GURI AAD UQURUX BADAN OO IIB AH KUNA YAALO GALMUDUG XAAFAD AAD USHIDAN IYO QIIMO KURAALI GALINAAYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 11

  • @MunoAhmed-lc7rv
    @MunoAhmed-lc7rv Месяц назад

    Mansha allaah quf nasiib leh aa helo

  • @fadumahassan5493
    @fadumahassan5493 2 месяца назад

    Asc abaayo waan ku salamay waan fiirsadaa videos kaaga mashallah abayo hada kadib hadda ku daro Karto qiimaha lagu ijaaro xafadaha waayo dad badan baa jecel inay gataan oo ijaar galiyaan marka hadii qiimaha xafada lagu ijaaro aad sheego dhiri galin bay unoqonkartaa qofka maalgashi karaba
    Mahadsanid

  • @MunoAhmed-lc7rv
    @MunoAhmed-lc7rv Месяц назад

    Mansha allaaah

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 месяца назад +1

    Waali cas

  • @fareehafarah
    @fareehafarah 2 месяца назад

    JAZAAKI ALLAH KHEIRAN

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 2 месяца назад +2

    Wadanka shaqo malahan lacagna malahan xagee 100 kun laga keenaa lacagta geedo me ka baxdaa

  • @najmayoonis5020
    @najmayoonis5020 2 месяца назад

    Waaw

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 2 месяца назад

    4 block maxa kawada xfda gm way wentahy

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 2 месяца назад

    Guri dowladii xasan shiikh bilaash ku bixisay ayaa qiimahaan lagurabaa yaaladhacaa

  • @Kismayo2007
    @Kismayo2007 2 месяца назад +1

    Yaa iibsanaaya mar dhow waa la duminayaaye !!!!

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 2 месяца назад

    Yahoo, ma xaraashkii Xassan shiikh ba xayi siine? Waxaas wa shari daro. Allah yasiro