Sida aad moodo ma ahan Caasimadaha Dalalkaan | Saddex magaalo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 июн 2023
  • Sida aad moodo ma ahan Caasimadaha Dalalkaan | Saddex magaalo#cities
    Waa barnaamijkii sadex magaalo oo aynu ku booqan jirnay qaar kamida magaalooyinka caalamka,waxaana markaan tagaynaa,india,australia iyo brazil ama si kale hadaan u dhaho Mumbai,Canberra iyo Brasília.
    Hadii aad nagu cusub tahay nagu soo biir oo Subscribe inoo saar Channel-ka mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 87

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +7

    Mid Ka Mida Macalinka Koobaad Ee Ardayda Geographyga Jecel🙏❤️🫡Macalinkeena Horay U soco

  • @Jackcadnaan01
    @Jackcadnaan01 Год назад +19

    Gold voice ❤

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac Год назад +6

    Aad Iyo Aad Ayaad U Mahadsan Tahay Saaxiib 🙏

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Год назад +10

    Father of geography 👍welcome back legend 🙌

  • @omarabdoulfatahog1512
    @omarabdoulfatahog1512 Год назад +5

    Barnaamijyada nooso badi ustaad keep going

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 Год назад +5

    3magaaalo ugu jeclahay barmaamijyada❤❤❤❤❤❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +5

    Thank you Tanaad

  • @abdimalikziyaya5950
    @abdimalikziyaya5950 Год назад +3

    Soo badi barnaamijkan 3mgalo inzha AllaH🙏🙌

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics Год назад +4

    Aad Ayaan Ku Salaamayaa Legend Tanaad❤

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 Год назад +2

    Zhp naxt zadex magaalo somaaliyeed boorama hargaysa xamar

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +8

    The legend is back❤🙌🏻

  • @abdyfitahjanaaleabdyfitaah2536
    @abdyfitahjanaaleabdyfitaah2536 Год назад +3

    One of the lagend geography somalia somalia 🎉✍💯💪

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Год назад +4

    Finely Golden voice 😊

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 Год назад +3

    Ayy Mahadsanid sxb❤🦁Tanaad👑
    📺RUclips aan waxbadan kaa faaiday💯🔥🎤Geesigeena👑Tanaad👈💪

  • @cabdulhimaango5304
    @cabdulhimaango5304 Год назад +1

    Ana ugu horeya

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +1

    Mahahad sanid macalin horey usoc khayr ban kuu rajey nayaa nabad galyo

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 Год назад

    Barnamijka Sedax magaalo Wan U xisay Horay u soco Taanad

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +11

    Kumahadsanid bro Sidad taarikhaha noogu iftiimiso 😍 Brazil Mid kamid ah wadamadama inshaa allah aan ku hamiyo inan tago❤️

    • @ahmedbabdulrahman41
      @ahmedbabdulrahman41 Год назад +1

      Aabaha ma leh wadanka ku riyood inaa hormariso

    • @4429
      @4429 Год назад +2

      ​@@ahmedbabdulrahman41waad qaldan tahay dadkana lama caayo asagaba wuu ku cayn kara tankle maxa ka gale wadanku rabo buu jeclan karaa

    • @user-hd2iu8gg4m
      @user-hd2iu8gg4m Год назад +1

      ​@@ahmedbabdulrahman41ha walahi waa run walalo

  • @axmedxalafa5863
    @axmedxalafa5863 Год назад +1

    Sxib muqaalada soo badi teeda kle muqalada wey zoo daahan bro

  • @IbraahimDaauud-el4nb
    @IbraahimDaauud-el4nb Год назад +4

    First views anaa keh like ha ila dhaafin😁😁

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    The best RUclips'r 👌 👍 😍 TanaaD

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 Год назад +1

    Ustaad mahasanid

  • @user-dt2uw8xx5l
    @user-dt2uw8xx5l Год назад +1

    Tanaad sxp qli si gaara ayaa kuu taageera runtii muuqaalada noo soo badi❤❤❤❤

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 Год назад +1

    Mar walba waxan ahay qofka ugu hor daawada muuqaladaada
    Bing igu qabo ustaad @Tanaad

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад +1

    Masha alh tanaad guuleeso

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 Год назад +1

    Shaqada badi

  • @takoltyga
    @takoltyga Год назад

    boqortooyo solaabasho WACAN 😍

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 Год назад +1

    Maalmahan dhan ayan ku celceshanayey muuqaaladi hore
    Wax yar ka hor ayan video video yada kamid daawanayey
    Welcome back

  • @abdiwalikalif8399
    @abdiwalikalif8399 Год назад

    GEOGRAPHIC INFORMATION MAN

  • @user-eu6pi5si1p
    @user-eu6pi5si1p 6 месяцев назад

    Waad mahadsantahay walaal ❤

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    M.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 💯

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 Год назад

    Ustaad waad ladaahday barnaamijka

  • @fuaad5252
    @fuaad5252 Год назад +1

    Golden Voice

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi9984 Год назад

    Fav channel ❤❤❤❤rahmanku haku xifdo

  • @daudbarre248
    @daudbarre248 Год назад +1

    Boqorka codka dahabiga leh
    Masha'alah

  • @zaynshiine
    @zaynshiine Год назад +2

    Holkar baatahy wll sidaa barnamijyadada xoogo u sartay

  • @maryamcshakuur3085
    @maryamcshakuur3085 Год назад

    Barnamijka kaliya aan sugo muuqaaladiisa waa midkan channel keygii Jah we love you golden voice bro

  • @egalhassan7804
    @egalhassan7804 Год назад +1

    Keep going teacher

  • @abdiqaysmohamed
    @abdiqaysmohamed Год назад

    😮waw mashalah codkaada ilaah haku barakeyo

  • @ccasiissiciid8588
    @ccasiissiciid8588 Год назад

    Welcome back sxb sare

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Год назад

    Soo gudbin dahabi ah walaal mahadsanid channelkaaga waa school juquraafi .

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Год назад +1

    Libaaax 😊

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Год назад

    Sxp Qadar kasohadal❤

  • @badqasabdifatah330
    @badqasabdifatah330 Год назад +1

    Thanks

  • @shankaroonahmed693
    @shankaroonahmed693 Год назад +1

    Keep going abowe mcn I wish you succeeful❤

  • @barkhadcabdi817
    @barkhadcabdi817 Год назад +1

    Masha Allah

  • @boqorkaboqorka-wx8fk
    @boqorkaboqorka-wx8fk Год назад

    Thanks wll tanaad ❤😊

  • @muscabcali1124
    @muscabcali1124 Год назад

    🇩🇪🇩🇪 ka soo hadal

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf Год назад

    m.a walaal keep going

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Год назад

    Mahadsanid tanaad❤❤❤😢😢😢

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 Год назад

    legend

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 Год назад +1

    Soo dhawaaw walaal, inkastoo ay wacnaan lahayd in aan baranno magacaaga.

  • @Abdulkadir-Daud
    @Abdulkadir-Daud Год назад

    Mahadsanid sxb Magaalada hyderabad india warbixin kasoo diyaari 2022 ayaan mar tagay.

  • @ahmedbabdulrahman41
    @ahmedbabdulrahman41 Год назад

    He is back🐐

  • @omarinho77
    @omarinho77 Год назад

    Gold voice🗣❤

  • @MohamettHassan-uq4fo
    @MohamettHassan-uq4fo Год назад

    Macalimuuu kugu daydaa nolow wayo badan

  • @iligayibraahim9138
    @iligayibraahim9138 Год назад

    Nin waxbadan aan ka fahmo codkiisa

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад +2

    😧😧😧😧😧.... Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi
    252 617313184
    Muuqdisho

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад +1

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @Abdullahixoosh
    @Abdullahixoosh Год назад

    Gold vioce ❤😊

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Год назад

    Dadaal wacan wa chanel wax badan laga faiday ticket lacag laan ah weeyi chanelkan

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt Год назад

    Waligey ma arkin tanaad repley imo soo galin iso gale sxp😊

  • @hassanmalkey1429
    @hassanmalkey1429 Год назад +1

    Plz New York city kasoo hadal

  • @user-gb2rz5bc9m
    @user-gb2rz5bc9m Год назад

    dalka malaysia ka so hadal keep going

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 Год назад +1

    Our Channel❤

  • @idiriskoreye1
    @idiriskoreye1 Год назад

    Sxb wn ku jecelahya lnbka isoo qara ❤

  • @user-qj1gq4lw9d
    @user-qj1gq4lw9d Месяц назад

    Magalooyinka somalida inoo biloow

  • @user-ql2gy3tw9g
    @user-ql2gy3tw9g Год назад +1

    Maxamad amin waar saaxib muqalada sobadi waanu kugu daalnay saa qaaqda u haynay

  • @cabdulhimaango5304
    @cabdulhimaango5304 Год назад +1

    Sodhow wall

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Год назад +1

    Ilaahow umadaada inta baahan dharji inta dharagsana usiyaadi adaan ku hoosjoognasye❤

  • @saidsms8488
    @saidsms8488 Год назад

    Dunida inaan wax ka ogaado channelkan ayaa ii fududeeyey Guuleysta Team Tanaad

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 Год назад +1

    wlo magalada BARCELONA kasoo hdal

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Год назад

    Mumbai gees wekadhalaalee geesna weeka gubanee kkk

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад

    M.a libaax noosoobadi parnaamijyadada qaaliga ah e aqoonta kudheehantahay

  • @Daudmaxamed-kw1jj
    @Daudmaxamed-kw1jj 23 дня назад

    😊😅😢

  • @MohamettHassan-uq4fo
    @MohamettHassan-uq4fo Год назад

    Baqdaad kaso hadal saxiip

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 Год назад +1

    Alle Haku shafre kasoohadal Republic of Dominica 😢

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 Год назад

    Tanaan 500k maxaa loo gaarsiin la,yahay

  • @Vimt0
    @Vimt0 Год назад

    Sxpow weligaa Norway 🇳🇴 maadan kahadlin kasoo hadal taariikhdeda

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 Год назад

      Wuu kahadlay waliba haaland sawirkisa saran

  • @mohamedabdaazizmohamed5287
    @mohamedabdaazizmohamed5287 Год назад +1

    Ugu dambeyn so noqozho wnagsan