VLOG SUUQBACAD JARDIINKA HOOLWADAAG DAAWASHO WACAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 июн 2021

Комментарии • 105

  • @TheHassanomar9000
    @TheHassanomar9000 2 года назад +10

    Isma, aan laheeyn qof sidatan u fikira yaa Mogadisho jooga. MashAllah ألله يحفظك

  • @Hassan-ed1mr
    @Hassan-ed1mr 3 года назад +3

    Waa mahadsan rahay sida hufan ee aad muuqaaladaan inoogo soo gudbiso waliba siqaas ah ayaa xasuus ii galisay maanta muuqaalada aad soo duubtay waayo waa meelahaan kusoo koray Afarta Darjiino iyo suuqbacaad. Woow.

  • @ucrazyc9041
    @ucrazyc9041 3 года назад +6

    شكرا اختنا ربئ يبارك فيكم ، استمري انا صومالي 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏻

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 3 года назад +5

    Barakee alow xamar from mudug

  • @cismangurey5733
    @cismangurey5733 3 года назад +5

    Walaal rabbi haku sharfo shaqo qiimo badan leh ayaad noo haysaa

  • @abdalla2421
    @abdalla2421 3 года назад +2

    Waa muqaalo qurxan laakiin dadka degan mesha in ay nadafada ku dadalan oo wadooyinka qashinka iyo carada ka qaadaan

  • @fadumoarif1897
    @fadumoarif1897 3 года назад +3

    M.a qaali waad mahad san tahay xagadyda ayaad itistay afarta jardino oo waqti hore igu danbaysay jazaka laah qeer xabiibti 😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇬🇧from london

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 года назад +3

    Abaayo Allaha kuu barakeeyo chanel

  • @user-ij1su2vg6f
    @user-ij1su2vg6f 2 года назад +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن والله اني احبك في الله يا غاليه وقناتك احلا قنوت شوفت حتا الأن ربي يوفقك ويسعدكي mushkilada shacabkeena in ay isxilqaaman oo xaafad kasta ay ilaaliyaan nadaafada xaafadooda hormar ween ayaa lagaari lahay

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 года назад +3

    Masha Allah abayo

  • @caisha12ceeni40
    @caisha12ceeni40 3 года назад +3

    Maa shaa allaah baarka allaah fiika

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 3 года назад +4

    Masha alllah, gabartaan waa in ay maamulka gobolka banaadir kala talisaa dhanka nadaafada iyo faya dhoorka.!!!

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 3 года назад +2

    aad iyo aad baan ujelahay muqdisho I love you muqdisho iyadoo wadooyinku dhismay yihiin burburkii kahor baakatagay 💙💙💙💯💙

  • @sahraali1229
    @sahraali1229 3 года назад +3

    Mahadsanid. Cisbitaalka Jaziira waxey ahaan jirtay Xarunta xisbiga Hantiwadaaga, Kacaanka soomaaliyeed. Waxaa qamiis kasta la saarijiray Calanka iyadoo kooxda Banbayda muusikada tunta ay ka imaanjirewn xarunta afisyooni galabkasta ok khamiis ah ayaan u soo daawasho tagi jiray. Dhamaan muqaalkaada waa kuwo na cajibiyay mahadsanid mar kale.

  • @samiramaxamed1341
    @samiramaxamed1341 3 года назад +3

    abaayo sacdiyo xasan codsi waxa rabaa falog oo xamar Wayne ilaa ceel garab ta si fcn inaa usoo duubto shukran inaa codsigayga ii tixgilinaysid

  • @Manka2123
    @Manka2123 3 года назад +2

    Maa shaa Allah walaashey waad mahadsantahay laa kii talada ku darso dadkaanu 30 sanadood ayeey dowlad la aan ahaayeen ku darsoo dadkaan waxeey ubadan yihiin dad kii tuulooyinka iyo miyiga ku noolaa waa dad wada danyar ah lam qasbi Kato waxeey ubaahan yihiin waqti iyo wacyigelin amaa wadooyinka waa weeyna ee ganac sigur ka furan yahay waan in gudoomiyeyaash degmooyinku ku maraan in qof walba hortiis nadiifiyo

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 года назад +3

    Muqdishu ha noolato

  • @Adhiyallah
    @Adhiyallah 3 года назад +4

    Masha Allah

  • @deeqamohamed7314
    @deeqamohamed7314 3 года назад +4

    Shukran abaayo jazaka'allah kheir

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 года назад +3

    Waa sax waye abayo

  • @hiboyusuf8920
    @hiboyusuf8920 3 года назад +5

    Asc Abaayo aan soo hijrone oo dhulka galada kasoo gurne nolasha Xamar noo soo dub adiga oo bakaraha na tusoya adega ito inta laka siisto ❤❤❤

  • @mohamudsheeq4058
    @mohamudsheeq4058 2 года назад +1

    Fadlan ilaaliya nadaafada maamuladana haku dadaalaano agabka nadaafada inbeey meel walba dhigaan si shaacabka ugu rido wixi qashina qafka haduu waayo meel oo qashinka ku rido wadada ayuu iskaga tuuraya nadaafada waa iimaanka barki.

  • @MmMm-ri5xp
    @MmMm-ri5xp 3 года назад +3

    My name is Muhammad we all love you so much you're the best we love to see Mogadishu Somalia we love your show you are the one we love to you. 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👍👍👍👍👍🦄🦄🦄💓💓💓💓💓

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 3 года назад +3

    Guuleeso

  • @omarhussein7355
    @omarhussein7355 2 года назад +2

    Mashaa alaah adeer howsha aad hayso aad ayaan ugu faraxsanay dalkii 32 ayaa iigu dambaysay markaan daawaday waxaan mooday inaan dhex joogo .

  • @zuparyhassan5451
    @zuparyhassan5451 3 года назад +3

    Wadanka aadbuu udhismay

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 года назад +4

    Masha Allah horumar wacan wlshey

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 года назад +3

    Abayo inolow weligaa

  • @jamiilajay2046
    @jamiilajay2046 3 года назад +4

    Masha allaah sis

  • @zuparyhassan5451
    @zuparyhassan5451 3 года назад +3

    Wax badanbaan maray

  • @mohameddukow2983
    @mohameddukow2983 2 года назад +1

    Heer sare aya tagtay sis keep going

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 Год назад

    Allah maxan maqayada qanciye muufokacuney sarta wifi school keyga barefadka masjidka an marwalibo ku dugun jirey Al maxan molkan soo dhaxmary Masha Allah qer Allah kusiyo

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 года назад +5

    maansha alaah keep going sister

  • @sabrinaabdullahi8325
    @sabrinaabdullahi8325 2 года назад +2

    MASHA Allah dhulkena meel foolxunbo majiro
    Wixii xun in an iskabaraarijinane waee ficantahay waxa hormarka Lagugaro waa in leskaceliyaa xumanta 💝💝💝💝💘 muqdisho🥰💝💝

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 года назад +1

    We love suuq bacaad

  • @mubaarakmohamed9916
    @mubaarakmohamed9916 3 года назад +3

    Wax badan aya ina tustay horay usoco walal

  • @afsheenfatima9096
    @afsheenfatima9096 3 года назад +9

    Love and respect for somalia from Pakistan 🇵🇰❤️🇸🇴

  • @XasanAbiikar
    @XasanAbiikar 7 месяцев назад

    Mashallah❤

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 2 года назад

    Maashaa alaah suuqbacaad Mahasanid sida muiqalada noo soo gastsiiso alaha ku xafido جزا كلا خير

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 года назад +1

    Qurux waaye. Wadankeena

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 3 года назад +4

    Somalilandta la sheegayo degmada Yaaqshid baa ka weyn. Hhhhhhhhh

  • @calidhere8339
    @calidhere8339 2 года назад +1

    Waakuusaarey quruxey maasha allaah hada ayaan ku, arkey waakusalaami. Abaayo mcn

  • @jamaalmahamud9710
    @jamaalmahamud9710 2 года назад +1

    waaaaaaaw maansha allah.🥰🥰🥰

  • @hiboyusuf8920
    @hiboyusuf8920 3 года назад +5

    Masha Allah abaayo

  • @qadromohamed7612
    @qadromohamed7612 2 года назад

    Masha allah

  • @mubaarakmohamed9916
    @mubaarakmohamed9916 3 года назад +3

    شكرا سعدية

  • @kamilkayf6221
    @kamilkayf6221 2 года назад +1

    Maasha allah ❤❤❤❤

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 3 года назад +2

    ASC abaayo waad dadaalaysaa laakiin af Soomaaliga iska sax ma jiro wax Tarjiin la dhaho. Waxaa waaye Jardiin waa wax laga naxo in afsoomaaligii uu dad badan oo.Soomaali.ah uu ka khaldanyahay Mahadsanid

  • @aliahmed7435
    @aliahmed7435 3 года назад +2

    Masha alah walashen sacdiyo alaha ku dhowro waxan kula qadanay dalxis wa ba kahelay mahadsanid horay u soco

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 3 года назад +2

    Dhismaha guryaha iyo laamiga maxumo laakiin waxaan aad ulayaabay dadka waxa udiiday nadaafada weliba ayagoo dad Muslim ah teeda kale gobalka banaadir baabuurta qashinka lagu xaaqo muusiiyo degmo walbo dadkaan ileen canshuuraa laga qaadaayee

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 года назад +2

    Waxaa iigu dambeysey wadooyinka dhisana oo quruxbadan.
    Hadana xiligii dhexe magaalada aad ayey iiga fiicantahay.
    Allaha u siyaadiyo.

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 3 года назад +1

    Suuq Bacaad waa Degmada Yaaqshid.!!

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 3 года назад +1

    Oo qofwalba horteeda meey iska xaaqaan teeda kale aaway gudoomiye yaasha degmada magaalalada qof walbo waa ineey kaqeyb qaataan nadaafada wadada dhan wadada caro iyo qashinaa qariye wax fiican maaha gudoomiye yaasha degmooyinka waa in lala xisaabtamaa

  • @maryanibrahim6133
    @maryanibrahim6133 3 года назад +6

    walal mahadsanid ilaah haku barakeeyo. Waxaan jecelahay daawashada kanaalkaaga maxaa yeelay waxaad muujineysaa muqdisho dhabta ah kaliya ma ahan wadada make al mukarama. fadlan quruxey hadaad tagi kartid xafada galmudug mahadsanid❤️❤️

  • @aweysjaciir8318
    @aweysjaciir8318 2 года назад +1

    💯💝mudisho macaan badan

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 2 года назад +1

    Mashallah 😍 wlshy aad iyo aad u mahadsan tahay allow dalka no nabadey Somaliyo is raacdo na tuusi howlwadaag xafadeyda masjidul furqaan agtiisa private school kuyaalo an dhiigan jire shaanta geeed maxan jid kaas in badan ku lugeyee maxaan baskiil badan kuwaday inshallah intaan nolahay mar wan kuso noqon doona

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 года назад

    Laakiin Walaashey wali kaama maqal cilada jidadka ka muuqda adi dhismaa ka hadleysa Laakiin dhulka dhusuqa kamuuqda iyo wasakhda iy9 bacda intaa kali hadii laga aruuriyo qurux ayey ahaan laheed nadaafada waa iimanka barkiisa dadka ha la wacyi galiyo..

  • @ismaiel4526
    @ismaiel4526 2 года назад

    Mahadsanid inbadan shaqada aad umada soomaaliyeed u heyso.

  • @razvaxultra6333
    @razvaxultra6333 2 года назад +1

    Excellent video thanks

  • @ahmedhersi4556
    @ahmedhersi4556 2 года назад

    xaqiiqdii hadii wadada la nadiifin lahaa, magaaladu cadi bay u ekaan lahayd.

  • @ahmedumar9306
    @ahmedumar9306 2 года назад +1

    Sax waaye abaayo melobadan oo xasuus iguleh an arkay waane ku dawanaan

  • @halooyeelo
    @halooyeelo 2 года назад +1

    Asc wlaal
    (C O D S I)
    Walaal wax faah faahin ah ma inaga siinkartaa dabaqyada ku dhaxyaal xafada daarusalan oo wali dhismahooda socdo.
    Mahadsanid….

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 года назад +2

    Dabaq waxaa dhista dad ama Dal aanhesen. Dhulkufilan somaalid dhulkaabadan

  • @musdafkarama3369
    @musdafkarama3369 Год назад

    Masha Allah wll igu qali Ah

  • @xuseenheyle2568
    @xuseenheyle2568 2 года назад

    Wlh waxa tahay gabar ad u wanagsan waxa kula tali lahay heer muqdisho lamiga an xaqano oo an nadifsano si an sawir qurux badan casimadeena uga bixino

  • @yasin5093
    @yasin5093 3 года назад +2

    Somalilandbo way burbur saneed lakiin hal meel ayee kasoo wada jeesteen 10sano gudaheed ayee hormar gareen lakiin anaga qabiil ayaa nadilay

    • @yasin5093
      @yasin5093 3 года назад

      @@sofieguleed2447 hormarka aan kahadlayo waa amniga dhisma kaliya maahan

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 года назад +1

    Inta. Dhimana waa dhameys tireysaa

  • @shukrinur517
    @shukrinur517 2 года назад

    Aad ayaa u mahadsantahay sida aad noola share gareeysay meelaha qurxoon iyo kuwa liito oo u baahan in madaafadooda laga shaeeyo. Thank you

  • @mubarakhajiyusuf942
    @mubarakhajiyusuf942 2 года назад

    Abaayo cay ma jirto, wadankaagii hooyo ayaad ku faanaysaa waanan kugu boorinayaa shaqada fiican ee aad wado, Xamar qurux way soo aragtay, burburna way soo aragtay, maantana mashallah wax badan bay ka soo kabatay wayna gaadhi meesha aynu ka rabno inshallah, NACABKU DARBIYADA HA JIIDHO Kkkkk. wado hawshaada marwooy geesiyad baad tahaye.

  • @razvaxultra6333
    @razvaxultra6333 2 года назад +2

    Asaalamu aleykum any chance xafadaa teree biyano please Shukraan

  • @maxamadkhadercabdiraxmaan6583
    @maxamadkhadercabdiraxmaan6583 3 года назад

    Reer suuq bacaad qashinka iyo carada laamiyada yaala mey iska nadifiyaan

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 2 года назад

    حبيتي احسنت

  • @queenkhadar5954
    @queenkhadar5954 2 года назад

    Alaa abaayo walhi xaafadeyda arkay maaqayada qanciye

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 года назад +1

    walaal waad mahadsan tahay sidaan muuqaal hore ku arkay meesha doowlad kamjirta ayaan uqaatay intaa aad socotay wax police ah maan arag kaliya waxaa dhihi karaaa dal iyo dad waalan intii cuntay lacagihii lagu tabarucay ilaah ha xa xisaabiya

  • @yahyeyou
    @yahyeyou 3 года назад +1

    War xaaqa wadada wasaq Yas ka buuxo

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 года назад

    Soo badi Waliba meesha fool xun si loo hagaajiyo ama wax looga qabto ha qarinin

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 2 года назад

    Oh so sorry Somalaay Dalka waa noo bahan yahay. Abaayo adiga aad ayaa wajiib kada Dalka iyo Dadka ka saran u ka soo baxday. Qafka ku edeeyana Qaf Doqon ama Qabyaladu wadato ee ogada. Saas sax maha ee Dalka ha loo noqdo. Aniga waa ka soo socda Qurbo waa iga baas

  • @yasin5093
    @yasin5093 3 года назад

    Nabiga alayhi salaatu wasalaam wuu kadigey afgabiga madaxda maxaa yeelay wax kadaran ayaa imaanaya fiiri libya fiiri iraq hadee madaxwaynayaashoda usabrilahaayeen illah baa wax fiican ugu badali laheen lakin somali sabir maqabaan

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 Год назад

    Qashiin

  • @iandi9995
    @iandi9995 2 года назад

    Reer Mogadishu maxaa kumadax adek dabatada uguweyn

  • @mubarakhajiyusuf942
    @mubarakhajiyusuf942 2 года назад

    Abaayo waxaan kaa codsanayaa kolba mesha aad marayso in aad noo sheegto intayada aan xamar si fiican u kala aqoon ee hadana xiisaysa

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 2 года назад

    Waddan kasto iskuraran waa leeyahay. Aan ka damqanee xaan ka qaban karaa?

  • @maxameddurraan9372
    @maxameddurraan9372 2 года назад

    Shanta geed maxaa la dadhaaa

  • @yaasiincabdule1714
    @yaasiincabdule1714 2 года назад

    Runtii sida aad wax u soo gudbisay ilama fiicno maxaa yeelay waxaad moodaa in aadan wadanka kala agoonin meesha aad soo duubeeyso kow waa in aad tiraahdid waxaan ka soo bilaabeeynaa socodka meel hebel ilaa waxaan tageeynaa meel hebel ka dibne waa in aad sheegtaa meesha aad mareeyso halkaan waxaa la yiraahdaa suuq hebel daartaan waa tii shirkad hebel meeshaan waxeey ahaan jirtay sidaan laakiin wacdi uun baa nooga baxday marka waxaan is tiri malaha magaalada kalama taqaano

  • @nasrakeef3255
    @nasrakeef3255 3 года назад

    Abaayo xafadaha nosogali

  • @maxameddurraan9372
    @maxameddurraan9372 2 года назад

    Jid marreexaan maxaa loogu bixiyay

  • @jawahirsacidqasin5976
    @jawahirsacidqasin5976 3 года назад

    Waberi ilaa xamarwayne noo Soo duub

  • @hamdifarah3452
    @hamdifarah3452 3 года назад

    Carada bacaadkaan uxiisay

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 3 года назад

    Maxaa ka wadaa,shacbi iyo Dowlada
    Oon is waafaqsaneeyn.Dadka ma Dowlada ayeey mucaarad ku yihiin?
    Sidaas miyaad ka wadaa?.Shacbiga
    Maxeey Dowlada ku diidan yihiin?.

  • @macalinciisesudeysi
    @macalinciisesudeysi 3 года назад

    Asc wll soobooqo youtube chanellka macalin ciise sudeysi

  • @bakiincade1378
    @bakiincade1378 2 года назад

    Qashinkan lamiga dhax yalo lagu firsanayo maxa waye dadkan iyo gawarida is dhax yacayo wa mxay 😡🤭

  • @adannur4755
    @adannur4755 3 года назад

    Somalida wasaq jacelyahiin runta marka lagaa hadlo

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 года назад

    just think if mogadishu as such is not clean what do you think about another regionalis ather areas yacnii nolol kama jirta الاسلام دين النظافه يجب ان نكونوا نظيفين adigoo Raaali ah walaal
    macaan somaliya dad duleeysan baa ku nool ogaada malaaik samada kamasoo dageeysa oo dhulkaan mahagaajineeysa waxaa loo bahan yahay in dalkooda aay nadiifsadaan waa somalida wallahi waxaay u nool yihiin sida biloowgii dunidan

    • @hana8824
      @hana8824 3 года назад

      Nairobi xamarbaa kanadaafad badan ee wadanka haliidin

    • @ahmeddiiriye4624
      @ahmeddiiriye4624 3 года назад

      Khaalid Cusmaan
      I agree with you ,our Muqdisho streets are dirty,dust and trash , and they cannot cleaned by human hands infact we need to make a contribution to buy a Vacuum road sweeper truck.
      Ahmed Diiriye from Germany

    • @mohamudsheeq4058
      @mohamudsheeq4058 3 года назад

      Wll runtii somalida majecla in runta loo sheego waana kumahdsantay in aad wasaqda iyo qashinka aad soo bandhigtay waxaan rajeeynayaa adiga aawgaa in halkaas nadaafad hesho halkeey katimaadaba.

  • @maxamedmuslimgaalnimodiiis824
    @maxamedmuslimgaalnimodiiis824 2 года назад

    Uqtii xaafadaha xamar qabiil qabiil ayaa loo kala daganyahay marunbaa

  • @yahyeyou
    @yahyeyou 3 года назад

    Bacaadka wadooyin dhooban ma iska xaaqi kartin miyaa. Maxa u saraysiin laami hadadan iska xaaqin Bacaadka.

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 года назад +3

    Masha Allah abayo