SIR FAKATAY: MA KHIYAANA MISE WAA GUUL WAYN? HAMAS | ISRAEL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июн 2024
  • #subscribe
    HAYAAY! FALASTIIN IYO GUULO WAAWAYN, OO XAG-JIRKU SI XUN OGA XANAAJIYAY
    • SIR FAKATAY: MA KHIYAA...
    SOUCE: www.timesofisrael.com/us-urgi...
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 226

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g Месяц назад +21

    Fadlan dowlad falastiin la yiraahdo ma jirto,waa niman gumeysiga ogol oo iyagoo taagan dadkooda la lasynayo,adeer waa siyaaso ameerikaan,iyo in geesiyada hubeysan in loo garba duubo cadawga,ilaahow carab ciribtooda gooy, oo waxba haka reebin,ilaahey sideey xoogagga iska caabinta garabkooda uga bexeen,iyagana garankooda uga bax aamiin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Месяц назад +8

    Meeshey ugu tashanayeen soow Allah ma joogin falastiin alley leeyihiin weyna guuleeysanayaan isha Allah ee Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha guuleeyo walaalaha xamaas aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin Allah ha ku rido argagax iyo baqdin waali ah cadowga Allah ayaga ha isku salido hana ku rido indho la aan iyo dhego la aan yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin

    • @Amin-zs4ve
      @Amin-zs4ve Месяц назад

      Yahuud waa cadow umada muslinka masjidkii barakeysana ee qudus bay sharci humo kuhayan

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Месяц назад +7

    Maantaa ugu dambeeysey shacabkii dhameeyeene oo si waxashnimo ah u duqeeyeen inshallah dhiigooda ma ku qasaari doonaan guul

  • @user-ub6dj1np7g
    @user-ub6dj1np7g Месяц назад +1

    Waa qayaano ilaahey ha xafido walalahen yaarab

  • @mohmedali7450
    @mohmedali7450 Месяц назад +5

    Xamaas waxaysan raali ka aheyn Maba Suurta galayaan
    Luuqadda Yahuuda Fahamta cidda kaliya fahmeyso waa Xamaas waana Rasaas💪

    • @AbmedDaahir-mx6xc
      @AbmedDaahir-mx6xc Месяц назад

      cidaaad raaasata ku ridiysa waa inaad iska hubsato 40000kun dhimashaaa ayeeyey sabatyna

    • @mohmedali7450
      @mohmedali7450 Месяц назад +1

      @@AbmedDaahir-mx6xc 40000 aktoobar kaliya hadii ay kuu sawirantahay weli bax badan ayaa aqris kaga baahan walaal
      70 sano inta la dilaayey La qarin jirey ka waran.
      Kasokow midaas 16 sano Godoon dad ku jirey ayaa Sidaan wax yeeley.
      Mise kuwa Abuu maazin ayaa xisaabsaneyssa walaal

    • @Beingme541
      @Beingme541 Месяц назад

      ​​@@AbmedDaahir-mx6xcXasuqa iyo gurya boobka xariga xata saqirkoda saqbarki laxerijiray 77sano ma ogeyn miyaa waxa na ine HMS hesaty dhisned oo xasuq u imanjiran hadana we xasuqen si zaaid ah

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 Месяц назад +21

    Waa
    Khiyaano
    Wayn

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Месяц назад +4

    Falastiin iyadaa u baahan nabad iney ku noolaato ee rabbi nabad waarta ha siiyo walaalaheen❤

  • @abdikarimabdulle215
    @abdikarimabdulle215 Месяц назад

    Hambalyo ilaahayow run ka dhigo Allhuma Aamiin

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Месяц назад

    Hanbalyo ilahay ha u rumeyo administration mahadsanid abdi xafid

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Месяц назад +3

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

    • @user-cz4zj1bc2y
      @user-cz4zj1bc2y Месяц назад +1

      Xamaas oo sabab u ah fakarkaas dowladuhu isla qateen hadii layirahdo hala dhaqan celiyo dowladnimadana banaanka halaga dhigo waxba ka soconayaan waayo waa xaqdaro xamaas ayeyna dulmi kutahay oo kadidoda u soo cabey

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Месяц назад +1

    Wariye C/xaafid sxb LA Soco Masiirka Ree Falastiin Allaah Iyo Ururada Iska Caabinta Oo Kaliya ♥️ 🎶 ❤️ 💖 Ayaa Go.aamin Cid Kasta Oo Ku Lug Leh Waa Cidlo Kudaal

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 Месяц назад

    Ascwb walaal. Haddii 8 daa qodob ay si dhab'ah u soo shaacbaxaan oo caalamka loo soo bandhigo, Israaiil haddii ay diidana waatii ay ku baaba'aysay, haddii ay yeeshana waa guul Xamaas iyo dhamaan Falastiiniyiinta u soo hoyatay. Allaah ha mideeyo carabta oo ha tuso awooda Allah siiyay. Aamiin. Baarak'Allaah fiik walaal.

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Месяц назад

    Illahay guul allaha guuleeyo qasa iyo falastiin

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 Месяц назад +2

    Soo masuuliyinta carabta maanta un ma ahan. ALLE guul ha siiyo Islaamka "Palestine". Mahadsanid

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 Месяц назад +2

    Wariye c/xafiid waad mahad San tahay wll lkn waxaan kuu sheegayaa Hadaan Ka dhibto fakar keeyga dagaalka Ka dib wax macna ah masameey nayso waayo Dunida kama dhicin waxa #Qasa kadhacay caalamka wali kama dhicin 😢😢😢 reer falastiin guul Allaha siiyo Hana kadul qaado dhibta heeysata Aamin 😭😭 Aamin Aamin Aamin 😭😭😭

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 Месяц назад

    Masha alaah tabarakalaah Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin dhamaantood Yaarabi xafid

  • @HassanAhmedsheikh
    @HassanAhmedsheikh Месяц назад +2

    Waa guul mashaallah

  • @user-jd2jy3wx4w
    @user-jd2jy3wx4w Месяц назад

    alahayow falastiin guusha sii

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 Месяц назад

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido waa guul weyn lakiin mareykan iyo israa 'iil dhagar ka ma dhamaato lakiin allaha weyn ayaa talo gacantiisa ku jirta qeyr unban rajeynena insha allah ❤❤❤❤

  • @user-pw4vg5ci1u
    @user-pw4vg5ci1u Месяц назад

    Mashalaah great Allah Akbar

  • @user-sy7pm9iw3y
    @user-sy7pm9iw3y Месяц назад

    Mahadsanid Wll

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Месяц назад +2

    Markasta oo ay wax soo sheegaan
    Wax uun baa ku aasan
    Ilaahay waa ku filin yahay falastiin

  • @user-fi7gx8yk6q
    @user-fi7gx8yk6q Месяц назад

    Alaahu àkbar ilaahayba mahàdlè ßcw scw scw

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Месяц назад

    Masha Allah waa war farxadleh.

  • @sunari8818
    @sunari8818 Месяц назад

    Marka hore Ilaahey waxaan ka baryayaa wixii kheyrku ugu jiro Falastin in Rabigey u fududeeyo, lakin sirta iyo khayaanada rer galbedka iyo jaajusinta la shaqeysa cadowka dhagartooda lama aamini karo waxu didin yiri meshii la igu tashanayey soo Ilaah ma joogin, arrinta waxaa lo deynayaa oo sir iyo saaba iyo wixii kharsoon Rabil Calaminka oon waxba ka kharsoneen insha allah guushu waa rer Falastin jabkuna waa Israil iyo inta la jirta allahuma aamiin

  • @user-sb3xw4wm7e
    @user-sb3xw4wm7e Месяц назад +3

    Waa khiyano amerkan

  • @khaildahmed7492
    @khaildahmed7492 Месяц назад

    Mashalaah ❤

  • @user-dx3ht9yu2s
    @user-dx3ht9yu2s Месяц назад

    Alle haynoo rumeeyo aamiiin

  • @Abdirisaaq-zp2de
    @Abdirisaaq-zp2de Месяц назад +1

    Waa qayaNo weyn aan la qaadAn kareynin

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 Месяц назад

    Ya rabbi Rahman sakhir amuuraha falasttiin 😢it’s been too much and hurtful for these innocent souls 😢

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Месяц назад

    ❤❤❤waxa fiican in xuduud loo dhiso darbigii baarliin camal taas aya amaan lagu heli karaa

  • @AbdikayrMohamed
    @AbdikayrMohamed Месяц назад +2

    Ilhaano weeye

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Месяц назад +2

    Ahafid Goan Rabiga ayaa ah midka IAllah noqon midka hergali doono.

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Месяц назад

    Thanks bro 🙏🏽

  • @AbdiMohamett-tn9zs
    @AbdiMohamett-tn9zs Месяц назад

    Waa khyaano

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d Месяц назад

    Waa aad u wanaagsan wlle Cabdixaafid ❤ lkn waa goorma

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Месяц назад +1

    Asc BRIT somali TV cabdixafid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Rafaxx iyo Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Месяц назад

    InshaaALLAAH guul walaalaha reeer falastiin❤

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Месяц назад

    Yuhuudu Marnaba intay heshiis galaan ma fuliyaan.
    Ilaahey ayaa quraanka inoogu sheegay oo yidhi marka qayb Ka mid ahi kula gasho heshiis qayb kale oo ayaga ka mid ah ayaa heshiis kii burisa!!!!!!
    Ma Cid Ilaahey uga war roon baa jirta.
    Ilaahey ha laga dhowrsado.

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 Месяц назад +2

    ANIGA WAXAAN AAMIN AAMIN SANAHAY IN AY TAHAY XAGAR DAAMO MAXAA YEELEY U.A.E IYO MASAR WAA ISRAELI WEYNA U SHAQEYAAN

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz Месяц назад

    Waa guul wacan

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Месяц назад +2

    Amerika iyo srael manta 2010 qof dilen ayago 4 qof soo furanayan 😢😢😢

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o Месяц назад +1

    Dalalka islaamku hadii ay gacmaha is qabsadaan cid ka awood badan aduunka majirto lakin danaysta yaasha kursiga ku fadhiya ayaan aaminsanayn awoodooda❤❤❤

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Месяц назад

      Horta Madaxda imisa Islaam ah?

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 Месяц назад +2

    Waa khiyaano ragaan carbed aad sheegi iyaka ladagalamay falastiin

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 Месяц назад +1

    Guul falastiin inshaa allah

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 Месяц назад +1

    Mareykan wax kheyr uah fasatiin marnaba lagama sugaayo

  • @user-rb1fm6fg7g
    @user-rb1fm6fg7g Месяц назад +1

    Hubkay dhigayin waxay noqoni xisbi siyaasi ah

  • @hassanahmed5038
    @hassanahmed5038 Месяц назад

    Waa qiyaano waan been ma aaminsani

  • @Nina55870
    @Nina55870 Месяц назад

    Waa khiyaano labaad oo cad

  • @kaltoonabdirahman7704
    @kaltoonabdirahman7704 Месяц назад

    Naabaro waan waan ayaa kuuyalaa falestin markaa America iyo itaaa tageerta yuudu Allah kaaa ween

  • @NessarHassan-ny9xr
    @NessarHassan-ny9xr Месяц назад

    Asc way sùrto galysa insha alaahu

  • @aslinoormuse6394
    @aslinoormuse6394 Месяц назад

    Culimadu meel ay ka maqan tahay faido ma leh cilmaniyiinta ayaa u yaqaan guul .kuma faraxsani meel ay ka maqan yihiin nimankaas xaq u dirirka ah.Cabdifataaxow kitaabka Allah ku noqo iyo axaadiista ha ku farxin munafaqiinta .yaa in laga hadlo falastiin ka shaqeeyey waa culimada meel ay ka maqan yihiina khayr ma leh

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi Месяц назад

    Mahadsanid abdi hafiidaw siday ila tahay waxba ka fuli maayaan 7 qodob aad sheegtay carabtu way iska hadlaan waa xodxodasho maraykanku rabo siday jeclyiin carabtu inuu munaafaqadnimo ugu muujiyo .. yuhuudu waxaan danteeda ahayn uma joijaan xataa amerikana dhahoo

  • @crisaaqxaajimuuse
    @crisaaqxaajimuuse Месяц назад

    waa xaqiiqada dhabta ah oo calamka oo dhan ay doonayaan waana dhamaadka been a mareenka uu calamka usheegi moray hadda waxey taagantahay ishssda ayaa kuu macalin ah mareenkankana wadadaan kalita ayaa furan in uu qaado waa ku khasbanyahay

  • @user-sp9tb9qj6r
    @user-sp9tb9qj6r Месяц назад

    Ilaahow kadhig adaa aowdle🇸🇷🇸🇴

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 Месяц назад

    C/xafiid arintaas sax ma aha guul waa shimbiriyow how heesa mar haddii xamaas lagasaaro

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Месяц назад

    Qodobka 6aad ayaa ufiican illaahow raxmaanoow wayba dhamaadeene guul degdeg ah sii wllhen Palestine kuli inta munaafuqa u ah isreal kadhig oo kadhexsaar rer Palestine isreal iyo inta lajirtana jab iyo hoog qalbi jab kurid si degdeg ah Aamiin Aamiin

  • @MohamedAdan-xm6hv
    @MohamedAdan-xm6hv Месяц назад

    Waa Halkii ugu Haboonayd lkn Waa Hadii Ayna Qiyaano ku Jirin oo Ay Dhab ka Tahay Maraykanka

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B Месяц назад

    Samirka ha badnaado farxada wey iman😢❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Месяц назад +1

    Illahey nbd wrto howsodejiyo dhmn islmkodhan

  • @daahirkoronto30
    @daahirkoronto30 Месяц назад

    Waa khiyaanadii abid ugu wayneed ee israaiil amniga guud ula wareegi lahayd sababtuna waa tan israaiil waxay rabtaa falstiin oo sacabooleey ah xamaas oo hubka dhigta intaasi haday dhacdo balanqaadkeedo halkaas buu ku egyahay ii sheeg yaa fulinaaya yayse ixtiraam uhaysaa waxay doonaysaa dowlada hada falastiin iyada in labalaariyo talaabo aysan ogeyna maqaadi karto hawada iyo badda iyo dhulka amnigooda inay iyagu masuul kayihiin waligoona hub ay kailaaliyaan khiyaanadaas waa lga dheregsanyahay wax la aqbali karo maahan xamaas waa cududa kaliya oo xornimo doon ah mahadsanid c/di xaafid

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Месяц назад +1

    Kkkkk waa khiyaamo cajiib ah carabta ayaa ka xun yuhuuda

  • @luulyusuf2419
    @luulyusuf2419 Месяц назад +1

    Waxaa ahay qofkii 2ad oo qoral soo qoro

  • @Abdixakiim-gb9fs
    @Abdixakiim-gb9fs Месяц назад

    Anaga yaa dhaqan Celine noo sameynaya anagaba qadiyadan xamaas ayaan aaminsanahaye

  • @mariammire9145
    @mariammire9145 Месяц назад

    Asalaamu calykum cabdixafi iyo shapalah BSTV ,dhageesteyaash ,arita ku saabsan 8diid qodob 00 aad sheegtay waa Muhiim , Laakiin kama suuro galikarto labada gole ee maraykana hamasna mayeeli doonaa in ay banaanka ka istaagaan maamulka hadiiba laqoonsado.
    Mahadsanid.

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 Месяц назад

    Waa Khiyaano, Siday Xamaas U Tirtiri Lahaayeen Bay Carabi yu Heshiisay

  • @Jameeco
    @Jameeco Месяц назад

    Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 Месяц назад

    Waa riyoonaayan Arab leaders dowlada israil amin malaha ee ha idaalin Abdulxafidoow

  • @cabdirisaq4858
    @cabdirisaq4858 Месяц назад

    Hadalkaada waa ku lalabooday laba doowladood waa midadaalo falastiin lagu seexiyo waaye waana afka baarkiisa

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Месяц назад

    Xuduuud waa mihiim oo ah derbigii baarliin

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 Месяц назад

    Nimankii dhiigoodu kudaaday meeshaa laga saaraa War sax ah ma ahan

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Месяц назад

    Waa qiyaano guul ma aha

  • @abdirisaqyusuf1216
    @abdirisaqyusuf1216 Месяц назад

    Ok

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 Месяц назад

    Qiyaano cad waye wayoo dadkii usoo halgamay hadii meesha laga saray waay iska cadahay inaay qiyano ku jirto😢

  • @ayanhassan3883
    @ayanhassan3883 Месяц назад

    Ma ogid miyaa in 4 maxaabis aay soo daysteen America ayaa caawisey guul ma jirto allaah xagiisa kuma darin laakiin falastiin ayaga dhexdooda sheegey meeshey ku hayaan maxabiista😢

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Месяц назад

    Guuuuuuul iyo gobanimo warata

  • @sahidgelle1682
    @sahidgelle1682 Месяц назад

    WAXBA,KAMA,JIRAN,WAA,QAYANO,CARAB,MAREYKIN,IYO,YUHUDA,MIDKODNA,MADAX,BANANIDA,FALASTAN,,MA,RABAN

  • @user-ou8zr9ju6m
    @user-ou8zr9ju6m Месяц назад

    That is possible

  • @zakiali9111
    @zakiali9111 Месяц назад

    Kulli Qodobadaasi was khiyaano, Tusaale!, Eeg Xasuuqii Israel & Maraykanku maanta ka geysten Suuqa Xerada Nseirat ee Gaza.
    Carbta Madaxdoda qayb aya ku lug leh ama Ogba Musibadan.
    A/Xafed, Xayeysinta horay ama gadaal dhig, ka daa Dhexda.
    Mahadsanidin.

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Месяц назад

    Sxb background kaadda wuxuu u egyahay qol jiif ah oo romantic night setup 😅

  • @maxamedsaleymaan8677
    @maxamedsaleymaan8677 Месяц назад

    Reer Qaza in hublaga dhigo waa dhagarta uugu weyn

  • @khadarcabdi6826
    @khadarcabdi6826 Месяц назад +1

    Cabdixafidow halkaa sucuudiga iinuu aqoonsado maxaa ku hoos jira,?

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 Месяц назад

    Awelba waxay u socden saudiga
    Waa sidey raben oo si lagu darey yuhuud iyo mareykan Waa mid

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og Месяц назад

    Isha,alaah falastiin ha guulaysato ilaahay muslin iyo gaaloba ha khasbo

  • @kaltoonabdirahman7704
    @kaltoonabdirahman7704 Месяц назад

    Waa khiyaano waayn waxaaa umaad layeena ?

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx Месяц назад +1

    Waa qiyaano hadiiba ragii israa,iil yac iska dhihijiray hubka dhiga la leeyahay waaba dalaq_dam caadiya😂 israa,iil ha iska sogashee

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw Месяц назад

    Xamaas halaga saaro dhismaha dawlad falastiin yeelato, guul mahan waayo falastiin waa xamaas maxuud cabaas iyo natahahu waa isku mid

    • @Amin-zs4ve
      @Amin-zs4ve Месяц назад

      Ismail Haniyah waa nin diig leh
      Markuu arkay carab inay yahuud kacabsadeen
      Wuxu xulafo kadigtay dadka faariska ee iran,Lubnan,Houthi

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад

    Waa qiyaano maxamud cabaas miyaa talinayo Fatah ma rabaan hee reer falastin Fatah waa qaayimin

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok Месяц назад

    USA kuso dara please. Aniga U.S.A bn jooga marka MyRemit so dajiyey it's not working for me only UK 🇬🇧 kaliya kashaqeyo coz area code ka wa only one option 44 UK

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Месяц назад

    Waxfican ayaabad sheegay saaye ilahay ha u rumeyo

  • @libaaxliqe7062
    @libaaxliqe7062 Месяц назад

    Asc. Sxb waxaasi waa farxad hoosaasin ah, waayo waxaa la dhisi rabaa dowlad Falatin oo maqaarsaar ah oo hoostagta Yahuuda.

  • @DahirMohamedHassan
    @DahirMohamedHassan Месяц назад

    Sida loo sheegay hadii ay u dhaqan gasho waa guul wayn lkn maxaan wada ognahay inaan arintaan israaiil si sahlan lugu marsiin doonin gaar ahaan 1967 boders.mahadsanid pstv

  • @sahras886
    @sahras886 Месяц назад

    Maxaa power ah A/hafid waa goor la xasuuqay falastiin qaarna xabsiyada lagu ilaaway qaarna gaajo lagu dilay🤔

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 Месяц назад

    war aad u fiican baad keentay maanta iyo mar mwalba

  • @mariyanjama6527
    @mariyanjama6527 Месяц назад

    Waa khiyaamo wayn 🤥

  • @halimahassan-pd2fq
    @halimahassan-pd2fq Месяц назад

    Guuuuuuuul weyn faslastiin

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 Месяц назад

    1976 mise 1967 bal ku noqo taas!!

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 Месяц назад

    30 sano ka hor ayaa aabayaashood xukunka carabta hayay lagu seexiyay 2 state solution ayaan ka shaqaynaynaa lkn madaxa loogu salaaxayay kuwii tagey xoogaa ayaa laga haybaysanayay lkn kuwaan lagamana haybaysto waxna uguma fadhiyaan meel ayaa lagu ogaaday midba midka kale ayuu iska ilaaliyaa

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 Месяц назад

    Aawey dhulkii Laga qabsadey suuriya iyo lubnaan iyo jordan

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Месяц назад

    Waxaad markasta inoo sheegtaa wax fiican Lakin. Taas macquul mahan wayo xitaa waxaa ay siin waayeen cunto