“Maamulkasta Wuxuu Noqday Qabiil, Sanaagna Waa La wada Degaa ee Nabad Ha lagu Wada Maamusho”

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 45

  • @rermagalcashaq5570
    @rermagalcashaq5570 Месяц назад +8

    Halmar igula sali xabibkena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад

    ASC Masha Allah dalka iyo dadka iyo dinta 5 Somaliyed Allaha no xafido insha Allah 🤲👍💯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 Месяц назад

    Adeer ceerigaabo cidna haku dulmiyin laakiin dhinacaaga maamulo

  • @superfun1819
    @superfun1819 Месяц назад +2

    Somalinimo islaamnimo Africanimo hasheeqayso
    ❤🇸🇴🕊️🇩🇯💞💕❤reer makhir dhulkina dhiista
    Dhidibka sool garey sanaag musan gaaring

  • @user-wq8er6xi8s
    @user-wq8er6xi8s Месяц назад +2

    Guul ssc ❤

  • @mustafebaaba308
    @mustafebaaba308 Месяц назад +2

    Hashi waligay ba ku daawanayay ano nin rer sanaag ah, balse wa nasib daro dawladda somalia madaxdeda waxa ku dhaliilaysay eex, oo aad hadda sanaag kawado, marka maqashay maakhir revolution oo majority sanaag ah, baa qof fifuliye jooga ka warestay xaalka khatumo ee sanaag, waa nasiib daro

    • @mustafebaaba308
      @mustafebaaba308 Месяц назад

      Maxaa isku soo beegay waraysigan iyo kacdoonka reer maakhir

  • @user-gd4wx5cy8g
    @user-gd4wx5cy8g Месяц назад +1

    Waa wx lagu qoslo in sanaag la dheho horjooge tuulo ayaa masiirkeeda ka hadlaya 😂😂😂😂

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux Месяц назад

    Sanaag waa dhul harti in yar ayay ka degan reraha galbedka dega marka hadan nabada la ilalin nin weliba xafadiisa aha maamusho

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Месяц назад +1

    SANADBA QOLO MADAX HA NOQOTO SAAS UGA BAXA QABIIL OO MAMUL SIDA SWETZERLAND QOLOBA MAR HA QABAYO WAA SHEIKH LOBAGE WIILKIISII QATA TALADAAS

  • @mohamedhussein9154
    @mohamedhussein9154 Месяц назад

    Asc adeer Saleban c/rahman uur beyte xaqiiqa kama hadlin c/ gaabo heshiis dhinac ka raran ayuu ahaa muxuu uga hadli waayey dhul ayaa lagu qabsaday snm ahaan lana degaamaystey oo dhul balaadhan ah

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 Месяц назад

    Asc Sulaiman xaashi manta wararka maxaa kaqaldan 2kamid bes ayaan arkay iyo kan

  • @OmarSholi-oj8ev
    @OmarSholi-oj8ev Месяц назад

    Balayo majirto alena noma keeno gobalkuna waa nabad Somaliland rer male cerigabana anago warsangaliyaba madaxda ubadan ka ah gobolkana rer male dad gobana wada dagan

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali Месяц назад +1

    Balayaad rabtaa xaashiyow nabada marabtid

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 Месяц назад

      Ma in xaqiiqada laga hadladan raali ka ahayn?

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr Месяц назад

      Ogoow baraxley gaalkacyo
      Xuduudkaa Marya saasynoqon
      Sax✅free

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Месяц назад

    Ader cidkasta kisteedy maamulaneysa SNM 😱 intada ku ekow SSC khaatumo inteeda baraxley gaalkacyo ssynoqn

  • @alijama6723
    @alijama6723 Месяц назад

    CAASHUURTII IYO DHIIGII DADKA REER BAA JAQAYEE LABA LAHIJO WAA HUGURI KII HORAYN JIREY SIDAY SUURTA GAL U NOQONAY IN REER REER CASHUURO OO UU DHEEFSADO KA KALENA DAAWADE KA AHAADO GOONI DOOSI DHINAC WATO LAGU MAAMULO DHINACA KALE GURI BEREFA SIKASTAAD U DHISTO QORAX DUUN BAA DHALAALISA

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu Месяц назад +1

    Adeer umada beenta kadaaya golkasataaba waa afar dagmo sanaag waa maydh ceregaabo celafway badhan 3 isaaq ayaaleh bal iskadaaye aida hartigu udegenyahay sanaag iyo sida isaaqu udaganyahay sool waxaa badan sida isaaqu udaganyahaysool waayo magaalada labaad isaaq ayaaleh sool waana caynaba halka sanaag aykuleeyihiin hartigu dagmada 4 badhan ceregaabana waa magaalo isaaq sidii udhulnahante udaganaa hargaysa kahordagaalka ayay udaganyihiin ceregaabo hakufakarin waxay noqon laba qybood

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Месяц назад

    Kani wuxuu raadinayaa cerigaabo laba calan riyadaa iska ilow jaale

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 Месяц назад

    No way. Ciid issaq racaya ma jirto.

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 Месяц назад

    Cerigabo. Somalilnd waye. Wayna ahaneysa

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 Месяц назад

    Hhhhhhh reer sheeq isaxaaw.. ayagiibaaba kule oromo. Ama irir ama . Dir. Ama esrail. Seed u oran kartaa qof haybtiisa raadinaya. Reer sheeq. Walahi waa dagaalka maskaxda allaa kareem mar hire ayaa tolkeen lasahansaday oo laxulay quluubtooda allaa kareem.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SalmaCadey-t1b
    @SalmaCadey-t1b Месяц назад

    Munaafaq weeye xaashigan adeer kalmada dagaal put ka raadinyaaye u dheh

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 Месяц назад

    Horta reerkan kan wariyah ah ka soo jeedo ma wax baa u dhiman ceergaabo uun bay ka hadlayaan mana tagi karaan

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Месяц назад

    Caqli

  • @fardowsasaid4512
    @fardowsasaid4512 Месяц назад

    Ahahaha 😂

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p Месяц назад

    😂😂🎉🎉🎉🎉😂😂🎉😢😢🎉😂😂🎉😢😢😢🎉😂

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 Месяц назад

    Good idea

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali Месяц назад +2

    Wadigaa ninkaa caaqilkaa afkiisa ka raadinaya dagaal Alla xumidaa

  • @abdinasirabdizamad5135
    @abdinasirabdizamad5135 Месяц назад

    Waxa kamida kuwakaladilaya umada xaashi
    Inkaari hakugu dhacdo

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali Месяц назад +2

    Xaashi munaafaq

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr Месяц назад

      Abaa gadhayaasha maxatiri
      Tuugo adaa ah oroomada 😱

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Месяц назад

    Sanaag waa somaliland

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Месяц назад

    Rer maakhir Ssc ku biira waxna la dhista
    Ama puntiand tiina
    Ku Kannada
    Nagadaya maseyrka 😂

  • @axmednuur411
    @axmednuur411 Месяц назад

    Munaafaq weye xashi laba tuulo ayuu donayaa inu kalararo aqoontisu wata markasu rabaa inu bariga dhexe noga shekeyo 😂😂😂😂

  • @somali99911
    @somali99911 Месяц назад

    nin wadani ah bad u ekayde sawdigan isku xaray