Sheekh shibli Allah yubaarik fiik wajazaka allah kheera,, sh abdullahi ali adan waad xadgudobtay , illaah u Soo laabo insha Allah 💕💕❤️ #waddani #abdullahi
Haa sxb dadka ayaa lama habaabinaa shiilha si oo dadka u fahan siiyo 10 daqiiqo oo si fasiix ugu hadlayo ayoo soo duubay ee dadkan ayagaa iska duli yaal ah
Waa sax inta meesha ku jirta oo aan comments kooda akhriyey adaa ka fahmay sxb waxa sh shibli ka hadlaayo Waa runtaa shibli waxa aw ka hadlaayo waa weysada jinaabada lkn salaad Laguma dukan karo daahir calasow se waxaan leeyahay war culimada ilaahey ka xishoo been abuurka ka dadka aad u sheegeysid Ayaan hore waxaan ku arkaayey shirkad caan ah ku dhegan hadda culimada kaa fakan la, marka sxbow waxa sheegeysid hubso inta aadan dadka lawadaagin intaasan ku leeyahay sxb ilaahey wanaaga ha ku tuso
Waad fahamtay sxb ninkaan u jeedkiisu waa in aw dadka iyo cuilidama iska hor keeno marka halaga digtoonaado shartiisa Dadka inata badan wax ma hubsadaan marka waxa shiiqu ka hadlaayo iyo waxa wadaadka ow dulasaaray ka ha hadla mababa is leh Marka dadka waxaan ku talin lahaa in ay muxaadara oo dhmaytiran dhegeytaan
daahir alasoow horey waliigisba janaaba uma weeysa qadaan muqaalkaan aa ugu horeeyay uu kumaqlo in janabada kahor laweysa qaato ,wuxuuna isku darsaday jahli iyo been abuur ee yaa loo qaban
Waar daahir wax lahubo lakaalay hadalka waa la soo googooye Kuwa qubuuriyiinta ah ayaa Waxaa ku qaraabta Kuwa xabaalaha barakaysta waxaan leeyahay Kadaaya Culumada Soomaaliyeed fadeexda
ما هذا الجهل ؟!! هل يقصد بكلامه السيوطي رحمه الله : (قل للفقيه وللمفيدِ ولكل ذي باعٍ مديدِ ما قلت في متوضئٍ قد جاء بالأمر السديدِ لا ينقضون وضوءه مهما تغوط أو يزيدِ) والوضوء هذا إنما هو وضوء الجنب ..😄 وهذه المسألة الفقهية يعرفها طلبة العلم ومن له شئ في العلم .. وليس هو وضوء الصلاة .!! ولا حول ولا قوة الا بالله
Soonaari sxb weysada ma.ahan mida marka aad tukani rabto ee waatan marka aad jinaabo qabta aad weyseysaneysid qubeyska kahore taas ayuu ula jiidaa sheikh shible
Waxaan layaabanahay cilimada aan waxba hubsaneynin waxa allaale iyo wixii ay arkaan iskala ordaaya oo aan waxba hubsaneynin war wax hubsada Mida kale waxaa jira dad been ka beec mushtara hadda ninka clip kaan meesha soo dhigay iyo kuwa kaloo badan oo aan arkay waxaa la soo jarayaa Hadal ka Shiiiqa saxan markaasaa waxaa laga dhigaa"فويل للمصلين" ilaahey halaga baqo culimada fadeexa halaga daayo
Wallo dadkaan aan waxba hubsaneynin yey ku waalin ee shiiqu waxa aw ka hadlaayo si fiican u dhageyso oo hadalka shiiqa dhameystiran yutube ka raadi oo si degan u dhageyso
Waa runtiis wayaada janaabada ayuu ka hadlay ma ahan tan cibaadada Waysada janabada janaabo lee buriso seyf la bood aan waxba garanayn somali ugu imaad
@@waliabdi5268 Afsoomaaliga miyaad iga badisaa waa maya sidaad u maqashay baan u maqlay oon waliba in badan ku celceshaday dhageeysiga ee iska difaac adigu qofkii aad rabto aniga waji caabud kuma jiro labadoodana walaahi ma aqaan wixii aan maqlay baa igu filan
War ninyahow alle ka cabso adiga iyo wixii ku raacsan intaba maslaada shiikha oo ka hadlayo asagoo 10 daqiiqo faah faahinayo soo dhageeso soo gali ee dadka ha mara awaabin
War ilahay ka cabso sheq shiibili waa sheeqa kaliya ee dinta Aqoon weyn u leh ee hadad dood qabtid wad taqan meshu joogo ee aad cambulo cun yohow Adigu Aqon lagaagama bahno
Sxb ama cambuulo cun ama timir cun waxaa laysku dhaafay waxaa weeye diinta oo laga beensheego wahaabiya been aan kunacay shibli waaba midka ugu wayn ee beenta
Cilmi baro adeer mas Saldana qalada ufahamtay kutubta fiqhiga ahana kabaar waxa kaa buuxa nacaybka dadka shirkiyaatkina kasoo horjeeda lkn ninki xaqdoon ah mas aladan haka soo baaro kutubta fiqhiga..teda kale loolama jeedo salada aya sas lagu tukanaya we waysada salada wa lala imna kaliya waysada uu ka hadlayo shekhar.shibil wa waysada ka horeysa intan lagaqabysan janaabada
Labada sheikh isku weyso ka hadlimaayaa weysada sheikh shibli ka hadalayaa maahan midda salaada lagu dukanayo ee waa weyso jameeca gaar u ah sida aan u fahmay
Sheekh shibli Allah yubaarik fiik wajazaka allah kheera,, sh abdullahi ali adan waad xadgudobtay , illaah u Soo laabo insha Allah 💕💕❤️ #waddani #abdullahi
Shiikha Wuxu ka hadlaayo weysada janaabada ee kama hadlaayo qoraalka aad ku been abuurateen ee cilmiga sobarta?
Haa sxb dadka ayaa lama habaabinaa shiilha si oo dadka u fahan siiyo 10 daqiiqo oo si fasiix ugu hadlayo ayoo soo duubay ee dadkan ayagaa iska duli yaal ah
Waaa sidaa sxip
Sheikh shible wuu saxanyaha waxa uuka hadlaayo waa weysada janaabada waayo ma.ahan mida salaada waajibka ah
Waa sax inta meesha ku jirta oo aan comments kooda akhriyey adaa ka fahmay sxb waxa sh shibli ka hadlaayo
Waa runtaa shibli waxa aw ka hadlaayo waa weysada jinaabada lkn salaad Laguma dukan karo daahir calasow se waxaan leeyahay war culimada ilaahey ka xishoo been abuurka ka dadka aad u sheegeysid
Ayaan hore waxaan ku arkaayey shirkad caan ah ku dhegan hadda culimada kaa fakan la, marka sxbow waxa sheegeysid hubso inta aadan dadka lawadaagin intaasan ku leeyahay sxb ilaahey wanaaga ha ku tuso
Qofka marka uu janaabo qabo waxaa suna ah inta uu weysa qaato in uusan qubeysan kahore taas ayuu sheikh shible ka hadlaayaa
Dahir calasow zxb culimada haisku dirin video uu sheikh shible ka hadlaayo asagoo dhameystirin soo dhageyso markaas ayad fahmi sheikh shible in uu saxan yahay
Waad fahamtay sxb ninkaan u jeedkiisu waa in aw dadka iyo cuilidama iska hor keeno marka halaga digtoonaado shartiisa
Dadka inata badan wax ma hubsadaan marka waxa shiiqu ka hadlaayo iyo waxa wadaadka ow dulasaaray ka ha hadla mababa is leh
Marka dadka waxaan ku talin lahaa in ay muxaadara oo dhmaytiran dhegeytaan
daahir alasoow horey waliigisba janaaba uma weeysa qadaan muqaalkaan aa ugu horeeyay uu kumaqlo in janabada kahor laweysa qaato ,wuxuuna isku darsaday jahli iyo been abuur ee yaa loo qaban
Waar daahir wax lahubo lakaalay hadalka waa la soo googooye
Kuwa qubuuriyiinta ah ayaa
Waxaa ku qaraabta
Kuwa xabaalaha barakaysta waxaan leeyahay
Kadaaya Culumada Soomaaliyeed fadeexda
Walahi wa runta waxas ayey kuqarabtan
Qaburi qer malaha
ما هذا الجهل ؟!! هل يقصد بكلامه السيوطي رحمه الله :
(قل للفقيه وللمفيدِ ولكل ذي باعٍ مديدِ ما قلت في متوضئٍ قد جاء بالأمر السديدِ لا ينقضون وضوءه مهما تغوط أو يزيدِ)
والوضوء هذا إنما هو وضوء الجنب ..😄 وهذه المسألة الفقهية يعرفها طلبة العلم ومن له شئ في العلم .. وليس هو وضوء الصلاة .!!
ولا حول ولا قوة الا بالله
War culimada soomaaliyeed faraha ka qaad Allah ku xafido sheikh shibli
Mohemed kasim,
Asagaaba dhahay saxarada iyo keedidu Salaad ma jabiyaan,Allaha kariim illahay qaatuma kher
Soonaari sxb weysada ma.ahan mida marka aad tukani rabto ee waatan marka aad jinaabo qabta aad weyseysaneysid qubeyska kahore taas ayuu ula jiidaa sheikh shible
Waxaan layaabanahay cilimada aan waxba hubsaneynin waxa allaale iyo wixii ay arkaan iskala ordaaya oo aan waxba hubsaneynin war wax hubsada
Mida kale waxaa jira dad been ka beec mushtara hadda ninka clip kaan meesha soo dhigay iyo kuwa kaloo badan oo aan arkay waxaa la soo jarayaa Hadal ka Shiiiqa saxan markaasaa waxaa laga dhigaa"فويل للمصلين" ilaahey halaga baqo culimada fadeexa halaga daayo
Shiikh barrow salan.allah inna hanuuniyo dhammaan
Wax la jaray ma jiraan ee dib u dhagayso
@@jaamackaasimkaasim7696 adiga mukula ektahay nin waligiis ku wacdiya weysada wax jibiyo hada inuu ku dhaho weysa wax jibiyo ma leh
@@Nuurcalaanuur3710 haa wahaabiya waa kasuura gashaa qaasatan sheekh shibli waa nin aad u been badan oo diinta lacag bis ku raadsho
ruclips.net/video/T1v9KdD7jEc/видео.html
Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahow naga qabo shartooda
ASC WAYSADA U SHEGAYO MA AHA WAYSADA LAGU TUKADO LAKIN WA WAYSADA IS DAHIRINTA MIDA U SHEGAYO SIDAS U FAHANMAY ANIGA
Waaa sax dee waxa laga hadlayaa waa waysada janaaabada ka horaysa ee maahan ywasada cibaadada
Shibili halkaas may kamaraysaa, waa wax lalayaabo nin sheekh sheeganayo inuu sidaa uhadlo.
ruclips.net/video/T1v9KdD7jEc/видео.html
Sheekh Shibile markii igu danbeysay wuu miyir qabay Ee hadday wax jiraan dhaqtarka ha lageeya sidan Sheekha kuma miyir Qabe.
Away dadkii Ehelka ahaa?
Zxb sheikh shible wuu saxanyaha weysada uu Ka hadlaayo waa tan janaabada ma.ahan San salaada weysa janaabada waxa oo kale jabiyaa janaabo
Wallo dadkaan aan waxba hubsaneynin yey ku waalin ee shiiqu waxa aw ka hadlaayo si fiican u dhageyso oo hadalka shiiqa dhameystiran yutube ka raadi oo si degan u dhageyso
Daahir wadani waanku salaamay
Waa runtiis wayaada janaabada ayuu ka hadlay ma ahan tan cibaadada
Waysada janabada janaabo lee buriso seyf la bood aan waxba garanayn somali ugu imaad
Waan yaabney wlh daahiroo waxaan xagey jogen
ruclips.net/video/T1v9KdD7jEc/видео.html
WALAAHI WAA WAX LALA YAABO QOF QALADKIISII LOO JEEDO OO WALIBA DAD BADANI EEY LAQUMAN YIHIIN WALEE UMMADAAN MEEL WAA USOCOTAA QOF TOLOOW DULMI LA TAAGEERI OGAA SHIIQAAN WAXA UU KA HADLAY WAA SAX WAX QOF LAGA SHEEGO MA AHEE CODKIISII YAABA YAAL OOD ARKEEYSAA MARKAASUU WALI KULA SII QUMAN YAHAY YAAB BADANAA
Sheekhu wuxuu ka hadlayo waa waysada janaabada ee maaha ta salaasada
ruclips.net/video/T1v9KdD7jEc/видео.html
@@waliabdi5268 Afsoomaaliga miyaad iga badisaa waa maya sidaad u maqashay baan u maqlay oon waliba in badan ku celceshaday dhageeysiga ee iska difaac adigu qofkii aad rabto aniga waji caabud kuma jiro labadoodana walaahi ma aqaan wixii aan maqlay baa igu filan
Af Somali lagama hadlayo ee waa arin Diini ah waysada uu sheekhu ka hadlayo waa wayso la waysaysto inta aadan xaaskaaga u tagin mana kaa jabayso hadaadan xaaskaaga la seexanin hadaadse musqusha gasho oo salaadii gashay waa inaad waysaysato.
Waakan sh shible oo ka jawabaya arinkan
ruclips.net/video/T1v9KdD7jEc/видео.html
Bismilaahi Raxamaani raxiimi war iska qabta ninkaan,Sh Turkish ah baan u direy,Waxaas oo kale lama fudadeesto
Ilaahay kabaq culusoowoow culimada fitnada kuwado kadaa weysada janaabada ayuu sh shibli kahadlayay. Ilaahay hakaa qabto culimada
Aduunku waa maalmo ee Alle ka cabso Daahir Calasaw culimadana dagaalka ka daa oo u ducee inuu Alle inoo daayo Sheekh Shibile wax qalada kamuu hadal
Yahu warya shibli daris aya nahay Wanku qabsan hadan arko si dadka ufasahadin
Culimada sufida ah weey iskheyliyaa laakin wax mahosadan waxa lagahadlay dhaharada janabada lakin sufida maykahadlaan jaadka kuwacuna ee hadana dhahaya sufimanahay jaadka waa xaraan hadana weey cunaan culomada sufida marka sheekh kahadlayo janabada ceemalaha ee waxaan ceeb laheen ceeb hadhigina sabab waan ognahay janabada weeso qaad keeda balse culomada iyo caamaba illahey kabaqa wsc
Shiikhaan reer jalaf miyaa
Dahir hada unba lagu yaba culumada habarkoda lagama koco
Waa sax adiga seeflabooda cubaasku waa weeso
Subxaanalaah
Isku wayso kama hadlayaaan labada sheekh
Horta mid ayaan marqaati ka ahay:
Culimada suufiya cid dhahaaro ku gaarto malaha. Asxaabta kale xaddiia fudud weydii, balse dhahaara waxba kama oga.
Allow na cafi.
Waa wayso suna ah ee tii salaada ma aha waxayna kaa jabaysaa markaa xaaskaaga la seexato
ruclips.net/video/T1v9KdD7jEc/видео.html
Lacana talaahi calayk yaa kadaab
SUBSCRIBE II SAAR ADNA AAN KUU SAARO
War ninyahow alle ka cabso adiga iyo wixii ku raacsan intaba maslaada shiikha oo ka hadlayo asagoo 10 daqiiqo faah faahinayo soo dhageeso soo gali ee dadka ha mara awaabin
Dadka in been lagu dhajiyo adinkaa bilaabay wahaabiyo suufiyo qabuuray caabudaa ma caabudno ma caabudno ma caabudno waa diiden ka xaa xaabiya
Waa aduunyo gadoon
War ilahay ka cabso sheq shiibili waa sheeqa kaliya ee dinta Aqoon weyn u leh ee hadad dood qabtid wad taqan meshu joogo ee aad cambulo cun yohow Adigu Aqon lagaagama bahno
Cambulo wa cuno ka mid ah nimcooyinka Alle nagu irzaaqo. Ee xishoo Alle ka cabso
Sxb ama cambuulo cun ama timir cun waxaa laysku dhaafay waxaa weeye diinta oo laga beensheego wahaabiya been aan kunacay shibli waaba midka ugu wayn ee beenta
Jaamac kaasim Kaasim dintu barashey u bahan tahay teda kale sheqan hadalkisu wuxu u ekyahay nin xanaqsan oo laga badiyey
War cilmi iyo daliil baa loo baham yahay ee qaylo iyo buuq iyo jahal looma baahna.. ninkan waxaa uu diidan maxuu ku diiday aaway daliilkiisi
2sano ayaa ka soowareegto maxaa hada dadka iskugu direysaa. Ayaan taan culimada ayaad ceysaa walhi warka nabi Mohammed csw ayaa kugu fulay oo ah maalinta aaqrio zamaanka waxaa soo baxaya dad beenaalayaasha rumwysanaaya dadka runta sheegaya nh beeninaya
Alaah maxaa dhaliin la bar habaabshey war yaa ilaah yaqaan mahdsenid daahir
Naga aamu jaahil yow mala waxad moodaysaa diinta wax caqli lagu wadee
Waxaas Aqligaaba diiday salaama qola birabi raxiim????????
ruclips.net/video/T1v9KdD7jEc/видео.html
Madax suufiyoo masaaar makartoo
Subxaanalllah
Qofki uku horeeye1
Wariyaha intuuwareystay oo gudbiyay ayan kaxumahay kulahaaa kkkkkkkkkkkkkkkkk
Shiikh shibil waxa uu kahadalayaa waa weysada jinaabada lakiin mahan tan adigoo cadiya ad salad uweesa qaadanayso
Tusaale shiikhani haduu ogolyahay in lawesayto jinbada marka laga maydhayo saladna sidaa lagu tukan karo miyaanu markuu qubaysanayo jidhikiisa oodhan maydhayn oo xubinkastaba tabanaynin markuu maydhayo taasi maxay ujebin weydey
Dee waaba kaa jabtay oo kuma duka karaysid waysadii hore waa inaad mar kale waysa qaadataa
war adaa waxbo agaanin wax soo baro
Dhacald Ku dhacday
Hhh odeygan suufiga ah allah so hanuniyo jaw
Qof janaaba qaba ma weyseeysan karo qubays hortiis ee dadoow alle ka baqa
Cilmi baro adeer mas Saldana qalada ufahamtay kutubta fiqhiga ahana kabaar waxa kaa buuxa nacaybka dadka shirkiyaatkina kasoo horjeeda lkn ninki xaqdoon ah mas aladan haka soo baaro kutubta fiqhiga..teda kale loolama jeedo salada aya sas lagu tukanaya we waysada salada wa lala imna kaliya waysada uu ka hadlayo shekhar.shibil wa waysada ka horeysa intan lagaqabysan janaabada
Labada sheikh isku weyso ka hadlimaayaa weysada sheikh shibli ka hadalayaa maahan midda salaada lagu dukanayo ee waa weyso jameeca gaar u ah sida aan u fahmay
Amina ma waxa aad araktay qabuur lacabudayo mise loo ducaynayo
Shibili
Xakhiida waa sodhawen
Yaab
Islaantu ubashaliyey kkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkk
Kkkk yaab
War sxb mcne whatsappka igala hadal fariin ayaan kusoqoraye my number is 252615941615
Hhhhhhhhhj HH lul