Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Jawaabaha1. Sanadka wa 12 bil, bishi waa 30 maalin, maalinti waxaa la tukadaa 5 salaadod xiliga iftinka waxa la tukada ( duhur, casar iyo maqrib). Mugdigana waxa la tukada ( cishe iyo fajarka)2. Nabi ibrahim CS adeer ayuu u yahay nabi luudh CS3. Nabi Huud waxaa loo diray qowmu CAAD4. Nabi ciise CS iyo nabi yaxye waa ilmo habreed5. Yangtze ( chan jian) oo ku yaala china ayaa ugu dheer webiyada asia6. Ninki ugu horeyay e naxwaha dejiyay wa Abul Aswad Daalim ibnu Camar Al-Dauli.Daahir waa kaasaa halagu arko mahadsanid sxb.
geedka weyn waa Sanadka 12 Laamood waa bilaha Shanta Camleemood waa Salaadaha waajiba ah 3 cad waa Salaadaha Maalintii Ee duhur iyo Casar kuwa Madowna waa Salaadaha Habeenkii Ee Maqrib Cishe & Salaad Subuxa
Nabi ibraahi adeer ayuu uahaa nabi luud
Geed ka weeen eebaxay waaa shiiq axmed nuur ali jimcaaale
Sxb heestaasi talefanka ringing ton ayaabay itahay raga naaxaye laga naaxi waayaay
1=salaatada subax 2=duhur 3=casir 4=maqrib 5=cisho
Geedka waa sanadka lada iyo tobanka laamudna waa bilaha sodonka calemodna waa bisha shanta ubax waa shanta salaadood ee faralkaa waa c.samad oo hargesa kasoosalaamaya sxb thanks
NABI CIISE IYO YAXYE WAXAY ISU AHAAYEN ILMA HABREED
shaykh samaweeyhi
Asc jawaabtu geedka weyn waa sanadka 12 ka caleena waa bilaha sanadka sodonka waa maalmaha bisha ubabaxyadana waa salaada sadaxda maalintii la arko waa salada subax duhur iyo casirka laba habeenkii la rko waa maqribka iyo cishaha
ASC WAXAN KA CODAMSANAYA KENYA WA INU KU XIRA SHURUD AMA QADKA USAN FURIN WA IN NAGALA QADO CULAYSKA
Wabiga qaarada asiya ugu dheer waa yanzi wuxuuna ku yaala shiinaha
Longest river is Yangtze .China
Wa qurac
Sxb waxn Ka mid Ahay dhalinyarada muqdisho barnamijki xalay inadan joojin wacyi galinta dhaqamada xun xun ee aan lags fiirsan
Nabi ibraahi scw iyo nabi luud adero scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Waa sanadka
Daahir wasanadka
Jawaab1- geedka waa waa sanadka 12 laamood waa bilaha sanadka 30ka waa maalmaha bisha 5ta ubax waa shanta salaadood 3da maalinti la arko waa duhur casar iyo subaxLabada habenki wa cishaha iyo maqribka2-nabi ibrahim ayaa adeer u ah nabi luudh waxaa dhalay walalki haaraan3-nabi huud waxaa loo direy qoomu caad4-nabi cise iyo n yaxye waxay ahaayen ilmo habreed 5-Wabiga asia ugu dheer wa yangze river oo kuyaal china6-naxwaha afka cariga qofki ugu horeeyay o dejiya waa sheikh sumawiyah Daahirow hadaan saxay lacagta haila dhaafin ina adeer my adress +255786048212 WhatsApp me from Tanzania
Wabig ugudher asiya wuxkuyalajayna
Waa qoraxda
Waa GeekDad geedtalaal
Waa shan saladood
Nabi huudna waxaa loo diray qoomu caad
Waaa sanadka caleentuna waaa bilaha
Geedka waa sanadka,iyo 12 ka bilood iyo 5ta salaadood makhrib iyo cisho qoraxda lama arko
Geedika ween waa Sanadka 12laamood was Bilood
meesha Aan 3 dhahay maalintii waa 2
Shacabka somalia banadir waa laga xoreyna raga naxey
Wa laan boqoorta jaadka
Salaada waaye sxb
Waa 12 kabilood 30cisho,5salaadood iftiin waa duhur,casar,maqrib iyo madaw cishe ,subax
Wabiga u dheer qaara aasiya waxaa uu ku yaalaa chinaha maga ciisana waa yangtze
waa geedka ubaxa
Heed ka waa sanadka lavo iyo 12 laamood waa bushra caleemah waa malimaha Ubax a waa 5 salaadood 3 iftiinka waa fajr asr iyo duhur 2 mugdiga waa maghrib iyo isha
Nabi ibraahim ayaa adeer u eh nabi luud oo waxaa dhalay walaalkii haaraan csws
Waa salaada Iyo shantedi waqti dahiroow
1 somalie
Qoomkii nabi huud loo diray qomu caad
Ciisaa iyo yaxyaa waa ilmo habteed awowegoodna waa cimraan
Su aasha 1aad waa dabka
Sanadkii waa 12 sano bishii 30 bari 5kalan waa salaada 3wà maalintii 2waa haben
suasha oguu horeeyso waa salata oo
Nabi Ibrahim & nabi lud cs waxay ahayeen ilma habreed labadodii hoyo aya walalo aha nabi lud walashiis na waxa qabay nabi Ibrahim cs #nabi huud waxa loo diray qoomu caad #wabiga ugu dheer qarada asia wa # yangtze river waxa una ku yala china
Nabi ciise & nabi yahye waxay isu ahayeen ilma habreed labadoodii hooyo.ayaa walalo aha
Waa sanadka 12bilod iyo sadansano
Waa 5 salaadood
Waaa shanta salaad
Waa sanadka bilaha iyo salaada
Nabi ibrahin iyo nabi luud adeer bay isku ahayeey
Nabi ciise iyo nabi yaxya dubri
Waa maalinta iyo 5 salaadood
Geedka weyn waa dayaxa ama qoraxda haye
Away jawabti indhoolka muxu arka
Chine
Dahir inte ka hesha sualahan adi ma lagu geli karo
The Yangtze River
Dadka naxey o laga naxi wayey mafia assassini wahabiyiinta hormuud waa leyska dhicina
Sanadka bisha iyo 5ta salaadood
Waxaa dajiyay naxwaha carabiga abuu aswad al dowli
kkkkkk daahir calasow dhib badanidaa baadi goob dheer lama gali karo qof waliba dabada dhimbil ooga dhagan
Nabi ibrahim is nabi luts uncle
Nabi ciise iyo nabi yaxye waxay ahaayeen ilma aayo
laboo dobanbilod 30 day shan bary
One year wye
Gedka qoraxda
sabiwayhi baa layidhaahdaa ninka dajiyay naxwaha carabiga
Wabiga udheer waa furaat
Jawaabaha
1. Sanadka wa 12 bil, bishi waa 30 maalin, maalinti waxaa la tukadaa 5 salaadod xiliga iftinka waxa la tukada ( duhur, casar iyo maqrib). Mugdigana waxa la tukada ( cishe iyo fajarka)
2. Nabi ibrahim CS adeer ayuu u yahay nabi luudh CS
3. Nabi Huud waxaa loo diray qowmu CAAD
4. Nabi ciise CS iyo nabi yaxye waa ilmo habreed
5. Yangtze ( chan jian) oo ku yaala china ayaa ugu dheer webiyada asia
6. Ninki ugu horeyay e naxwaha dejiyay wa Abul Aswad Daalim ibnu Camar Al-Dauli.
Daahir waa kaasaa halagu arko mahadsanid sxb.
geedka weyn waa Sanadka 12 Laamood waa bilaha Shanta Camleemood waa Salaadaha waajiba ah 3 cad waa Salaadaha Maalintii Ee duhur iyo Casar kuwa Madowna waa Salaadaha Habeenkii Ee Maqrib Cishe & Salaad Subuxa
Nabi ibraahi adeer ayuu uahaa nabi luud
Geed ka weeen eebaxay waaa shiiq axmed nuur ali jimcaaale
Sxb heestaasi talefanka ringing ton ayaabay itahay raga naaxaye laga naaxi waayaay
1=salaatada subax 2=duhur 3=casir 4=maqrib 5=cisho
Geedka waa sanadka lada iyo tobanka laamudna waa bilaha sodonka calemodna waa bisha shanta ubax waa shanta salaadood ee faralkaa waa c.samad oo hargesa kasoosalaamaya sxb thanks
NABI CIISE IYO YAXYE WAXAY ISU AHAAYEN ILMA HABREED
shaykh samaweeyhi
Asc jawaabtu geedka weyn waa sanadka 12 ka caleena waa bilaha sanadka sodonka waa maalmaha bisha ubabaxyadana waa salaada sadaxda maalintii la arko waa salada subax duhur iyo casirka laba habeenkii la rko waa maqribka iyo cishaha
ASC WAXAN KA CODAMSANAYA KENYA WA INU KU XIRA SHURUD AMA QADKA USAN FURIN WA IN NAGALA QADO CULAYSKA
Wabiga qaarada asiya ugu dheer waa yanzi wuxuuna ku yaala shiinaha
Longest river is
Yangtze .China
Wa qurac
Sxb waxn Ka mid Ahay dhalinyarada muqdisho barnamijki xalay inadan joojin wacyi galinta dhaqamada xun xun ee aan lags fiirsan
Nabi ibraahi scw iyo nabi luud adero scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Waa sanadka
Daahir wasanadka
Jawaab
1- geedka waa waa sanadka 12 laamood waa bilaha sanadka 30ka waa maalmaha bisha 5ta ubax waa shanta salaadood 3da maalinti la arko waa duhur casar iyo subax
Labada habenki wa cishaha iyo maqribka
2-nabi ibrahim ayaa adeer u ah nabi luudh waxaa dhalay walalki haaraan
3-nabi huud waxaa loo direy qoomu caad
4-nabi cise iyo n yaxye waxay ahaayen ilmo habreed
5-Wabiga asia ugu dheer wa yangze river oo kuyaal china
6-naxwaha afka cariga qofki ugu horeeyay o dejiya waa sheikh sumawiyah
Daahirow hadaan saxay lacagta haila dhaafin ina adeer my adress +255786048212 WhatsApp me from Tanzania
Wabig ugudher asiya wuxkuyalajayna
Waa qoraxda
Waa GeekDad geedtalaal
Waa shan saladood
Nabi huudna waxaa loo diray qoomu caad
Waaa sanadka caleentuna waaa bilaha
Geedka waa sanadka,iyo 12 ka bilood iyo 5ta salaadood makhrib iyo cisho qoraxda lama arko
Geedika ween waa Sanadka 12laamood was Bilood
meesha Aan 3 dhahay maalintii waa 2
Shacabka somalia banadir waa laga xoreyna raga naxey
Wa laan boqoorta jaadka
Salaada waaye sxb
Waa 12 kabilood 30cisho,5salaadood iftiin waa duhur,casar,maqrib iyo madaw cishe ,subax
Wabiga u dheer qaara aasiya waxaa uu ku yaalaa chinaha maga ciisana waa yangtze
waa geedka ubaxa
Heed ka waa sanadka lavo iyo 12 laamood waa bushra caleemah waa malimaha Ubax a waa 5 salaadood 3 iftiinka waa fajr asr iyo duhur 2 mugdiga waa maghrib iyo isha
Nabi ibraahim ayaa adeer u eh nabi luud oo waxaa dhalay walaalkii haaraan csws
Waa salaada Iyo shantedi waqti dahiroow
1 somalie
Qoomkii nabi huud loo diray qomu caad
Ciisaa iyo yaxyaa waa ilmo habteed awowegoodna waa cimraan
Su aasha 1aad waa dabka
Sanadkii waa 12 sano bishii 30 bari 5kalan waa salaada 3wà maalintii 2waa haben
suasha oguu horeeyso waa
salata oo