TOOS ISKOOYSKA DIGFEER TARABUUN BALAGSII BAAR UBAX LABADHAGAX WARSHADAHA ILLA WARSHADDA BAASTADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 май 2022

Комментарии • 26

  • @Arij4realz
    @Arij4realz 2 года назад +1

    Laamiyada magaalada dhan saan haddii loo wada dhisi lahaa loona nadiifin lahaa magaalga qurux badan ayay noqon lahyd ❤️❤️

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 года назад +1

    Allshu akbar wadsnka waan jeclzhsy lakiin wasaqdaan ku nacaa wadooyinka carada iyo wasaqda dhooban dumarka soomaaliyeed waxeey u agdhooban yihiin rusheeye yareiyo rusheeye Wayne waa xaruunka laga qaado wasaqda guryahz hortooda dhooban oo sha yaadhiintu dugsaneryo subxaana Allah andaafatu mi nal iimaan

    • @munamahmed1572
      @munamahmed1572 2 года назад

      Ha nicin anaga dhil aynaan lahayn aan joognaa. Xabiibti kaasa na huran. Lama huraan waa cows ka jilaal.

    • @abubakarsadiiq6131
      @abubakarsadiiq6131 2 года назад

      walaashey laamiyada hadii la qurxiyo oo la dhiso carada waxa keenaayo waxaa waaye wadooyinka laamiga soo galo ee xaafadaha ka imaado ayaga dhan waa bacaad, jid cadayaal , marka laamiga carada sidaas ayee uga soo buuxsan taaa. wasaqda waa dhibaato gawaari ayaa meel walbo lagu dayac tiraa dhulka dhan madoow

    • @Manka2123
      @Manka2123 2 года назад +1

      Waa runtii walaalayaal wadanka manici karno waayo wadan kale MA lihi laakiin waxyaabaha qaar waan dhibsadaa magaalooyinka wadan Keena mar ka kor lag duubo waa qurux waad u riyaaqrysaa lakiin markaad aragon wadooyinka xafada dhexdood waan qaracmaa hadii qofwalba uu nadiifiyo gurigiisa hortiisa waa wax weeyn oo nadaafada wax ka bedeli karata marka qof walboow ku baraaruji deriskaaga adiguna samee inaad nadiifiso gurigaaga hortiisa in shaa Allah arinkaas aan Isla qaadano in shaaa Allah

  • @fali2695
    @fali2695 2 года назад

    Mash Allah

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 года назад

    Wabo waa ka garan waayey Sacdiyo mashalaah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 года назад

    Masha allah.

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 года назад

    Waxa Wasaqda Magaalada ugu wacan Gudoomiye yaasha Degmooyinka Korobshan ah hadii la badalo na qabiil dhanaa kacaya😭 Illahoow Somali dad dantooda fahma oo Sharciga u hogaansama ka dhig.

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 года назад

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 года назад +1

    Asc. Walaaley waxaan kabaqayaa inta aad wareegaysid in lagaa dhigo canbuulo carab saaran oo caloosha usiisocota ee howshaan wax kabadal inta aad bad qabtid!!!!!!

  • @ahmedsiyad9345
    @ahmedsiyad9345 2 года назад +1

    Waa in shaqada laga cayriyaa gudoomiyihii dagamadiisa qashinka kanadiifin waaya war magaaladu nadaafad bayubaahan tahaye sida haloo dhaamo

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 2 года назад

    Wlh muuqaal cajiib ah oon la dhacay waa kanaa real life cml waaye digfeer tarabuunka intaa naga soo waday aad ilaa warshada baastada na keentay mahadsanid. sidaan waa beelo cod saarid haba isku shideeen

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 года назад

    Nadaafzdu waa iimaanka barkiis

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 года назад +1

    Asc. Laba daqiiqo iyo lix ilbiriqsi cajaladu markey socoto qof ayaa oranaya "WAXAAD SAMEENAYSID GAALADUBA MASAMEEYAAN" waxa saas oo kale ah camal!!! Sacdiyo Abaayo waa maxay codkaas?

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 2 года назад

    quruxdii dalka dadka ku ciyaraya halaga qabto

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 года назад

    Alaa wadankaan dadkiisi dibadaheey walhad Ku joogaan

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 2 года назад

    Aniga waxaan layaabay maxaa ugu wacad Somalida nadaafad darada caalamka oodhan waa uu kayaabay

  • @hawaali5313
    @hawaali5313 2 года назад

    ASC abaayo anigu waxan wax ka baratay dugssiga hoose dhexe taleex oo ku yaalay jidaka 30 ka iyo agagaaraka warashada caanah dugssigi sarana xamar sare ooka dhameeyay waxan lug ku Mari jira. jidakaas waxan daganeyan gurayaha ruushaka agatooda bal hada waxaba kama garanaya dhulakan see wax u jiraan

  • @user-uc4qi1qg9p
    @user-uc4qi1qg9p 2 года назад

    Poor capital others cities is villages right ??

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 года назад

    Mogadishu Mayor iyo madax uu naxaaya haday halilahaad dahab bay uu eekaan lahayd 🤔

  • @mukhtarabdullahi9811
    @mukhtarabdullahi9811 2 года назад

    Wada camuuda maka xaaqan

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 2 года назад

    waa iska cadahay dadka dhulkaan dagan waa dawaaf

    • @namiin3034
      @namiin3034 2 года назад

      Wa runta dadkii wadanka laha ilamaha inay nadaafad daro intan leeg ku eegi lahayeen😲😫

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 года назад

    Aniga ka mid ah meeshaan jaam ayeey ahaan jirtay