VLOG KAN KUBARO WADANKAGA GAR AHAN DEGMADA HILWAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 38

  • @sanubail8129
    @sanubail8129 3 года назад +3

    Masha allah Walshey jazakalah kher suqa xolaah Xaasus❤🇸🇴🇸🇴 alllow nabad iyo barwaaqo dalko dhan yarabi 🤲🤲

  • @mohamedmukhtaarabdirahman1155
    @mohamedmukhtaarabdirahman1155 3 года назад +3

    😭 wlh xasuus ayan galay reer suuqa xoolaha ayaan ahaa wlh 10 ma arkin

  • @suuriyaahabbi6631
    @suuriyaahabbi6631 Год назад

    thnks ajmal dagan runtii
    muuqaalo cajiib ah soo bandhigtay
    ku saabsan degmada heliwaa
    runtii degmada heliwaa waxey ubaahan tahay in laga dhiso
    real estate sida daarusalaam cml
    weliba qeybta waxar cade in laga dhiso real estate loo bixiyo
    waxar cade real estate
    sidoo kale jaamacada ugu weyn muqdisho in laga dhiso waxar cade isgoyska waxar cade
    degmada heliwaa waa in eey kusoo bataan daaraha dhaadheer

  • @yasmiina179
    @yasmiina179 Год назад

    Mansha allah waa ku mahadsantahay warbixin ta aa na sisay suuqa xoolaha

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 года назад +1

    Mansha Allaah waaw xasuus ween huruwaa👍♥️♥️💚💚💜💜🌹🌹🇸🇴🇸🇴💪🏾

  • @huzensaid4076
    @huzensaid4076 3 года назад +1

    Masha allh suqa xolaha wa meel aan jeclhy nabada urajeena waligood nolada mahadsanid abyo ajmal

  • @abdulrahmanmoha3424
    @abdulrahmanmoha3424 2 года назад +1

    Wll mahad sanid lkn ma adigaa hilwa tagay hee hadii aadan natusin saldhigii hilwa iyo suqii weeynaa ee kawanka hilwaa waxaa natusiday sos iyo waxar cade uun

  • @hanihersi9977
    @hanihersi9977 8 месяцев назад

    Www wlh gurigeena aya horta ka
    Martan Allaya cisag xanuun aya galay waxaracade❤

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 2 года назад

    Waasuuq weyn maashaa alaah

  • @naftammc6834
    @naftammc6834 3 года назад +2

    rer hiliwaa is muujiya

  • @hassanadan8705
    @hassanadan8705 2 года назад

    Masha allah suuqa xoolaha

  • @abdalahasan6025
    @abdalahasan6025 3 года назад

    Mashalaah abaayo aad aya umahsantahy madama xafadeydi suqa xoolaha xoriyo natustey igu danbeysey 2009 wada fadhixun waxa logu baxshey waxey ahaan jirtey xilige cabdiqasim meelo maqaayado xun xun oo lagu qayilo oo marki danbe la jajibey kadibna suqa daryeel noqotey.aniga suqa xoolaha ku dhashey ❤from germany🙌

  • @MmMm-ri5xp
    @MmMm-ri5xp 3 года назад

    Kaxda?kaxda?kaxda? Please we need to see this area

  • @dasmy904
    @dasmy904 3 года назад

    ❤Waxaa igalisay xasuus hore. Aniga waxaan ka imaday suuqa xoolaha. Waa mahadsantahay abayo mcnto!!!! Hore usoc!!!

  • @mahamuudaweys690
    @mahamuudaweys690 2 года назад

    M.a

  • @MmMm-ri5xp
    @MmMm-ri5xp 3 года назад +1

    We need to see please kaxda 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 года назад +1

    Masha Allah wlshey horey u soco

  • @adilomar1164
    @adilomar1164 3 года назад

    Waxaa soodubtay qeeb kamid ah dagmada hilwaaa walibii Inta ugu qaabka darneed shaleemo ladane iyo suuqii hilwaa isteshinka hilwaa masoo duubin shaleemo puntaland iyo iskuul siiyo marka suuqa xoolaha iyo waxar cade waa meel baadiyo ah marka kunoqo markale waana kumahadsantahay

  • @abdirahmanabdullahi974
    @abdirahmanabdullahi974 3 года назад +1

    Love you degmada heliwaa

  • @qalbiuroon4831
    @qalbiuroon4831 2 года назад +1

    waxaan jeclaan lahaa manta inaan arko kawaankii waxaracade iyo jidkii dhanka gantalaha aadayay waa meeshaan caruur nimadaydii ku soo qatay 😥😥😥 seey u fool xuntahay baan ka naxsanahay waxaracade

  • @faaizoxuseen8522
    @faaizoxuseen8522 3 года назад +1

    Walaal suuqa 2aad waa suuqbacaad ma ahan suuqa xoolaha

  • @sharmakeabdikadir1393
    @sharmakeabdikadir1393 3 года назад

    Waan kaxumahay sidaay u ekaatay xafadee I.a isbadal ayaan urajenaa

  • @burhaaanyaasiin2201
    @burhaaanyaasiin2201 3 года назад

    Masha Allah

  • @suuriyaahabbi6631
    @suuriyaahabbi6631 Год назад

    runtii waxar cade waxey ku fiican tahay
    real state in laga dhiso waxar cade
    waxar cade real estate
    kawaan ka malaayga ugu weyn in laga dhiso waxar cade

  • @naftammc6834
    @naftammc6834 3 года назад

    mashaAllh

  • @farxiyamcali8555
    @farxiyamcali8555 3 года назад

    Masha allah abayo alahaku xafid 🥰🥰❤❤

  • @abdalahasan6025
    @abdalahasan6025 3 года назад +2

    My xafadeyda.Suqa xoolaha dartiis.subscrabe ku saarey xafadas mogdisho dhan waka jecelnhy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxaanchannel8801
    @farxaanchannel8801 3 года назад

    Keep going

  • @suuriyaahabbi6631
    @suuriyaahabbi6631 Год назад

    runtii degmada heliwaa
    waxey ubaahantahay in laga dhiso
    isbitaal weyn sida isbitaal keysaney iyo isbitaal madiina ka weyn
    in laga dhiso qeybta waxar cade isgoyska waxar cade
    waxar cade hospital
    2 hotel dalxiis in laga dhiso
    3 school ka ugu weyn in laga dhiso waxar cade
    4 jaamacada ugu weyn in laga dhiso waxar cade
    5 heliwaa mall casri in laga dhiso
    6 isbartibo weyn in laga dhiso waxar cade
    degmada heliwaa waxey noqoneysaa degmo qurux badan
    7 real estate in laga hirgeliyo waxar cade real state

  • @abdirizakalidaad8508
    @abdirizakalidaad8508 3 года назад

    Maashaa allah. Abaayo. Mcn. Mahad sanid.

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 2 года назад

    Asc mahad sanid abayo

  • @malyuun123james6
    @malyuun123james6 3 года назад

    Xabibti shugran

  • @hindiaabdirahman3696
    @hindiaabdirahman3696 3 года назад

    Wcs

  • @abdullahihassan4387
    @abdullahihassan4387 2 года назад

    Please forgive me

  • @qaasimmuqtaar3982
    @qaasimmuqtaar3982 2 года назад

    M.a