Daawo maxa kala Qabsaday Wariyaha ugu weynaa BBC DA cabdulahi xaaji iyo siyaad Bare

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Cabdullaahi Xaaji oo in ka badan afartan sano BBC Soomaali dad ka waraysanayay ayaan maanta isagii soo waraysanay. Saaxiibbadaa la sii wadaag

Комментарии • 246

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 4 года назад +20

    The One Of The Best Somali
    Journalist Abdulahi Haji🎖🎖🎖|🇸🇴

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 года назад +6

    legend Cabdulahi xaaji cimri cubaado leh insha Allah HALAYAY SIYAADNA Allaha unaxariisto

  • @nurdinsahal3191
    @nurdinsahal3191 5 лет назад +19

    We miss you for ever !!!!!!!
    Greatest journalist i have aver seen!!!!!!!!!!
    Very sad we don't have anyone to do your position!!!!!
    I am very happy i was met you London !!!!!!! That was 2012
    I was shopping. West gate mall west London!!!!!!!!!!
    I saw you marks Spencer shop inside !!!!!!!!!!!
    Thank you very much !!!!!

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 5 лет назад +6

    🤚Cabdilaahi Xaaji✔👍@ BBC waxaa garanaya dadkii dhegeysan jirey, waa warbaahintu koobneyd @ Af-Soomaali✔👍

  • @abdullahimohamedali9741
    @abdullahimohamedali9741 7 лет назад +76

    abdullahi haaji wariye qaaliya ilaahey cimri dheer hasiiyee

  • @maxamuudaxmed8694
    @maxamuudaxmed8694 4 года назад +9

    Common wealth ( barwaaqo-sooran)
    Mukhaadaraad ( maan-dooriye)

  • @same6001
    @same6001 6 лет назад +28

    BBC waxaa leh dawlada Ingiriiska. Wixii ay iyagu rabeen ayuun baa laga sii deyn jirey, welina waa sidii!!!

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 года назад

    Abdulhi Xaaji wariye qiimo Badan
    Waxaan jeclaa markuu leeyahay todobaadka iyo Africa I love that waxaan kaloo jeclaa codka markii ay BBC Soo gelayso. Dadkaan dhawaaqayaa dhulkoooda doonayaa Hadey ka dhiidhiyeen Allayow u dhiib

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 лет назад +16

    BBC da waxa iska leh UK waxayna ku hadashaa Afka dawlada ingiriiska waxayna sheegta waxa ay UK amarto oo kaliya

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 4 года назад +3

    Subhanallaah alla yaraantu qurxanaa
    Illaahay danbigaaga ha dhaago codkar baad ahayd

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 5 лет назад +26

    alow kuu naxariso abo siyaad walahi soomali wey kuu xistey🇸🇴☝🏾

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 5 лет назад +2

      Midh umay xiisin way ka raysatay digtaytarkii

    • @sultanlife5385
      @sultanlife5385 5 лет назад +3

      MOHAMMED Yusouf sidaa ayey uga rasatey dowled calalkaadu adunka kababanaye baanu aheyn hadana xaalka waad aregtaa siduu yahey

    • @nuutosharif3547
      @nuutosharif3547 4 года назад

      garisa

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 года назад

      Aad iyo aad aamin ya rabi

  • @HamdaSocialHS
    @HamdaSocialHS 4 года назад +1

    Waxan xasuusta wagi caruurnimada waxan isku caanjirnay qofki waalidka uwarama abdilahi xaji waye dhihi jirnay masha allh waa wariye howlkar ah

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 4 года назад

    Weriye cabdulahi xahi wuxu yahay weriyaha qarniga somalida .
    Midda labad waxan xasuustaa habeen ay ahayd 1 da luulyo oo magalda ahoose ay ka jirtey Fantasia ciyaro gudaha & dhaqanka oo lagu ciyaarayey ex taladiiw sayidka maxmed c/lle xasan ban ku arkey weriye Cabdulahi xaaji oo wax duubanaya oo wada dheer maka al mukaram maraya .
    Somalia 🇸🇴 alaha o gargaaro hana siiyo hogaamiye dantiisa ka hormarinaya danta guud allow amin

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 4 года назад +6

    He's a legend

  • @hashimali660
    @hashimali660 4 года назад +5

    Wonderful man I used to hear that incredible voice when ever I listen to BBC Somali

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 5 лет назад +4

    Allah ha u Naxariisto Aaba Siyaaad

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 5 лет назад

      koley tol janada geeya maheysto maanta

    • @drxaayoow2105
      @drxaayoow2105 4 года назад

      ar r Waad jirantahay Allah haku caafiyo

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 года назад +1

      @@drxaayoow2105 Ma ninkii quraanka ayadisa nasaqay laayay dadkii somali ayaa leedahay abe ale haunaxariisto kkk walee adaa qabyaalad lajiran ee gee jananada

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Год назад +1

    Jaala siyaad bare He was legend

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 5 лет назад +1

    Mashalah waryahaan waa markii ay wadan iyo dad cafimaad qaba an hayasaney.

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 5 лет назад +8

    Ilaahow u naxariiso aabe siyaad waana geesi

  • @mdirie1874
    @mdirie1874 5 лет назад +4

    Ninkaan Halyeey Somali weeye inkastoo uu u shaqeynayay British broadcasting cooperation..

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 5 лет назад +51

    Cabdullahi xaajiyow adeer BBC dii aaad dadka afsomaliga ku bari jirteen
    Manta waxa la waregay ciyaal aan xitaa afsomali ku hadli karin iska daa ereyo ayso kordhiyane

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 года назад +3

      Waa dhab

    • @mohamedmusse8140
      @mohamedmusse8140 4 года назад +3

      Siday soomaaliya ubjurburtay buu Soomaaliguba u burburay WAANA TAYADII DADKA OO BURBURTAY:

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 6 лет назад +27

    erayda uu soo saaray cabdilahi xajo waxaa kamid ahaa
    Buuraley
    barwaaqo sooran
    gacan ka hadal

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 лет назад

      erayada way jiren ee isku xidhka saxafada ayu u adeegsaday

    • @amiinarahman5379
      @amiinarahman5379 5 лет назад

      w988

    • @cabdirashiidaadanaxmedcabd240
      @cabdirashiidaadanaxmedcabd240 4 года назад

      @@amiinarahman5379 t7t

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 года назад

      Buuraleyda Gollan heights baad isoo xasuusisay. Waxaa kaloo kamidaan filayaa Dawladaha Dhexdhexaadka ah oo ahaa kuwii aan Warsaw iyo Naato San ka mid ahayn ee Shiinaha iyo Yuguslaafiya iyo Soomaaliya ay kamidka ahaayeen.

  • @hassandahir9693
    @hassandahir9693 5 лет назад +2

    Ninyahow iidoorku cuqdad badanaa! maantoo dhan waxay caayayaan nin ku dhawaad 30 sano mootan oo aboorku lafiihiisa wax ka waayay. Bal maxay habaar uga jarayaan, wuxu ragba maahan miyaa. War raggu waa diriraa waana heshiiyaa ee cayda iska daaya.

  • @youssoufhoussein8172
    @youssoufhoussein8172 3 года назад +1

    Check sodin

  • @diriyecabdi7091
    @diriyecabdi7091 4 года назад +1

    Xasustii c/laahi xaji iyo madaxwayne maxed siyaad barre

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 6 лет назад +9

    Masha Allah taparakallah

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 5 лет назад +3

    Wlhi nin wyen ilhay haku dayo ninkan qibarada ku jerta ayn o shalyan wlhi😭😭😭 wxa ficanan lahayd in mel lago barto saxafada noforo an ka fadiyasano somaliyada o dhan wlhi tasa ayn jecaln laha aniga ahan

  • @ardogaanmijirqadi6838
    @ardogaanmijirqadi6838 6 лет назад +1

    adeer alle cimriga hakuu dheereeyo

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 7 лет назад +15

    Umad waliba kaca kufka wey martaaye, waa la doogiye yaan la dacaroon ama ceeboobin😊😊

  • @cabdixusen5066
    @cabdixusen5066 6 лет назад +2

    Jen max,end siyad bare madaxwaynihii ugu qaalisanaa ee dalka soomara ayuu ahaa

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 6 лет назад +2

      Dad qal

    • @GOREYTV7
      @GOREYTV7 5 лет назад +2

      Ma Ninka Dhiiga Dadka iska Banaystay ayad ledahay zxb wuu wngsana hadalkaga dhinacyo badan la eeg hagarasho gaabnaane zxbky

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 5 лет назад +8

    Waa reer Beled Xaawo sooma aha misa ninkale ayaan ku qaldayaa?

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 4 года назад

      Haa

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 года назад

      Ninkaan wa nin sade ah siyad iyo asagu wa ilmo adeer

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 года назад +3

    Ninkan quurux bu la gaboobay weli wuu hadlikaraaya inu nogaga tago may ahayn dadka hada ka shaqeye hadaladodu xarfo dherada la socda somali da ONFD BBC ba way na nacsiyen

  • @xarago1960
    @xarago1960 7 лет назад +22

    kuwa maanta jooga hal nin oo eray bixin kara majiro......waa wada afqalooc meel daran laga soo diray.. walanweyn....

    • @MrXamaraawi
      @MrXamaraawi 7 лет назад +6

      Marka la idin arko wanla weeyn baad afka ku haysan nimankiinaan reer waqqoyi,cabdulaahi xaaji soo asaguba wanla weeyn maaha,.soomalia wadanigaa leh.

    • @korontosomalie2389
      @korontosomalie2389 7 лет назад

      sax waaye arinkaas

    • @husseinsaid5387
      @husseinsaid5387 6 лет назад +1

      Kkkkk war walaallow Jama xarago . Maxaa nagu kaa diray oo naga rabtaa

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 года назад

      Hh so asagu walaway maaha waliba marexan se camal baba

  • @mohamoudmohamed6785
    @mohamoudmohamed6785 4 года назад +3

    Rugg cadaa cabdullahi xaaji

  • @geelleguure8978
    @geelleguure8978 5 лет назад

    Maa sha Allah. Waa raggeedii. Waar xaguu jooga aan salam qiima badan iyo Duce ku salamee. Cimriga iyo casfimaadkaba Allaha u dheereeyo isaga iyo raggii qaaliga ahaa idaacaddaasi bilaabay.

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 6 лет назад +3

    cabdilahi xaaji iyo siyad barre isku reer hoose ayay ahaayeen

    • @caasholikeyou8434
      @caasholikeyou8434 5 лет назад

      Maya abdulahi haji cali dheere maxamed siyaad bare reer diini lol reerka mareexan ugaas yada u aha farmaajo waa reer diini laakiin mareexan wado ahayihin

    • @mohamuudahmed
      @mohamuudahmed 5 лет назад

      Abdiqani mohamud al-Marexaaniya

  • @ashamohamed3812
    @ashamohamed3812 6 лет назад +3

    Eesh calaa isagaa bixiyey maandooriye

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 5 лет назад +2

    Common wilth barwaqosoran iyo mandoriye hadad kentay landhere iga dheh

  • @wiilsomaliyeedchennel1648
    @wiilsomaliyeedchennel1648 4 года назад +1

    xalku qatar buu ahaa waqtigaas

  • @ahmedun1680
    @ahmedun1680 4 года назад

    Waa erayo aad u macmaacan

  • @abdig2533
    @abdig2533 Месяц назад

    Yahoo dibadayaala

  • @abukarmaxamed3679
    @abukarmaxamed3679 4 года назад

    Masha allah

  • @abdiqadarjama6123
    @abdiqadarjama6123 5 лет назад +9

    waleee codkaa iguma cusba lkn wajiga aya igu cusub ninkaan codkisaa wan maqlijiry BBC somali ninkaan oo kle maso maraayo run ahanti

  • @abdulisse8207
    @abdulisse8207 5 лет назад +1

    Wariyayasha bbc Somali ugu jeclaa Abdi abdillahi haji, axmed xasan cawke ahn, abdisalan hareri, adan nuux dhuule, axmed cabdi nuur, adan sabriye, abokor boston, maxamed ibrahim mucalimow, nasteh dahir aways, ayanle husein Abdi, axmed haji hassan, abdirisaq xaji atosh alle haw naxaristo inta dhimatay inta kalan cimri dherer

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 6 лет назад +15

    BBC waxaa warka soo qora dowladda ingiriiska sida ay rabto baa loo soo gudbiyaa. Halkaas beey dadka ka maamushaan. Warku waa muhiim laakiin adigu la imoow oo weel maran oo wax lagu shubto ha noqon.

  • @amareto5772
    @amareto5772 5 месяцев назад

    Allah aaqiro war baa jira.
    Ilaahayow dhiig bani- Adam ha nagu salidin waliba gar daro ah. War nin warkaaga diiday, maxaad ku dilaysaa?

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 года назад +1

    Ninkan CABDULLAHI Haji wax magaciisa dhaafiya ma lahayaa Somaliyey?

    • @saidmuse7366
      @saidmuse7366 4 года назад

      Wa suaasha aan maalin walba is waydiinayay muddo dheer cid iiga jawaabtana waayay

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 4 года назад

      Qaran dhan buu afka ciida u daray walina waa sii hadlayaa

    • @ahmeddiriye5802
      @ahmeddiriye5802 3 года назад

      Abdullahi haaji abdi

  • @almahdicardecor5919
    @almahdicardecor5919 4 года назад

    hi

  • @user-jg2bp8hs7p
    @user-jg2bp8hs7p 2 года назад

    2:17
    Wr ninkan yari dag dag badanaa
    Odayga daa hadalka ha dhamays tiree😁😁

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 4 года назад +1

    Kala duwan BBCdii hore iyo tan maanta waa uus kan yari odayguna waa dahab

  • @cabdirisaaq6153
    @cabdirisaaq6153 4 года назад

    Masha allh

  • @aadanayub4443
    @aadanayub4443 7 лет назад +3

    Hi is good to now

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 5 лет назад

    Insha allah inaanka awoowga unoqdo ayaa noqon dona siyaad bare okale ileen anigu malahan baan qaxooti ku ahaye

  • @dahirsheikhdon3598
    @dahirsheikhdon3598 5 лет назад +1

    Hada bbc sijuu baa la wareegay markaa bey soomaaligii ku kufsadeen.

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 4 года назад +1

    hhhhhhh manshallah

  • @abdihakinadan2741
    @abdihakinadan2741 5 лет назад

    af somaligii maanta wuu wuu liicayaa

  • @AWHM
    @AWHM 2 года назад

    Is there a full video 📹

  • @cusmaanaxmedmaleykow1017
    @cusmaanaxmedmaleykow1017 6 лет назад +1

    waw

  • @salaahhussein8270
    @salaahhussein8270 4 года назад

    Waxaan ku xasuustaa clhi xaji adeer xaji waxma dhalee meeyi aabahaa

  • @salatsaami361
    @salatsaami361 6 лет назад +23

    Sayaad bare alow ku naxa riiso muxuu colool shiis u shaqeeyste laayey

    • @hassanbashe9769
      @hassanbashe9769 6 лет назад +2

      Hi, qaxoooti miskiin ah buu ku dambeeyey......
      Wax ka dhex 😸

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 5 лет назад

      AFWEYNE GACAN KU DHIIGELE ABAALKIISAA LA AROORIYEY ALLEYLEH, QAXOOTI AYUU KU FAAGTAY.

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 года назад

      @@leylahilowle2168 ufffffffffttt

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 6 лет назад +4

    Ilaahoow kuu naxariiso muxuu qurmis abaal koodii marsiiyy

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 4 года назад

      Marka hore waqooyigaa dhisay markii dambena waqooyiga ayaa xukunkiisa dumiyey, waa wuxuu Farmaajo uga quusan laayahay. weli.

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 5 лет назад

    Nin weyn

  • @cabdallaaxmad3816
    @cabdallaaxmad3816 6 лет назад +9

    Waraystuhu Maba sugin inuu ka waramo jawaabihii la siiyaye waa in ina xaaji dib loo waraystaa.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 лет назад

      sax war somali makarafoon bay wada qadatay

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 года назад

      Sax wa dadki makarafoon ka qaatay 1991 ka dib

  • @yunisdini7061
    @yunisdini7061 5 лет назад

    Cidacadaan Englishka laga leeyahay waa dadkii dalka burburiyay dadkana isku diray

  • @chlungo5672
    @chlungo5672 7 лет назад +44

    odayga xilikas bidar u laha se cml hadane timo cad uba qaba he

    • @Baxarooz
      @Baxarooz 7 лет назад

      manaxanka VEVO hhhhh

    • @shahidpatel9494
      @shahidpatel9494 7 лет назад

      manaxanka VEVO kkkkkkkk wa run

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 6 лет назад +1

      Timaha ayuu gadal u seexiyay oo uu ku daboolay bidaartii

    • @smithlords4217
      @smithlords4217 5 лет назад +1

      Bidaarta waxaa ka baabiyaya roob baa ku da ay midaxiisa markaas bay timihii u soo baxaan alxamdulilah.

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 5 лет назад

      @@smithlords4217 kkkkkkkkkk

  • @abdikanikhalif9837
    @abdikanikhalif9837 4 года назад +1

    NINKAAN MARKA UU SOOMAALIYA MEESHA MAANTA EEY JOOGTO UU ARKO SIDEE BUU DAREEMAYAA YAA NOO WEEYDIIYO KOLEEYBO MARYAN MURSAL IYO DAD KALE ARAGNAYE YAAB YAAB ADUUN

    • @som-2524
      @som-2524 3 года назад

      Walhi ano waga jogin baa daremi kara dhibtu daremayo😢😢😢😢

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 лет назад +6

    inta,,BBC da ka, shaqeeyneeysay , oo dhan, muuq maleh, in la, dhegeysto, bes ayeey ku wanaagsanyiin,

  • @yoonkaxaajiofficial2656
    @yoonkaxaajiofficial2656 5 лет назад +13

    c/laahi xaaji marko dhalinyara bidaar ayoo lahaa marko duqoway na bidaar malahan shekadan mafahmin kkkkkkkkkkkkk

  • @suleimanosman7113
    @suleimanosman7113 4 года назад +3

    war nimanyhow su'aal?
    cabdulllaahi xaaji markuu magarfoonka siyaad la ag joogo bal eega bidaar buu lahaa ee hadana ma lehe miyuu tinta beertay muddo ka dib asxaabay iiga jawaaba

    • @xasanyuusuf6094
      @xasanyuusuf6094 4 года назад

      Bidaar maa kugu taalo😂😂😂

    • @suleimanosman7113
      @suleimanosman7113 4 года назад

      @@xasanyuusuf6094 kkkkkkkkkk waxan maqli jirey hebel waa indho lax , dhankee wax ka eegtay bidaar iska daaye salxanyo xitaa ma lihiye !!! waxanse la yaabay isaga waayo taariikhdiisa oo uuxda ayan gacanta ku hayaaye !!

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 лет назад +4

    Horumarkii Somaliya gaadhay ee cadow shisheeye naga dumiyey isaga oo qabiil iyo qudhun somali iskugu diray ruclips.net/video/Eb0a31U_m-o/видео.html

  • @naasirkhadar5276
    @naasirkhadar5276 5 лет назад

    Geesi

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 6 лет назад

    Alay maxo siyad bare burbur no hotseday meshay Somali ka ololeyso wa dhigii u xaq darada udadinjiray weye alle Aya laxisabtami manta wa miskiiiim

  • @ayubdaarij
    @ayubdaarij 7 лет назад +14

    Tinta miyuu abuurtay Odayga See cml hhhhhhh

    • @saabiryare3564
      @saabiryare3564 6 лет назад +1

      Ayub DaaRij kkkkkk
      Brother Malagu Dalba Wala Aburi Karaayr😂😂😂😂🔫

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 6 лет назад

      DaaRij Films Mayee Zxp aadbuu utimajilicsanyahay, muxuu tinbeertaa waa awoowe Ninkaan hadee

  • @channel-dg8kw
    @channel-dg8kw 4 года назад

    Mida kle suaashii siyaadbare wali kamad jawabin
    Inaxaji unbanu ka maqalne abaha magacii

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 4 года назад

      Wadan dhan buu afka ciida u daray walina waa soo taaganyahay xitaa ma qajilayo

  • @user-pf5re9jh9d
    @user-pf5re9jh9d 6 месяцев назад

    Goormaad xukunka wareejinaysaan waad waydiisay lkn maxaad ragaa utoogateen muu waydiin barigaa waraysiga uu qaaday waayo waraysiga uuqaaday yotoubeka ayuu kujiraa su,aashaasi kuma jirto saw sida suaalaha kale loomaqlay looma dbagaysteen odaygu waagaa afweyne wuu kala baqay su,aashaa imika ayuu qaraxyo sheeganayaa

  • @mohamedgeesdir4005
    @mohamedgeesdir4005 5 лет назад +1

    Hada BBC luuqad sawaaxili ayey noqotay

  • @abdullahabdullah-pv3eu
    @abdullahabdullah-pv3eu 4 года назад

    Bbc way garan Waa yen dadkii bilaabay bbcda

  • @xasancabdulle3518
    @xasancabdulle3518 5 лет назад

    masha allah cabdulahi xaji wad

  • @sheekhshibane5375
    @sheekhshibane5375 4 года назад

    Baoor

  • @mahmoodsaciid--9467
    @mahmoodsaciid--9467 5 лет назад

    0:35 qudhunkan eega

    • @ayubomaraden867
      @ayubomaraden867 5 лет назад

      Mawaxaad ku caayaysaa siduu ilaahay u sameeyay?

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 5 лет назад +1

    Kkkk somali dhab ah cabdilaahi xaaji

  • @dhalinyaradaiyorunta3470
    @dhalinyaradaiyorunta3470 4 года назад

    Odayga timo malaheen 40 sano ka hor hada tima badan oo lee yahay maxaa keeney misa sababey?

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 4 года назад +2

      Is that all you were able to observe in this interview? Runta meel xun baad la aaday ee Allow na astur oo nuxurka shay lasoo bandhigo dadkii si wacan uga faaiideysta Allaha ka dhigo.

  • @mahamadfarah8822
    @mahamadfarah8822 6 лет назад +1

    odaygaan oo kale baa wadan keena qaribay jaraarka ah

  • @user-sj5fj4sh8j
    @user-sj5fj4sh8j 3 года назад

    Fadlan channelkeyga soo booqda

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 6 лет назад +3

    hhhhhh

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 5 лет назад

    Waa cabdilaahi xaaji ayo horta

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 лет назад +3

    eheheh. bidaartii waa taa, sawiradisa ka, soobaxday ee uu, sheegay, manaxanka VEVO!

    • @yaasiingalaydh8805
      @yaasiingalaydh8805 6 лет назад +2

      Amy Fadi siyaad barre alle ha unaxariisto wale somali nin halyaysan kamana horayn kamana dambayn

  • @cabdullahicallwarsame4847
    @cabdullahicallwarsame4847 5 лет назад

    Qadaafi

  • @zebraasali4828
    @zebraasali4828 6 лет назад +5

    maxamad siyad bare waa halyeey somaliyeed oo wax danbiya magalin waxan hayeen sharicigu wuxu farey

  • @omarawil8600
    @omarawil8600 4 года назад

    Hada waxa BBC da la wareegay kuwo qoraalkii kicin Karin

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 6 лет назад +5

    Wali gooni good ago ayaa caac leh farmaajo ayaa soo afjari

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 5 лет назад +2

    nooca c-xaajii bedelay waakan hada wareysanaaya maxaad farmaajo uga qaadiweyday waraysi kulul intaad laaluushka hoos hoos ugaqaadanaysaan

  • @mohamuudahmed
    @mohamuudahmed 5 лет назад +1

    Siyaad bare wuxuu udhaafay marexaan ayuu ahaa wariyahaan marka nina ina adeerkii madili kkkkkkk

  • @hassanahmed-cy4fq
    @hassanahmed-cy4fq 6 лет назад

    mmm

    • @daahirmacalin9546
      @daahirmacalin9546 6 лет назад

      Allow kuu naxariiso maxamed siyad barre

    • @daahirmacalin9546
      @daahirmacalin9546 6 лет назад

      Allow unaxariiso maxamed siyaad barre geesigii soomaliyed oo ay aduunka ka shekeyso amxarada meel iska saaray

  • @channel-dg8kw
    @channel-dg8kw 4 года назад

    Adu madsamay mandoriye

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 4 года назад

      Ku qabso ku qadi mayside miyaa sxb 😂

  • @abshirali313
    @abshirali313 5 лет назад

    Fmj

  • @hashiabdi1197
    @hashiabdi1197 4 года назад

    Kkkkkkķ qaran dumis dabadhilif barwaaqo sooran maxaa baa wax lagu faanaa

  • @abdihakinadan2741
    @abdihakinadan2741 5 лет назад +1

    macalinka kacaanka ilaahey ha u unaxaristo macalinka iyo aabihii af somaliga bbcd wuxu u bixiyay been been sii kkkkkkkkkllkk

  • @somalireader6743
    @somalireader6743 5 лет назад

    Fucking legend

  • @istabraqanwar118
    @istabraqanwar118 5 лет назад

    M
    Gh