Guurka Nabi Maxamed Scw Iyo Caisha Rc Qofki Dhibsado Ama Qashinsado Wa Gaal Sh Xassaan Abu Salmaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah

Комментарии • 51

  • @CigaalGeyre
    @CigaalGeyre Месяц назад +20

    Nabiga qof wax ka shega waa gaal bilahi cadim

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 Месяц назад +17

    💯
    Qofkii dhibsada gabar 9 jir ah la aqal galkeeda, isago og in nabi Muxamad SCW 9 jir aroosay waa in madaxa la qaadaa...

  • @نشرالتوحدفيبلادالصومال

    Scw نحب رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤

  • @MohamedQureishAdan
    @MohamedQureishAdan 5 дней назад

    War ninyahow sheikh xasan iyo musdafa cali cannot runta ugu imaw ninmankan waa ahlu aakhira maaha ahlu dunya

  • @ConfusedMansion-pv7vd
    @ConfusedMansion-pv7vd Месяц назад +1

    Umul muminin aisha ilahay haka rali noqdo❤

  • @biisgurey918
    @biisgurey918 Месяц назад +3

    صلى الله عليه وسلم

  • @HanadMohamed-v5v
    @HanadMohamed-v5v 29 дней назад +1

    صلي الله عليه وسلم❤رضي الله عنها❤

  • @Maxamed-p6s
    @Maxamed-p6s 29 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤صلي الله عليه وسلم

  • @AbdiwahidyareAbdiwahid11
    @AbdiwahidyareAbdiwahid11 Месяц назад +8

    صلي الله عليه وسلم

  • @MOSHADI84
    @MOSHADI84 Месяц назад +2

    Jazakallah Kheir Sheikh

  • @MohametYasinsaed
    @MohametYasinsaed 29 дней назад +1

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @SaalaxAxmed-bg4zq
    @SaalaxAxmed-bg4zq Месяц назад +2

    اللهم صل وسلم عليه وعلي آله وأصحابه أجمعين والتابعين لهم بإحسان إلى يوم الدين من علماء السلف الصالح رضوان الله عليهم أجمعين

  • @cabdulxamiidcabdulraxiim6931
    @cabdulxamiidcabdulraxiim6931 Месяц назад

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم عليّه صلى الله عليّه وسلم اللهم صل وسلم عليه

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir Месяц назад +6

    Warku waa dhanyahy lama dhayalsan karo ficila nabiga sameeyay

  • @AbdiwahidMaslax
    @AbdiwahidMaslax Месяц назад +1

    Wa sas nabiga kudayashu leyahay qofki quursado ficil nabigu sameye wa loxiira

  • @ReerMagaal-k8g
    @ReerMagaal-k8g Месяц назад +2

    ماشاء الله

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Месяц назад +2

    Hooyadeen Caisha RC

  • @caanoos
    @caanoos Месяц назад +1

    Asc اللهم صل على محمد و على آل محمد كما صليت على إبراهيم و على آل أبراهيم وبارك
    على محمد و على آل محمد كما باركت على أبراهيم و على آل أبراهيم إنك حميد مجيذ

  • @ismDirir
    @ismDirir Месяц назад

    اشهد ان لا اءله اءلا الله و اشهد ان محمدا عبده و ر سوله🎉🎉🎉 لا اءله اءلا الله محمدا عبده و ر سوله🎉🎉

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 Месяц назад +4

    صحيح

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 28 дней назад

    Nabi Maxamed scw xiligiisii 9 jir qaan gaar ayay ahaayeen oo Zaman wanagsan ayay ahaayeen lkn hada Qaarka ladan Way ku qaan gaari karaan, lkn kuwan ku koray xerooyinka qaxootiga waxayba umuuqdaan 6 jir. Zamanka Nabiga scw zaman wuxu ahaa barakeysan, guurku fudud yahay oo xataa dumarku xishood lahaayen.

  • @Banadir-State
    @Banadir-State Месяц назад +1

    Sheekhoow gabadhii tiri ogaadeen waa diin, waa sheegtay laakiin ma gaaleynin oo waa ku afmacaansatay..

  • @zakariyesuldaan2839
    @zakariyesuldaan2839 Месяц назад +1

    Sheekhu gaalnimo muxuu ula dagdagaa horta miyuusan ogayn inay tahay mas,alooyinka ugu adag mid kamida wllhi maskiinta waan u naxsanahay dagdag iyo meelo qatar ah ayuu dabaashaa 😮

    • @yussufali9827
      @yussufali9827 29 дней назад +1

      Waax kale baa yelkeed.bal lakinse ma ka shakisan tahay haddii qof wax xun ka sheego nebiga (s.c.w) inu kufriye.

    • @zakariyesuldaan2839
      @zakariyesuldaan2839 29 дней назад

      @yussufali9827 qofka nabiga scw wax xun ku sheega waa gaal. Lkn sannadka caa,isho uu aqal gaystay waa khilaafiyah mana laysku waafaqsana inay 9 jirtay guurkeeda ama aqal galkeeda taasna laguma gaaloobo

    • @WacaysCali-v9u
      @WacaysCali-v9u 29 дней назад

      qofkii nabiga caaya haduusan gaaloobayn yaa gaaloobaya marka, diinku in lagu dhaqmuu rabaa

    • @abdullahisiasa7861
      @abdullahisiasa7861 29 дней назад

      Sheikh al alamah mufti muxadith faqiih caalim aftahan Sheikhul islam xasaan xuseen Adam abu salmaan

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 29 дней назад +1

    Wadaadka soomaaligu cilmiga duuduub ayuu kuliqaa kunasii faafiyaa. Mas'aladan umul muminiin caaisha ee 9ka sano, waa mas'alo aad loo lafa guray si cilmiyeesan oo sal balaaran, waxaana kamid ah culimada sida Waafiga ah ufaahfaahiyay ee gaaladii kaqanciyay howshaas Sheikh Uthman Alfarooq oo jooga dalka mareykanka

  • @Iqbalbintudaher
    @Iqbalbintudaher 18 дней назад

    Shekhko gabadh sidid jirah iyo sagaljir ah maxy tari oitalke kujora o aqli iyo. Itaalba rasuulka mesha kasar waayo Alle ayaa waxyi kuso dajin jire o wax walba u fuduleye lakin waa inaa ladhawro a wo lada

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 Месяц назад +1

    Xag jir caadi ah waa kanaa

  • @نشرالتوحدفيبلادالصومال

    😂😂😂😂😂 shiico

  • @siciidcumar714
    @siciidcumar714 28 дней назад

    Xiisaha uu wax gaalaysiinta u qabaa fara waynaa!

  • @mohamedyussuf5030
    @mohamedyussuf5030 Месяц назад +1

    Umal ba qursiii wusameyeee

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 29 дней назад

    Intaan diin iyo suubanaha la gaarin 9 jirka mudug joogto iyo 9 jirka mugdisho ama afgooye joogto isu eeg isku mid maahan marka guurka caasha ninkii inuu wax ka sheego rabo waa nin meel usocdo gaalnimadana caqli xumo iyo kala duwnaashaha deeganka inuusan aqaanin baa u dheer

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye Месяц назад +1

    Waxaa nebiga (NNKA) arinkaa ku dura sanaadiqada iyo gaalada ninkii ku daydaana iyaga ayuu ka mid noqon

  • @mumtaazsheekh9396
    @mumtaazsheekh9396 27 дней назад +1

    Gabdhuhu hadii ay nolol fiican helaan way qaan gaadhaan sidagdag ah. Waxay kuxidhantahy nolosha. Naaska iyo dhiiga way isla socdaan. Nolosha ayayna kuxidhan tahay

  • @XasanCabdi-zw4st
    @XasanCabdi-zw4st 29 дней назад

    Wadaadka reer muqsisho ee shiqu sheegayo waa kee

  • @shiiddo
    @shiiddo 26 дней назад

    Aqli sirow ila hada shiiq gawadhiisa 9jir ku guriyay hala keeno maxa been lo sheega o nabiga scw logu mar marsiyona maxaase marki la dhaho gawar yar yala gurinin maxa ugu bodan gurka nabiga scw

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 28 дней назад

    Wadaadka ree muqdisho ah kulahaa asigana waa kenyaati wadaadaw anka muqdho somaali ayaa kuwada nool dasuuqina isku deegaan yaad kuwada dhalateen waana dawlo deegaanka soomaalida naga daa wax walba muqdisho hadaad la jeceshahah kubaranay.

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 29 дней назад

    😆 🤣 😂 😹 😆

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 Месяц назад

    Hawshaa suubanaha iyo abuubakar ayey ku khaas ahayd

  • @HakiimiMuusa
    @HakiimiMuusa Месяц назад

    Shiekhow dadka didn't dadka hasaarin

    • @mohamedcabdiwade5036
      @mohamedcabdiwade5036 Месяц назад +2

      Waxaad iska dhigeysa qof dagan dadka aan ku xad gudbeynin caqli badan cilmi badan lkn xaqiiqdu waxey tahay diinlaawe damiir aan leheen baad tahay nabiga csw qofkii ceebeya ama ku xad gudba waa gaal nacaladi ku dhacday wliba in la dilaa saasa damiir caqli imaan iyo iimankaba uu yahay

    • @mahmoodsaciid--9467
      @mahmoodsaciid--9467 Месяц назад +1

      adaa diinta ka baxay malaha, " diinta haka saarin "-ta maxay tahay. Calaamad Rabbi haku tuso oo aad indhaha ku kala furto

  • @lakicadde3593
    @lakicadde3593 29 дней назад

    Waxey ila tahay in gabar 9 jirka ah watigaas ahyd mid barakeysan, marka loo barbar dhigo 9 jirka zamankaan.
    Lakin yaa hubo in Aisho 9 jir ahyd 100%?

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 27 дней назад

      Xisbullaah wax axaadiista iyo tafsiirka quraanka baro. Caa'isha nabiga scw wuxuu doontay ayadoo 6 sano jirta 9 sano markay gaartay ayaa loo dhisay suubanaha scw. Intaas iyo in ka badan Saxiixaynka iyo kutubta axaadiista ka fiiro hadaad xaq doon tahay lkn hadaad hawla kale u socoto diintaada khatar bay ku jirtaa haddad diinta islaamka heesato!!

  • @SamsamMohamedjama
    @SamsamMohamedjama 17 дней назад

    صلي الله عليه وسلم