhadashay wallahay

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 8 месяцев назад

    Masha allah sheekhunaa❤❤❤

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 8 месяцев назад +4

    Walaalaheyna falastiin Allaha u gar gaaro inshaa Allaah guul ❤

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 8 месяцев назад

    Yaa Rabb u gargaar walaala hay Reer Filistiinin Cadowgooda Jebi

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 8 месяцев назад +5

    Allahu Akbar❤❤❤

  • @macalinyacquub741
    @macalinyacquub741 8 месяцев назад +3

    Dulmi diid allaha ku xifdiyo inshaa allaah

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 8 месяцев назад +1

    Wiilkaa Galkcanyoo lagu kufsdey 11 jiira wayn ....shiikh

  • @omarhajiabdimursal6065
    @omarhajiabdimursal6065 8 месяцев назад +2

    Falastiin Xornimo ayaan Alle uga baryayaa. Ammin

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 8 месяцев назад +2

    Ilhaan Waa soomaaliyad dhab ah

  • @AbdusamadKasim-kh5sj
    @AbdusamadKasim-kh5sj 8 месяцев назад +1

    masha allah ilhan

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 месяцев назад

    🥺 🥺 🥺 eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex).
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 8 месяцев назад +7

    ماشاء الله تبارك الله أكبر ❤جزاك الله خير

  • @mohanedabdirahman9738
    @mohanedabdirahman9738 8 месяцев назад +1

    Ilhan waa geesiyad mashaAllah

  • @soso12364
    @soso12364 8 месяцев назад +2

    اللهم انصر اخواننا فى فلسطين يارب

  • @user-ez4ti2sp6m
    @user-ez4ti2sp6m 8 месяцев назад

    Illahayaw ugargaar umada falastiin yaarabi

  • @Mubz328
    @Mubz328 8 месяцев назад

    Maash Allah

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 8 месяцев назад +5

    Subxaanallah allahu akbar

  • @user-hr3db6ky1u
    @user-hr3db6ky1u 8 месяцев назад

    Masha Allah ilhan ugu dambeen xaqiiqadooda ayey aragty
    Falastin Allaha u gargaaro
    Ilhaana Allaha ka ilaaliyo dhagartooda ayada iyo musliminta dhan

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 8 месяцев назад

    Jasaakallaahu qeyran

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 8 месяцев назад +2

    الله أنصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 месяцев назад +20

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 8 месяцев назад +3

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين وكن عونا لهم يا قوي يا متين

    • @sadiqahmed5216
      @sadiqahmed5216 8 месяцев назад

      Alahu ma amiiin ya alaaah ya rabu

  • @user-wr4ge6kw1c
    @user-wr4ge6kw1c 8 месяцев назад +1

    allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 8 месяцев назад +4

    Allahu akbar jazakallah sheikh walahi vidioyashada marka aniga shaqada kumaqan soogaliso inta kafirsanayo ayaaba uso arda ilahay hakudeysto palastine alle haugarkaaro ❤

  • @suzumi313
    @suzumi313 8 месяцев назад +1

    Oh dieux aide ce peuple muslmans nos fréres et soeurs aminé 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 et merci bcq pour c'est information about the Palestine 😔😔

  • @zamuupearanaa
    @zamuupearanaa 8 месяцев назад

    Allahu akbaar

  • @ardoyusuf6649
    @ardoyusuf6649 8 месяцев назад

    Thank you❤❤❤

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 8 месяцев назад +2

    Mansha allah

  • @inaabdullaahi7009
    @inaabdullaahi7009 8 месяцев назад

    Jazakallahu khayr sida nogu so warbixisay sheekh we love Palestine Palestinian ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimaomar3254
    @naimaomar3254 8 месяцев назад +2

    Asalamu Calaykum. Adigana Allaha kaa abaal mariyo sida hagar la’aanta ah oo aad noogu soo tabisaan akhbaarta . Allaha idin xifdiyo adga iyo walaalaha kale oo 😮kula midka ah. Allaah macaakum

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 8 месяцев назад

    Shiikh mahadsanid

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 8 месяцев назад

    Mashaa'alah keep going and inform us about what is happening in middle east

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 8 месяцев назад +3

    illaaahYow ugargaar ilham iyo awlaaadeeda iyo islamka mesha kunool

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 8 месяцев назад

    Man shaa Allah tabaraka raxmaan ilaahay qayr ha ku siiyo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 8 месяцев назад

    Go ahead sidaas ku kaxee anuna waanu kaxaynaynaaye afkaba ku wad

  • @mustafeadan-cy2gr
    @mustafeadan-cy2gr 8 месяцев назад

    😢xaqiibaa ladadayaa ilahoow ugargaar falastiin

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 8 месяцев назад

    sheikh waa ku salaamay, ilhaan hadaladeeda ayaa is burinaaya, maalmihii ugu horeeyey israaiil ayey difaaceysay, oo aan filaayo adiguba in aad barnaamij ku soo qaadatay. haddana falastiin, tani waa munaafaq kol ay khaniisiyiinta difaacdo, iyo kol ay xafladahooda ka qeyb gasho iyo kol ay xashiish iyo qamri iyadoo cabeysa baraha bulshada soo dhigto. maah maah ayaa oaraneysa (shimbirtii duul duulkeeda badan yahay madax abeeso ayey ku degtaa) qeyr beeshadaan warkeeda ka bax.

  • @medmouna7824
    @medmouna7824 8 месяцев назад

    صلي تلله عليه وسلم

  • @halimahersi1145
    @halimahersi1145 8 месяцев назад +4

    Mashallah Guulayso shiikh

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 8 месяцев назад +1

    Asc. Allah haa kala joogio dhibato aduunka taalo.

  • @umuabdillah3676
    @umuabdillah3676 8 месяцев назад

    Adna shikh khayr allaha kusiiyo mahadsanid

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 8 месяцев назад

    Horey u taageertay ISRAEL. ILHAAN
    Marka ka yeelimeyno Illinta yAXAASKA.
    Sidaa doontid yeel.

  • @z-1il
    @z-1il 8 месяцев назад

    Waalekum salam

  • @eliasosman7332
    @eliasosman7332 8 месяцев назад

    Dadkii warkooda jooji Amiga wahaatiri wahaaqabate sheeg

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 8 месяцев назад +3

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi noogargaar dhamaanteen

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 месяцев назад

    MaanshaAllah ilhaan Allaah kula jira🤲🇯🇴🇸🇴🤲🇯🇴

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 8 месяцев назад +1

    Dulmidiid aad baad ugu mahadsantahay saad noogu soogudbiso wixii wara jazaakala qer wall ilaahay hawgargaaro islaamka 😭😭😭

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 8 месяцев назад

    Mashaalah waa geesi wiilka yar

  • @barrehassan88
    @barrehassan88 8 месяцев назад

    Sheek updatevwax u soo gudbi sidacweriyaaasha kale

  • @ahmedmohamedadeisayphagase6100
    @ahmedmohamedadeisayphagase6100 8 месяцев назад

    Allaha ku barakeeyo

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h 8 месяцев назад

    Taas ha nooga dhigin qof mus lim ah oo fiican

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 8 месяцев назад

    Maasha alaah shug ran sheq ❤❤11

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 8 месяцев назад +1

      Masha Allah , sheikh qeyr iyo baraka aqira iyo duniyo, wadathasha kusoo sidathas, Palestine wa gulesani in sha Allah amiin,

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 8 месяцев назад

    Mashallah
    Ilahey hanaabadbadiyo kuligeen

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007
    @abdilkadirmussaosmanosman4007 8 месяцев назад

    Ma adigaa wadaad ah tuugyohow Ilhan ku waashay waa iaan ka guaa waada arkiootaa,qe are watching you .

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007
    @abdilkadirmussaosmanosman4007 8 месяцев назад

    Kuma ogeee sheikh ma aadaheen saqajaan baad tahay maaa ku daba dhigayIlIlhan dulmi doon yahow War majaahiliin baad wax u seeaa Allaha ku cadeexaqiir yohow

  • @SofiaabassAbass-xx8vc
    @SofiaabassAbass-xx8vc 8 месяцев назад +1

    illhay garaab hasiyo falastin walaladhana

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 8 месяцев назад

    Allah is one ❤

  • @user-uz5oj8nd1j
    @user-uz5oj8nd1j 8 месяцев назад

    Waa ii yaaka

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 8 месяцев назад +1

    ilahey ha ka qado cadawga isugu tagay ilhaan warkeda wa xasasi madam dima lokala saftay wa ku qasbanthay in difacdo falastiin an uduceno walaheeyn muslim 🇵🇸 🇵🇸

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 8 месяцев назад

    Kheer Bey noqon insha alha

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 8 месяцев назад +8

    Allahu akibar allahayow musliminta fallastiin🇯🇴 ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi amiin 🤲guuul wacan somalia🇸🇴 iyo intaa samaha jacel insha allah 🤲🤲🤲 KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 8 месяцев назад

    Guul

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 8 месяцев назад

    Masha allaah

  • @MahamedNoor-um5nr
    @MahamedNoor-um5nr 8 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR KABIIRA. WAL XAMDULILAHI KASIRA. WA SUBXANALAHI BUKRATAN WA ASIILA.

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 8 месяцев назад +12

    Waxan rajenaa ilhan inay dadkeda iyo diinteda uso noqote. Diinta islaamka ciyaar ma ahan I am happy with now 😢😢😢

  • @cabdirashiid-df8hb
    @cabdirashiid-df8hb 8 месяцев назад

    allaha kuxifdiyo

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 8 месяцев назад

    Walalow ilhan shalay laheyd Palestine aya gardaran hadana sidan bey u hadleysa wa la I target gareyna midde rumeysana 10 berri gudahod war kala duwan Allahu yaclam

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 8 месяцев назад

    Ilahey haku xafido amin❤❤❤❤❤

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 8 месяцев назад

    Mashallaah❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪

  • @aminahassan1957
    @aminahassan1957 8 месяцев назад

    Allaahu akbar

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 8 месяцев назад

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah Allah ha badbaadiyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin yaa rabi ciidankaada ku caawi walaalaha falastiin gacantii sareyso marwalba ka dhigo aamiin yaa Allah dulinimadaan ka saar umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin

  • @ubahhashi7870
    @ubahhashi7870 8 месяцев назад

    😭😭😭😭😭😭ya Allah

  • @maryanmaxamed35
    @maryanmaxamed35 8 месяцев назад +1

    Allahu Akabar❤❤😢😢😢

  • @ashasaleh3847
    @ashasaleh3847 8 месяцев назад

    Ya Allah help our brothers and sisters

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 8 месяцев назад

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR

  • @user-mq7pb4jn6o
    @user-mq7pb4jn6o 8 месяцев назад

    Sheekh hadal ayuu jeediyaay so radi videos gas

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 месяцев назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @user-bn1tb1mr6q
    @user-bn1tb1mr6q 8 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @3TOybaYemer
    @3TOybaYemer 8 месяцев назад +2

    ሱለላህአለይህወሰለም❤❤❤❤

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 8 месяцев назад

    Yeah was Toronto last Friday prayer time 🤔

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 8 месяцев назад +1

    Sheikh warka soo qulaasee vidioyadan waxba lagama fahmayo fadlan noosheeg adiga

  • @waziir_bakaaro
    @waziir_bakaaro 8 месяцев назад

    Shiikheena tahay. 🙏🙏

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 8 месяцев назад

    alla ha halaago ilhaan cumar imisay khamiia taageeraysey

  • @user-zz5ne9ug1v
    @user-zz5ne9ug1v 8 месяцев назад

    Scw

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 8 месяцев назад

    ❤️👍

  • @daily1542
    @daily1542 8 месяцев назад

    Film Hindi camal, sida biyaha ujaraayan laadariin qooqan oo lagabaqo

  • @gedojubbachannel6101
    @gedojubbachannel6101 8 месяцев назад

    Nasriga alle ayaaa sodhow

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 8 месяцев назад

    Ninka masar haystaa waa yahuudi hooyadii ee yaan la moogaan

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 8 месяцев назад

    illaahayow muslimiinta ugargaar

  • @nadiraahmed6924
    @nadiraahmed6924 8 месяцев назад

    Yarabi ❤😂🎉

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 8 месяцев назад

    Allah u gar gaaro walaaleheen reer falastiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲