Khilaafka Kenya iyo Soomaalia ee Safara Ahmed Mohamaed Islam, Prof Abdiwahab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 46

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 8 дней назад +3

    Sababtu maaha in xasan jecel yahay dani ee sababtu waa . Cadaw gaaga kali kali u dil, saasuu xasan uga jeeday. haduu xasan ka guulaysan lahaa ahmed markaas kadib dani ayuu u soo jeesan lahaa DAGAAL AYUUNA PUNTILAAN KU QAADI LAHAA xasan. ee wuu awoodi kari waayey dagaalkii jubalaan. NASIIB WANAAG. MANA AWOODI DOONO INSHAA ALLAAH.

  • @mahamedabdullahi3950
    @mahamedabdullahi3950 11 дней назад +1

    Mnshllh.mnshllh.aqliga.cafimadka.qaba.waka.ilaahay.habarakeeyo.aqoon.yahanka.abdi.wahab

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 12 дней назад +4

    Waa raga aqoondaradu hadhaysay waana dadka isirnacaybka la jiifa isaga ayaa saxeexay darood 21 ee baabiinta hawiye iyo isaaq

    • @xarfo
      @xarfo 11 дней назад +2

      qofka isaaqi ahi cuqdadada damiinimadu u dheertay isma qarin karaan ninkaanu daarod ma ahan doorod na dalka madaxweyne kama ahan....
      iska tuf qaadka dufow

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 11 дней назад +1

    Asc brother and sister Aniga rayigeyga Dowlad caadil ah iska daaye Guryaha eynu ka imaaney caadil kama jira forgot Dowlad caadil ah ee hamar ka dhalan karta. Jiz'klh

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 9 дней назад

    Walee soo.aali cilmi ixo aqoon waxaa kal weyn qabyaalad subxaana Allaha

  • @FOWSIYAMc
    @FOWSIYAMc 7 дней назад

    Bismilaah ninkaan waasoomaali kiinyaan waxalexejeclaa dhulkaan umahayo waxbadan madhaamo axmed madoobaha cararay eehadaba hoosgalaaya cadawga soomaaliyeed difaac fiican matihid wuxuukuleeyahay halaheshiiyo yaadiidan heshiiska soowisagu kamabixin isagoolamarxabaynayo ninmeeli ucadahay meelikamadow warysigaagu waxwayn masookordhinaayo

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 11 дней назад

    Dalkii somaliya diyaarad ayuu saaran yahaye xiliguu soo dago halag war sugo ❤❤❤

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 11 дней назад +1

    The most obstacles of Somalia is ahmed madoobe because shabaab kiinya imaaraat iyo itoobiya ayuu farqaha kuwada sitaa inta uu meesha joogo soomaaliya xur ma ahan kiinya itoobiya kama sokeeyso ineey ka darantahay mooyee because MOU'ska lagu qaadanayo badaha iyaga ayaa soo biloowday buffer zones kiinya ayaa biloowday in amisom lahu soo gambado dalkana lagu qabsado iyada ayaa biloowday itoobiya intaas oo dhan weey uga daysatay dilaaga qarsoon kiinya weeye

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 9 дней назад

    Walaahi prof cabdiwahaab waa madaweeyne, intaas hadii villa somalia sameeyso soomali way midoobeeysaa, lakiin maxaan cabaa maxaa cunaa soomali ma kala wadi karo

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 8 дней назад +2

    NINKAAN MAANSHAA ALLAAH WAA RAJUL . NIMANKU WAXAY U QAYEB SAMAAN RAJUL IYO DAKAR. RAJUL WAA MARKUU NINKU LEEYAHAY MASKAX FADHIDA, WAA JIBAAD KA SAARANA KA SOO BAXO. SU, AA LIHII SIYAASADA EE AAN KA DHAGAYES TAY AA D AYAY U MIISAANAAYEEN. WAA MAXAY DAKAR WAA WAX LAB LAAKIIN AAN IN UU LAB YAHAY WAX BADAN U DHEERAYEN in uu yahay wax lab bas. Marka soomaali kee ku badan??????????. ALLAAH WADAN KEENA IYO DAD KEENA HA INOO WANAAJIYO AAAAAMIN.

  • @AhmedMaxamud-bp3ij
    @AhmedMaxamud-bp3ij 11 дней назад +2

    Wariye shaqadaada garo beenta ninka ka qabo ileen muuse madaxwayne maahee

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 11 дней назад

    xasan shekh waqainu wadan wuxu amanay dad anmudnay inlamano oo mudna inladilo oo jawajiis xasan shekh wajajus

  • @abdurahmanyusuf5012
    @abdurahmanyusuf5012 11 дней назад

    IN LAGU SHEEGO PROFESSOR WAA CEEB WAKHTIGA INTAA LEEGNA LA DHAGEYSTO WAA KAANAQAANAY

  • @maxamadcusman6171
    @maxamadcusman6171 11 дней назад

    Xassan sheq ahmed modowe dartiis waxwalbo wuu u sameen karaan sawabtoo ah laf dhuungashe ayuu kunoqde waxbane kama qaadi karo ilaaa waqtiga uu kadhamaado

  • @akhalif579
    @akhalif579 11 дней назад +1

    Ninkii itoobiya la dagaala oran jirey wakaas kenya difaacaya ileen ajaanib, jareer jareer dhaley.

  • @AhmedFidhin-px4kb
    @AhmedFidhin-px4kb 11 дней назад +2

    Xasan sh isaga ayaa codsadey in ethoqia ay heshiisiyaan axmed madoone hada markay dhaxgeleen arintiina wuu cabaadey diyaaradaha tegay waa kuwii milatariga kinya iyo itoobiya marwalbana weetagijireen wax dheerad ah may fulin

  • @HusseinHussein-fp1br
    @HusseinHussein-fp1br 11 дней назад

    Maah maah English ah ba dhahayso “Charity begins at Home “marka Xamar dadka unuka lehda kuhaayo Amaankeeda hasugaan. Xasan sheikhna hajoojiyo beenta iyo itoobiyaanka usujuudaayo dadkiisa hamideeyo dalkiisana hadhiso. That is it.

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz 11 дней назад

    MashaAllah pro

  • @suleimanyalahow1810
    @suleimanyalahow1810 12 дней назад +2

    FIQI TOLKII KAMA JANNO TAGO prof. Cabdiwahab maa saan u danbaysay maanta
    qabyaaladey maxaa qiimo beelisay dad qaali ahaa 😢

  • @omarguss-everywhere
    @omarguss-everywhere 11 дней назад

    axmed iyo abdisamad sheikh abdullahi waan idinsalaamayaa HSM horaybuu inoogusheegay inuusan rabin dowlad iyo military xoogleh . wuuna xaqiijiyey inuu dagaal lagalo military gii SNA.oo alshabaab gacanta ugeliyo wuxuuna gacan kuleeyahay alshbaab waa xaqiiq . meesha ay ummaddu kujirto dagaal shisheeye HSM wuxuu kujiraa dagaal sokeeye .

  • @abdulqadir555salah2
    @abdulqadir555salah2 11 дней назад +1

    Dear Hassan Shekh can he go kismayo without permission of Ahmed madowe

  • @abdulahi219
    @abdulahi219 10 дней назад

    Kilafkaa kenya and somalia soomaliya ayaa qaalad leh sobaato somalia daanteed maataqaano daan daal dalkaaal maa so gaaloo

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 12 дней назад +3

    Munaafaq Ogaadeen Dhamaan Siyaasiyiinta Reer Kenya Ee Ogaadeen Ama Daarood waxay Weeraraan Danaha Siyaasadeed Ee ay leedahay Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladnimadeeda dhinaca kale na waxay Difaacaan Maamul goboleedada Daarood Ee ka tirsan Soomalia dhibaatadana ku ah Dawladooda Federalka Ah Ee Soomalia sida Maamulka garoowe iyo ka kismaanyo war ka Siyaasiyiinta Daarood na waa la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan haday Geography ahaan Soomalia ka tirsan yihiin haday Kenya ka tirsan yihiin haday Somaliland ka tirsan yihiin iyo haday Ethiopia ka tirsan yihiin Oo Dawlad ahaan iyo Geography ahaanba u hoos tagaan waa munaafiqiin u baahan in ay si wada jir ah ay ugu hortaan isagana kaashadaan Dawladaha Geeska Afrika

    • @abdulahi219
      @abdulahi219 10 дней назад

      He is not Ogaden but degoodiye😂 brother detox yourself you being smoking Isaaq gaanja

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 10 дней назад

      I'm So Sorry 😔
      There's no another name or clan that works there but we know that the ogadeen clan does work there and not Else or Soomaali clan to work on northern East region of Kenya If there you can tell Us

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 10 дней назад +1

      @abdulahi219 haduusan Ogaadeen ahayna waxaan kuu sheegi karaa in Aanay jiri karin fikrad Uu si xor ah ugu hadli karaa Ama u gudbin karaa haduu fikir kudbanaayo waa in Uu gudbiyaa fikir iyo Aragti Ogaadeen raali ka yahay markaa waxaan ku idhi Nin la leeyahay wax ma leeyahay isaga Aad Dagoodiga ku sheegayso ayaa u baahan cid xoraysa iska daa in Uu cidkale danaheed iyo maslaxada hooda ka hadlo waa ka xumahay si kastaba ha Ahaatee Anaga inta Soomaali noogu xumi na Waa Inta xuquuqdoodii ay Soomaali gudeheeda ku maqan tahay !

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 10 дней назад +1

      @abdulahi219 Haduu Dagoodi yahay Ama uu qof Soomali ah Oo xor ah yahay muxuu Axmed madoobe Oo Ogadeen ah Isla markaana inkaaraha Soomalia haysta ah u difaacayaa ? Why uu u difaacayaa?

  • @yusufbotan
    @yusufbotan 12 дней назад

    Asc khilaafka saas u weeyn Ma jiro eee buunbuuninta iska dhaaafa, jubaland waa gobol somalia ka mid ah Hadana hops tagtay dowlada dhexe ee xamar fadhida ,shalay axmed Madoobe isagaa doortay Xasan sheekh Maanta wuxuu isku hayaan arin shakhsi ah iyo dhaqaale

  • @dibiriq
    @dibiriq 10 дней назад

    Ahmed yasin I thought inad media garanayso mise nacaybshe ahmed ayaa saas kuu galay first Ahmed waa madaxweyne gobol kana mid ah dawlada fedaralka ah maxkamada banadir xukun kuma ridi karto sharcina uma laha waxaad ku celcelinasaa madaxweyne warrant loo jaray in uu tago Kenya diyaradiha laga mamnucay kismayo waa sharci daro cid dhagaysanaysa ma jirto so waxaan ku dhihi lahaa go educate yourself kadibna adigoo wax fahansan media soo fariiso

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 9 дней назад

    Afar sano farmaajaa ciidamo dhis ku mashquulsanaa ciidamadiina waa la kala tuuray marka ninkaan yaan baxar lagelinin oo aan keenya lagu afduubanin ileen runta hadii la sheego baxar ayuu gelayaa

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 11 дней назад +2

    Ninkan cuqubo caadiya ayaa baryahan ku dhacday 😂😂

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 11 дней назад +1

    Somalia 🇸🇴 leaders what wrong with them ?
    Why not cut off DIPLOMATIC from Arab Emmart ?
    Why not cut off DIPLOMATIC from Ethiopia ?
    Why not cut off DIPLOMATIC from Kenya ?

  • @haydar378
    @haydar378 9 дней назад

    Axmed tuug wa la qabanaya

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 11 дней назад +1

    Waxas beentaa

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk 9 дней назад

    Soomaaliya ma aha qaran jira waa failed state. Ayaan beenta isu sheegin. Qaran shuruudo ayuu Leeyahay. Somaliya half kalo daro Kenia iyo Ethiopië. Kan hadslaaya ee professor ka isku dheegaayo waa aduun u hogaansamo adoonsiga Kenia.

  • @HusseinHussein-fp1br
    @HusseinHussein-fp1br 11 дней назад

    Masha Allah thanks professor lkn somalida somalida majeclo runta

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 дней назад

    Masha allah Ahmed Yaasin iyo professor Abdiwahaab ilaahay haydin xafido dhamaantiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤