Foolkaanadii Iyo Dhul-gariirkii Itoobiya ka Qarxay Bad weyn oo Biyo ah Isu badalay Iyo Canfartii oo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 янв 2025

Комментарии • 182

  • @ibrahimhassan.channel2130
    @ibrahimhassan.channel2130 17 дней назад +24

    ASC bahda sstv Somali
    Sigaar waxan usalamaya
    Sxbkey NUUR iyo guleed Alfie
    Wlhi warkiina sidaa saldaha wajibka ah loo sugo
    Ayan runti sharaf iyo karamo saxiyal keep going

    • @SSTV2
      @SSTV2  17 дней назад +5

      Mahadsanid walaal

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k 17 дней назад +28

    Ilaah. Bad. Hayna. Dhexdhigo. Inaga. Iyo. Itobia. Amiin. Amiin

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir 17 дней назад +1

      Allaahuma Aamiin

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 17 дней назад

      Amiiiiiin

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 17 дней назад

      Allahuma aamiin

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 17 дней назад

      Aamiin yaaRabbi!!! 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @Sheekochannel-z1c
      @Sheekochannel-z1c 16 дней назад +1

      Aamiin somaaliya ilaahay ha mideeyo itoobiya iyo kenya rabi hanooga soo celiyo dhulkeena

  • @Hardyironman
    @Hardyironman 16 дней назад +8

    Ilaahay Bad hana dhex dhigo iyaga iyo anaga amin

    • @somaliboy-b2v
      @somaliboy-b2v 15 дней назад

      Xoolo ayaad tahay wasakh😢😢

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 17 дней назад +12

    Allaah ha naga reebo
    Itoobiya dhulka somaaliyeed bay ku waasheenne

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 17 дней назад +7

    Ilaahey islaamka alaha ka badbaadiyo kuwo gaalada alaha dhameeyo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 17 дней назад +18

    Soomaalidii aay xaqdarada ugu laayeen baabileey iyo agagaarkeeda cuqubadiodii ayaa ka soo baxdey inshallah soomaalida dhulkeedoo dhan hanoo soo go,o ithopia iyo anaga wabi qulqulaayo oo cadaab ah dhaxdeena ilaaheey ha mariyo

    • @simsimadan7621
      @simsimadan7621 17 дней назад +4

      Somaalida ayagaa is tulmiya sidaa cadaaw oo dhaan waaay isusoo bahastaan

    • @jiidhe1970
      @jiidhe1970 17 дней назад

      Babili Canfar ma soogaadho 400 oo km ayeey u jiraan malaha Oromadaad ku Qaldeeysaa.

    • @BashirAli-s3l
      @BashirAli-s3l 17 дней назад

      Xaqdarada may idiin qabato markey isleyneysaan 🇸🇴 ood is dooxeysaan.

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 16 дней назад +2

      Babili kali mahe ee somali oo dhan bey layen mxey kusameyen shacabki rer ogadenia subxanallah wax lashegi karo maha ilhy xaqena haso banbixiyo

    • @hussaintahirabdow7535
      @hussaintahirabdow7535 16 дней назад +1

      Doqomo hadey jiran wa Somali wlhi I’m sorry to say that because wax history xata mayaqanan

  • @yahyanorhassan8199
    @yahyanorhassan8199 17 дней назад +8

    Ilaah naga gooye Ethiopia ka iyo gaalada

  • @AhmedAbdi-g7y
    @AhmedAbdi-g7y 17 дней назад +3

    Ilaahay meelaha eygaalada kubadantahay hakuhalaago

  • @mohamedqawdhan8194
    @mohamedqawdhan8194 17 дней назад +7

    Allah ha inaga reepo daalimiinta dhamaantood insha Allah

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 17 дней назад +7

    Allow bada ay raadinayaan hoostooda ka sii

  • @Osman.Merane.elleyeh
    @Osman.Merane.elleyeh 17 дней назад +12

    Volcano illahay ha ku roogo afarta iyo Éthiopie inteeda galadaa dhammanteen somaliyeey ducada soo diraa☝️🌋

    • @jiidhe1970
      @jiidhe1970 17 дней назад

      Illahay ha isku kiin saliido Somaliyeey reerba reerkuu u xigo isu xasuuqa. Anagoon nisoogaadhin sii dhamaada Aaaamiiin Insha'Allah.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 17 дней назад +1

      ​@@jiidhe1970ethopia iskurogmatay malyan malyan iskuleysaa allah haidin siyadsho biidni allahi tacalla

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 17 дней назад +1

      Amiin amiin

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 17 дней назад

      Allaha jabiyo itoobiyo iyo keenyaba qori dab leh ayay soomaali la daba ordayaan sidii shayaadiinta ayay isugu diraan soomaalida laakiin bi idni llaah soomaali way midoobi

    • @EsraMahumud
      @EsraMahumud 16 дней назад

      ​@@jiidhe1970isla hel illhy idinkii folkano io qaraxyo isdaba joga illhy ha idinku haligo

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 17 дней назад +6

    Allaah hanooga soo gooyo dhulkeena Soomaali galbeed Cawaanta Itoobiyaanka ah

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 17 дней назад +6

    WaaLagu kufaa, lagu kala jabaa kibirka. Allow u ziyaadi

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 17 дней назад +9

    Allow Somalida iyo itopia dhexdooda ka jeex wabi cadaab ah aamin

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 17 дней назад

      😂😂😂

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 17 дней назад +3

      Noo cadaab hadhihin ,Allaha naga qabto shartoda

    • @GggfFtffy
      @GggfFtffy 17 дней назад

      @ummuhannan2353 yacnii wabi folcano ah dee

    • @Alkaram29130
      @Alkaram29130 17 дней назад

      😂😂😂

  • @ahmadfarbaruur3979
    @ahmadfarbaruur3979 17 дней назад +3

    هذا هو البحر الذي يفرق بيننا وبين اثيوبيا فهنيءا لنا ولله الحمد

  • @kowsaribrahin8053
    @kowsaribrahin8053 16 дней назад +1

    Asc ilaahay si khayr ah itoobiya ha inaga jaro

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 17 дней назад +4

    Ilaahayow adiga noogaga filin wixii dabar goyntanada u taagan. Alaah Akbar Alaahu Akbar

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 16 дней назад +1

    Qaraxa somalia lagu baaa aayo jawabteda waaye Alx❤❤

  • @cabdishakiraxmad
    @cabdishakiraxmad 17 дней назад +2

    Ilaahay ha,kabadbaadiyo

  • @Alaabtaydaiiuruursha
    @Alaabtaydaiiuruursha 17 дней назад +9

    Waa dulmigay Ciise ka galaleen yagoo gaalo kaashanaya

  • @LadanOsman-m5h
    @LadanOsman-m5h 17 дней назад +3

    Waa xaqii eey somaalida ka kaleen

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 17 дней назад +3

    Alaah Akbar, Alaahu Akbar, Alaahu Akbar, Alaahu Akbar, Alaahu Akbar
    Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.

  • @starxMm2
    @starxMm2 17 дней назад +3

    It will be 10 000 years later with God willing, and it's already called the Somali plate

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 16 дней назад +2

    Hanbalyo abii axmed bada cas aadku walatay waad hesheen kudabaalo ilaa jaxiimo😂❤

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 17 дней назад +2

    Ilhy bad hanaga siyo wey nagu dhibeyn bada iyo gumeysiga ilhow badas ila jigjiga keen oo na dhex dhig bad xabashida

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 17 дней назад +3

    Ilahay hana kala jaro

  • @SKk-q5h
    @SKk-q5h 17 дней назад +2

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar walla xowla walla quwatu Ilaa bilaah subxaan Allah ilaahow naga qabo Ilaahow naga qabo ma siibooyinka naga qabo Waxan waxad moodaa xadabti Oo banaanka usoo baxdey Ilaahow naga qaba

  • @ShaeebAxhamd
    @ShaeebAxhamd 16 дней назад

    Subxaanalaah llaah hakabadbaadiya muslimiinta

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 16 дней назад +1

    Asc nuur iyo guleed

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 16 дней назад +1

    Baddii itoobiya raadinasay halkaa Ilaah haka siiyo

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 17 дней назад +4

    Nuur iyo Guuleed welkom 🤗

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 17 дней назад +1

    Machaallah

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 17 дней назад +2

    ❤wcs ❤

  • @LeyloMaxamed-u7v
    @LeyloMaxamed-u7v 17 дней назад +1

    Eritrea 🇪🇷

  • @XasanaxmedMaxamud-x2o
    @XasanaxmedMaxamud-x2o 16 дней назад +1

    ASC😊😊😊😊😊😊😊

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 17 дней назад +3

    soomaliya wa dhulka ugufiican wana sababta itoobiya ugu gagabayso inay soomaliya qabsato laakin soomalidu wa dad dhoohan oo jugta wax kufahma

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 17 дней назад +2

    Ethpiya sharkooda alle hanagagooyo badnahasiiyo badaysooraaci hadayrabaan harimayaane

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 17 дней назад +2

    Waa alle mahadi waaxn dagaal kujirnay waa lix boqol oo sanadod Shahid Axmed Gurey Allah uu naxaaristo kahor cafar uu kala gooyin inyar baa naso racai qoti labay ukala gui jabuuti waxaa naga gui obokh keeniya iyo tanzania waynasoo shanta soomali waay isasoo racai wayna midobi insha Allah Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @bigrockbigrock8789
    @bigrockbigrock8789 17 дней назад +3

    Bada dhalani doonta ETHOPIA halaga kireeyo

  • @QamarCdy
    @QamarCdy 15 дней назад

    Inti muslim allha ka badbaadiyo

  • @hiboali4523
    @hiboali4523 17 дней назад

    Allaha ku roogoo

  • @Cabdiqadir-s4y
    @Cabdiqadir-s4y 16 дней назад

    Asc gooleed iyo nuur ugaas kooshin

  • @FuadMohamed-k7o
    @FuadMohamed-k7o 16 дней назад

    Hadii dhulka soomalida iyo itoobiya bad ay kala goyso Itoobiya bad helaysaa.

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 16 дней назад

    Allah ha ka qaboojiyo inshalaah iyakuna kibirka iyo dagaalka Somali hajoojiyaan
    Oo xariga Allah wada qabsada hadey bad cusub timadana dee Island Somalia noqoneysaa,

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 16 дней назад

    Hallo duceeyo waa muslim canfartu

  • @FaraxXasan-s9u
    @FaraxXasan-s9u 17 дней назад

    Afarta wariye ee jamac galad odayga u yahay waan idin salamay

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 17 дней назад +1

    Cagdheer asal

  • @AdanXared
    @AdanXared 17 дней назад

    wa Adan xareed xoosh ookusugan jabuuti Ku dhashay sitii Can fart ilahiiy ha Ku aadkeeeyoo

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 17 дней назад

    Salaan sare monsieur nuur

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 17 дней назад +1

    اللهمم زلزل أرض الحبشة زلزالًا مدمرًا بأكملها شرقها وغربها جنوبها وشمالها ولاتذرمنهم أحدًا

  • @jaarlesAbdi
    @jaarlesAbdi 14 дней назад

    Subxana laah

  • @AbdiaziizQiiro-ww4fp
    @AbdiaziizQiiro-ww4fp 16 дней назад

    Wcs❤

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 16 дней назад

    Asc kudarsoo qaarad gooniys ayaan rabbi ka baryaynaa

  • @AxmedNuur-h3d
    @AxmedNuur-h3d 17 дней назад

    Ethiopia iyo.ogadenia dhexdooda.bad.Alle.hakajeexo

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 17 дней назад

    Hadii bad noqoto xataa waa dhul Somali meesha Ethiopia waxba kuma laha

  • @Abdirahmanmahamed-w2k
    @Abdirahmanmahamed-w2k 17 дней назад

    Asc bahda sstv

  • @shaaficicanadian8222
    @shaaficicanadian8222 16 дней назад

    Waa Cadaaladdarada Ka Jirta Ethiopia Dhexdea

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 17 дней назад

    Allaah hayasiro amuuraha

  • @CabdikaremColaad
    @CabdikaremColaad 14 дней назад

    Subxana allah

  • @amirsirya3614
    @amirsirya3614 17 дней назад +1

    Waar maad fadhisataan haye😂

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 17 дней назад +1

    Ialaahay bad sidii dead Sea wacbo ku jitin ha siiyo balaayada

  • @wamalxayadudunyaa
    @wamalxayadudunyaa 17 дней назад

    Bad baay ubaahanaayeena dhulka Allah haudilaaciyo si aay Soomaalida ugu haraan.

  • @SadihaSadihasadiha
    @SadihaSadihasadiha 15 дней назад

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 17 дней назад

    illaaahay walaaaleeyo canfarta iyo soomaaliya

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 17 дней назад

    War wixi dhacayaba hakudhoco ithobiye ma uegyahey mid kalajaraya DDS mindha ilahayba nagarebaya ithobiya insha allah

  • @AbdifatahYusuf-w9i
    @AbdifatahYusuf-w9i 17 дней назад

    A aaah guuledoow sidaa hadhihin inta yar xageena soo raacda aabohood baa lagubi ciidahaa rarandoona kolkaasaynu ka barbaryi doonaa walaalayaaloow iska daaya waa madaakiine dhibkale kaba Iman maayo

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 16 дней назад

    Asc waa inkaartii dumar ka, caruurta iyo duqayda xaq darada lagu warjaafayey

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 17 дней назад

    Dulmigii Canfartu lagu masiibeyey.

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre 17 дней назад

    Waaw waalabaii munaafaq eesaaq nacaybku hayey

  • @ruqiyamohamud7572
    @ruqiyamohamud7572 17 дней назад +1

    U sheega baday raadinayeen waa Helens maraakiibta ha saartaan

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 17 дней назад

    yes earthquakes and volcanoes are related in a number of ways

  • @sadaamxuseen9703
    @sadaamxuseen9703 17 дней назад

    Biyo xireenka qeyb ayuu kayahay dhulgariirada iyo dildilaaca dhulka

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 16 дней назад

    Ninkani xaguu raaci doonaa ma axmaarada mise somalida

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 16 дней назад

    Biyuhu MA dhanaanbaa Mise wàa mcaan? Intaas kasoo jawaaba!?

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 17 дней назад

    Waa dooxada Rift valley liilka midigta wabiga hawaash iyo laamiga jabuuti taga dhinaca hawaash

  • @aboubakermag1226
    @aboubakermag1226 17 дней назад

    Ilahay ha ciqaabo canfar

  • @AdanXared
    @AdanXared 17 дней назад

    amiin aamiin saxiibayal melkasta oojogtan

  • @omargass-o5y
    @omargass-o5y 17 дней назад +1

    Horta tog canfarta noodhexeeya waaloobahanyahay.

  • @HousseinAli-k6s
    @HousseinAli-k6s 17 дней назад

    Asc wa dhigi 5oo ciyal iyo hawen bay gawracen dad wayeel dumarki uurka laha bey ka calosha. Ka dilaciyeen ilmihina is u gawracen. Haweenaydina horayba wadhigi dadki. Ay gawceen waxa dilace wax kale ma aha

    • @amirsirya3614
      @amirsirya3614 17 дней назад

      Wall marunbaa waxaasi bisbilaah

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 17 дней назад

    Waan uu dhuceynayna, anaga oo somali ha ALLAHA idiin burburiyo, baaba,😅😊🤭 cadowgeenow.

  • @awahab8731
    @awahab8731 17 дней назад

    🫵🫵Inay geeska Afrika jasiirad noqoto waxay qaadanaysaa dowr milyan oo sano siday shegeen seynisyahanada caanka ee loyaqaan “Geophysicist” sida ninka layirahdo Ken Macdonald.

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 16 дней назад

    Bad baaloojeexayaa

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 17 дней назад

    War waa macdan iyo nomco dhulgariirkan waxuu ahaanayaa mid dhirwaawayn sobaxayso

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 17 дней назад

    Subxaan Allaah🥹

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 17 дней назад

    Horaa loo sheegay 2000 sanadu markuu ahaa ayaa la sheegay Somalidu waxba ma baaraan. Dhulka canfarta wuu goayaa insha allah ethopia bad way helaysaa

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre 17 дней назад

    Wxyeelada uun sheeg naalaa yacni

  • @AliMANur-iw5kr
    @AliMANur-iw5kr 17 дней назад

    Mustaqbalka dhow ogaadeenoow ha u fahmina waqti aad u dhow ee Malaayiin sanadood ka dib weeye ama waqti aad u dheer oo koley inagu aynaan noolayn.

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 16 дней назад

    Awalba abi Ayaa iskudirayey

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 17 дней назад

    Canfarta inaar baa ku dhacday ,ilaahay dhulkuu la jaray

  • @mahamoudbarreh3467
    @mahamoudbarreh3467 17 дней назад

    Guuled alifle iyo nuur cafar ismanadhalin ismanagalo jabuuti iyaa mid mid lagahela isdhalay ee isodhawayn amba waxaanku dhashay siti gaar ahaan galbeedka

  • @AdanXared
    @AdanXared 17 дней назад

    oodaygi miilixda laha ee canfarka ah ayaa folkanada milix maaday ooku dhiintah

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 17 дней назад

    Qarada Somali sameysmeyeyso

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 17 дней назад

    Canfat u ducayn mayne ciqaabta ilaahay ha u badiyo

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 17 дней назад

    Maalinta soomaali galbeed iyo soomaali nfdh ay ka xoroobaan cadowga si wanaagsana isu maamulaan maalintaasi waa farxad wayn illaahow natusi

  • @RUGTATV
    @RUGTATV 17 дней назад

    Waar Ugaadeen ma naartii oo soo ifbaxday baad bad moodeen. Waa dhibaato inagu soo korodhay ee bad la isticmaali karo ma aha. Ilaahay dadkaa dhibaatadda ha ka dul qaado.

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 17 дней назад

    Hadey helayaan Bad hadhaafan nacalaa ku yaal itoobiya

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 17 дней назад

    .alle.hau.siyaadiyo.holaca.iyo.dhul.gariika.burbur.iyo.bawba.iyo.kalatag..dagaal.aan.dhamaan.alle.haku.salado.waa.cadaga.alle.iyo.cadawga.isrka.soomaaligaa.

  • @abdirazaqhassan5526
    @abdirazaqhassan5526 17 дней назад

    Canfar waxay ahaan jirtay qabiil katirsan Ciise, markay bateen ayay ka baxeen Ciise...

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 17 дней назад

    Ragu jaahilsana ceebna maha jahliguyo dadku wax magaratay ubadanyihine lkn waxay ceeb noqotaa adoo dhinacwalba ka jaahila inad mimbar so korto od dhahdo caalamkan culuum uga fatwoonaya kulaha badan dilaacaysa sidaynu ugu heshin hada in meeshu bad noqoto waxay qaadanaysa ugu yaraan 10nan milyano sano 🙆🏾‍♂️🤦🏾‍♂️

  • @NasirHarbi-i7l
    @NasirHarbi-i7l 16 дней назад

    Labadina ayaa ku dhimanaya,waxaad tihiin laba munaafiq,barnamijkinuna la ogaadeen uu hadal ee run ka hadal ma tihiin.