Allah ha guuleeyo hana u maciino walaalaha xaq u dirirka yaa rabi guusha u bilaabatey u dhameestiro aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo wey guuleysanayaan xaq u dirirka
Ma fiicna ciidamadaasi Mucaaridka ee Taxriir Al shaam inay xiligan dhabarka ka jabiyaan mujaahidiinta xisbullah iyo iiraan oo aynu og nahay inay u hiilinayaan walaaladeena suniga ah ee Falastiin iyadoo aynu og nahay inaysan dawladihii sunigu u hiilinin falastiin iskaba daa inay u hiiliyaane iyagaaba qayb ka ah in la laayo mujaahidiinta. Laakiin dawladaha sunigu waxay soo dhoodhoobeen mucaaridkii siiriya. Laakiin ma haysan doonaan guushuna waa iiraan, suuriya,iyo Ruushka oo awooda bariga dhexe ah.
maracade erygaas 😢😢😢😢 ha i dhihin xoogaga ka dagaalamayo syria mahan mucaarad ee waa dad sida gaza ama reer plastine cml loo dulmiyey waxaa dulmiyy russia turkey io iran shiica insha allah nasriga alle ayaa i maanaya fatxu mobiin howlkakiisa 1 aad lagu guuleeystay suniyiinta ayaa guuleeysanayo mar waliba somalia shiicada shababka ah laga saaraya insha allah tacalaa
Haa in sha Allah Sunnada🇸🇾🇮🇶🇾🇪🇱🇧 Allah u gargaaro Shiico iyo Baqtigeeda Allah soo gabagabeyo🤲 War Waxa Syria ka socda wa Waxa Falastin Naftirkeeda ka socda oo kale haddi aysan ka darneen ba lkn Dadka inta badan ma oga💔😢Allah Ayaasa ku cilmi badan Daalimiinta☝️🏳💚🤍🖤
asc sxb sare Maxmed cise maracadde show wan ku salamey marka hore waxaan kaga Mahad elinay sida fican aad baranamijka noogu soo gudbiso macluumaadka falastine ee waxan ku weydinay away Sudan
Kooxaha suniyiinta suuriya ma haysan karaan waayo wax hadaf ah oo ay u dagalamayaan malahan ayaga ayaana is layndona waana kooxa kale ujeedo ah dhibka haysta suniyiinta waa in dhaxdooda cadaw isku yahiin hadana kuwa dagaal ka riixaya waxba u qaban mayaan marka culayska ku bato
Weriyayasha somalida koxaxa suriya joga aa magaca laga bedeley hada Aa argagixisada ah iyo Al shabab ka khawarij ta ah aa somaliya ka dagaal aa mad silafah mikaro umada ugu sogudbisan iyo qaabkey isku taag yeran hada dacish iyo asis suriya dagaalka kawada somaliya na way ka dagaal laman oo waa Al shabab ka iyo dacishta aysista intuba mareykan ka ayaa taag yerada sinayo marka ay suriya jogan somaliya isla ayagii bukula dagaal lamayaa miyaa war qiyaliga sedax gesodka ah umada Soomaaliyeed halaga saro manta Soomalida iyo suriya isku meel bey tagan yihiin xaqiiq
Allah ha guuleeyo hana u maciino walaalaha xaq u dirirka yaa rabi guusha u bilaabatey u dhameestiro aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo wey guuleysanayaan xaq u dirirka
Somali war ku nooley taada ka hadal oo wax ka qabo
Yuhuudu. Heshiis maqiimeeyaan alle. Ha jabiyo
Amiin yaa Rabbi
Allah quranka ku sheege ☝️
Ilaahow sunniga guulee anigu waxan taageersanahay sunniga
Maracade show wan kusalamy Muslimita Guul Guul insha allah
Alaha ku naxaristo geesiga reer qasa sinwar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shiicada allah jabiyo
Suniga ha jabaan 😂😂
Amiin
Maraykan iyo isreal masibo babiso allow kukeno allow muslimka dhiibatada kakorqad 😢😢😢😢
Allow Jabi Yuhuuda & Nasaarada
Iyo Inta Tageertaba. Allahana
Guuleeyo Dhamaan Musliminta Calamka..🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ilaahay ha guuleeyo mujaahidiinta Taxriir ashacb howl galka ay kula jiraan kuwa kusoo duulay dalkooda iyo mujaahidiinta reer falastiin
Asc marcade show waan u duceynaya walalaha musliminta guul ayan u rajeynaya Insha.allah
Muslimita sunika ah guul aya rajeenaya
Allha guuleeyo xamaas iyo suniyiinta guul insha allhu
Inshaa Allah way haysandoonaan dhulkooda cidna kamaqaadi doonto Inshaa Allah
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Insha'allah markaan shiicada sanka ayaa cida loo galinayaa
Alxamdulillah ❤
Yuhuud iyo wixii taageeraba alle ha jabiyo🤲
Laakiin waxaadan kala Qoon kurdida iyo mucaaradka carabta sunnniga ah
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid wll Maxamed Ciise
Ma fiicna ciidamadaasi Mucaaridka ee Taxriir Al shaam inay xiligan dhabarka ka jabiyaan mujaahidiinta xisbullah iyo iiraan oo aynu og nahay inay u hiilinayaan walaaladeena suniga ah ee Falastiin iyadoo aynu og nahay inaysan dawladihii sunigu u hiilinin falastiin iskaba daa inay u hiiliyaane iyagaaba qayb ka ah in la laayo mujaahidiinta.
Laakiin dawladaha sunigu waxay soo dhoodhoobeen mucaaridkii siiriya. Laakiin ma haysan doonaan guushuna waa iiraan, suuriya,iyo Ruushka oo awooda bariga dhexe ah.
Waxaan kaa codsanayaa si ad wax ufahanto soo daawo channel kan. AANNGa production
Suniyintan dagaalka wada waa daacish iyo moryaan losoo adegsaday shaydaanka ka danbeeya iyo sahyuunida
Iska amuus waxba ma ogide wall waxaan kuyidhi iiran ama shiicadu iyadaa kaxun yuhuuda cadawga kowaad ee muslinku waa shiico waligaa mamaqashay israil iyo iraanbaa isweraray wadad zxpa lkn carabtaa ladonayaa indhulkoda labaabiyo iran haday donayso inay werarto isra il maxay toos ugu werari wayday ooy suria iyo iraaq iyo yeman ay ugatuur tuuurta wax takle carabta sunigii falastiin waxay ucawin wayeen waar iiraan ka hadha oo ana namaqla loo dafad wayey
Thank you for the update maracadde show ❤❤❤
maracade erygaas 😢😢😢😢 ha i dhihin xoogaga ka dagaalamayo syria mahan mucaarad ee waa dad sida gaza ama reer plastine cml loo dulmiyey waxaa dulmiyy russia turkey io iran shiica insha allah nasriga alle ayaa i maanaya fatxu mobiin howlkakiisa 1 aad lagu guuleeystay suniyiinta ayaa guuleeysanayo mar waliba somalia shiicada shababka ah laga saaraya insha allah tacalaa
Haa in sha Allah Sunnada🇸🇾🇮🇶🇾🇪🇱🇧 Allah u gargaaro Shiico iyo Baqtigeeda Allah soo gabagabeyo🤲
War Waxa Syria ka socda wa Waxa Falastin Naftirkeeda ka socda oo kale haddi aysan ka darneen ba lkn Dadka inta badan ma oga💔😢Allah Ayaasa ku cilmi badan Daalimiinta☝️🏳💚🤍🖤
Masha allah Ustaad Khalid Maxamud Macalin
macalin igu weyn
Alaa sheik mustafe ❤❤❤
Caku carabi caqli maleh waagii sadaam oo maraykanka la dagaalamayey shiico ayuu adeegsaday hadana markuu shiico maaro u waayeyna ayuu suni u adeegsaday waxba ma fahmayaan oo maraykan iyo isra iil ayaaba adeegsado dhulkooda iyo qayraadkodaba xoogku haysta carabi caqli maleh🥺🤕😥
Ustad Mohamed dhamaatina aatbaat umahadasantihiin ❤
Iran turkey iyo ruushka waxa looga baahanyahay in ay caqli la yimaadàan yuhuuda iyo maraykankana la siin fursad
insha Allah weyguleysan mujahidiinta goley shiico iyo galadaba wey isbaheysteen marka guul iyo gobanimo insha Allah
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah inshallah
asc sxb sare Maxmed cise maracadde show wan ku salamey marka hore waxaan kaga Mahad elinay sida fican aad baranamijka noogu soo gudbiso macluumaadka falastine ee waxan ku weydinay away Sudan
Wa kusalamay mrc
Dagaalka suuriya cida ku guuleesato ayaa gacanta ku dhigi doonta awooda siyaasadeed ee dalkaas
Kharirad ahaan gaza
Allaha lajiro xisbullah iyo xamasba weyna guleysanayan insha Allah waligeedba yuhuud khiyaano hawaado
Waa la socdaa
Walaahi xawligiu ku socdo ciidanka Zuniga ahi waa mucjiso
waxan jeclaan lahaa shiicada iyo sinigaba iney israacaan si halka cadowgo ayleyihin iskaga dhiciyaan allaah la garabooda ha galo kuwa xaqa kudhimanayo
Asc mxmed ciise waa mxmed xaaji sxb sxb noolow
Ma istaqanan ninkan sxp
SHIICO WAA SHIICO
Waa dhaqankii lagu Af.genbiyey sadaam xuseen iska horkeenka qomiyadaha shiicada iyo suniga.waxayna faa'iido u tahay israa'iil iyo maraykanka
Heshiis.la'aanta bishaar iyo ordaqaan waa u sabab ciidamada mucaaradka ee dib isu soo abaabulay
yahuuda weyjabaysaa ishaa
Allaah
Xusbulaah hadii yihuudu jabisey xabad joojintii iney garacan bey ahyd oo cashar udhigaan
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
HEshiiskaasi wuxuu ahaa sixir ayaan umalaynayaaa,
Suni hadey faaiido leedahay xamas iyo caruurta falastiin ayey u hiilin laheyd aniga waxan la jiraa shiicada oo u hiiliso xamas allow guusha sii shiica kuwa la safan yuhuudka ee suniga ah dukum daakum ka dhig yaa rabi anigoo suni ah ayaan u hiilinaa shiica sababtoo ah waxey taageertaa xamas viva shiica
Asc mohamed cisse wad maxadsanthy wararka aad no soo gudbiso wxan ahay maclin dugsi imana dhafo warka aad noo soo gudbiso malin walbo
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
Wax baro oo ogow oo kala baro Iran iyo Muslimin farqiga u dhaxeeya
Kuwa kenya xayiisiiya ku waas ayaan nacay
Somaliya u baahan in gacanta siyaasiyiinta tuugada ah ee daba dhilifka u ah reer galbeedka in laga xoreeyo
Mashalah
Guuuuuul
❤❤
Ruushka iiraan iyo dagaalyaano ciraaqiyiin ah oo badan ayuu haystaa mr bishaar sidaa darteed caqli ayaa looga baahanyahay iran ruushka iyo turki midna dani uguma jirto lkn maraykanka iyo yuhuida ayey dani ugu jirtaa oo ah cadawga islaamka iran turkiga iyo ruushka
Ninyahu sunni iyo shicaa lisku dhigala balsi gortee Israel iyo American liska qabana
Mucaradkaa
Waxay umuqada in qiyaano weyn ay ciyaren yahuuda io kiristanka suriya wadariiqda bina adamka xadarada ibn admka weyn sìrÿaà wayahy
❤❤❤❤❤❤❤mr cd❤❤❤
Ale hajabiyo yuhuda idamaka ale
Hello sxp
Dhimashada ninka israil bananbax kabalaran kubihore ayuu kenidona waa farxad
Ku biiray waaye
walee halkay kusocoto dunidani
Farst
halkaa aan saxo suniga
Iraal hanoolaato sxb
Me 16th
Waar naga tag war lagu farxaba ma sheegtide
😢
Lubnaan malaha miyaa nidaam difaacayd zxb qli waa markii 21 aad ee aan kuusoo qoro coment oo aadan iiga jawaabin zxb qli waxaan umalaynayaa inaad iiga soo jawaabi doonto marka
Malahan sxb lebnaan Syria Yemen ciraaq intaba Israel way ka kaluumeysataa
M.a
Hgde
saaxiib maydka yaxye sinwaar in tuu kudam beeyey
Yuhuuda gacanta ku haysa😢
Kooxaha suniyiinta suuriya ma haysan karaan waayo wax hadaf ah oo ay u dagalamayaan malahan ayaga ayaana is layndona waana kooxa kale ujeedo ah dhibka haysta suniyiinta waa in dhaxdooda cadaw isku yahiin hadana kuwa dagaal ka riixaya waxba u qaban mayaan marka culayska ku bato
Wcs.
*Suni waligaa haa u hiilin waayo aakhirka ayagaa ku cuni*
Nooooooo maku faraxsani iney yuhuuda la saftaan mucaraadkaan baas balaayada xizbullahi hada bis waaye uma hiilin karto xsmas oo waxey la safanee shiicada ilaahow guusha sii shiicada ilaahow xamas u hiili iyo xizbullahi
Ma is tiri xisbullaahi in ey ku fududaatey xabad joojin ta iyado ciidanka Israel ey ku jiraan gudaha .
Waxey u muuqataa iney ku soo fool leeyihiin mandaqada dagaal ba'an ay ka dhacdo oo u dhexeen kara Sunnida iyo Shiicada .
Suniyiintu maxey hal maalin ula dagaali waayeen yuhuuda xasuuqeysa reer falastiin, balse waxey dhabar jabinayaan dadkii difaaceyey ee shiicada iyago ka faaiideysanaya dagaalkii xisbulah kula jirto yuhuuda, halkaasina waxa niyad jab ku soo dhamaanaya halgankii reer falastiin wanka xumahay argagixisada suniyiintu meel kasta waa ka jihaadi karaan oo dhulka ka mid ah balse waliga ma arkeysid qof suni ah oo ku jihaadaya yuhuuda, islaamkiina waxa sharftii ka qaadey dabodhilifka suniyiinta
Weriyayasha somalida koxaxa suriya joga aa magaca laga bedeley hada Aa argagixisada ah iyo Al shabab ka khawarij ta ah aa somaliya ka dagaal aa mad silafah mikaro umada ugu sogudbisan iyo qaabkey isku taag yeran hada dacish iyo asis suriya dagaalka kawada somaliya na way ka dagaal laman oo waa Al shabab ka iyo dacishta aysista intuba mareykan ka ayaa taag yerada sinayo marka ay suriya jogan somaliya isla ayagii bukula dagaal lamayaa miyaa war qiyaliga sedax gesodka ah umada Soomaaliyeed halaga saro manta Soomalida iyo suriya isku meel bey tagan yihiin xaqiiq
Qarairada aya isbadeli doonta hadi dagalkas si socodo turkigu dab ku ciyaraya conistantinople magacasa so labanayo nabaday isreail igo turki
Xisbu shaydaan awalba yuhuud ayey ushaqeyn jireen hadana amar baa lasiiyey waxaa loo direy cidii loo sameystey xoogaa shiicaa ayaa labuun buuninayaa erayga maheysan karaan waad kucel celinaysaa sidii qof sugi la, intey jabayaan suniyiintu
Lubnaan nabsigii ay suria kagaleen ayaa haua shicada ilhy dhulka hala gooyo iyaga iyo yuhuuda waa isku xulufee
walee halkay kusocoto dunidani