MAXAY KHUBARADU KA TIRI DAGAALKA SUURIYA + BIDEN OO MIYUU "KA SHALAYNAYA" INAANU XIRIN TRUMP?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 34

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 дня назад +6

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @MaxamedMuxumed-k6p
    @MaxamedMuxumed-k6p 2 дня назад +2

    Asc.mawliid.xaaji.iyo.maxamad.cade.dhamaan.HBN

  • @Malaawi7
    @Malaawi7 2 дня назад +2

    Inshaa Allah wey guulaysan doonaan Suniyiinta suuriya.

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 2 дня назад +1

    Mahdsanidin hbn mawlid.iyo maxamed cade mahadsanidin sxbayaal

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey День назад

    Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 дня назад

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯

  • @AliCiilmi
    @AliCiilmi 2 дня назад +2

  • @IbraahimMooge
    @IbraahimMooge 2 дня назад +2

    Mashal hbn

  • @FaThaNurdiin
    @FaThaNurdiin 2 дня назад +1

    Ok

  • @FarahOmer-bc8el
    @FarahOmer-bc8el 2 дня назад +2

    Asc

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 дня назад

    Ilaahow jooji dagaalka, Suuriya InshaAllah

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 2 дня назад +1

    Asc H B N🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 2 дня назад +1

    Trump inuu maanta yidha waan xidhaya sarajiishiii beydan waa abaalkii waanu ka aargoosan doona markuu xilka qabto odeygan meydka ahi waa dhab inuu jaanisyo badan oo soo marey ugu quus goynlaha trump oo jeelka dhigi laha waxaney guul unoqon laheyd xisbigiiza shaashada ka baxey iminka oo sanawad aan kazoo waaqzan doonin saqiifnimada uu galiyey xisbigiiza

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 2 дня назад

    🥺🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 2 дня назад +1

    ALLAHAYOW GUULEE FALASTIIN IYO.LUGNAAN IYO YAMEN IRAAN SURIYA ALLAH HAGUULEYO 😂😂😂 ALLAH SWC HAJABIYO CADAWAGA SAHNOONIYADA AH IYO XULUFADOODABA ALLAH HAGUUL DAREEYO ISHA ALLAHU😂😂 ❤❤❤❤ ALLAH HAGULEYO FALASTIIN.LUGNAAN YAMEN IRAAN SURIYA

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye День назад

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 дня назад +1

    RUUSH IYO IRAN IYO XISBIGA ayaa isugu tagay dadka suniyiintaa oo dhulkoodii kasaaray dhulka suriya waxaa dagan oo ubadan suniyiinta

  • @HassanCali-r5w
    @HassanCali-r5w 2 дня назад

    Maansha allah hbn@online TV falastiin guul insha allah guul guul qaza xor Insha allah

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 дня назад

    🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 дня назад

    Scw scw scw scw scw scw

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 2 дня назад

    Bashar Asad Wuu is Dhigtay 2016 2022 Awood Beey Lahaayen Dowlada Syria Laakin Wuu Is Dhiibay Mucaaradka Hada Waxay Awood ka Heleen Sirtoonka Yahuuda & America

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 дня назад +1

    Syria Waxaa soo mara hubka iyo gantaalada Iran Ka yimada ee Hezbollah la gaarsiiyo wana sababta Netanyahu uga qayliyey Bashar-Al asad. Israeli markii kooxaha iska caabintu isku bahaysteen jab wyn ayaa soo gaaray si ceebta yahuuda loo daboolo Waxaa shidaal lagu shubtay Argagaxisadii syria joogtay

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 дня назад

    🥺.🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 2 дня назад +1

    Ciyaar ba dhamanayso midkala bilabaneyso dagaalada ardulshaam wasaaa ilaa qiyaamaha wa soconaya dagaalkooda ❤❤❤😂😂😂😂😅

  • @yussufdafe2396
    @yussufdafe2396 2 дня назад

    Mucaradka yay yihiin

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 дня назад

    Trump miyuu xirikaraa asagaaba kataageero badan white house kalogugalilahaa

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 дня назад

    MUCAARADKAAS DAGAALKA WADA DHULKA HALALA GOOYO XAARANTA REER GALBEEDKA U SHAQEYNAAYO

  • @AdochElmi
    @AdochElmi 2 дня назад +1

    Turam isaga xidhidona bidhan

  • @oglogistics6842
    @oglogistics6842 2 дня назад

    Qoraalkaa Newsweek waa marin habaabin dadka ay kaga jeedinayaan sababta rasmiga ah ee democrats ka u lumiyeen Waxwalbo kasoo ah Xasuuqa ay Gaza ka geysteen.

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 2 дня назад +1

    Mareeykanku waxuu bilabaay inu hubeeyo kooxi sunigi aha ee Syria 🇸🇾 ,,sii uu ugu jabiiyo 🇷🇺 ruushka iyo Iran 🇮🇷,, naf maleh kooxo aay imaaratku iyo Mareeykanku dabada ka wadan sii aay muslim kale lugu jabiiyo,, hadaay dagaal raban maxay Israel 🇮🇱 dagaal ugu qaadi waayen

  • @shiinedheere
    @shiinedheere 2 дня назад

    Iyagaa did isu cuni doonaa waayo waanu baray waxay dhaqanka ururadaanu yihiin

  • @Reserveareabank
    @Reserveareabank День назад

    ALLAYOOW RABOOW DUMI ISRAEL IYO MUNAAFIQIINTA TAAGEERAYSABA

  • @IbraahimMooge
    @IbraahimMooge 2 дня назад +1

    Asc