"Bulshada Somaliland dagaal haw diyaar garawdo...." Eng faysal Cali Waraabe.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 163

  • @xaajikaash4574
    @xaajikaash4574 7 дней назад +11

    Allah cimriga haku Dheereeyo Gudoomiye 🎉 1:54

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 7 дней назад +20

    Gudoomiye Faysal, Waa Caqligii Jamhuuriyada Somaliland. Allah Ha Ku Xafido Abti, from Samarooniya.

    • @Muhumedjimale
      @Muhumedjimale 6 дней назад +2

      Dabadilif iidoor

    • @AhmedIbrahim-ut3wm
      @AhmedIbrahim-ut3wm 6 дней назад +1

      @@Muhumedjimaleidor waa qabiL Ethiopia 🇪🇹 jabouti iyo Somaliland iyo somalia daga maxad ka rabta zxb😂

  • @awm221
    @awm221 7 дней назад +12

    Faysal waa gesi gesi dhalay masha Allah ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 дней назад +7

    Masha allllah faysal cali nolow geesi❤

  • @Muhammad1407
    @Muhammad1407 7 дней назад +18

    Faysal adke waan ku wadanaa adeero

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 7 дней назад +7

    Adeer.kaalay dagaalka nala gal adigo casiir ku cabaya dubai walaaanan dagaal ugalayne oo u dhimanyne kaalay dagaalka kuwada dhimanee faysalow

    • @yonis1172
      @yonis1172 6 дней назад

      Cuunyahow ayahaaguu talaniyaa nacaas baatahayee. Horana wugudalamay dalkan imikana laxejeclaa kahaysaa.

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 4 дня назад

      ​@@yonis1172Waar inta dagaalka lagu maqan yahay buu hablaha geeynayaa ninkan EE yuusan idin waalin

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 6 дней назад

    Fasaloow walaal guulayso ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo iyo xornimo ❤❤❤insha ALAAHU aqoonsi dhaw

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 6 дней назад

    Difaac ciidan Qaran ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo iyo xornimo ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 7 дней назад +8

    KHUMEENIGA SOOMALILAND GR FAYSAL CALI XUSEEN NOOLOW

  • @NimcoXaashi123
    @NimcoXaashi123 7 дней назад +3

    Reer sheekhisaaqa guuuuuuuul insha Allah 💚🤍♥️💪💪💪💪💪

  • @fatism448
    @fatism448 7 дней назад +6

    Geesiga somaliland long life adeero

  • @Fzia-l8q
    @Fzia-l8q 7 дней назад +6

    Faysal fariid hurguf huwanta

  • @SakariyeReermagal
    @SakariyeReermagal 6 дней назад

    Isaaaq guuuul❤❤❤❤❤

  • @hanadarts1359
    @hanadarts1359 6 дней назад

    Aayatulaahi eng. Faysal caliwaraabe guulayso adeer❤

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 6 дней назад +2

    Engineering Faisal 😂❤💚

  • @costa-l6r
    @costa-l6r 7 дней назад +3

    Faysal Faaruq Maxa ka yaal cerigabo adigu ciidagale hargeysa biyoole iyo hilible ayu ka yahay shaqadiina ku ekada War ya Allah yaqaan

    • @nagad-t8o
      @nagad-t8o 7 дней назад

      Afkaaga hagajiso biyo hilib midna kamamarantit cayda aflagaado heerkumagaraysid qabriga ayadlagalaysa cayda dadka mashiixdo alaah kabaq shit adu dharmagalo ahaw jahil foqal jingad

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 дней назад +1

      Shekadu waa isaaq iyo darood odhan

  • @SaleebaanMaxamuud-c5j
    @SaleebaanMaxamuud-c5j 7 дней назад +3

    ❤adeerkay faysal waa geesi geesi dhalay alle hadhawree

    • @KhadarKhaliji
      @KhadarKhaliji 7 дней назад +1

      Gudoomiye slan sare faysal Cali xuseen adeero Ilahay haku dhawro inasha Allah melsatodo jogto apo waxan thy caqligi.reer SOMALILAND guul guul iyo nimco weye inasha

    • @IdilCabdi107
      @IdilCabdi107 7 дней назад

      Allah ha xafido faysal cali Xusen

  • @Ahmedhorusocod425Ahmed
    @Ahmedhorusocod425Ahmed 6 дней назад

    Cajiib isaqu geesigoodi ay aseen alle ha ku naxaristo

  • @KhadijaAbdikariim
    @KhadijaAbdikariim 6 дней назад +2

    Dhulbahate dhulkisu raba dhul kle marabe uga taga hada dhul rabtan kan itoobiya udoonta 😢somalida iyagaba isku xoog leh

    • @qancisokukis2496
      @qancisokukis2496 6 дней назад

      Maxaad la ooyaysaa markaa😂 wardee dhulbahante isago nin kaliya ban Marti galinay mxy thy dhulkuu leeyahy

    • @KhadijaAbdikariim
      @KhadijaAbdikariim 6 дней назад

      @qancisokukis2496 😁😁anigu dhulbahante ma ihi lkn waxan hubaa Somali Somali kle inusan xoog ku xukumi Karin

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 дней назад +1

    Faysal Geesiga QARANKA ❤❤❤

  • @jama5340
    @jama5340 6 дней назад

    Faysal wa halyeey qaran ilahi swt haa Noo dayo ameen❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 7 дней назад +4

    Dagaal haloo diyaar garoobo dhammaan reer SOMALILAND gaar ahaan isaaq wixii ah

  • @AmareKayse
    @AmareKayse 7 дней назад +2

    Dee faysalow yusra harti na jabisey
    Marna nabad bila shurada
    Shalay arabka la tashadey xata
    Baho garxajis
    Inagada ciyaarta

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 дней назад +2

      Waa runta. Laknse manta in gacamaha lays qabsada dhanta

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 5 дней назад +1

    Faysal fatal, yusra harti aya sanka ka haysta kani 🤮🤮🤮

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 7 дней назад +3

    Inamada saxaafada kashaqeeya waa saqajaamiin yaryar oo dabo dhilif ah

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 6 дней назад

    Thanks true story thanks 🎉🎉🎉 weriye faysal ha badalin hadal kissa waa run ayu jegayaa thanks

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 7 дней назад +3

    Qofka keliyee cadawga arkaya faysal

  • @fadumomuhumed9382
    @fadumomuhumed9382 6 дней назад

    Thank god ina Nan ku doran

  • @aweysali8546
    @aweysali8546 6 дней назад

    Kanwaran nin taagan aniga somaliya waan ka go,nay laakiin dhulbahante iyo warsangali nagama go,I karaan waa yaab

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 7 дней назад +2

    Faysal waa Geesi Qaran. Reer Somaliland ayaa ka hiiliyay oo Bakhti la yidhaa Wadani iyo Ciro DOORTAY. Ilaahay haydin karbaasho reer Somaliland. Markaad waydaan dadka iyo dalka ayaydun Toosi. Ciraaba maanta aydun wax waydiisaan.

    • @AmareKayse
      @AmareKayse 7 дней назад +1

      Filin waydaan yusra harti

  • @yaasinwarsame461
    @yaasinwarsame461 7 дней назад +1

    Walee faysal cali waraabe waa nin adag diyaar ayaan u nahay inaan wax iska celino

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 6 дней назад

    inshallah diyaar mustacidiin from aylac city waxba dhulka nagama yaalo !!!!!!!!!! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre 6 дней назад +1

    HSM haku rafan,
    Ceerigabo waa magaalo Harti ,
    Shaley waxaad laheydeen,
    Laascaano anaga leh, waxbaa baalaheyga yaacey

  • @Cantarah
    @Cantarah 6 дней назад

    Dagaal waxba kama faaiideynee shaxkale ma la ciyaarnaa ader hana haligine😊

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 6 дней назад

    Mansha Allah faysal cali waraabe ilahay haku xiftiyo lakin mmtv waa cadaw kalkaal ee waxba ha uwaramin

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 4 дня назад

    0.70% haye noo wad sheekada.

  • @SuleimanIbrahim-np9dn
    @SuleimanIbrahim-np9dn 6 дней назад

    Eng.faysal cali waraabe imaaraadka ka soo duul dagaaalka waynu galaynaaaye

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 6 дней назад

    Dagaal xal maha umadu waa dad walalo oo musalima akhiro waa lagu waydiina faysaloow hadkaas

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 дней назад

    Mmtv wareysi president ciro from UEA

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 6 дней назад +1

    Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah. Adeer maxaa kuu diiday khayr how doyaar garoobeen. Allaah subxaanahu watacaalaa ka cabso. Dhiig muslim haku baaqin.

  • @adama2578
    @adama2578 6 дней назад

    WAA FIDMOOLE DOORASHADA KU SAAQIDAY OO GEED UU QABTO LA, YAHAY FEYSAL FAARUQ WAA ODEY DAB IYO
    BEENSIIN KU DHEX WADA BULSHADA SOOMAALIYEED.

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan 7 дней назад +2

    Anagu wearer aynu qaado waaxay may managuunba weerar lagunu sooqaadaya 😂😂 laascaanood aynu soocelino nabad na majirto walaahay

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 дней назад

    Dani dagaalka wuu ku jiraa dagaalka daarood oo dhan baa ku jira

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 7 дней назад

    FEYSAL FARUUQ JABUUTI AYU KU WASHAAY , ADER SOMALIA WA MID , WAX QARAAN MESHA KUMA HAAYSID EE G36 IYO SSB AYA QARAAN KU AH FROM JABUUTI 😂😂

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 6 дней назад

    Faysal waa runtii waa hoosaso reer shiikh Isixaaq waa laydin rabaa difaacda dalkiina ictisaamna ka tashada

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 7 дней назад

    Faysal faaruq dadka wax waydiyan la yaaba 😂

  • @faraxcali1236
    @faraxcali1236 6 дней назад

    Waasidaa anaga hadaanahay ssb waqtiga yadii way dhaaftay hada dowlado ayey arintu maraysaa dowladu waa in ay arinkan fara lasoo gasho

  • @YacinAdenyacin
    @YacinAdenyacin 7 дней назад

    Faysalow iniga iyo harti bay wax iniga dhexeyaan ee anaga ha nasoogalin🇩🇯

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 6 дней назад

    FAYSAL DHURWAA AFKEE KUHADLAYAA SOW KAN DHACAY 😅😅😅😅😅

  • @gismail2496
    @gismail2496 7 дней назад +1

    Bring our 3000 elite soldiers that are in Ethopian to the front lines in somaliland they is no peace with darood also take back sool and protect our borders
    Somaliland people wake up and unite

    • @omarmahdi4325
      @omarmahdi4325 6 дней назад

      Isaaq and darood isma leekoo ciikaa ceeliinsa maajiro😂😂😂

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 6 дней назад

      Bring back your aunts if you want

    • @Moe-snl
      @Moe-snl 6 дней назад

      Allowed the insult you can’t do nothing to Somaliland Darood will get eaten alive by Somaliland wake up to reality. We have been a country for 3 decades no Al shabab no pirates in our territory and las canod already got Al shabab

  • @AbdiqadirBurale
    @AbdiqadirBurale 6 дней назад

    Faisal Ali Waraabe waa nin qalbiyan iyo jismiyan labada udhintay. Dadka ha horkeenina qofkan.

  • @Jaamac-i6i
    @Jaamac-i6i 6 дней назад

    Xukuumada CiRRo hala timaado xal ay dadka islaamka ah dhiigooda ku kala badbaadinayso, hadii KALE hays casisho

  • @Muna-user-23mn
    @Muna-user-23mn 6 дней назад

    Faysal waa runtii dalku kaa ma maarmo adeer ilaahay cimriga iyo cafimad ka hakuu dheereyo

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 7 дней назад

    guul qaranka soomaalilan

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 7 дней назад +1

    Maxaad kasoo cunaysaa dubai?

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 дней назад +1

    Faysal cali waraabe xaga qadiyada waa nin ku adag harti intuu nabad kugu yeelo colaad kuguma yeelo

  • @HiraalMedia-l5h
    @HiraalMedia-l5h 6 дней назад

    Qalfoofkii Siyaad Barre ayuu dagaalkula jiraa

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 7 дней назад

    Somaliland kaga saxafada ayey ka siqirtay saxafada Somaliland waa hunguri iyo maxan cuuna xaalkodu ya waduud

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 7 дней назад +1

    Mar hadi taliyihi ciidanka qaranka la Badaley werwer ma jiro general nimcaan Ayaa dhawaan uu Roqaansan doona xadka somaliland

  • @GeeleGeele-l1l
    @GeeleGeele-l1l 6 дней назад

    Owad ogtine maxa faysal karabtan

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 7 дней назад +1

    Xasan gurguurte
    Gabdhih9isa ayaaba shabaab
    Ka adeeganaaya ee muu iska xoreeyo shabaabka haduu awood lee ynh

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 6 дней назад

    Madaxweynaheena iyo xisbigiisu uma jawaabi karaan cadowga qarannimada somaliland Diidan oo uu ugu horeeyo Hasan sheekh ,sir badan baa laga hayaa ,waa dawlada ADNA AADAN badashay ee ninka baanka hasan sheekh ka madaxda ah ku badashay
    ,Maraykanka iyo dawladiohii inala soo halgamay ee halkaa keenay in ictiraaf keenu yimaado dhabarka ayaa loo jeediyay waxaana laga door biday in jigjiga iyo hasan sheekh oo sanadkii ugu dambeeyay dagaalku ku jiray la ogaa ,oo cidla fadhiya layna hoos geeyo ,Hasan sheekh wax inagaga xidhan ma jirto ,13 safiir oo goob jooge ka ahaa doorashooyinkii baa ka marag furay in aynu tusaale u nahay Africa ,halkii laynaga baryi lahaa ayaynu dhulka is dhignay tiiyoo shaqsiyaad danahooda la ilaalinayo ,qaranimada somaliland ee qaaliga inagu joogtaa u sii dabranaan mayso Rag wax ku noqday intii ay somaliland jirtay dhaqaale ku helay maalintii la aasaasayayna fara madhnaa in ay dan shaqsiya u qaranku u hoos tago meel aan jirin ee runtaa laysu sheegi,marka ay somaliland dhisantahay ayaa nin walba awood ku yeelanayaa dunida oo dhan oo la qiimaynayaa ,hadiise uu dhaqaalihii uu ku helay dalkan ku dumiyo
    Madaxweynahana hadaanu si dhakhso ah isaga oodin danaystayaasha uu u habranayo shacabku waa xog ogaal oo waxba kama qarsoona waanay ku jiidhi ,
    mana dhacayso in kuwii ay hore ugu suuro gashay in iibiyaan dalka oo wax yar siistaan in ay maantana u suuro galayso qaranka iyo shaqsiyaadkaa ,shaqsiyaadka ayaa fudud ,
    Hadii Ragii hore naftooda u hureen dalkan maantana rag buu leeyahay ilaashanaya,

  • @maxamedwarsame2553
    @maxamedwarsame2553 6 дней назад

    jamhuuriyada somaliland waa inay difaacdaa xuduudkeedii

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 7 дней назад

    Waa Jimce lakin odayga Faisal Ali Harti waa camoobey.
    Daarood ku 90 jir xanuunsan iska daa in wax la waydiiyo ama talo loo daba fadhisto BAL NAFTISA AMA lagama talo geliyo.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 7 дней назад +1

    SHACABKA SOOMALILAND WAY HURDAAN OO MAJOOGAAN BALSE MARKA
    UU ROOBKA CAARA HOORKA AHI SI FIICAN USOO DAATO EE UU DAADKU INOOSOO GALO AYAY TOOSI MARKAASBAY CADAWGA GUDAHA IYO CADAWGA DEBEDABA BUUFINAYAAN

  • @abdijama603
    @abdijama603 7 дней назад +1

    Reer waqooyiga waxaan ka bartay hebel waa maran yahay.

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 7 дней назад

    Majnuun faysalow hadhuuzin adigoo sidaa u cabaadaya oo cuqdad ku buuxizay ayd dhimanazaa

  • @JaneSmith-c3k
    @JaneSmith-c3k 6 дней назад

    Dadka uu laayo faysal faaruq xagee lagu aasaa hhhh

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 7 дней назад +1

    Faysal Ali wadanku wuu Kubahan yhy ee soo noqo waa lagu Xiiseee.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 дней назад

    Isaaq haduu doonayo inuu ka guulaysto huwan waa inuu dhexdooda ka safeeyaa jawaasiista ay ku dhex beerteen huwantu haday ciidamada yihiin odayo dhaqameed ururo diimeed baarlamaan wasiiro iyo in badan baa la shaqaynaya khatar bay inagu yihiin

  • @Ham-n2c
    @Ham-n2c 6 дней назад

    Ciidanka qarankaa la xoojinayaa iyo labada civil defense force ba

  • @abdulgadirmaacalesh203
    @abdulgadirmaacalesh203 7 дней назад

    FAYSAL ALI WARAABI WAXUU EXPERT KU YAHAY INUU OGYAHAY CADOWGA SOMALILAND...GEESI QARAN

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 7 дней назад +1

    Faysal oo riyonaya asaga sojeda marku kursigii wayay wuu wareeray faaruqii

  • @abdirizakhassan5734
    @abdirizakhassan5734 7 дней назад +1

    Hadduu geesi yahay maxuu qori lugud shalay u joogi waayey

  • @ifrahabdi1141
    @ifrahabdi1141 6 дней назад

    Faysal o helay aya dhami laha kuwan la socday huwanta

  • @umomar2743
    @umomar2743 6 дней назад

    war isaaqoow hadabar go ina anaa gabadh dhulbahante oo waliba reer hawd ah shalay idinkaa sooduulay ķuna jabay maxaa kufalasaan dhiiga walaalkiin reer buuhoodle iyo reer qori ĺugud waa walaalo run ah isaaq iyo harti way iskaxigaan war le kabaqa oo heshiiya nabadu xagiinay ka xidhmiwayda war nabada qaata wiil iyo abtigii baatihiine ale kabaqa dhulbahante iyo habarjeclo joojiya dagaalka

  • @aliastur6777
    @aliastur6777 6 дней назад

    Ninka ciyaalkisu qaybna casiir cabaso qaybna daacish u dhimanaso baa nin ciyaalkis raba inuu ku khamaaro. War adeer nin waliba intuusuu maamulan ma ceeba

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 дней назад

    Reer somaliland gacmaha hays qabsadan manta wxa laynagu haysta waa dalkena iyo ictirafkena walipa reer sheekh isxaaq gacmaha hays qabsadan

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 6 дней назад

    Waa runtaa waakaa ninka wadaniga maanta hadu runtii sheegay faysal hoosasiska iska illaahsha

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 7 дней назад

    Geele waad u yeeranaysaan
    Ilaahay ha idinku salido geele ilayn waad u yeedhaysaan

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 7 дней назад

    Been ma aha faysal cali warabe somaliya iya lacag ku bixinaysa taas oo ka cararaysa ictirafka somaliland kaga darane ceerigabo wa magalo isaaq sida xaarood lascanod uu leeyay marka anigu waxan la yaabanay somaliya waba cadwgeena oo waynu ogne ninka raysal wasare ku xiga somaliya dhulka aay somaliya lagcta ku so bixinayso ina lagu so dulo wa dhulkisa marka ninka sidu uu damir layaay iyan la yaabay walahi waliba wa reer ceerigabo iyo ka shishaysa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 6 дней назад

    Soimali weligeedba xal waa isku wada mucaarad maaha dad heshiin kara midoobi kara

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 7 дней назад

    ADIGA FEYSAL CARURTADA KEEN DAGALKA EE DACIISH KU DHIMANAYA , SOF CARUURTU DHALAAY WAR UU HAAYN AYA QARAAN SHEGANAYA FROM JABUUTI 😂😂

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 7 дней назад

    Faysal faaruq waa hasha geela cunto cabada 😂
    Yaa duulan ku ah gurigisa

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 6 дней назад

    .004% ninkii helay bay geesi isoo qorin haduu geesi yahay maxaad codka usiinwaydeen benaalayaal aan caqliga ka shaqaysiin

  • @gemstar416
    @gemstar416 7 дней назад

    Our New General ciidankaagii maxabiista soo dhacso sidaad usoo dhacsanayso

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 6 дней назад

    Dagaal xal maha

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 6 дней назад

    Inagaa oo fadhina ayay doonayaan inay dadkeena madhiyaan dawladuna waa inay ciidanka fasaxdaa cid qudha oo inagu dhaci kartaa ma jirto markaa wax ha iska celiyaani tuugtaan cumaamada bilaashka sita een doonaya in caruurtooda la gaado oo ay been usheegaan nabad aan waligeed dhacay waa in mar qudha aad loo dagalamaa cadowga somaliland wu jabayaa insha allaah waa lainaga gardaran yahaye

  • @ahmedsahal8290
    @ahmedsahal8290 7 дней назад

    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Libaaax Libaax Dhalay

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 6 дней назад

    Marka laysku soo galo micrifonka waydin kayaaci

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 6 дней назад

    Not Guddoomiye(Ex)

  • @sahradahir6959
    @sahradahir6959 7 дней назад +1

    Ceerigaabo labo maamul vet yeelan waana qasab

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 дней назад +1

      Tas dhimasha kaxigna

    • @sahradahir6959
      @sahradahir6959 7 дней назад +1

      @user-vlogscountery walee been baad isku shegteen sanaag anagaa majority ka ah ogow

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 дней назад +2

      @sahradahir6959 sanaag wxa degan xata dir darood na maso gali karo haday dagaal go.aan saden

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 7 дней назад

    Caqli aan dagaal ahayn mahaysaan rer sheekh isaaqow

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 7 дней назад

    Faysal libaax libaax dhalay

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 дней назад

    Waa aniga hada idah gashamo harta sheekha ka jaraya itopiya doorsho ka qabsnya xoog ah dhul ogadena xoog ban igu darsnya 😂😂😂

  • @loo6837
    @loo6837 6 дней назад

    Warmonger and endless fight from old man whose his family are living in the West 😂

  • @farduus_
    @farduus_ 6 дней назад

    Jiritanka somalilan muusa gacan galiyay waxa loo dig iyo dac leeyahay mahan cergaabe waa bada itopia rabto because xasan tuug bada xaguu ka siina uu balan qaday rer abigey ad Ayan uga xumahay dabinti nila magana wad ku dhacdeen nacalaa sheedan ku yaal

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 7 дней назад

    Dawladii la doortay ayaanba ka hadlayn ciidanka la soo wareer shalay!!! Waa suaale maantana ma Muuse Biixi ayaa ayaa diray kuwa shalay soo weeraray ciidanka madiga iyo kuwa qaranka? Sida ay u eegtay meeshan waxaa la rabaa in Somaliland la takhaluuso iyadoo la soo marayo kuwa ay dooranay.

  • @mudiali719
    @mudiali719 6 дней назад

    Faisel America darood madax ka ah miyuu iloobey!!

  • @umomar2743
    @umomar2743 6 дней назад

    warheedhee isaaqu isma qabtaan miyaa war ale kabaqa oo umada muslimka ah haysku dirina ceerigaabo harti iyo isaaq waa wada dagaan marka intiinaa leedihiin nin waliba wuu maamulan kii gardarana walee wuujabi iyo bilee ale dulmi majecla