Ogaadeen doqon badanaa! War annaga oo Mareexaan ah oo aanan Axmed Madoobe wanaag badan u hayn waxa aan aragno ma arki weeysee?! War Culusoow wuxuu aaminsan yahay fikir uu Caaydiid aaminsanaa oo ah, in uu Daarood Jubaland dool ku yimid oo aay Irir leeyihiin Jubaland! From Baardheere
War neefkan biiri qaataha ah a an ogeyn Hassan qabuure faagte mooryanka an dowladnimada ehelka u ahayen inu rabo inu dumiyo shacabka reer jubaland state a nabada ku jira
lkn nurow ninkan mas,ul manoqon karo dadna mahogamin karo midaa kale aniga aragti ahantey waxa u arka ninkan in u wax aqris ama aqon lahen aya urka wayo wuxuba kala aqon waxi sharciga ogalyahay iyo wxi sharciga ogalen
Arrimahan la isku hayaa, inta badan waa sharci la'aan ama sharcigii lagu dabbiqi lahaa oo meesha ka maqan. Tuusaale, doorashada dowlad goboleedka, dowlada federaalku door noocee ah ayay ku leedahay? Modo xileedka, ayaa kordhin kara? Madaxwaynaha dowlad goboleedka haddii uu danbiyo galo ayaa la xisaabtami ee ka baxsan xukunkiisa?
Raaskamboni waxay ka tirsantahay xiryaha ciidanka xoogga dalka Somalia ee ka maqan gacanta ciidanka burburkii wixii kadambeeyay waxaa isku bad badalayay hogaamiyo kooxeedyo maantana waxaa la gaaray xiligii loo baahnaa in lasoo celiyo xaq uma ay laha in ay ka shaqeeyaan xuduudaha ciidan maamulgobaleed ahmed madoobe na dambi weyn ayu ku galay weerarkii u ku qaaday raskamboni
mashaallah nuurow dadka rer jubaland waxa tuste ninkan in u wax hogamin karin
❤❤❤waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ogaadeen doqon badanaa! War annaga oo Mareexaan ah oo aanan Axmed Madoobe wanaag badan u hayn waxa aan aragno ma arki weeysee?! War Culusoow wuxuu aaminsan yahay fikir uu Caaydiid aaminsanaa oo ah, in uu Daarood Jubaland dool ku yimid oo aay Irir leeyihiin Jubaland! From Baardheere
Runtii....dagaalka kasocda Ethiopia xitaa waa ka qeyb. Ogaadeenka intiisa badan way ujeedaan intar oo kaliyah mooyaane.
axmed islam guuleyso adeer macaan inshaa allah
Hiyo Dr yke nashuku
Lkn nuurow ninkan aniga oo siyasi ahen aya sharciga kaaqana
Lkn nuurow ninkan fadlan kushubo weye mar dambe hano soqabanin
nuurow su,ala ad weydineyso wax su,alaha lo bahna
War Wankaan yow usheegaa waxa kadhacay Raaskambooni Annagoo Nool markeey dhibaatada eey geysteyn Filillaaxdu ineynu weli na Noolnahay. Subxaanallaah
War neefkan biiri qaataha ah a an ogeyn Hassan qabuure faagte mooryanka an dowladnimada ehelka u ahayen inu rabo inu dumiyo shacabka reer jubaland state a nabada ku jira
Axmed lagaa raac aryaa ogaadeenow. Siyaasad waxkama oga waligaa maimaaneyso illaahey kuuma kaso oo axmed lagaaraac oo illaahey kuumacalfo inaad timado jupaland aamii
Ahmed shantan sano halodaayo Ogadenow plz❤❤❤
Ogaadeen anaa ah . weliba baarkiisa. Cid utagi karta ama kuqabsan kartana majirto
Wabadimana halodeya😢
alla ya cizik su,ala adag aya weydisi
Waligii circadian uma galin jublland
War waxan aad waraysatay muxu ahaa oo sidan miyu ku radinayay madaxwaynaha jubaland
Benale alla iyo rasulkisa kafurte runta mad shegtid Ahmed maso duline d fedaralka so dushe
Kana muxuu ahaa xageee ka keenay waalidan musharaxii sow maha
lkn nurow ninkan mas,ul manoqon karo dadna mahogamin karo midaa kale aniga aragti ahantey waxa u arka ninkan in u wax aqris ama aqon lahen aya urka wayo wuxuba kala aqon waxi sharciga ogalyahay iyo wxi sharciga ogalen
Warkan diktore ad ledahay maxa laga wada qofkan jahilka ah a beenta iyo khiyaaliga wali ku nool brother nuur
War Kansas hadal mayaqano ee nuurow hakenin kanoo kale
Midkasta masaakina madaxweyne habartaa was
Wuxuu kuhadlaayo munaafuq oox sh usoodhiibey hadal yaakusooduuley jubaland x sh ayaa ciidan keenay
Ninkan waa nin fikir
Nurow Kan Neef waye wajigiiso nagaqari
Kkkkkkkkkkkkk😂 walaadan i xukumin ata foqol ayy 😂
Kan axmed ayaa umuuqda waa Doqon lacag ayuu mine kadhacay
wiilkaan waa runtiis, waa madoode jubbaland wuu ku habsaday marna shabab marna kenya futada la galo wuu la haray dadkii degaankana wuu laayey
Garsoore runta sheg
Raquette iyo ruux
Niyoow qof liitaaa wareysaneysaaa Maxkamda GOBALKA Banaadir Maba yaqaano shaqada eee qabaneyso saasu rabay inuu madaxweyne jubbaland kunoqodo
Ninkan wa waryi noce .ninka leh ugaaskeyga Ka mid ah iyo keeyga ma mid
Rage waxan kuamamas masao
Ku meeting ku mee
Ku awy
Kaftan keenu wa ayama
waxad waydisa waxa xamar kadhacayana yaalagula xisabtami ileen Kan hada somaaliya madaxda kaaha wuxu kucelcaliya loojojin mahayo
Arrimahan la isku hayaa, inta badan waa sharci la'aan ama sharcigii lagu dabbiqi lahaa oo meesha ka maqan. Tuusaale, doorashada dowlad goboleedka, dowlada federaalku door noocee ah ayay ku leedahay? Modo xileedka, ayaa kordhin kara?
Madaxwaynaha dowlad goboleedka haddii uu danbiyo galo ayaa la xisaabtami ee ka baxsan xukunkiisa?
Hadu ku wajahna ciidanka xoga dalka Axmad muxu sii sharafle ogu dirayay guuryohodii
Jaajuus waliba foolxun weeye
Nuur alla ya cizik su,al larabe aya weydise iyo sida wax ujiren ayad wax ogu shegte lkn ninkan dhinac ayu ka raranyahy raskamboni wax amison ah oo joge majirin 12 sano cidanka jubaland aya joge
Raaskamboni waxay ka tirsantahay xiryaha ciidanka xoogga dalka Somalia ee ka maqan gacanta ciidanka burburkii wixii kadambeeyay waxaa isku bad badalayay hogaamiyo kooxeedyo maantana waxaa la gaaray xiligii loo baahnaa in lasoo celiyo xaq uma ay laha in ay ka shaqeeyaan xuduudaha ciidan maamulgobaleed ahmed madoobe na dambi weyn ayu ku galay weerarkii u ku qaaday raskamboni
Tuug
Afsomaliga dhan aaan dhameeeyo luuu kayaqanaaa War waxaan Nag hor leeeexo kan siyasad shaqa kuma lahane
Waxan maxaad su aalahaa ka weydiinaysaa
Kuma armée ku mee
Axmad maa dastuur u sheegi war ninka Adoo saan u hadlaya niyow meshu maro ma mari kartiid
Nuur, waad wareysanaysaa qof bukaan.
War ano hawiye Ah baa leeh waligiba ha jogo axmad❤🎉
Athiga darod batahay lkni wamahadsanta 😂
War kan xoolaha ah muxu aha ee aan aqoon iyo sii loo hadlo tona aqoonin
Marka wariye tahy maaha inaa reerkayga ku hayso si wariye u hadal reerkayaga ku haysaa 😮
Warnimanyahaw Ogaden xasan ayaad ushaqeya haduu axmedtago nindanbe oo ogaadeen ah jupaland kamanoqonaayo Madaxdanbe mooryaan jaajuus ah waxaa oocalooshiis ushaqayste ah tuug axmedwax kamaqadikaro mooryaanta aadushaqeysan
Hhhhhjh
Axmad maa dastuur u sheegi war ninka Adoo saan u hadlaya niyow meshu maro ma mari kartiid