Q 1aad Ka Reebidda Kuwa Dhunsan, Ku Been Abuurashadda kuwa Hanuunsan~Sh Xassaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 81

  • @shuaibmohammad9750
    @shuaibmohammad9750 6 лет назад +4

    mar hadiiba tvga Horn cable so dayso wa ilaah mahadii waayo sheekheena wuxu noqday faqiih caalim zaahid masha Allah
    inta taageerta like I saara iyo subscriber

  • @SubeerIbrahin
    @SubeerIbrahin Год назад

    Baarakalaahu fiik Faqiih Caalim Sh Xassaan Xuseen )Abu-Salmaan!!!.).❤❤❤

  • @abdilatifgesdhere2374
    @abdilatifgesdhere2374 6 лет назад +10

    Ilahay cimrigiisa iyo cilmigiisa Hano barakeeyo xaqiiqdii waxbadanbuu noo faa ideeyey oo diinteena ah

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 6 лет назад +1

    sheikh xassaan allle ha ku barakeeyo nin aan la gaban xaqa ee runta ka hadla alle ha ku xifdiyooo

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 4 года назад +1

    Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan

    • @SubeerIbrahin
      @SubeerIbrahin Год назад

      ❤❤❤ilaahay haku barakeeyo Fiqiih Caalim Xassan xuseen )Abu-Salmaan!!!.

  • @yasinali6637
    @yasinali6637 6 лет назад

    Maasha-ALLAH, sheikh xasaan jazaaka-laah, taarikhda in nala xasuusiyo oo aan barano waan muhiim si aan wax kabarano, qeer ALLAH hakusiiyo.

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 лет назад +1

    Baraka Allahu Sheekh,
    ilaahy hanugu anfaco, takfiirka shartooda ilaahy hana garab mariyo, iyagana ilaahy hasoo hanuuniyo

  • @acazaam
    @acazaam 6 лет назад +8

    Shukran sheikh xusen qalafe cawa wad naga soo daahday

  • @halacyare2277
    @halacyare2277 6 лет назад +6

    mansha allah sheek xasaan allaha hakubarakeneyo cimrigaaga iyo cilmigaadaba waan ku jeclahay ilahay dartii

  • @bashirmahmud9536
    @bashirmahmud9536 6 лет назад +3

    sheikha allaha barakeey
    mar walbo runta ayuu ka hadlaa waa fikir dheer yahay xikmadne alle waa ugu daray

  • @abdulqanimohamed1651
    @abdulqanimohamed1651 6 лет назад +11

    Sheikh xasaan Allah barakeeyo ooo na xifdiyo waayo waa caalimka kaliya oo xaqa aan kagabanin oo kusooharay bulshada soomalida

  • @salahabdiahmed2030
    @salahabdiahmed2030 6 лет назад +6

    الحمدلله اخيراً سمعت المحاصره وكنت انتظرها مدة أسبوع

  • @drcabdi123
    @drcabdi123 4 года назад

    بارك الله فيك وجزاك الله خير وأحسن الله إليك

  • @salahabdiahmed2030
    @salahabdiahmed2030 6 лет назад +5

    Sh xassan ilahay haku barakeeyo ummada islaamka bahi wayn bay ku qabta qasatan qoyska somaliyeed xaqa ad cadaynayso ayan runti kugu jeaday iyo aqoontada diiniga ah

  • @nasrayusuf5350
    @nasrayusuf5350 6 лет назад +13

    Sheekh runsheek hada aduunka waa balo sheek wadadaan hada adiga aad heeyso hadaan fiiriyay somaliya adiga bes ayaa ku soo haray inta muuqato koleey cadawgaga wuu badanaaye illaheey hakula jiro

    • @libanshireabdi9434
      @libanshireabdi9434 6 лет назад +1

      Mashalah alaha kubarakeyo wayo dumarka fahansan arinkan aad bay uyaryihiin

    • @qojeliban8975
      @qojeliban8975 6 лет назад

      Nasra Yusuf mahadsanid

    • @nasrayusuf5350
      @nasrayusuf5350 6 лет назад

      Shire Cabdi aamiin walaal dhamaanteen illaahey hana bara keeyo

    • @nasrayusuf5350
      @nasrayusuf5350 6 лет назад

      Qoje Liban adigaa mudan walaal

    • @daadirabuukarahmed8998
      @daadirabuukarahmed8998 6 лет назад

      Nasra Yusuf aaamin aaamin abyo waa sidey tahay mar wlipa alle ha u barino Sheikhena Sh.Xasan Xusen Adam Abu salman

  • @abdullahihassan7881
    @abdullahihassan7881 6 лет назад +7

    masha allah qeybta 2aadna noo so geliya hadu shekha jeediyo inshaa allaah

  • @sahaltakar8110
    @sahaltakar8110 6 лет назад +5

    Sheikh xasaan alle habarakeeyo runta kama gabado aad ayn ugu xirnahay masalooyinkiisa waa kuwo cadcad oo lafahmikaro

  • @shariifmullah1405
    @shariifmullah1405 6 лет назад +5

    Jazakallah khyra

  • @abdilatifgesdhere2374
    @abdilatifgesdhere2374 6 лет назад +5

    Ilaahay kher hasiiyo

  • @kerowcade129
    @kerowcade129 6 лет назад +2

    الله يحفطك ويرعاك يا تيجان رأسي

  • @khayrtebiye962
    @khayrtebiye962 6 лет назад +5

    جزى الله شيخنا خير الجزاء

  • @mohamedabdullahi941
    @mohamedabdullahi941 6 лет назад +2

    Masha alla ilaahay haku cizeeyo shekhuna cadawgaagana hajabo

  • @pakistani176
    @pakistani176 6 лет назад +2

    شيخ حسان حسين رحمك الله

  • @cartanmaxamed5215
    @cartanmaxamed5215 6 лет назад +4

    ما شاء الله

  • @nouradiinwarsame1155
    @nouradiinwarsame1155 6 лет назад +2

    Qaybta labaad soo galiya insha allah

  • @MohamedAli-mm2bw
    @MohamedAli-mm2bw 6 лет назад +1

    Mansha allah

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 5 лет назад +1

    Madarasada islaamka ee herar ayaa taarikhdaas oo dhan taala iyo kitaabadii dadkii hore muslimiinta ahaa qoreen iyo taarikhdii islaamku soo gaadhay bariga geeska afrika

  • @kerowcade129
    @kerowcade129 6 лет назад +4

    كل من يغضب ويكره شيخنا اقول لهم موتو بغيطكم

  • @muxudiinmuxudiinppp4649
    @muxudiinmuxudiinppp4649 6 лет назад +1

    alh ku xafido shekul islam soomali ilahey aya kugu dharqabtay

  • @axmadcabdiraxmaan1734
    @axmadcabdiraxmaan1734 6 лет назад +1

    بل إنما أنت شيخ أهل السنة والجماعة

  • @ibraahimhassanabdi6118
    @ibraahimhassanabdi6118 6 лет назад +1

    Qalaafe sxb taariikhda muu sheeku noogu darro.

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 6 лет назад

    sheekh hebal baa sidaan yiri
    qolyo suuufiya la yiraah baa ku naf baxay
    war nabigaa yiri hadaad tiraahdo kaa qaadan mayaan.

  • @calimaxamed7635
    @calimaxamed7635 6 лет назад +2

    At.xasaanow Awdal maa soomaliya
    Ee SOMALILAND WEEYE
    Waanagii SOMALIA ka go'ney 1991

    • @fiindarajiin8058
      @fiindarajiin8058 6 лет назад

      Cali Maxamed Beesha Dhexe ayaa un aamisan in ay ka go'een ! lol

  • @calimaxamed7635
    @calimaxamed7635 6 лет назад +1

    Taariikhda miyaadan la soconin

  • @adonallah
    @adonallah 4 года назад

    waxan kula dardaarma culumada salafka iney san udhaqmin sida suufiyda sufiyo ayaa nagu daashaday qaala shekh lkn adinkuna kabila qaala allahu iyo qaala rasulu cswcsw

  • @saidissasaid553
    @saidissasaid553 6 лет назад +1

    haduu leeyahey alshabab oo dadka ashaahdanaya gooracaya qawarij maha taas wan ka diiday shikhow

  • @asadlionish
    @asadlionish 6 лет назад

    Wadaadkii Xassaan oo cirroobay oo gabow ka muuqdo , talow gaalaysiintii muslimiinta ma iska daayay ?
    Xassaaan waa nin aad wax u akhriya oo aftahan ah laakiin nacaybka ictisaam ayaa ku xambaaray inuu ku xadgudbo mas’alada gaalaysiinta acyaanta iyo kooxaha .

    • @kanxgdgsa
      @kanxgdgsa 6 лет назад +1

      Xassaan waa caalim

    • @drcabdi123
      @drcabdi123 4 года назад

      Ictisaam ma macsuumiin baa? Mida kale manhajka ictisaam waxa ku qoran ee lagu heysto ma garaneysaa adiga ?

  • @adenali4302
    @adenali4302 6 лет назад +1

    Haddaan somali ahayn...sheikhu somali unbuu difaacayaa ee diin ma Ahaan...lakin somali Islam aan nahay xeerar iyo tastuurna wayku kala baxaan ee ilahey iyo rasuulkiisa uma laabtaan sheikhana waxaa la rabaa dadka noocaas ah hadda wuxuu leeyahay qof aan kitaabka iyo sunada u laabanayn muslim ma noqon karo ...waaqiciga yaalana somali diin uma laabato...ee maxkamado aan kitaab allah xukumayn ayay leeyihiin....iyo odayaal xeerar ah...marka sheikhow maxaad ku islaamisay?

    • @114-i2f
      @114-i2f 6 лет назад

      Aden Aden Adeer waxaan ahay oday somaliyeed oo muslim ah waxaana aminsanahay dastuur ama odayaal xeer beeg ah oo xukumaya waxaan ahayn sharci Alle oo loo xugun tago inay gaalnimo tahay Allaah ayaana bari ooga ahay qolyahaas iyo wixii lamid ah kamana mid ihi qooxda Tagfiir maxaan ka ahay adiga agtaada?

    • @adenali4302
      @adenali4302 6 лет назад

      ORG ...adeer maxaan ka ahay athiga aktaada suaal sax ah ma ahan...anigu kitaab aan dagsaday dadkana aan islaam iyo gaalo ugu baxsho malihi....dadkii kitaab allah iyo sunada nabiga scw aan u laaban ee waxkale ku kala baxa islaam ma ahan ee mushrikiin ayaala dhahaaa...athigu haddaad shirki iyo ehelkisa aad bari ka tahay allahna waxido muslim ayaa tahay....haddii aadan shirki iyo ehelkiis aadan bari ka ahayna ayaga unbaa ka mid tahay ee athigu kitaabka allah isku miisaan ...cidna ha waydiisan waxa aad tahay...waayo abaal marinta allaah ayaa iskaleh ....aniga iyo dadkale oo ila mid ah awood kumaleh arintaas ...

    • @adenali4302
      @adenali4302 6 лет назад

      abdiqani nor ....brother....Weligeedba gaalnimada dad yar unbaa wadi jiray umadd kastana hogaan ayay lahaan jirtay...hogaan iyo shacab raacsan unbay ahaan jireen....reer fircoon, reer caad magacyadaas aad maqlayso hogaan iyo shacabkooda oo raacsan madaxdooda unbay ahaayeen..marka nimanka yar ee aad sheegtay ee gaalnimada wada ..hadday aysan lahayn shacab ku raacsan iyo askar ku difaacda gaalnimadaas kaligood waxba ma qaban karaan wayba iska tagi lahayeen ...athigana in aad indhaha iska tirto sax ma ahan ....nimanka yar aad sheegayso maalinta ay tuulo somali ka mid ah ay booqdaan arag inta usoo baxaysa ee rabta ee u sacbin...

    • @adenali4302
      @adenali4302 6 лет назад

      abdiqani nor ...akhii waxaad sheegtay in aad dhax dagantahay rag aan xukunka allah waxba ku xukumin..waxaad kaloo sheegtay in ay xukunkaas dad ku xukuman...warkaaga saas aanka fahmay.....haddii ay sidaas tahay....muhiimadda waxay tahay kow raggaas maxay yihiin marka loo eego kitabka allah iyo sunada....dadka ay xukunkaas ku xukumaana maxay yihiin....haddii aad dhahdo Raggaas waa Islaam.....waxaad keentaa rag ayaga la mid ahaan jiray yacnee islaam sheeganaya kadibna xukun kale qortay....haddii aad dhahdo waa gaalo....waxaad keentaa shacabka xukunkaas ku kala baxaya ayagana soo doortay waxay yihiin ..haddaad dhahdo shacabku waa muslimiin waxaad keentaa shacab ayaga la mid ahaan jiray oo xukun aan kan allaah ahayn lagu xukumi jiray kadibna muslim ahaaa..........lakin athiga carada aad u qabto raggaas athigaa garanaya ..haddii caro kitaabka allah iyo sunada nabiga scw waafaqsan tahayna waad ku liibaani....haddii aad arimo kale ku nacdayna waa arimo kale
      Shukran

    • @adenali4302
      @adenali4302 6 лет назад

      abdiqani nor ...akhii dhul aad joogto gaalna ku noqon maysid islaamna ku noqon maysid....qofkii allah u hogaansan waxa uu ugu hogaansamayna gartay waa muslim....athigu ka mid ahow ama haka mid noqon...qofkii aan allah u hogaansamin amaba aanba garanayn wax uu ugu hogaansamana muslim ma ahan....athigu athigaa unbaa is garan in aan risiit kusiiyo oonku dhaho sidaas ayaad tahay sax ma ahan....ee suaashii iiga jawaab akhii raggaas xukunka allah aan waxba ku xukumayn iyo shacabka ay xukumaan ...ileen raggu dhagxaanta iyo ciidda ma xukumaane xukunka ay samaysteen dad ayay ku xukumaane oo maxkamado ayay leeyihiin

  • @الشيخعبدالسلامالبانيالسلفيالشا

    انت من الغلاة يا حسان حسين آدم

    • @sheekhcraxman8997
      @sheekhcraxman8997 6 лет назад +3

      الشيخ أبوسلمان ليس من الغلاة بل يدعوا إلي الإنصاف والعدل وأنامن تلامذته

    • @الشيخعبدالسلامالبانيالسلفيالشا
      @الشيخعبدالسلامالبانيالسلفيالشا 6 лет назад +1

      بل هو من الغلاة وهو رأس الغو في للصومال وقد بيت ذالك الشيخ العلامة الفقيه الشيخ محمود محمد الشبلي حفظه الله ورعاه من كل سوء ومكروه

    • @xalaalmaalexariirgade968
      @xalaalmaalexariirgade968 6 лет назад +1

      اذا ضعف البصر فلا يستطيع تمييز الاشياء بدقة . ولايعرف قيمة العلم وصاحبه الا من له باع في العلم.

    • @zakisheikhcali8900
      @zakisheikhcali8900 6 лет назад

      C/salaaan
      شيخ حسان الصومالي ليس من الغلاة بل هو صاحب سنة وعدل وإنصاف، ومن قال غير ذالك فهو كذاب مفتر، عليه لعنة الله.
      أما الشبلي الكذاب المفتري الدجال الملعون، ليس قوله بشيء إشتهر بالكذب والبهتان، إذا جرحه لا يقبل بل لا يلتفت إليه، وليس هو علامة ولا فقيه، بل إن قلتُ هو عامي ما بعدت عن الصواب.

    • @MohamedAli-df6du
      @MohamedAli-df6du 6 лет назад

      c/salaan hasan hanuunka ilaahay baa hayee ilaahay dhamaanteen hanahanuuniyo aamiin

  • @mohamedabdullahi941
    @mohamedabdullahi941 6 лет назад +1

    Mashaa Allah