Deg Deg Xaalkii Bariga dhexe Meel xun ayuu maraayaa Trump O Xamas u dhaartay & Axmed Madoobe O Cunaq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 106

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 часа назад +14

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @baxraani
      @baxraani 57 минут назад +1

      Su,aasha ah jubaland iyo fadaraalka waxay ila tahay inay xumaan kaa buuxdee dhaqankaaga wax ka bedel cadaalada labada dhinacna si xaqiiqa ah labada dhinac ficiladooda u eeg !!!!!

  • @sahroabshir9230
    @sahroabshir9230 2 часа назад +3

    قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلى الله فليتوكل المؤمنون

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 39 минут назад +1

    Yaa yiri yh baa la aaminaa yaa muslimiin

  • @abdihakim4133
    @abdihakim4133 2 часа назад +6

    Meeshuu sidaa ku lahaa saw ilaahay ma Joogin jawaabtu waa haa
    Ha u cabsan islaamka

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 часа назад +3

    Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Час назад +1

    Falastiin alley leeyihiin ee Allah ciidankiisa ha ku quwadeeyo garabkooda aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 часа назад +3

    sheekh daawlad majirto waa mooryaan

  • @sadam1318
    @sadam1318 Час назад +1

    allaha ayaa wakiil u ah reer falastiin in shaa allah

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 часа назад +3

    ✊️✊️✊️ Viva Ahmed Madoobe. Hadii dastuurka dadka ka dhexeeyey Xasan futada gashtay waa in lala mooryaameeyaa.

    • @khaliilxassanmohamed3120
      @khaliilxassanmohamed3120 2 часа назад

      Ahmed madobe caruurtiisa waxbeey u bartaan Hassan shiikhna sidoo kale .waxaa doqonimo kugu ah ahmed iyo Hasan midna maslaxo kuuma haayo laakin adigoo mustaqblkaagi lagu cayaarayo iyo dalkaagi iyo diintaadii iyo dadkaagi in aad nin facaa ah u niikiso waa arinta lagu yaqaano danyuuaka tan kale ma ogtahay in gobolda jubuuyinka lagala tashanaayo kenya sida laga yeelaayo dadkii lahaana aaysan talo ku laheeyn? Mise ogtahay in dhulkaagii aad xaqa u laheeyd iyo taladiisa aadan maanta ka daaya aadan oran karin ? Dhal itoopiyaan in aatahay ayaan filaa ama kukunyo

  • @AliMayow-j1t
    @AliMayow-j1t Час назад +1

    Marlabaad sheekh Isaka da warka somaalida waad ku wareereysaa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Час назад +2

      Daacad kama aha..."Fiqi Tolkii kama Jano tago" maanto Oday Ciddiisa ah uu hayn lahaa Maamul goboleedka uu sheegaayo waa Sacbin lahaa....

  • @XalwaMahamad
    @XalwaMahamad 2 часа назад +2

    Ballaayo Allah haku Salado mujrimka tram waalane 😊

  • @SafiyaMaxmed-q1i
    @SafiyaMaxmed-q1i Час назад +1

    لآ حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 часа назад +2

    Xassbunallah wa nicmal wakiil.

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 Час назад +1

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 часа назад +2

    Iska hadle bidnilaah ilaahoow ha ku gaarsiin trump iyo inta raacsan rabi reer qaza haguuleeyo aamiin reer qaza aduunka aa isugu tagay xag ale beey ka noolyihiin

  • @abuubakarcade
    @abuubakarcade 2 часа назад +3

    Sheq wuxuu yiri koorsada dad baa lacag la,aan ku siineenaa
    Away sheqow balanta aad qaaday😮😮😮

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 часа назад +1

    Allah ayaa ka weyn waayo fircoon iyo abuulahab wan maqalney wixii ku dhacey so Alle ayaa magan galyo uweydiine walaalahayn rer falastiin

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    Thanks 👍

  • @abdulmuhudin9153
    @abdulmuhudin9153 2 часа назад +1

    asc dulmidiid asaga ayaa ogeen inuu gaarayo xiligaas amaamkiisa ciriiri ku jira waana loo sheegay

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Час назад +1

    Waa nin waalan oo ah doqon

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 2 часа назад +1

    Waa iskaa botoo...Allah is great..

  • @sadikaden9085
    @sadikaden9085 2 часа назад

    Gulll axmed daacad mnshllh axmed madowe

  • @itzManha125
    @itzManha125 Час назад

    Hasbunllah wancmal wakiil islaamka wax baa ka qasan allah kuwa sax daah ee dowlad iyo diin jecel allah garab siiyo waa ku wareernaye dhibka aduunka ka jiro

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 часа назад

    Allah Karim

  • @farxiyomaxamud4885
    @farxiyomaxamud4885 Час назад

    ILAAHAY KUGUMA SIMO 25JAY WAA TARASME USTARIOG KUGUSOOBOOD REER QASANA ALLE WAYNAA KUFILAN KANAKAAFINAYA DAALIMIINTA SHARTOODA

  • @mohamedosman8437
    @mohamedosman8437 Час назад

    Ma markii horey ka maqnaayeen marayka iyo xulafadiisu waxba Soo kordhin maayo aduunkankan allaha baa maamula nin kaadida iska maydhin waxba sheegi maayo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 часа назад

    WAXAY ILA TAHAY ADIGA IYO XASAN GAWAADBA WAXAAD TIHIIN CADOWGA UMADA OO DHAN..!!!

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 часа назад

    illaahay ma odhan taraam waa iska hadlay allaah ayaa lajira shacaanka falastiinn iyo xamaas

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 2 часа назад

    wcs cheqh

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 53 минуты назад

    Illaahow hanoo jabin cadowga
    Kibray

  • @Rakuub
    @Rakuub Час назад

    Ilahayba aduunka le .
    Dofarkasi waxu taraya yar

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 2 часа назад

    Dawlad

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 2 часа назад

    Ilaahayba ku filan reer qasa

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii Час назад

    🥺🥺 .🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 часа назад

    Shiikh xisbulah wuxu sameeyay ma jamac ba mise wa mufrid

  • @Yusufaxmed-bv4bz
    @Yusufaxmed-bv4bz Час назад

    Tram awodisa ta allah aya kawayn

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r Час назад

    Shekhow axmed madoobe warkiisa naga ninkaas waxba uma harinee waa laga adkaaday shacabka jubaland gumeestaha ethopia ka yimid somaliga nala ah waan diidnay hadii nahay umada jubaland u dagto

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 40 минут назад

    Arinteen iyo tan tram xaga rabi bay hortala

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 58 минут назад

    Asc sheekh falastin geeri kama naxayan wixi ilahay u qorey ayey marayan

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 часа назад

    Muxuu sameyn karaa madoobe.

  • @MaryLewis-v9l
    @MaryLewis-v9l Час назад

    Great content, as always! I need some advice: My OKX wallet holds some USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 часа назад

    Trump waa la ogyahay waa ibliis xagjir ah laakiin dadka muslimiitaa sideey kunoolaan rabaan aduunka guudkiisa aheey ah aheey ah

  • @Farh940
    @Farh940 2 часа назад

    xamaas guul insha allha illhow naga qabo maraykan iyo yuhuud nacdali idin ku dhacday

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 часа назад

    Ma ayadaa maandags hawada soomaaliya

  • @XalwaMahamad
    @XalwaMahamad 2 часа назад

    Wsc bismillah Allaha kalaqabbojiyo😂😂😂😂

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 часа назад

    Dowlad gobaleed yada sanka Lag bebin

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 часа назад

    Allah ku halaag intaas ka hor.

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 Час назад

    Taraam hadalka uu yidhi ilaahay ma odhan eetaa ogow 25ka Bisham 1aad ma
    Gaadhayo install,allaah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 14 минут назад

    ilahey baa ka weyn traump waa leyska celinayaa

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 2 часа назад

    Dawlad majirto. Xasan iyo axmed waa laba jirri oo isku mid.

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 часа назад

    Allah baa ku filan falastiin

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 16 минут назад

    yuhuud waa in leyska celiyo nabada hadey dhacdo yurubtii laga keenay waa iney ku noqdaan

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 2 часа назад

    Sxb khaladka xasan sheekh ayaa leh oo baal marey dastuurki dalka ogow taas madoobe waa la sooweeraray waxu ki jira difaac

  • @FardowsaAliVIDEOS
    @FardowsaAliVIDEOS 13 минут назад

    ☝️✌️✌️😭

  • @nimcobarkad4946
    @nimcobarkad4946 2 часа назад

    Bah bale

  • @umxasan7407
    @umxasan7407 Час назад

    Midh ma qaadi karo balse wuu iska hadal waxaan leenahay gaalooy
    لنا المولى ولا مولى لكم

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 2 часа назад

    Amaaradka ayeey gacal moodeen o ku qoslaya

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 42 минуты назад

    Axmad madobe wala soo qaban

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar Час назад

    Kismaayo waxay waddo waa khallad indhalla aana .

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Час назад

    Suni hadey dad fiican yihiin ma dhabar,jabiyeen dadka u hiilinaayo falastiin tankale suni waa wada wahaabi u shaqaysta calooshooda diina waxba kama oga ilaahay ha jabshee

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Час назад

    Trump iyo wixi lamida ee hororka ah,Alla kaweeyn oo tiirabi ayaa soconeysa,loo joojimaana ma soconeysa.

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti 2 часа назад

    Mareekanow ruushka afka ku taagnooh😂😂😂🎉

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn Час назад

    Somaaliya xaalkeeda allaw sahal
    dadka cadawga ku ah somaliya waxay jecelyihiin in aanay maxa kor u.qaadin
    wixii kadambeeyay sanadkii 1977 dagaal dhaxmaray ethiopia iyo somaliya waagaan intii kadambaysay inyar hadii la.arko iyadoo waxyar uhagaagay 1.dayn cafintii 2.cunaqabatayntii hubka iyada oo anay waxaba hayn markaa dadka somaliyeed maxaa iyaga dhaxdooda istusay oo ay u.arki layihiin cadawgooda rabiyoow adiga ayaa awoodleh ee dadka soomaaliyeed istus waanaagooda kanajeedi cadawgooda insha.allah

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 2 часа назад

    Qabri hala qodo u hoos gali waa ku fami karnaa aniga wadaad xume Sheikh bin qafiir dadka ciidanka qaranka diidan kuwaa ayaa u bahan wax ka qabasho wana la fahansan yahay mamul goboleedyada dowladadiidka ah ee iska dhiga in dalka ka madax banan yahiin

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Час назад

    kufaarka taram maxuu badali karaa wuu iska hadlay waa gaal hadlay murtada ah waxba ma tari karo mana badali karo xamas alaha ayay aaminsantahay ale ayaa garabtagan kufarkaasna waxba ma yeeli karo kan khasaari burburi guuldaro iyo khasaare ku danbayn waa taram kuwa guulaysan ee ale uu gargaari waa reer talastiin ale ayaa jooga beenaale lama sii dayn doono ee waxa uu samayn ayaan arkaynaa ale ayaa talin tabaaraku wa tacaalaa taas ayaan aaminsanahay insha alaah hadalkiisa ha buunbuunin kufaarkan baadilka ah wax uu tari ma jirtee wuu khasaari baidmilaah

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Час назад

    Hanjabaada Trump wan sodhawey nayaa wana ka sugeynaa inu talaabo kaqaado Lubnaan turkiga Masar Egypt jordan qadar Saudi Arab imarad intuba inu Dhulka dhigo kadibna wiilka natalyahu madax uga dhigo taas ayey kujirtaa guusha Islaam ka

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 2 часа назад

    70x compare by 1x....

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Час назад

    Ogaada Trump ma fayooba

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 2 часа назад

    WAAN KU TAGEERSANAHAY BALSE
    X.SHEEKH
    WA MOORYAAN EE MAHA UMANA QALMO HOGAAMIYE
    NUUCA OOWDOONO HA AHAADO
    WA MID XATAA AAN U FIICNEEN CARUURTIISA SABABTAOO AH ANIGA AABAHEEY HOODKIISA WANAAGA AH AYAAN HARSADAA ILLA HADA LEEYGUNA IXTIRAAMAA
    WAX UU AHAA BEERALLEEY ASEENDO AYUU LAHAA BEERAHA LIIMO BALBEELMADA IYO MUUSKA LAGA GURTO
    SIDAO BADANAA
    ILLA HADA DAD AYAA U DUCEEYO UU ABAAL U GALLAY OON XISAAB LAHEEN
    DADKANA KAMA OOYSIIN JIRIN

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 42 минуты назад

    Illahay baan lenahay don't ware

  • @saynabmdaahir1699
    @saynabmdaahir1699 Час назад

    Waxba kama qaadi kor qasa alle ayaa sharkiisa ka qaban

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 32 минуты назад

    الشيطان نزل ؟؟؟ والشيطان طلع؟؟؟

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 43 минуты назад

    Xamaas maxaa udhiman dhuler miyoo ku dhufan hal maxbus hilimayo hadoo yuhuda ka bixin

  • @fatushupdy9992
    @fatushupdy9992 2 часа назад

    Ilaahaa u maqn xamaas

  • @AbismanNoor
    @AbismanNoor 29 минут назад

    Af booto ayuu haayaa soo daa dheh waxii haayso sheeq arin culus ma ahan waa caadi

  • @marian5607
    @marian5607 2 часа назад

    waxba mansamayn karo. waa nacnac. wax u dhiman ba ma jirto shacabkan.

  • @nazihat7
    @nazihat7 2 часа назад +2

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967734829253. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇..............ش..ش🎉😢😢😢ض😢😢😢😢😢

  • @HooyoluulMacaan
    @HooyoluulMacaan 2 часа назад

    ❤scw

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani711 Час назад

    Waa iska booto

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Час назад

    SHEEKH MOHAMED DALKU WAA FEDARAAL MARKA D.GOBOLEEDYADU WAXAYNA RAALI KA AHEYN LAGAMA FULIN KARO DEEGAANKOODA.MIDNA HAKA TEGIN IN KHILAAF DASTUUR UU JIRO OO XSM UU BEDALAY DASTUURKII DALKA EE LAGU DOORTAY XAQNA UMA LAHA INUU KU DUULO MAAMUL DHISAN OO NABAD AH.

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 2 часа назад

    🤣

  • @Xasanmohamedali-k1x
    @Xasanmohamedali-k1x 2 часа назад +2

    First comment 😂

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 часа назад

    Qayaano maxay u aamineen yaab badanaa

  • @Iimaanaxmed-p6l
    @Iimaanaxmed-p6l Час назад

    gaalkaas caasha weyn leh oo yuhuuda yuhuuda uu hiiliha iyo asigaba naarta loo diraa kaafirka lacnad haku dhacdee

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 34 минуты назад

    Boota loma baahna hadan dhimana waxba culYs no cabsi

  • @itzManha125
    @itzManha125 Час назад

    Carabta wee is tahilaan in saas loo hadado oo loo gumeesto maxaa diinta hadaa ka tagtaan duli noqoneesan aa maali jiraye hada duli bee noqdeen

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 35 минут назад

    Midwalboowax us bida allaha baa ku filan

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 2 часа назад

    Nin kaan tolow maxuu ku biiray qaaq la yaa shii miidiya ee munaafiqiin ta u adee ga yey war allha isku jebi yee kuwaan naga daa shayaa dhiin taan gaalada u rarar kuwaan waa inaan dhaali baan ku noqo naa oon wadan ka ka xoree naa aya ga iyo gaaladu ra ra tey allow isku jebi aan sfcn oogu farax nee

    • @suweysupdyrisak3730
      @suweysupdyrisak3730 2 часа назад

      Dowlad islaami ah in lahelo waa qofkasta somali ah riyadiisa lkn wiilal somaliyeed iney isdilaan wax latamaniyo maaha

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q Час назад

    قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي الله فليتوكل المؤمنون

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii Час назад

    🥺🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar Час назад

    Kismaayo waxay waddo waa khallad indhalla aana .

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q Час назад

    قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي الله فليتوكل المؤمنون

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 7 минут назад

    🥺. . .🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 7 минут назад

    🥺...🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.