Maxaa kasoo Baxay Kulankii Muqdisho Uga Socday Somalia Iyo Ethiopia ee Ciidamada AUSSOM la Xiriiray?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии •

  • @Abdiwaliaxmedidlejibaax
    @Abdiwaliaxmedidlejibaax День назад +2

    Asc sstv walaalaha halkan kukulma halkaa kasiiwada cay waxba idinka tarimayso daarood baad kadhateen guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 дня назад +5

    Waa guul hadii jaamac galadaba nabad iyo nolol kusoobiiray from awdal

  • @AbdinuurHassan-gq8nl
    @AbdinuurHassan-gq8nl День назад +2

    ❤❤❤👍👍👍👍👍👍

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf День назад +2

    Mar uu wax xadaayo
    Mar uu tuugsanaayo
    Mar uu calaacalaayo.
    War wuxu maxaa iimaanka kaqaaday😂😂 yaaahuuuuuu

  • @yussufmohamedahmed1037
    @yussufmohamedahmed1037 2 дня назад +2

    Nurow sxb pagekada aflagada iyo in madaxda laga caayo ka ilaali fadlan mahadsanid

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f День назад +1

      Wax jira haddii la sheego caay maahan. Mase waxaad leedahay xumaanta Xulusoow ha la qariyo.

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 День назад +1

    Anigu ninkan. Waxaan. U. Haystaa. Inuu. Yuhuuda. Usheqeeyo. Soomaalinimo. Iyo dal. Soomaaliyeed midna. Dan kama laha

  • @ronsmaneasyvids5348
    @ronsmaneasyvids5348 2 дня назад +2

    Idinka ma soomaliya baa tihiin mise itoobiyaan

    • @abdiogle5320
      @abdiogle5320 День назад +2

      Mooryan

    • @Raho339
      @Raho339 День назад

      Waa Somali Sax Ah Iyagu, Lkin Adigu Waxaad Tahay Ina Afuufu Afaafu oo Ina Qadaadweyne Ah Hacunin Wiilasha Yur

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur День назад

    Ader. Iyagu. Walan. Dherihi. Somaliya. Dad. Iyo. Dhul. Iyo. Badba. Adigu. Iscade

  • @Abdulcadde
    @Abdulcadde День назад

    Ogaadeen Axmed Madoowe maad raacdeen

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 День назад

    Hassan munaafaq inuu yahay dambi lagaaga qori maayo💯💯

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 День назад

    Ethiopia waxaan walaalo noqon karna marka la kala soocmo, somalida ku hoos jirtaana ay qaraarkooda gooni u noqdaan.

  • @maxamedfaarax798
    @maxamedfaarax798 День назад

    Waa runtii marada asagaa iska riday oo wuu qaawan yhy wuuna isna og yhy doqonka

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 2 дня назад

    Jamac galad wuxuu ku jiraa suxufiyiinta yar oo wadaninyiinta ah oo maanta nool waan fiiriyay ilaa wakhtigi farmaajo isaga somali midnimadeed bee ooga dhagantahay

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 День назад

    Alla maanta maxaa qof kaasta oo soomaaliyeed oo in yar oo dhiig ahi uu just jiro muxuu ciil iyo Caro qabaa soomaaliyeey heeryada gumiysiga iska qaada intaad gacmaha is qabsataan

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 День назад

    Addis Sababa markay madaxdeena tagasn waxas dhaga looga Qanbtaa wax kastana waa Laga saxiixdaa

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 День назад

    You said Ethiopia waxay tiri dowlad goboleedana waa la shaqeeynaa dowladdaa waa lla shaqYnayaay yaa dilay ciidannki dowlada Ethiopia ayaa dishay

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue День назад

    War xishoda reer ogaadeen

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 День назад

    Maantana xasan ookadaran ayaa yimido gudo, iyo dibadba ku fashilmay marka labada goorma madaxdaa qaldane, marka, adi, iyo shacabka kale midkiina maqaldane hakhalkhalin.

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale День назад

    JAMACOW GUMESI GUMESI AADKU JIRTAA GUMESI WAAKU DHALATAY GUMESINA WAKUDHIMEE DHAQAN AAD U LEDAHAY JAMACOW

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale День назад

    JAMACOW ITOBIA WALALO NAHAY MAKAA KEENAY DALXUREYE HHHHH

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale День назад

    DALXUREYE GUUL IYO GOBANIMO MHDSND DALXUREYE

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f День назад

      Ka ilaasho haddii aad gabdho dhashay ama kula dhasheen yuusan Carab ka iibsane! Dalkee xureeyey?!!!!!!!

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 2 дня назад

    Jamacoow xasan dhiiqo muukadaynsado

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 День назад

    There is treason uu u diiday Hassan Addis Saban's waxaa Laga yaabas inaa looga adag yahay Addis Sababa

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 дня назад +1

    Kkkkkkkkkk jaama caawo meel lasaro maleh waxa kahadlayo axmad madoobe wllee qabyaaladii xishood beeshay lkn lagu kala hufan

    • @jmperson
      @jmperson 2 дня назад +1

      Waa say kula tahay.

  • @MaxamuudShuukow
    @MaxamuudShuukow День назад

    Nuurow wareey sigaan armuu dhibkuu keenaa galad afkiisa ayaa qoyane

  • @Abdi-l1n
    @Abdi-l1n День назад

    Qabyaalad aya idinka muuqato .kasoo hadla axmed madoowe

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue День назад

    War waabenti hadhlkaab hada kahor shekh sharif lakisti uulaha kusoo can baxay hadana euxu raba lakisti xasan leyahaybuu cariirsana likin heli mayo cod leysku so kordubay noqon mayo laasti tariq ah

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 дня назад

    Nuur maxiligii caqliga laqeybinayay baad seexatay mise markii laqeybinayay geesinimada ❤ keebaad seexatay midkamida waad hurdeysaye ❤ mise labadaba ❤ 😅😅😅😅😅😅😅

  • @AliSamatar-ht9sm
    @AliSamatar-ht9sm День назад

    Mooryaantii.ogaadeen..ayag.ayaa.kunool.jeclna.ineey.la.noolaadaan.cidkana.uma.ogol.cidkale..cidii.aan.ogaadeen.ahn.ee la xariirto.waa.la.caayaa

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur День назад

    War. X. Culusow. Timihisu. Melumaxirman. Hadana. Baqdinta. A. Madobe. Iyo. Denay. Ayu. Ethobiya. Ugu. Daray. Un. Ka. Bakasaray. Ethobiya. Wucebeyay. Mr. Bale. Iyo. Tinkisa. X. Culusow. Wu. Saqiray. Rafasho. Buwada. Jbln. Marexan. A. Madobe. Aya. Wax. Garadki. Racay

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 дня назад

    Xasan dhiiqo waa 10 wajile khaa in wadani shaley Sowtuu lahaa itobia waa cadowga koowad mnta waakas

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 День назад

    Jaamacow shalayna maadan qaldanayn ee farmaajo siyaasada guduhuu kufashilmay taa, unbaadna cadaynaysay.

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 День назад

    Ninyow si fiican u hadal oo ka Saar kaftanka

  • @SacdiyoDagan-c9o
    @SacdiyoDagan-c9o 8 часов назад

    Hhhhh. Darood waxey kabidiweyday caayle lkn dalxureye waxba kama badalikartan tttttt uf

  • @abdoulkadermohamoudmiguil
    @abdoulkadermohamoudmiguil День назад

    asc war ninka hisho cayda da wax wa dhalikarta

  • @AbdinuurHassan-gq8nl
    @AbdinuurHassan-gq8nl День назад

    No

  • @AdanAbdi-p6b
    @AdanAbdi-p6b 2 дня назад

    Jaamacow waligiiba waad qaldaneed wadankan wuxuu ubaahanyahay nin sidii farmaajo oo kale ah anaga hadaanahay dhalanyro rajadeenii waa burbur wadankii la oranji soomaaliya shansano kadib lawaa yey sxb soomaali haloo gurmada tuugo ayaa qabsatee

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 дня назад

    Dad iibkiisaa dhimman

  • @omargaabowafrah3612
    @omargaabowafrah3612 День назад

    Qabiil aya ka sheegaysan bal idinku hadii ad tihiin ogadeen ka hoos baxa gacanta abii axmed ee ad dabalifka u tihiin waligeed dabalifnimada wa laydinku yaqiin hadii tihiin ogadeen meel walba oo ad joogtan Kenya iyo eithopia.

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 День назад

    Jamac galadow sigaara kuu salamaya sxb

  • @barlin1622
    @barlin1622 2 дня назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад

    kkkkkkk😂😂😂😂😂😂

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers День назад

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 День назад

    .
    Yaa dilay ciidannki. jubland Lagu dilay sow Ethiopia ma filin yaa Alshabasb hub SIiyo sow Ethiopia ma dilin

    • @rahmamoalim5937
      @rahmamoalim5937 День назад

      Ethiopia waxay Rabtaa inay joogyo Xuduudka Somalia si ay ufara galiso dowlad gaboleedyada oo iyada u koontoroosho. Somaalia

    • @rahmamoalim5937
      @rahmamoalim5937 День назад

      Any way. Don't make qAbiil when your talking. About arrimaha. Somalia be nice every body is watching you.😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😅

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 2 дня назад +1

    MWAYNAH XASAN HA U GEFIN BILAA EDEB YAHAW.JAAHILKA

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y День назад

    Ninki madaxweeyne noqday ee dilay ikraan iyo xildhabaan aamina miyee taageerayaashiisa naga dhaadhici karaan in uu si fiican wax u maamulay musuq kii ugu weeynaa sameeyay Walaalkiis qaadkii ethoopia laga keenayay ku wareejiyay ra iisa wasaariihii mid asaga reerahiisaa oo u diiday in xafiiskiisii u diido in tags ama uu galore ninka says la yeelayo waa ra.iisilwasaarahii soomaaliya wax yeelayana waa faramaajo gacan yarahiisaa ooreerahiisaa afaara qabiil ka weeyn ma jiraa nooma soo noqdo haddii uu soo noqdo sidoo doono ha ku soo noqdee dagaal sukeeye horay uma dhicin waxa uu dagaalka kula jurayna aay ahaayeen hiraab intakalana u isticmaalo waa sugeeynaa kkkkkkkkkkkkk

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f День назад

      Hawiye ayaad tahay, Hawiyahana waa dad xaqiir ah oo aanan wax qirin! Ikraan iyo Aamino haddii uu Farmaayo dilay, kuwii uu Culusoow ugu horreeyey ee Dilkooda Doorashada ku galay ee maryaha Cas madaxa ku xiran jiray maxaay shib u dheheen markii aay Kursiga fuuleen?!

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 2 дня назад

    Nin dacuun qaba itobia weey xidhi..

    • @AbdiNasir-n5h
      @AbdiNasir-n5h 2 дня назад

      wa runti jamac boqol kiba boqol wa
      Lagu khasaray xatta kuwi dorashada ugu shubay ee so so ray
      Aya manta ugu neceb isna ugu neceb yahay ya kalo Marka la sugayaa?.!!!.

  • @NurIbrahim-t3o
    @NurIbrahim-t3o 2 дня назад

    MD xasan wa gulwada

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 15 часов назад

    Jamac Gallad sidaad marmarka qaarkood u hadal fiicantahay cadaaladda waad ka gudubta. Farmajo waxaan ku waanin lahaa inu qalqaalsado booska kursiga UN marka ninkan soomaalia u fadhiya waqtigiisu dhammado ama ugu yaraan shan sannadood ka dib madaxtimada aad isu soo sharraxdid. Dowrkan ha ku khasaarin Jamac Gallad iyo inta marmar wareertaa yeyna ku hodin, sumcadaadii waad iska gubtay ama waa lagaa gubay!.

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y День назад

    Ninki madaxweeyne noqday ee dilay ikraan iyo xildhabaan aamina miyee taageerayaashiisa naga dhaadhici karaan in uu si fiican wax u maamulay musuq kii ugu weeynaa sameeyay Walaalkiis qaadkii ethoopia laga keenayay ku wareejiyay ra iisa wasaariihii mid asaga reerahiisaa oo u diiday in xafiiskiisii u diido in tags ama uu galore ninka says la yeelayo waa ra.iisilwasaarahii soomaaliya wax yeelayana waa faramaajo gacan yarahiisaa ooreerahiisaa afaara qabiil ka weeyn ma jiraa nooma soo noqdo haddii uu soo noqdo sidoo doono ha ku soo noqdee dagaal sukeeye horay uma dhicin waxa uu dagaalka kula jurayna aay ahaayeen hiraab intakalana u isticmaalo waa sugeeynaa kkkkkkkkkkkkk

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y День назад

    Ninki madaxweeyne noqday ee dilay ikraan iyo xildhabaan aamina miyee taageerayaashiisa naga dhaadhici karaan in uu si fiican wax u maamulay musuq kii ugu weeynaa sameeyay Walaalkiis qaadkii ethoopia laga keenayay ku wareejiyay ra iisa wasaariihii mid asaga reerahiisaa oo u diiday in xafiiskiisii u diido in tags ama uu galore ninka says la yeelayo waa ra.iisilwasaarahii soomaaliya wax yeelayana waa faramaajo gacan yarahiisaa ooreerahiisaa afaara qabiil ka weeyn ma jiraa nooma soo noqdo haddii uu soo noqdo sidoo doono ha ku soo noqdee dagaal sukeeye horay uma dhicin waxa uu dagaalka kula jurayna aay ahaayeen hiraab intakalana u isticmaalo waa sugeeynaa kkkkkkkkkkkkk