SHIRQOOLKA HOGAAMIYAYAASHA XAMAS E QATAR JOOGA| ISRAIL DIYAAR XABADJOOJIN LAKIN XAMASA DIDAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • DEG DEG SHIRQOOLKA HOGAAMIYAYAASHA XAMAS E QATAR JOOGA| ISRAIL DIYAAR XABADJOOJIN LAKIN XAMASA DIDAN
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 283

  • @user-ho5tq8mm8h
    @user-ho5tq8mm8h 8 месяцев назад +16

    Yuhuuda waxaankatirtiridoonaa khariirada caalamka insha allah

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 8 месяцев назад +2

    Allahuakbar Allahuakbar Allahuakbar

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 8 месяцев назад +9

    Mashallah shiiquna allah ku xafido aniga & family waa ku sugnaa aqbaarta falastiin xataa hadii aad soo daahdid barakallah inshallah Victory🇵🇸💯🙏

    • @foosaxmedsiciid7164
      @foosaxmedsiciid7164 8 месяцев назад

      Sidasokle aniguba cidkale kama waraysto arinta phalastin ❤allah haku ilaliyo wall

  • @macalinyacquub741
    @macalinyacquub741 8 месяцев назад +1

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @ruunsuule5456
    @ruunsuule5456 8 месяцев назад +4

    Maasha allaah sh jzklhq🙏👏💯 arki maayaan shujaacyada islaamka❤💯❤ allaana xifdinaya walalahena falastiin alaha ugargaaro nasri deg dega alaha ukeeno 🤲🤲🤲

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 8 месяцев назад +3

    اللهم إنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم اللهم انصر إخواننا في فلسطين ،🇵🇸✌️

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 8 месяцев назад +7

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين اللهم ثبت اقداهم و سدد رميهم اللهم ارحم شهداءهم حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 месяцев назад +9

    Inshallahu arki maayaan yaraball caallamiin 🤲 Ameen Allaahu ma Amiin 😭

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 8 месяцев назад +14

    Allah hajebiyo Cadowga yahuuda Aamiin Aamiin ❤❤❤

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u 8 месяцев назад +1

    سبحان اللّه وبحمده سبحان اللّه العظيم
    سبحان اللّه والحمدللّه ولا إله إلاّ اللّه اللّه أكبر .

  • @user-pr2xc3qs6k
    @user-pr2xc3qs6k 8 месяцев назад

    اللهم انصر اخوالنا فى فلسطين🤲🤲 اللهم انصر اخوالنا فى فلسطين🤲🤲 اللهم انصر اخوالنا فى فلسطين🤲🤲🤲

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 месяцев назад +1

    Isha allah. Sahnuuniyada is soo bahaysatay. Way jabayaan. Guuul. Xamaas iyo xuutiyiinta.

  • @RuqiyaFarah-ym1ty
    @RuqiyaFarah-ym1ty 8 месяцев назад +6

    Ilaahayoow ka qabo shartooda yaa allaah adaa ka wayn

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 месяцев назад +11

    Inshaa Allashu waa gababadii Dulmiga
    Sahnuuniyada

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u 8 месяцев назад +1

    سبحان اللّه والحمدللّه ولا إله إلاّ اللّه و اللّه أكبر
    ولاحول ولاقوة إلاّ باللّه العلي العظيم .

  • @mohamedtaman2995
    @mohamedtaman2995 8 месяцев назад +1

    Allah hajabiyo cadawga Muslims Amin ya Rabi

  • @fmg63772
    @fmg63772 8 месяцев назад

    Allaahu akbar Allaahu akbar maashaa allaah tabaarakallaah ❤❤❤❤❤ guul

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 8 месяцев назад +4

    Sheeg Mahamed dembi kuuguma aha hadaad jawaabi karin xageyga cafisaa ka tahay aqii Alaahu Akbar masha alaah ❤❤❤

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 8 месяцев назад +3

    اللهم انصر اخواننا المسلمين المجاهدين في فلسطين واصبرهم وقويهم ويحميهم من كل شر يارب 🤲

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 8 месяцев назад +1

    Yaaaa lallaah allow jabi yahuuda naxariis daranaa

  • @MohamedHussein-gw6eg
    @MohamedHussein-gw6eg 8 месяцев назад +1

    😂😂😂😂 THANCKS SIDA OO UFAHFFAHISE SHARAF IYO WANAG BAAN ALLH KAGA BARYE EE SOBADI WAYO LUQADA ALL JAZIRA MAGARANAY MARWALIBA WAXAN RAJENA INA NOFAHFAHISID INSHAALLH THANKS

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 8 месяцев назад +26

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

    • @user-fj5jm2nl8f
      @user-fj5jm2nl8f 8 месяцев назад +1

      اللهم انصر المسلمين والمجاهدين في اخواننا الفلستين

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 8 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 8 месяцев назад +5

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

  • @maxamedsiyaadsaciid6460
    @maxamedsiyaadsaciid6460 8 месяцев назад +1

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤

  • @f.n6491
    @f.n6491 8 месяцев назад

    JazakaAllah kheyran sheekh Allaha ku xifdiyo aduun iyo Akhirobo

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 8 месяцев назад +1

    Ilahayow Ugargaar Xamaas Iyo Falastiin Reer Qaza Yaa Jabaar Ugargaar Xaq Udirirka Reer Qaza

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 8 месяцев назад

    ASC Mansha Allah runtii Allah ayaa mahadsan sida ciidamada Hamaas iyo kataa'ibul khasaam uga guuleysteen cadawga Isha Allah waan guuleysaneyna ,Adiguna waa nahadsantahay sida wanaagsan ee aad inoola socod siiso Thanks again 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sacdiyoxasan5032
    @sacdiyoxasan5032 8 месяцев назад

    Mashaallah Mahadsanid sheekh illahay ha kaa abaal mariyo

  • @MarinaDhual-jw7tb
    @MarinaDhual-jw7tb 8 месяцев назад +4

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 8 месяцев назад +1

    bilaaw maaha waa lugu yakhaanaa kufaarta Allah baabiyo kufaarta aamiin illahow u gargaar falastiin aamiin

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 месяцев назад +3

    Hasbunallaah wa nimco wakiil allaaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲 Allow ha tusin yaraball caallamiin 🤲 Ameen Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 8 месяцев назад +1

    صلى الله عليه وسلم ❤️

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 8 месяцев назад +1

    Yuhuud aamiin ma galaan iyo kuffartaba allah ayaaba inoo sheegay magrigeey waxaan insha allah ayaga ayey ku noqoneysaa insha allah sunta aay ku faanaayana ayaga allow sun naareed ooga dhig aamiin islamka allow ka badbaadi sharkooda iyo makrigeey wadaan

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 8 месяцев назад +13

    Allaah ayaga ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda allaah ayaga ha isku salido dhexdooda yuhuud iyo wixii la safan aamiin allaah ha badbadiyo umada muslimiinta qaasatan walaalaha falastiin aamiin allaah dulmiga iyo kibirka ha soo gebogabeeyo aamiin

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali 8 месяцев назад +3

    Mansha allah sheekh waa mahadsantahay .
    Mida kale parnaamij yadaada waxa isoo jiita sida ay bilaa xayaysiiska u yihiin ku soco bi idni allah

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 8 месяцев назад

    Jazakallah qeer shiiq

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад +6

    🇵🇸 اللهم اعصم فلسطين يا ربي يا واحد 🤲🤲🤲

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 8 месяцев назад

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu, Sheikh dulmi diid.

  • @istahilali4803
    @istahilali4803 8 месяцев назад

    Allahu akbar allahu akbar Alxamdulilaah

  • @aminajama8534
    @aminajama8534 8 месяцев назад +1

    Waa iska hadlay isaga ayaa ka horayn oo ay ku dhici cadhada ale bi idni laah ilaahay yuhuud waa nacdalay cadhada alena way ku dhici insha alaahu falastiina guuuuuuul guuuuuuul

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u 8 месяцев назад +4

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين .

  • @rahmaadenabdi6977
    @rahmaadenabdi6977 8 месяцев назад

    Sh dulmi diid guulayso inshaa allaah

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 8 месяцев назад

    Shukran sheikh

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 8 месяцев назад

    Jazaakalaakhayar shiikh

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 8 месяцев назад +2

    SHeekh. Dulmi diid. Xasuus Reeb. 🇵🇸😍

  • @IshaaOmar-ik7rj
    @IshaaOmar-ik7rj 8 месяцев назад +4

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @laylahaji1626
    @laylahaji1626 8 месяцев назад +1

    Jazakalah qayr

  • @ridwanhirsi363
    @ridwanhirsi363 8 месяцев назад

    sheekh maxamed dulmi diid aad baan kugu mhd celinaya , run ahaanti boos muhiim ah ayaad ummadda somaliyed ugu jirta , wxn kaso salaamaya from hargiesa

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 8 месяцев назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 месяца назад

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 8 месяцев назад

    yuhuud nabiyadii ilaahay bay layn jireen ee ma qof sokeeya bay ka xishoonayaan

  • @MohamedHussein-gw6eg
    @MohamedHussein-gw6eg 8 месяцев назад +1

    Shekh m.a oky brother waan fahmey ee yaahuda allh naga qabtow sobadhi WARARKA aaad baan ufahanne shukraaaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ THANCKS INTA AWODID NOSOGUDBI SHEKH SI AN UFAHANNO DAGARTA YAHUUD IYO MARENKANKAA

  • @ruunsuule5456
    @ruunsuule5456 8 месяцев назад +1

    Always sh each day waxan dawada oon aad uxiiseeyaa macluumaadka aad noo soo tabiso wana kaga mahad celinaynaa shukran wjzklhq sh dadaalka iyo juhdiga aad ku bixiso ajarakallaa ajran cadhiimaa sh🙏💯👏from🇸🇴🇨🇦

  • @fatumaaden5633
    @fatumaaden5633 8 месяцев назад

    Sh allaha ina barakeyo dhamanten,Falastina allaha guleyo amin

  • @fathiamohmed5615
    @fathiamohmed5615 8 месяцев назад +3

    Ilaahoow usahal walalaheena faslastiin

  • @ahmedartan1308
    @ahmedartan1308 8 месяцев назад +1

    Wcw shukran
    Allaah haxifdiyo dhamaan muslimiinta dhibaatada laguhayo

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 8 месяцев назад

    Yaa Allah Yaa Allah ilahow ugargaar walalehen reer Palestine

  • @huseinabdidahir4039
    @huseinabdidahir4039 8 месяцев назад +2

    Asw ..
    Illhay ayuunba waxdila waxma noolaya . Qofwalba wakhti ayu leeyahay ... walal falastiina waay GUULAYSANI INSHALLAH

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 8 месяцев назад +17

    الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين يارب العالمين

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 8 месяцев назад +3

    Allah ha u gargaaro walaalaheen reer falastiin aamiin yaa Rabi 💞

  • @fartunhussein4893
    @fartunhussein4893 8 месяцев назад

    Manshaallah

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 8 месяцев назад

    shiikh dulmi diid alla haku barakeeyo

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 8 месяцев назад

    X 🇯🇴❤️Waa Rag Iskutashadey Waa Rag yiiqiney oo aqoon ulaha caarab iyo Calamu ismaba Cajiiib Alle Ma dayicidon idanka ilaahey🇯🇴☝️🇸🇴🇯🇴

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 8 месяцев назад +1

    Sheekh.
    Noo raaxeey.
    Cabsida dhaaf.

  • @mohamedahmed4602
    @mohamedahmed4602 8 месяцев назад +2

    Masha allah sheikh mohamed dulmidiid
    Wararka update ka ah

  • @liibaanmahamedomar3386
    @liibaanmahamedomar3386 8 месяцев назад +1

    Sida aad nagu soo waa sidan walla walaheena falastiina❤ u duceyneynaaa in ilahay guises siiiyo wana helayaan

  • @z-1il
    @z-1il 8 месяцев назад +1

    My Allah protect our brothers in shaa Allah

  • @user-nr1sb5he1m
    @user-nr1sb5he1m 8 месяцев назад

    Mahadsanid💯

  • @bashka10
    @bashka10 8 месяцев назад +1

    Jazakumulaah sheekhoow

  • @lindaratibarobleh6558
    @lindaratibarobleh6558 8 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 8 месяцев назад

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 8 месяцев назад +1

    MaanShaa,ALLaah guul ILLAAHow muslimiinta ugargaar

  • @carabinhojr7938
    @carabinhojr7938 8 месяцев назад

    Wallhi Wan soo fiirsadey m.a alllhu akbar

  • @HindaMohamed-mb6eo
    @HindaMohamed-mb6eo 8 месяцев назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اللهم نصر ألا سلام والمسلمين اللهم انصر الاخواننا في فلسطين

  • @ifrahhassan6346
    @ifrahhassan6346 8 месяцев назад

    Sheeq warkaaga ma cada sida nadaara linkiga soo dhig hoos aybaad waxhanaga tusine shukran

  • @fathiamohmed5615
    @fathiamohmed5615 8 месяцев назад +4

    Laa ilaha ilalaah 😢

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 8 месяцев назад

    War Allah ayaa ka wayn ayaga Allah sun ugu dhamayn

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 8 месяцев назад

    Thank you brother

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 8 месяцев назад +2

    Subxaan allah 😭

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 8 месяцев назад

    Alle ha kaqabto Allah haku cesho
    Cadow nimadooda

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed 8 месяцев назад

    Thanks brother

  • @user-kz9my7pu8i
    @user-kz9my7pu8i 8 месяцев назад +1

    Wcs sheekh allaaha ku xifdiyo aakhiro iyo aduunka allaahu akbar waa fatax falsatiin

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 8 месяцев назад

    Allahayow guusha sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 месяцев назад

    Masha alaah mahadsant walaalkey ❤❤❤

  • @UbahAhmad-gw2zi
    @UbahAhmad-gw2zi 8 месяцев назад

    ❤❤🇵🇸 🇵🇸 ❤❤ Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 8 месяцев назад +1

    الهم انصر اخواننا في فلسطين الهم احفظهم من كل سوء الهم امين يارب العالمين

  • @jimalhussein3215
    @jimalhussein3215 8 месяцев назад +2

    O Allah, conceal their faults, calm their fears, and protect them from before them and behind them, from their right and from their left, and from above them.

  • @juniorbese4652
    @juniorbese4652 8 месяцев назад

    اللهم انصر اخوا ننا في فلسطين يا الله يا الله يار ب العا لمين

  • @user-wj4ex9wy7t
    @user-wj4ex9wy7t 8 месяцев назад

    Asc mahadsanid Walaal

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 8 месяцев назад

    Thank you

  • @UbahAhmad-gw2zi
    @UbahAhmad-gw2zi 8 месяцев назад

    Masha allah huhuuda ale ha jabiyo

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 8 месяцев назад

    Allahuma fii falastin akhwana amiine ya Rabi Doua 🤲 Free palastine Free palastine Free palastine Free palastine Free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🆓🆓

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 8 месяцев назад +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b 7 месяцев назад

    Ajalada gacantooda kuma jirtomaalintuu alla u qoro ayey dhimana yaan
    ❤❤❤❤❤

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 8 месяцев назад

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @kinaweys1429
    @kinaweys1429 8 месяцев назад

    Mahadsanid sidad wax no fahansisid

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 8 месяцев назад

    Wcs ustaad Dulmi Diid Jzk kheyr,
    Reer Gz Allaha ku irsaaqo guul
    Anagana Ducadeena Rabbi ha naga
    aqbalo, Sahnuuniyad dhiiga Aada-
    naha ku nool Taya xumada ciidan
    kooda wan aragna, wxay isku haley
    nayaan ciidamda gumyatha dhulkan ku abuuray, wxay caan ku
    yihiin oo dhan Alle Qur'anka nogu
    Sheegay, balse dadka kale ee diima
    ha kale haysta ayey iney wanag
    badan yihiin usheegan,

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 8 месяцев назад

    Wlhy waruntah waandawadaaye vidéo ka super star ✨✨

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 месяцев назад +1

    Asc sh muqaalja waxad soo dhigta liinka. Si looga daawado. Isha allah