VLOG CARAFAAT CEYMISKA COCA-COLA DABAQIIN CEEL MILATARI DAWASHO WACAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 53

  • @hodanabdullahi2892
    @hodanabdullahi2892 3 года назад +8

    Suqa Xoolaha vlog waxar cade iyo majidka farta minarad❤️❤️❤️

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 года назад +2

    MaashaAllah I really like it, walaahi I missed dhulkaas bacaadka ah , inshaaAllah in the future dhul dhulka dhan laamiyal ayaa ka dhigi doonaa, markaa duqa magaalada banadir an ka noqdo xamar inshaaAllah, maybe 10 years kabacdi, hada ciyaal koris ayaa ku jiraa👍👍👍👍❤️❤️🥰

  • @alimohamed9172
    @alimohamed9172 2 года назад +1

    MASHA ALLAH MASHA ALLAH SISTER I LOVED WHAT YOU ARE DOING

  • @abuzeinnoor6931
    @abuzeinnoor6931 2 года назад +1

    Masha Allah wall iillah haa ku xaafiido
    Wall waxaan rabay iinadh soo masiiwarto xaafadh cali kamiin please

  • @mohammedhassanyusuf1617
    @mohammedhassanyusuf1617 3 года назад +1

    Masha Allah maanta dalxiis ayaad dareemaa masha Allah waliba xaafadaydi aan ku soo barbaaray caadi hore u soco bulshada ayaaa kuu baahan

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 года назад

    Masha allah

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 3 года назад +2

    Maa shaa Allah xaafadahaan waxaan ku jecelahay waa nadiif

  • @abdirisaaqahmed6632
    @abdirisaaqahmed6632 3 года назад +2

    Xasuus igalisay wall xafadeyda suqa xoolaha wad ku mhadsantahay so gudbinta a ino so gudbisay horey usoco ✌✌✌✌✌

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 года назад +1

    Mansha Allaah guulayso gaalo👍💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴✈✈

  • @ifraxcabdiraxmanifraxcabdi1492
    @ifraxcabdiraxmanifraxcabdi1492 2 года назад +1

    Waaaw xafadeeda ahaa

  • @ahmedumar9306
    @ahmedumar9306 3 года назад +1

    Masha allah waa ku mahad santahay hore usoco abaayo

  • @cabdulaahiaxmad2080
    @cabdulaahiaxmad2080 3 года назад +2

    M.a abyo waxan kuugu abaal gudo maqan xafateydii baat itustay waliba waat hormarty alla maxaat u istaagti weysay lagayabe hoyadeey banaanka in aan ku arko alla maxan uxiisay suqa xolaha wlh waan ilmeyay meqa mar baan ku ceshty mahat sanit wlshy qali

  • @osmaanmohamoudhassan2841
    @osmaanmohamoudhassan2841 3 года назад +1

    Masha Allah Mogadishu caasimadii dal jayga wan jecelahy allow nabad yeel

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 года назад +1

    Mshllh suuqa xoolaha xusuus hore mhdsnd wlshis

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 года назад +1

    Masha Allah horumar wacan wlshey

  • @ckariimsharmarke3658
    @ckariimsharmarke3658 3 года назад +2

    waad mahadsantahay sida noo qancisay codsigeyga dadka waxay xiiseyaan xaafadaha cusub inta badan waxay xiiseeyaan xaafadihii hore ku dadaal kuwa hore aadbaan kaaga mahadcelinaaya.

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha4291 3 года назад +1

    Walaashey wax fiican ayaad qabaneysaa mansha Allah horay ugu soco😘

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
    @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 3 года назад +2

    Masha allah🌺🍂

  • @abdalla2421
    @abdalla2421 3 года назад +1

    Masha alah misaanka ila warshada baastada waba xafadihii aan kuso Barbaray wadna ku. Mahadsan tahay in badan

  • @samiirahashi903
    @samiirahashi903 3 года назад +2

    Abaayo sarta gaalka maahan dabaqa dhismaha kasocdo ee waa dabaqa ceymiska geeskiisa ah oo dhisneen
    Wxaa loogu bixiyey waxaa laheyd habaryarteey waxaa qabey nin talyaani ah lakiin Muslim ah sidaasee somalida udhaheen sarta gaalka waxuu ahaan jirey hotel xiliga nabada

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 года назад +1

    thank you walaal. 1999 ayaa iigu dambaysay wadada warshadaha balse dhulkii waa dhismay

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 года назад +1

    maansha alaah so beautiful

  • @samiraabdi7118
    @samiraabdi7118 3 года назад +1

    Masha Allah abaayo khery Alle haku siiyo ❤️❤️
    Abaayo suuqa xoolaha iskuulka Abdi raxmaan bicoof hortiisa iyo gadashiisha masoo duubi kartaa xafadaas ayn ku dhahshatay lkn aniga oo 4 sano jira kasoo tagay 22 ayaa kasoo maqan ahay wadanka waan jeclaan lahaa in aan arko 🌸🌼🌺

  • @quakzyt3489
    @quakzyt3489 3 года назад +1

    Maasha Allah, Allaha ku barakeeyo Sacdiyo

    • @mohamedgindi907
      @mohamedgindi907 3 года назад +1

      Masha.allah jidka noo soo duub waa ilaa jowhar waan kula soconaa

  • @almed21
    @almed21 3 года назад +2

    shaqo wacan ayaad wadaa walaasheey dadkeyna ka maqan wadanka waxa aa naga dhigtay in aan joogno cml. Tan Labaad videoyaasha la duubo maanta 10 sano ka bacdi waa taariikh muhiim ah bal markaas ka waran 30, 40 ama 70 sano ka bacdi iwm?

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 3 года назад +1

    M. S cadi ma tihid

  • @hanadpirate3163
    @hanadpirate3163 3 года назад +1

    baar ubax vlog

  • @ahmadlaambe3230
    @ahmadlaambe3230 3 года назад +1

    Xafadan 15 iyo toban sano aa iiku danbeysay waan u xiisay walalhi

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 3 года назад +1

    Hore usoco from yurub

  • @cabdiraxmanhassan7712
    @cabdiraxmanhassan7712 2 года назад

    Inta mar anku daawaday wll Digmada Madiina ma arkin Sawab wll Jawaab ??

  • @maxamedshardi7261
    @maxamedshardi7261 Год назад

    Abayo codsi waaye tarabuunka iyo Wixi kadanbeyo sooduub adoo mahadsan

  • @deeqmohamed3811
    @deeqmohamed3811 3 года назад

    halkaa askaraa taagan aad leedahay waxay tilmaan u noqon kartaa kuwaa allah ka furtay ee gaalada ah ee alshayaadiin shabaab

  • @cuuntosomali9030
    @cuuntosomali9030 3 года назад +2

    Pls abayo xafada galmudug

  • @jkk5560
    @jkk5560 2 года назад

    Sarta gaalka kkkk
    Lama dhaho sarta galka waa guryihi caymiska lakin sarta waxay ahan jirtay disco camal Robert kavaliti mid eey dhahan oo talyania aya ku tumi jireen music iyo kooxd somali ah shii cabdi maclin Maysar koxda magaceda ma xasusuto dud dur qayb kamid ah aya ahayen marka mesha meel musiga lagu tunto ayay aheed mar qatiga noon aya laga so wariyay mahad sanis sis

  • @cabdulaahiaxmad2080
    @cabdulaahiaxmad2080 3 года назад +2

    Blz wlshy warta nabata noo soo tuub siiba dalbiile suuqa xolaha waat iga shafise

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 года назад +1

    Waxan Xasuusta Adeerkay AUN Caymiska uu Madax ka ahaa dadka Somlyed na nin ay aad u jecel yihiin oo Naxariis badan uu ahaa.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад

    Dadka rara caasiyaasha waxaa kula talinayaa in ay kuraasta u kala duwaan dumarka iyo raga aan isla socon

  • @shahwah4541
    @shahwah4541 3 года назад

    Suuqa xoolaha qandalaha barxada jayga ila ceel turcaye

  • @bakarcusman7552
    @bakarcusman7552 3 года назад

    Xafada israac noosoo duub jidka iftin intaa lagarin qawuuraha
    Barkaad intaa la gaarin

  • @aldowsary1968
    @aldowsary1968 2 года назад

    Haye urto maxaa haysaa

  • @husseinkadil3854
    @husseinkadil3854 3 года назад +1

    Asc

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад

    Anigu yeman ayaa joogaa sidaas ayaa albaabada loo qabsadaa

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 года назад

    Waxa fiic nayd in aad kala googaysid

  • @عليمحمد-ش2ل9ن
    @عليمحمد-ش2ل9ن 2 года назад

    Jidka maa ubaahnin ee xaafadagalkookakoolo

  • @TheSaaqeey
    @TheSaaqeey 3 года назад

    dhulkaan waa dumay walahi sorry

  • @عليمحمد-ش2ل9ن
    @عليمحمد-ش2ل9ن 2 года назад

    Galxaafada kookakoolo xaafadagodeey makanonatus dhulaankarabaa

  • @عليمحمد-ش2ل9ن
    @عليمحمد-ش2ل9ن 2 года назад

    Kookokoolo

  • @mohamedali-oz7gp
    @mohamedali-oz7gp 3 года назад

    Somaliland xita loma ogoola dad bl ka qabsaada

  • @ciseomar2499
    @ciseomar2499 2 года назад

    Vxafadaad.na.tus