waxaan la wadaagi lahaa walaalaha daacada ah ee jecel sheekha inayna ku mashquulin xaasidka &jaahiliinta& kuwa aan u hal doorayn waxa ay cabirayaan ama ay dhahayaaan
@AliBaba-bz8vd fiiri aboow hadda ka hor ayaa 25centi mobaylkeyga igu so dhacday kadiib kaar ayaan ka dhigtay qofki lahanaa imaa so wiciin hadeey xaraan tahay towbaad ma ledahay oo ducadeydaa ma la aqbalaayaa jawaab please
MASHA Allah wa muxadaro ad iyo ad u fican iyo waliba su'alo an wax badan ka fa ideystay kheyr Alle ha ku siiyo shekhuna Alle dartii ayaan kuu jeclahay SH XASAAN XUSEEN AADAM "ABUU_SALMAAN" mida kale CAMERA MAN ka waxan u shegaya videos badan ayan ka dawaday sheikha lkn wan ka xumahay SHUCAAC ayaa ka buuxa muxadaroyinka sheekha TUSAALE midan qeybo kamida sida: 01:25, 06:40, 11:39, 17:05, 17:21, 24:34 intaa meelood iyo meelo ka badan ayaa SHUCUAAC leh ama aan si fiican loo arkeynin marka KHEYR Alle ha ku si yo CAMERA-MAN wa dadale lkn iska sax camerada o shucaca ka ilali MAHADSANIDIIN.
ALLAAH ha inoo barakeeyo al callaamaha sheekhunaaa sh xassaan xaqana rabi swt ha ku sugo cilmigana ha u siyaadiyo
Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan
Jazaka Allahu kheyr Sheekh
جزاك الله خيرا
Masha allah shiikhana allaha nookaa xifdiyo il xun alle kuma tuso
walaalahay culumada reer daarul xadiith aad ayaan u salaamayaa ALLAAH ha idin barakeeyo
Sh xasaan Xuseen Wanjeclahy Asaga iyo inta ilajecel
ماشاالله
Masha Allah sheikheyna ilahey haxifdiyo
Masha Allah...jazaahullahu kheyr
salaam iga gaadhsiiya sheekhunaa sheekh xassaan abuu salmaan naftaa furasho u ah sh xuseen qalaafana igu salaama aad ayaan u jecelahay rabi ha idin barakeeyo janadana rabi ha inagu kulmiyo swt
Aamiin,
Ilaahay haku barakeeyo wll
waa Muxaadaro qayim ah, ilaahy hakaa abaal mariyo, anagana hanugu afaco
msha alh
ماشاء الله ياشيخنا
waxaan la wadaagi lahaa walaalaha daacada ah ee jecel sheekha inayna ku mashquulin xaasidka &jaahiliinta& kuwa aan u hal doorayn waxa ay cabirayaan ama ay dhahayaaan
حفظك الله من كل سوء
Aamin
M.a shekh xasaan muxadaradan goob jog an ahaay
حسان حسين ءادم إنى أحبك في الله
ASC sheikha, ALLAH kuxifdiyo, waxaan rabaa in aan wax la iiga sheego, (milkiilaha guriga aad deganahay ayaa wuxuu sameeyay, qofkii lacagta guriga kirada soo daahiyo oo bisha 5ta taariikhda dhaafto wuxuu bixinaayaa ksh.2,000 oo dulsaar ah, lacagti kirada ayuu kudarayaa, marka waxaan codsanaa lacagtaas ribo miyey noqonee mise waa ganaax ayey noqonee, aad ayaad umahadsan tihiin.
YASIN ALI. ws . Walal waxa lagugu lahaa deyn xiligeedii baad bixin weysay kadib ganaax baa lagugu daray. Taas waa Ribo iska cad. Wexey soo hoos galeysaa xadiithkii ahaa كل قرض جر منفعة فهو ربا. Deyn kasto oo faaiido laga helo waa Ribo.
@@AliBaba-bz8vd akhi aad ayaad umahadsantahay
@@AliBaba-bz8vd Sidaasi ayay ila tahay waa ribo
@AliBaba-bz8vd fiiri aboow hadda ka hor ayaa 25centi mobaylkeyga igu so dhacday kadiib kaar ayaan ka dhigtay qofki lahanaa imaa so wiciin hadeey xaraan tahay towbaad ma ledahay oo ducadeydaa ma la aqbalaayaa jawaab please
If your muslim you will type ALLAHU AKBAR
Mp3 please!!
MASHA Allah wa muxadaro ad iyo ad u fican iyo waliba su'alo an wax badan ka fa ideystay kheyr Alle ha ku siiyo shekhuna Alle dartii ayaan kuu jeclahay SH XASAAN XUSEEN AADAM "ABUU_SALMAAN" mida kale CAMERA MAN ka waxan u shegaya videos badan ayan ka dawaday sheikha lkn wan ka xumahay SHUCAAC ayaa ka buuxa muxadaroyinka sheekha TUSAALE midan qeybo kamida sida: 01:25, 06:40, 11:39, 17:05, 17:21, 24:34 intaa meelood iyo meelo ka badan ayaa SHUCUAAC leh ama aan si fiican loo arkeynin marka KHEYR Alle ha ku si yo CAMERA-MAN wa dadale lkn iska sax camerada o shucaca ka ilali MAHADSANIDIIN.
qof kasta oo xaasida isagaa daali warkiisuna waa iska sarjarmi ama wuu isaka baabi say cid ka waawaynaba ay iskaga hadheen
yaab waa zako waana qasab