Somalia haku dayato somalilan oo ay ka jirto doorashooyin one man one vote si uu dadku usoo doorto hogaamin saxa oo shacabku doortey heyska dhaafaan oo halu gudbaan mindi mindi ku taagan qorshaha madaxweyne xasan wado hala raacp ee doorashooyinka madax banaan
Somali land hal qabiil dago lkn somali 100qabiil dago nin walbo kiisa ayu u codeyna mxa xala marka dadki qabiil ku waasheyn xaq iyo madaxweyne daacad ah ma rabaan 😢
Follow up from garissa kenya
Mahadsanid

Qof iyo cod meel nabadaa laga qabtaa meel argagaxiso macawisley qarax amisom atmis ousom Burundi itoobiya kumaan calooshod u shaqeystayal jin iyo jaan ku hirdamayaan madaxweyne heedina xitaa xabaal fagay heerka musuqa maya maya.
🥺🥺 .🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Walaal ilahay ayankaga bariney fadligisa inu kaga qado xanunka amine
Ninkii diida isagaa yaqaan. Shacabka hadaan nahay doorasho qof iyo cod ah baan doonaynaa.
Deyn cafintan wa mxay xasan 1$xita kaama haayo😂
Kanalka hbn waa xag jir dibna u dhagaysan maayo waa kadaab.tolow ma xasan sheekh.baa leh
Kanalka runta ayu sheegi
Halo hogan samo