DAGAALKA SUURIYA + QASA + LUBNAAN + UKRAINE + SIRAA'IIL + TRUMP + IIRAAN + UKRAINE/RUUSHKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 31

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  8 дней назад +14

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 8 дней назад +1

    Masha’allaah Masha’allaah kkkkkkk hello the youths of Israel thanks brothers and sister I appreciate

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 8 дней назад +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله

  • @ImranYoussouf-o6j
    @ImranYoussouf-o6j 8 дней назад +3

    🎉🎉 guuule hamase 🎉🎉

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 8 дней назад +1

    🥺..🥺..🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 8 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 8 дней назад

    ❤❤❤ mahdsanidin hbn

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 8 дней назад +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Rushku haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 8 дней назад

    ❤❤❤ ALLAHAYOW MIDEE ISLAMKA OODHAN ALLAH HAGUULEEYO FALASTIIN IYO LUGNAAN YÀMEN IRAAN SURIYA. CIRAAQ SOMALIYA LIBIYA IYO DHAMANBA UMADA ISLAMKA AH GUUL ISHA.ALLAHU😂😂😂😂😂 ALLAH SWC HAJABIYO CADAWGA SAHNOOINIYADA AH IYO XULUFADOODABA ALLAH HAGUUL DAREEYO ISHA ALLAH

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 8 дней назад

    Always am winer

  • @maxamedicalii
    @maxamedicalii 8 дней назад

    Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GeediFarayare-tm4fx
    @GeediFarayare-tm4fx 8 дней назад +1

    Asc duhur wnagsan

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 8 дней назад

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 8 дней назад

    Guusha suniyiinta way dhaw dawdahay wa farxad waa guul ila somalida ayay samayn ku yeelanaysa

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 8 дней назад

    Dagaalkii qaza indhaha caalamka waa laga jeediyey waana Qorshe mareykanka iyo Israel dajiyeen waxaana fulinaya suniga maryaha waa wayn

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 8 дней назад

    Sl..magacaaga adigu.masheegtid.marwalba oo aadsoogasjid maxamadcade adaa.nabarey asagu masheego.magacaaga.slm

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 дней назад

    Ruuska iran iyo turkiga waxa la gudboon in ay si caqli cilmi iyo xikmad leh u xaliyaan colaadaa ka aloosan dalka suuriyana fursadna la siin reer galbeedka yuhuuda iyo carabta khakiijka

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 8 дней назад

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @HousseinAboubaker-pw4ff
    @HousseinAboubaker-pw4ff 8 дней назад

    Mawlidow garanay suiriya quwadaha ka jiree ciraaq bal noo daah fur

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 8 дней назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 8 дней назад

    Ilaahow suni faaiido maleh ee baabi eber ka dhig ilaahow shiica garab sii ilaahow shiica u hiili shiica waxey garab u tahay xamas suni waa kuwii ku fiirsaday ciyaalka falaastiin hilbahoda gubanaaya suni waxey ku fiirsaden cadowga israiil falastiin hilbahoodi googo.ay yaa allaah xamas iyo shiica garab sii si ey reer galbeedka yuhuuda uga adkaadan ilaahow suni sidii muslim sax ah uma dhaqmaan ee dukum daakun ka dhig viva xamas and shiica

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 8 дней назад

    Hoo baaruda Alnijaas Natanyahu hhhhhh hhhhjj dhslinyaradii teer yacqub oo ugu dhaartay Alnijaas Natanyahu waxa uu wadaa tahay xasuuq caalamiya oo dhana dumarka iyo caruurta Gaza love you the youths of Israel the young generations of this world must make one world

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 8 дней назад

    Suni ayaa qaza lagu xasuuqayaa suni iyo Israel Wada socda ayaa syria weeray cajiib

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 7 дней назад

    Asc lubnan haday duqayni kusocdaan maxayku jawaabtay lubnaan mise nafbaa u caagtay?islaamku maaha sunni ee waashiico islamku somalida waa sunni

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 8 дней назад

    HHHHH ISRAEL IYO MAREYKAN NINKA BALAN AY QAADEN INAY FULINAYAAN FILAAYO XOOGA CAQLIGAA KU YAR MARKA HISBOLLAH SIDAAN DHAN INAY SIYAASADOODA ISKAGA JILCANTAHAY MAANAN MOODEYNIN

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 дней назад

    Trump alle ayaan ka barinay in yuhuudigaa alle ka takhaluso inta aanuu qaban xilkaas loo doortay waayo waa yay dhagaraysan islaamkana neceb

  • @MuradMuktar-lx8xq
    @MuradMuktar-lx8xq 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤😂😂😂❤❤🎉🎉😢

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 дней назад

    Mr erdogan wuu ku qaldamay in uu taageero dagaal sokeeye oo ka dhaca dalka suuriya ninkii jihaad raba in uu ka qayb galo gaza iyo lubnaan lkn dagaal suni.iyo.shiico aan loo baahnayn