Shaqada ugu culus aduunku ma duuliyenimadaa. Waxaa sharaxaya Duuliye Axmed Cabdi Cali.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Комментарии • 203

  • @nasiib4529
    @nasiib4529 Год назад +30

    maashaa.allaah cabtan axmed allaha ku xifdiyo waxaan ku faraxsanahay sida wanaagsan ee aad ugu hadleysid afkaaga HOOYO maashaa.allaah tabaarakallaah saas iyo si ka wanaagsan ayaan kuu rajeynayaa adiga iyo caruurtaadaba maashaa.allaah tabaarakallaah

    • @user-up1de4db3f
      @user-up1de4db3f Год назад

      Adigana sidaa wanaagsan ee aad comentiga uga bixisay baan kumahad celinayaa❤

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Год назад +73

    I am proud to see a Somali pilot. Masha’Allah.

    • @maneytalk9296
      @maneytalk9296 Год назад +1

      It doesn't make senses make what you can

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Год назад

      Wa Kenyati
      Adeer

    • @user-em7di7xe5s
      @user-em7di7xe5s Год назад +3

      @@batulasmail8261 Af-Somali ayuu ku hadlayaa.

    • @zahraali6303
      @zahraali6303 Год назад +1

      Lol

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 Год назад +5

      @@batulasmail8261 blse asigu kuma oran kenyan ban ahay
      Waxan afkiisa ka maqlaa inu leyahay captain somali 4 baanu ku shaqena company kenya air-ways

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 Год назад +12

    Marka hore Adeer am proud of you 👏! Adeer riyadiisa alle Waa u rumeeyey yaaraanteyda ilaa iyo maanta Aan 30 sano sii galayo waan jeclaa maalin un inaan noqdo see weli Ima rumoowin. Rajada eebe Kama qasun doono maalin un Waa noqon.

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Год назад +27

    Masha alllh it's my high pleasure to see a somaali pilot .

  • @Nuusdayr
    @Nuusdayr Год назад +16

    Mashaallah tabarakallah, waa wax lagu farxoo captain somali kenya Airways waxay ruuntii iga tala mel aad uwayn... xaga Booking reservation system oo shaqaadayda ruuntii koor u qaday moodo 12 year, Bangkok ila Freetown iyo Hong Kong and Dubai Accra, captain intaba waa ka shaqaynayiy,I proud captain Ahmed and many Somalis captains and crew's...

  • @khadarjilbo
    @khadarjilbo Год назад +19

    Kabtan Khadar yadoo lay leeyahaan ku riyoodaa eeboow iirumee.♥️

  • @abdirahimsh
    @abdirahimsh Год назад +12

    Waraysi fican, mahadsanid C.Salan Herari...

  • @Whizmario-td6oh
    @Whizmario-td6oh Год назад +8

    manshAllah captainka wala kulmay waa nini qalbe fecn udere galiya aah trianing markan dameyo inan mar lawad lakulmo jeclhy🙏🙏🙏

    • @amaarrasheed2523
      @amaarrasheed2523 Год назад +2

      Bro Mashallaah Ilaahay ha kuu fududeeyo.Ana ducada igu kaalmay mar un inaan Ka mid noqdo.

    • @Whizmario-td6oh
      @Whizmario-td6oh Год назад

      @@amaarrasheed2523 inshlh bro mcn waad gare dadal waxbrshada tirka saar🙏🙏🙏💓

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Год назад +5

    Cabtan Ahmed barasho wanaagsan aad baan ugu farxay in cabtan somaliyed ilaa 4 cabtan ay ku jiraan pilotyada diyaradaha kenya airways inaad inoga warbixiso Allaha Idindhowro nabad ku duula nabad kusoo laabta

  • @Ahmedismail-fy9pe
    @Ahmedismail-fy9pe Год назад +2

    Yes wa runtii capt Axmad Cabdi. 12 sanadood ban ka ahaa flight safety shirkadda Air France. Wxa u sheegayo capt Axmad Cabdi waa wada run

  • @Naamir03
    @Naamir03 Год назад +27

    Waaban u qaadan La ahay anigu inan arkayo Nin Somali ah oo sidaas oo dhan duuliye Cajiiba u ah, Masha allah wllhi❤🤣🤣👌

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Год назад +1

      5 ilaa 6 waa jiraan duliye somali caalami ah laaakin hadaa waxay ku dhowyihin da'adii hawl gabka

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Год назад +3

      Waxaan lahaan
      jirnay Diyaarado Xamuul ah iyo Kuwa Dagaal iyo plots
      Soo Baro taariikhdi Soomaaliya

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Год назад

      @@batulasmail8261 Somali dumarka ugu aqli xun naa Siyaad Afweyne meesha waxba kuma heyn deyntii u galiyay Somaliya waatan kolba qeyb la cafiyo,

    • @Naamir03
      @Naamir03 Год назад

      @@batulasmail8261 War Xagaas Xagad iila aadi, Anba sow kama war hayo,🤣🤣

    • @abdullahi817
      @abdullahi817 Год назад

      Oo diyaaradaha somalia aado kuwa wada miyaysan diyaarad wadin mase kuwaas waa la iska wadaa qiiradaan waa maxay

  • @aegal7132
    @aegal7132 Год назад +16

    I’m proud of you Captian Ahmed

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Год назад +8

    Wali intaan RUclips soo galay video Cabdisalan Hereri lee yahay ma dhaafin aad baad u mahad san tahay wll ❤

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 Год назад +5

    Masha Allah Captain Ahmed Xayaaka Allah Sida Rabi uguxirantahay Khaatuma kheyr Insha Allah

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 Год назад +8

    maan shaa alaaah waa wax lagu
    farxo aabahaa ilaahay how naxariisto
    Qofku haduu aqoon lee yahay qof
    aqoon leh buu dhalaa

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Год назад

      Taas maahan mar walba hada galbeedka waxaa ku badan waalidiin badan oon jaamacad ka soo bixin oo hadana ilmahooda heer jaamacadeed gaarsiiteey

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад +6

    Captain Ahmed Kuwait airport ayaan kula kulmey 2013 kii Flyght Keyguna carabta To Zwiserland waktigaas.nin Afsomali wacan Experimentet Exelent Pilot Khibrad sare leh,waxaa jira isna. Pilot Rashiiid Emaradka iyo saudia All arabia Wada dhalinyaraa wey badanyiin Somalida Mncha allah.

    • @ahmedjama3331
      @ahmedjama3331 Год назад

      Anigu waxan kula.kulmay wadan malaysia
      2019 malinta wa na casuumay
      Dhaman ardaydi somaliyed o dhan
      Good jop

    • @burhankamukhtar271
      @burhankamukhtar271 8 месяцев назад

      Wll pilot rashid halkee joga wan ubahanhay

  • @mohamedabdi6439
    @mohamedabdi6439 Год назад +5

    Great Man The Suldan Ahmed Abdi Ali Hirsi
    ..Captain Giig

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 Год назад +3

    Wareysi qurux badan
    iyo jawaabo Xikmadeysan
    M.a
    Mahadsanidiin dadkeygoow ❤

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 Год назад +3

    mashalah waa captain magac inoo soo hooyay alaha xafito , sido kale hereri waad kumahadsantahay barnamijyada xiisaha leh eed noonsoo geliso

  • @abdikaniabdullahigure3379
    @abdikaniabdullahigure3379 Год назад +3

    M.a ustaad hareeri waraysiyadaada wax badan ka faaide allah kula garab galo hoosha uma soo maaliyed uhayso

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Год назад +3

    Asc ma shaa allah Mr Ahmed guulesa

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 Год назад +2

    One day InshaAllah 🥺❤️ wa dream key

  • @mohamedsheikhaxmed6246
    @mohamedsheikhaxmed6246 Год назад +2

    Maashaa Allah waxaa iga yaabiyay sida luqaddiisa Soomaaliga ah ay u qurux badantahay inkasta oo uu muddo dheer dad ajnabi ah ku dhexjiray

  • @guuleedkhadar6976
    @guuleedkhadar6976 6 дней назад

    Wow that’s my biggest dream in my live ❤❤❤ ilahayow ii rumee ❤❤

  • @baraarujin
    @baraarujin Год назад +7

    Haaye, haaye. Waa arin wanaagsan (captain) soomaali ah. Waxaan rajaynayaa inay bataan.

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 Год назад

      haaye haaye. lol abdisalaam caadi maaha saxiib

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      @@mustafehirsi592 ee waa Haaye haaye sxb😂😂

  • @awdeeq
    @awdeeq Год назад +4

    Waa nin qalbi fiican sida iga muuqatah

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Год назад +4

    Maasha allah

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Год назад +7

    Markale noogu noqo kabtanka oo dhiaca barashada dhaqaalaha ku baxa iyo xogo kale nooga sooqaad

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 Год назад +2

    Maashalah Waa Waraysi Fiican Cabdi Salan Hereri Wanku Salamaya Inadr

  • @mohamedismail-yv9xi
    @mohamedismail-yv9xi Год назад +3

    Maasha allah.

  • @abdikaniqaloon3440
    @abdikaniqaloon3440 Год назад +5

    Somaliland Airline ayaan anigu captan ka noqo isleeyahay : )

  • @abdikaniqaloon3440
    @abdikaniqaloon3440 Год назад +2

    Waxan jeclaa inaad waydiiso 2 su'aalood oo kala ah:
    1. Adigoo duulimaad ku jira ma ku dhacday cilad farsamo oo khatar ku galisay?
    2. Adigoo ku jira duulimaad qof rakaab ahi ma idinla soo baxay wax hub ah oo khal khal galin kara amniga diyaarada?

  • @rashiid187
    @rashiid187 Год назад +3

    Mashalah tabarakalah

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Год назад +1

    Ethiopiya air line ama dowladda etiobiya aan ku dhehe uma ogola in qof soomaali ah iskadaa inu diyaarado yeesha ee xatta uma ogola in qofka soomaaligu u ka ahaado duuliya sare shirkadaheeda diyaaradaha, Meeshay kenya dhawr soomaali ay ku leeyihiin shrkada diyaaradooda tirada duuliyaashana 120 ayay ka badan yihiin
    Waxaa jira 2 nin oo cidinka cirka kenya oo ku hawl gala diyaaradaha f-5

    • @abdikadirali117
      @abdikadirali117 Год назад

      Baacow tigree baa SOMAALIYA duleeysan jiray balse hada ALXAMDULILAH raisul wasaare ABIYE SIDUU U YIMID DOWR SOMAALIA AH BAA DUULIYAAYAL KA AH ...WAXAA UGU HOREEYA ABTIGEEY....ABIYE ALLAHA NOO DAAFO

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 Год назад +2

    Masha Allah waa Nin Goba

  • @abdullahim9503
    @abdullahim9503 Год назад +1

    Su aalo intaa kabadan, gaar ahaan Amniga duulimaadyada inaad inoo weydiiso ayay aheyd. Lkn fursad kale inaad isku heli doontana ayaan rajeynayaa. 👍

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 Год назад +3

    Wow, kani waa mawduuc muhima

  • @mohamedbaqas9027
    @mohamedbaqas9027 Год назад

    Waa nolol aad uwacan in aad dalkaaga sidaa ugu raaaxysto
    Waa hamiga mustaqbalka insha alaah
    Ani jawigaa ku jira. In aynu nolal isku soo gaadhno.
    👋👋👋👋 wariye sare Hereri

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Год назад +2

    Iloohoow bilot iisahal Canada insha Allah

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 Год назад +2

    Waraysiga captainka inaad noo dheeraysi baanu jeclayn

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Год назад +4

    SULDAANKA WARIYE YAASHA CABDI SALAN HERERI ✅

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Год назад +2

    Wallaahi:: Kenya" iyo Ethiopia" kala duwan,, Kenya is good People and Government bce bal eeg oo daawo sida Kenyanku inoogu Ogolyihiin in dadkeenna ay wax ka noqdaan si gaaar ah Duulimaadyada Airlines'ka Kenya Airways bal arag sidaan uga mid nahay weliba Inbadanoo SomaliPilots ah halka inaba ayan inalaka U Ogoleyn xagga dhinaca Ethiopia, micnihiii dadka Ethiopian'ka iyo Dowladda Ethiopia Abidkood inoogu yihiiin wax xun xun oo cadow ah.

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 Год назад

      Ma nin amxaar baa nin soomaali ah wax siinaya! Waa habeenki xalay tagay. Ninka amxaarku haddii usan jigjiga kugu dhexdilin nasiib baad leedahay

    • @abdikadirali117
      @abdikadirali117 Год назад

      BAACOW TIGREE BAA SOMALI DULEEYSAN JIRTAY BALSE HADA SIDUU RAISUL WASARE ABIYE UQABSADAY XUKUNKA DOWR IYO TOBAN SOMAALI AH BAA DUULIYAYAL KA AH ETHIOPIAN AIRWAYS......ANAGA SOMAALI HADII ANU NAHAY MAXAA NOO TALA AH ILEEN 30 SANO BAAN DIB KUJIRNAAYE..
      SOMALIYA AIRWAYS OO MAXAMED SIYAAD BARE NOOGU TAGAY MOORIYAAN BAA CIMAARADKA OO CADAW AH KA IIBISAYE

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      @@abdikadirali117 Abiye aya madaxa ka galay asaga ugu xun

    • @muniirmohamed3818
      @muniirmohamed3818 Год назад

      Hadda hay'adaha sirdoonka kenya 🇰🇪 o dan soomali baa gacanta ku haysa. Xilalka ugu ad adag dan somali ba haysa hadda

  • @abbyhurt9854
    @abbyhurt9854 Год назад +4

    Aad buu u mahadsanyahy duuliye Ahmed dhiirigalinta dhalinta sido kale Harreri na

  • @naasiraden5856
    @naasiraden5856 Год назад +4

    I'm proud of you.....Salaam.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +2

    Waa wax lagu farxo Somali pilote ah madaama aan aduunyada ka maqneyn around 40years, alle ha ku barakeeyo

    • @mrprince7062
      @mrprince7062 Год назад

      Waa somali sujui ninkan

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Год назад +2

      @@mrprince7062 wax Somali suju la idhaa ma jiro 5somali baa jirta hadu muqdisho yimaado waa nin somaliyed passport Waa u diyaar,

    • @mrprince7062
      @mrprince7062 Год назад +1

      @@dalaisacgibril5899 sax waaye bro, inshaaAllahu maalin ayey Somali oo dhan midoowi doonta, qowmiyad walbo oo aduunkan soo martay tan maanta anaga na heysato ayey soo wada mareen

    • @iibgeeyeonlinemarket1210
      @iibgeeyeonlinemarket1210 Год назад

      Waar waa gaadhi oo kale uun

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      @@mrprince7062 somali wye

  • @abdirahmaanakhyaar3997
    @abdirahmaanakhyaar3997 Год назад +1

    Am very very happy to see that motivater insha allah i will archive

  • @issamah4873
    @issamah4873 Год назад +3

    Mashallah luuqadiisa waa Mashallah sidoo kale

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +2

    Thanks You Hereri&Duuliye Axmed Cali.

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 Год назад +1

    Maashaa Allah xaqiiqdii waraysi qurux badan .🤟

  • @nimcamohamed8414
    @nimcamohamed8414 Год назад +2

    Màshaallah adeer geesi ba tahay 🥰🥰🥰

  • @karti-soor
    @karti-soor Год назад +2

    Mash Allah tabarallah.. Guul Iyo Gobnimo...

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 Год назад +2

    Mansh Allah

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Год назад

    Ma sha Pilot ka Ahmed iyo Abdisalan hereri media ❤❤👍

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Intaanaa iga waawayn inbadan familyyyyyyyyy waa taaganahau sicdaanaa hawlo kujiraana intaa soo noolaba aakhiro iyo duniba leh.iyaaaaaaaaaaaa

  • @garaadamiin2058
    @garaadamiin2058 Год назад +3

    𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐩𝐭𝐚𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐮

  • @husseinhassan976
    @husseinhassan976 Год назад +3

    Waxan kula talin lahay wariye hareri inu waqti siiyo qofka u wareysanayo. Sida an daremayo pilot-ka wali wax Aya u dhiman inu ka hadlo harerina
    Wuso gabangabeyay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +1

    WAA shaqo aad u adag
    ALLE sw ayaa mahad leh

  • @abdiqanijohar259
    @abdiqanijohar259 Год назад +2

    Cabdisalaan herari wariye macquul aha oon waxbadan ku xirnaaa

  • @ismahanabdi71
    @ismahanabdi71 Год назад +1

    Maanshallah ❤️ captain ahmed, Allah yaxfadki

  • @YaseinAbdi
    @YaseinAbdi 9 месяцев назад

    Abdi Salaam wan idin salaamaya adiga iyo pilotka captain ka warays qimo leh

  • @abdullahidirir4191
    @abdullahidirir4191 Год назад

    Masha Allah, thank you Mr Abdisalaan Hereri.

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 Год назад

    That’s so Nice. Canada. Waa. Wadankeyga. 2. Baad.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад +2

    Masha Allah, Waa Qof Lagu
    Dayan Karo

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 дня назад

    Ethiopia airlines wa laga ilaliyaa somalida 1 pilot ahi kuma jiro somalida.

  • @FaadumoAyaan-j4u
    @FaadumoAyaan-j4u 3 дня назад

    Aaad Baan ujeclahy inan Barto balse dhaqalo aan kubarto mahaysto😭😭😭😭

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 Год назад +1

    Shaqada ugu culus maha ee waa shaqadaa ugu cabsi badan

  • @abuubakarbashiir2936
    @abuubakarbashiir2936 Год назад

    Hereri goormee iska daynee haayee haayee adiga maxaa iska deysaa anagii ayaaba na bartayee legend waa ku wataa hore u soco

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman Год назад +1

    warbixinadan noocana soo badi abdisalm

  • @MahamadYusuf-li5cc
    @MahamadYusuf-li5cc Год назад

    C/salaam Adr waxaan ahay wiil soomalia oo aad ujecel barashada Duulimadka waxaan rabaa inaad igu xidho qofaan Kala xidhidho Barashada Duulimadyada
    Mahadsanid waxaan rajaynayaa inaad isojwbto

  • @guledmohamed7215
    @guledmohamed7215 Год назад

    Maashalah Inadr Salaan Sare Mr Hereri

  • @jamaalkayse1149
    @jamaalkayse1149 Год назад +2

    Asc cabdisalan waxan jecelasn lahaa inaad waydiiso suaslah
    Dulimaad kii kuugu halista badnaa
    Ee ku so maray 33kaa sane

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 Год назад

    Weriye sare ninkan markale inoo balami. I am so interesting your interviews like this legend pilot.

  • @axmedilkadahable4385
    @axmedilkadahable4385 Год назад

    Mnsh alkh shaqsi ahaan adaaa u jeclaahy waxna rajynyaa in maaalin ka midho dhaliyo

  • @maxamedibrahim4257
    @maxamedibrahim4257 Год назад +1

    ♥️😍👏👏👏👏👏👏❤️ Kaptan 🎩 Kudaysho Mudan❤️❤️🙏

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Год назад +4

    Inadku dhahdo bay ahayd meeshaad joogtaa waa afrika qaaradana dad madoow baa leh

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      Muranku didayay ninku duliye wye qof dumara la yoyotami karo

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Год назад

    Guuulayso cslln HERERI IYO HARGAYSA

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil478 Год назад

    weriye sare cabdisalaan hereri hore usoco

  • @msociologist
    @msociologist 4 месяца назад

    He is senior Pilot. Waan raacay

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 Год назад

    Waraysiga waad nagu gaabisaye inad intan ka badisay ahayd minits-ka, maansha alaah pilot somali ah waa noo farxad walaahi weliba waxan la yaabanahay luqadiisa somaligu waa faseex, hal kalmad oo English ah kumuu hadal. alle ha ku xafido adeer cimri dherer iyo caafimaad. Somali ha guulaysato meelkastoy joogto,

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Год назад +2

    Csalan hereri Salaan gobeed suldaan✅

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 Год назад

    Mahadsanid abdisalam hereri

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 Год назад

    CAPTAN AXMED CABDI CALI, XAGEE BUU KU DHASHAY, WAX KU BARTAY, MUXUU BARTAY, NIOO WEYDII WAAD INAGA ILOWDEE.

  • @AbdullahAbdi-ux7bz
    @AbdullahAbdi-ux7bz 8 месяцев назад

    I will be a pilot in the future

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Год назад

    Hormar wanaagsan abdisalaan 👏👏👏

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 Год назад +1

    Shaqada ugu culus aduunku waa in ilmo 9 bilmodel caloosha laguwado oo na ladhalo

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Год назад

    Mashalah nin ad u dagan waya --18.30 hours-Johannesburg yo New York u socday--

  • @libanking5906
    @libanking5906 Год назад

    Guul captain ahmed .

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Год назад +1

    Mahadsanid

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Год назад +2

    Xaggaan ka bilaabaa waxaan rabaa inaan noqdo?

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Год назад

    Mansha allah this man is legend

  • @Ururshemadiai4523
    @Ururshemadiai4523 Год назад

    Mashalah

  • @muhumedabdi5904
    @muhumedabdi5904 Год назад

    mnsha Allah captain

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 Год назад

    Masha Allah

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Год назад

    Mashallah well done 👏 ✔️ 🙌 👍

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Год назад +1

    Waxaa cajiib ah inu Nairobi- newyork, non-stop ah, 17 saacadood hawada ku qaadaneysa u duuliya ka yahay, pilot noocaas waa naadir

  • @Theking-hs6qu
    @Theking-hs6qu Год назад +1

    Great man 👨

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Год назад

    Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish ficaan o wanagsan o qof kasto dawada u ka faa ideysan dono jasaka Alahu kheer

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Год назад +1

    Hereri media ✅✌️

  • @jamaalabzirapdillaahi1846
    @jamaalabzirapdillaahi1846 Год назад +1

    Cabdisalanow wxn donayay inad kaptian ka weydiiso inta sano uu baranayay pilot nimada

  • @saciidmascade637
    @saciidmascade637 Год назад

    Mr Hay,hay,hay