Waa Sidaa naxariistii Janno Alle Ha Siiyo , Sheekha Anaa Dhagaystay Caqli Iyo Cilmi Erayo Ku Dheehann Ayuu Ka Yiri Culimadaa Xadgudub Waynna Kama Aragg Uu Culimada Ibnu Taymiya Iyo ardaygiisii Ibnu qayimm U Gaystay , Se hadalkiisu Wuxuu Ku wareeganayay In Qhuluwi Lagu Samaynn Culimada , Oo Culimada Macsuumiinn Laga Yeeline Loo garto Inay Yhnn Culimada Kuwa Gaf Iyo Saxba Leh Alle qabrigiisa Ha U Nuuriyo Sheekh Cali warsame.
A.s.c allahu akbar allahu akbar allahu akbar asadun min asadilaah sheekh xasan xuseen aadam Ilaahoow xafid
Jazakalah kheir sh xassan
ilaahy hakuu difaaco, xumaan oo dhana haku garab mariyo,
A'imadii qiimaha lahaa iyo culimadii wanaagsanaa waad difaacdey, xaqaagana waad gudatey,
ilaahy hanugu anfaco
الله اكبر بارك الله فيك
sheikh cali warsame allah ha xafidee waa culimada somali ugu aqoonta badan khudbaddiisana waan dhagaystay oo wax xumaan ah kumaan arag
Aragti iyo aqoon diineed baadan hayn,
Hadii kale waxaad ogaan lahay inuu meesha hadal iyo aqoon daciifnimo layimi
🤍🤍🤍🤍
Amiiin
Baraka Allahu fiyk,
Baraka Allahu fiyk Sheekh,
Ilaahay Ummada hakugu anfaco
الله اكبر
ilaahey Culimada islaamka HamideeyoSh Xasaan Xuseen Abuu SalmaanAllaha Xafido,isqabqabsigana Allaha Kasaaro Culimada islaamka
War waxaani culimo maaha waa basaasiin gaalo soo dirsatay
@@jaamackaasimkaasim7696 adogeey kusoo dirsatee bahal yhy liita shiilha afkaaga kalabax
Baaraka Allahu fiyk sheekh Xassaan,
Jazakumu Allahu kheyra
Sh. xasaan xusayn aadam (Abu salmaan)
amiin
Allah xaqa ha inagu sugo hadaan dhagaysan hayay sheekhuu leeyahay wadaaduu weeraray subxaana llaah.
Maxa kaaga baxay markaa
Shiikha allaha khay siiyo wakafaideysanay
Shikhaan waxaan radin ahayn masheego shikh Cali warsame cidna Kuma xadgudbin ee shikhani asagaa neceb culimada
Sh cali warsame ikhlaas iyo diin ayaan kunaqaan waxa wayn ayuu dacwada kasoo qabtay
Waa Sidaa naxariistii Janno Alle Ha Siiyo , Sheekha Anaa Dhagaystay Caqli Iyo Cilmi Erayo Ku Dheehann Ayuu Ka Yiri Culimadaa Xadgudub Waynna Kama Aragg Uu Culimada Ibnu Taymiya Iyo ardaygiisii Ibnu qayimm U Gaystay , Se hadalkiisu Wuxuu Ku wareeganayay In Qhuluwi Lagu Samaynn Culimada , Oo Culimada Macsuumiinn Laga Yeeline Loo garto Inay Yhnn Culimada Kuwa Gaf Iyo Saxba Leh Alle qabrigiisa Ha U Nuuriyo Sheekh Cali warsame.
@@jamiiloabdiqadir2539 Aamiin Alle ha u naxariisto
Libaaxena m.a
xageen kadaawan karnaa muxadaraasi ee sheq cali warsame?
المحاضرة (سلفيون ولکن) لحسان حسين
Wlhi waynu kulaab qabowsaney.... M a sheikhanaa.
Odayaasha maxaa ninkan ku diray/ markii la arko odey buu ku dhagan yahay
Odey kuma dhagnee nikii diinta sikhaldan usheega ayuu toosiya, ummadana ucadeeya,
Ilaahy sheekh Xassaan habarakeeyo ummadana haku anfaco dhamaantood
ابن السراج الدمشقي الاشعري
Gabeyga magacii ??
السياسة الی علماء الفراسة کتاب من کتب الصوفية البدعية
waxba kamuu sheegin kumanuu talax tagin 3 wadaadba khalaadaad waaweyn ayay galeen ummaduna way ogtahay