SHEEKH UMAL GARKII AYU XIIRAYE SABAB? SU'AAL WAALAN! AFGANISTAN WAX WEYN AYAA KA DHACAY MA OGTAHAY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 окт 2023
  • SHEEKH UMAL GARKII AYU XIIRAYE SABAB? SU'AAL WAALAN! AFGANISTAN WAX WEYN AYAA KA DHACAY MA OGTAHAY?
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 177

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 9 месяцев назад +2

    Shiikh maxamed ibraahin dulmi Diid maanta madaxaa NA furan falastiin ilaah haku dulqaado dulmiga yuhuuda rabi haku salid jaraado qanasii dafaadic qumlo sidii qaar uun dhulka hala go, o aaamiiin aaamiiin yaarabi

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 9 месяцев назад +8

    Amiin yarabi ilahaw dhibka haka dulqado umada islaamka

  • @Darwiish733
    @Darwiish733 9 месяцев назад +8

    Ha looo duceeyo shiikha runtii waan jeclahay sh m cabdi umal ale ha udaayo shacabka soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we love you shiikhaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 месяцев назад +4

    Allaahu Akbar alxamdulillaahi Allow xaqa adaa subxaanallaah allow ‼️😭 ku caafi yarabal callamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭😭❓⁉️

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia 9 месяцев назад +1

    آمين آمين

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 9 месяцев назад +3

    Axaxax😢😢wa dhib in qofka laweydiiyo su'alaha qaar . Illahay swt shiikh umal ha caafiyo gadhkiisana hawso celiyo. Allahuma amiin allahuma amiin.

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 9 месяцев назад +1

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    ألهم آآمين ألهم آآمين يارب العالمين
    جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب العالمين

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 9 месяцев назад +6

    Sheekha Allah ha noo caafiyo dadka gadhkiisa ku mashquulay shaqo la’aan ayaa haysa

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 9 месяцев назад

    Jazaakallahu kheyran

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 9 месяцев назад +1

    Allaha cafimaad qeyr qabo ugu badala dambi dhaaf ugu dhiga Sheik Umal

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 8 месяцев назад

    Aamina aamiin yaarabi shugran Sheekh ❤

  • @fowziyahajiomar6391
    @fowziyahajiomar6391 9 месяцев назад +3

    Allow Caafi maat ugu Badal xanuun ka uu dareemayo sh. Umal

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 9 месяцев назад

    Amiin ya Allah 🤲

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 9 месяцев назад

    ❤Masha Allah Aamin Aamin

  • @aminasharif-bz2gz
    @aminasharif-bz2gz 9 месяцев назад +1

    Allahuma sali alaa nabiyina Muhammad

  • @NasriShukri
    @NasriShukri 9 месяцев назад +1

    Walalkey qerbadan allah hakusiyo runti waxatahay qof cejel in u umadisa ku bararujiyo waqica dunida kajiro runti wan kaga mahad naqaya sida damqashada leh wadaniyada leh ed dadkaga u garab tagantahay mansha allah ilahay haku xifdiyo waxatahay walaal nagu qali ah

  • @abdibashir7746
    @abdibashir7746 9 месяцев назад

    Mashaallh ❤❤❤❤

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 9 месяцев назад

    Ilahay ha caafiya sheikha

  • @awil5645
    @awil5645 9 месяцев назад

    Aloow caafi
    Sh umal
    Ale haka qabto sharka insiga iyo kan jinka
    Waa sh wayn oo caan ah markaa mucaarad iyo cadowba wuu yeelana yaa culimadu waxay dhaxleen nebiyadii ilaahay waynu ka dheregsanahay inla dhibay iyagoo weliba kaashanaaya waxyi samaawiya dulqaata hadaa culimo tihiin wanaag ayaa idiin danbeeyee
    Wabilaahi towfiiq sh maxed macalin umal thanks

  • @nujudabiib6960
    @nujudabiib6960 9 месяцев назад

    الله يشفيه شيخنا وجزاه الله خير

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 9 месяцев назад +5

    Yaa Rabbi Muslimiinta isku duub 😭 😭 😭 😭 😭 😫😫🤲🤲🤲🤲🤲

  • @midnimochainel
    @midnimochainel 9 месяцев назад

    Aamiin aamiin

  • @hanansaid7394
    @hanansaid7394 9 месяцев назад

    Ilaahow aamiin yaarabi

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 9 месяцев назад

    Aamiin🤲

  • @user-kd1yx6oz2u
    @user-kd1yx6oz2u 9 месяцев назад

    Allaha ku caafiyo cheekhow❤❤❤

  • @user-xu1vz4cu4q
    @user-xu1vz4cu4q 9 месяцев назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 9 месяцев назад

    WA SO SHAQA TAGTAY

  • @AbdirahmanKoronto-pi2oc
    @AbdirahmanKoronto-pi2oc Месяц назад +1

    Asc mawxaa tahay sheekh umal tgeerihiis iiso jwaab❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adanissack2633
    @adanissack2633 9 месяцев назад

    Amiin

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 9 месяцев назад

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @faadumoali5054
    @faadumoali5054 9 месяцев назад

    Aamiin

  • @mohamedhassanomarmohamedha9494
    @mohamedhassanomarmohamedha9494 8 месяцев назад

    Aamiin ducadaada.

  • @foziahared9595
    @foziahared9595 9 месяцев назад

    Amiin Amiin Amiin Yaarabi

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 9 месяцев назад +2

    Ma maqlin dhulgariirkaas ilaahey ha ugargaaro umadiisa😢😢

  • @oneride8228
    @oneride8228 9 месяцев назад +1

    Maashaa Allah sheekhunaa. Aniga ma maqlin afghanistan dhul gariirka. Allaha u gar gaaro

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 9 месяцев назад +11

    Illaahay garkaga haku Soceliyo Sheikh Umal insha Allah yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 9 месяцев назад +2

    Illahay swt walaaleheen Afgaanistaan haw gargaaro allahuma amiin allahuma amiin. Ma maqal dhulgariirka😢

  • @caaishaxaaji5850
    @caaishaxaaji5850 9 месяцев назад

    امين يارب العالمين

  • @alihmd9379
    @alihmd9379 9 месяцев назад +1

    Waa lees weediinaa waayo waa suna nabi scw

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 9 месяцев назад

    Subxana Allah

  • @maxamedibraahim5755
    @maxamedibraahim5755 9 месяцев назад

    Xafidahu allaahu

  • @samsamismael4206
    @samsamismael4206 9 месяцев назад +1

    الهم نصر مسلمين

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 9 месяцев назад

    Subxaanalaahi

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 9 месяцев назад

    Subxanallah

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 9 месяцев назад

    Dulmi diid Allaha ku barakeyo
    Lakiin waa laydin ku dayan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 9 месяцев назад

    Ameen

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 9 месяцев назад +2

    GARKU WAA DIIN WAA SUNO WAA LAGU WAYDIIN KARAA MA AHA WAX ADIGA GAAR KUU AH.

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 9 месяцев назад

    INSHAA'ALAAH DADKA DHIBA CULIMADA ILAAHAAY BAY LA DAGAALAMAAYAANE HA OGAADAAN QAARNA MABA SOO HADAL QAADAAN WAA YAAB SHEEKH UMAL WAA U JILICSAN YAHAY IYO SHEEKH SHIBILE MAXAA SABABAY KUWA KALE DAD KA CELIYA AYEY LEEYIHIIN SIDA SHEEKH MUSTAFE IYO DIRIR LAAKIIN XAQDARADA AAD KA GALAYSAAN WAA KORKIINA WAXNA KA QAADIMAYSAAN JAAHILNIMO UUN BAA HAYSATA CULIMADU WAA ISKU DARJO KUWANA IN LAGA XISHOODO KUWANA LAGA XISHOON WAAYO WAA DHIBAATADA DIINTA JAAHIL LOOGA YAHAY EE CULIMADU HA IDINKA NABAD GALAAN KULIGOODNA WAAN JECELNAHAY. WAA DADKA CULIMADA AFLAGAADEEYA OO KALIYA INTA SHARAFTANA ALAHA DHOWRO .

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 9 месяцев назад +2

    Mashaa Allaah Tabarakallah Aloow cimri dheeri cafimad buuxa cibada suuban Ebe ha noo siiyo culumadeena

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 9 месяцев назад

    Sheekkkh ilaahay ha caafiyo iska dhaaf jha ku mashquulsana.cilmiigiisa ku mashquul a cilmigiisa.

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 9 месяцев назад +6

    Asc sheekh hadaad aragto qof qof kale ku mashquulo waa shaqo la aan ❤sheekh umlana allaah ha noo caafiyo amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin ❤

    • @Abdullahi_abdi20
      @Abdullahi_abdi20 9 месяцев назад

      Waa runtaa walaashay
      Laakiin dad waxaa jiraa markay ku arkaan maanta oo dhan kugu mashquulaayo

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 9 месяцев назад

    Adiga inta ka raadin News lacag ka samayn ah ayaba kasi liita Dulmi didow

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 9 месяцев назад +2

    SOMALIA AND AFGHANISTAN HAVE TO WORK FOR THEMSELVES: THEY DEPRIVED THEIR PEOPLE-THEY ARE THEIR OWN SELVES: EVERYTHING ALLAH EXPLAIN THE SIGNS OF THE "END" I FEEL BAD FOR THOSE PEOPLE WHO ARE CAUGHT IN BETWEEN

  • @feysalhajio7665
    @feysalhajio7665 9 месяцев назад

    Tadka

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 месяцев назад +1

    Kkk shekha waxan is lahaa wuu guursaday caruus camal

  • @baraarug969
    @baraarug969 9 месяцев назад

    Masaakiin AFGANISTAN waxa ka dhacay hadaa iigu horeysa maba maqlin subxaannallaah

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 9 месяцев назад

    Ilaahay haw gargaaro

  • @masudabdi7155
    @masudabdi7155 9 месяцев назад

    Sheikh kasohadal arinta Gaza

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 9 месяцев назад

    Asw

  • @alinourosman-od2rn
    @alinourosman-od2rn 8 месяцев назад

    Allah u gargaro

  • @sarahali1958
    @sarahali1958 9 месяцев назад

    Sheikh jazzakhalah khairan

  • @IstahilCabdi-wu1ln
    @IstahilCabdi-wu1ln 9 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 9 месяцев назад +1

    Maxaa kageli waayey dadku wixii ayqabaan waa in ay soo bandhigaan inttay dani sameyin lahaayeen

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 9 месяцев назад

    Wllh ma maqal 😭💔

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 9 месяцев назад

    Garka mararka qaar waan gaabsadaa kolkii nabra iiga soo baxaan waxaan waliba kaxiiraa meesha nabarku iiga yaal.

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 9 месяцев назад

    Allaha u gargaara Afghanistan iyo palestine aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 9 месяцев назад

    Asallamu Alaikum brother qeer Ebe ha ku siiyo aloow docodayda u aqbal ameen ameen

  • @byismashajir5991
    @byismashajir5991 9 месяцев назад

    Illahow cafi sheqene Mohammed Abdi Umal

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 9 месяцев назад +2

    Culimadu waa lagu dayda hadhihin maxaa naga galay

  • @xasancdiiriye7658
    @xasancdiiriye7658 9 месяцев назад

    Shiikhana alle hacaafiyo wayna dhicikartaa qor qoridii uu kusamaynayay shiikh gadhkiisa in sidan loogu imtixaamay
    Qorida gadhka iyo jaridiisa toona sax maaha nebiga scw gadhka daaya ayuu yidhi qora muudhihin
    Marka haladaayo gadhka oo yaan laqorqorin

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 9 месяцев назад +1

    Alle hacafiyo oo haxafido shiikh umal iyo inta kalaba❤❤

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 9 месяцев назад

    Subxanalah subxanalah alah hacaafiyo sheekh kheena sorry walaahi

  • @abdicamaley8928
    @abdicamaley8928 9 месяцев назад

    Sidaas ha dhihin sheekhu waa lagu dayan

  • @taxtayare7345
    @taxtayare7345 9 месяцев назад

    sheekhow geedka gadaashaa yaalo wuxuu muujinayaa qof bani aadam ah wajigiisa.

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 9 месяцев назад +1

    Taa waan garanaye maxaad u madoo baysay

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 9 месяцев назад +1

    🥺🥺..🥺.Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @Marwodeeqa
      @Marwodeeqa 9 месяцев назад

      Ilaahay ha ku caafiyo

  • @user-oh2pi2gm5i
    @user-oh2pi2gm5i 9 месяцев назад

    Allah ka baqo kadaaya dhibka culumada kadaayo

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 9 месяцев назад

    Personal ayay u galeen sheekha

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 9 месяцев назад

    Saxiix wa khalad weyan

  • @yaslamissa2101
    @yaslamissa2101 9 месяцев назад

    Sheikh dul-midis: Somalis is ig

  • @axmednuur4533
    @axmednuur4533 9 месяцев назад +1

    Sheekhu gadhkiisa isagaa.ikale

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 9 месяцев назад +1

    ALLAHA CAAFIMAAD DEG DEG SIIYO SHEEKEENA SH UMAL
    ASAGA IYO INTA XANUUN SANBA ALLAHA KA DULQAADO

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 9 месяцев назад +1

    Sheikh dulmi diid waxaa ka codsanaya ducoyinka la aqristo noo soo sheeg gaar ahaan docoda la aqriyo ayaadaha lagu sajuuda

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 9 месяцев назад +2

      RUclips ka aye ku jirta inta ad rabto iyo ka badan ee raadi wll qeyr rabi ha na siiyo dhamanten iyo walidken inta xanunsan rabi ha cafiyo inta dhimatay rabi ha u naxaristo

    • @alihassanhaider1767
      @alihassanhaider1767 9 месяцев назад

      Mashaa Allaah brother Tabarakallah jazakalllah kheir RUclips kee share with me the link please

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 9 месяцев назад

    Afgaanistan ma maqlin dhuulgarirka ka dhacey. Alle ha u gargaaro waxba ma u qaban karee.

  • @shamesmohamed1604
    @shamesmohamed1604 9 месяцев назад

    Ilahaayo-muslmiinta-kdulqaad-dhibka-yaarabi

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 9 месяцев назад

    Amiin Amiin Ya Rabbi illaahay haku gargaro muslimita

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 9 месяцев назад +1

    Allahu caafiyo cheilk😢😢😢😢

  • @abumoalim
    @abumoalim 9 месяцев назад +1

    Shekhena Umal Allah caafiyo.

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 9 месяцев назад

    Waa lays waydiinkaraa taa waayo dadku ma oga xaalkiisa waayo waash lagu dayanaayo markaa waamuhiim inaad cadayso

  • @cabdiraxman5032
    @cabdiraxman5032 9 месяцев назад

    Asc Somali waa dhimatey hada iyo gar laga sheekeynaya war wax qabsada oo shaqeysta gerka waa suno

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 9 месяцев назад +1

    shekhaw jawaabta umla baa bixiyee ee adigu irzaaqda baa kaa gashey miyaaa

    • @DekaNourali
      @DekaNourali 9 месяцев назад

      Tarbiyo laguma barin ayan filaya

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 9 месяцев назад +2

    S C W❤❤❤

  • @abuukarxaamud1898
    @abuukarxaamud1898 9 месяцев назад +1

    Sh Umal Allah Xaku Xafido Cafimad Tam Ah Alax ku Siyo Dintadana Nafac Insha Allah Asc

  • @MUSLIMGIGACHAD2
    @MUSLIMGIGACHAD2 9 месяцев назад

    Somalidu waa wasaq

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 9 месяцев назад

    Sh umul dhibayaan Somalida waa yaab???

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 9 месяцев назад

    Maxaa kaa galay

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 9 месяцев назад +2

    Kkkkkk dadka Waxaan loo dirsan galaan Ilaahey sheekh umul Ilaahey ha caafiyo Aamiin

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 9 месяцев назад +1

    Wuuna madoobeeyay taasa kasii daran

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 9 месяцев назад

    SHEEKHOW MID AN KA SAXO QOFKA SHACABKA HOR IMANAYA EE BULSHADA CANKA U AH WAA CADII IN MUQALKISA IYO FICILKISA WA LAGA HADALAYAN EE WANA WA WAX CADIYA .
    HADI ANAD RABUN IN WAXAD LAGA SHEEGO XIDHANTAY IYO MUQALKAGA BULSHADA HA HOR IMAAN!!!

  • @bloo3370
    @bloo3370 9 месяцев назад

    Maad joojisid adigu