MAASHAA'ALAAH waa gabar ku dayasho mudan qalbi wanaagsan wadaniyad qurux kusoo kortey qaran jira ku soo barbaartey qabyaalad iyo dhibaatooyinka aan ku korney way naga nasiib badnayd jiilkeedii .
Wllo qabyalada way jirty dadka daarodka ayaa meelaha gali jiray dibada jaamacada loo diri jiray meel kasta iyaga maamuli jiray iyagoo hada baadiya ka yimid ayaa madax laga dhigi jiray
Masha Allah wa qof qiima badan oo dalkeeda u sio shaqeeysay maanta oo kale waxa ay mudneed inay dalkeddii hooyo nabad iyo sharaf kula dhex noolaato laakiin nasiib daro ma dhicin Maxa dad qiima leh oo dalkoodii u soo shaqeeyay ay waayaen magdhaw iyo xuquudii ay lahaayeen Maama asli Cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siiyo ❤❤❤
Maashaa'Allaahwalaaxowlawalaaquwwataillaabillaah. Soomaaliya kaliya uma aha ee waa gabadhii u horeeysay qaarada Africa oo dhan. Alxamdulillaah. Allaha xifdiyo adduun iyo aakhiraba
Asli Hasan cabade first female military pilot in Somalia and in Africa 1976,she flew military fighter jets against Ethiopia, she's a brave somali woman a sample for true somali patriotism, marwo sharaf leh, caafimaad ku waar 🪖
Wariyanimo waa xirfad iyo khibrad. Gabadhan warkeeda in badan ayaan maqlayey. Horay uma arag qof sidaan dagan uwareesta. Kaaga daranka wax warqad ama su'aal ah uma qorna. Kuwa gariiraya ee su'aalaha uqoran yihiin, dadka hadalka kaqasaan. Mama Asli salaan sare.
Full pilot Asli Abade: I have a full respect for you , because of, you are the most in fluency woman from Africa especilally in 🇸🇴 Somalia…..I do have a big respect for you , again and again because of, “ you are a full of history when comes to the history of all Somalis women around the world and of course in Africa as well…..” thank you for your service and we won’t forget you for ever who you are asli❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹
MaSha'Allaah GabarSomaliyed aad u qiime sharaf leh,, Reer'Qaaradda'Africa ha ogaadeen in Somalidu ay aad talented u yihiiiin,, maantana heerka aan mareeyno waa wax aanan waxba laga qaban karin.
Aad ban UqirodaY RunTi goorTi aY DuLiYe Asli Ka warantaY wadanku sidu aHaa io markay TagtaY waxaY sameYsaY 😢 AllH CiLmiga Ha UbarakeYo Great SomaLia AllH Ha inoso CeshoH o aan Mar aragnaa IlaH Idanki
Viva aptain lady paliot the old generation were very intelligent than this existing generation ❤long live to the 1960/1990 generation somalia air lines all paliot were somali paliot I remember In 1967 all paliot of the ARmy were young somalis❤
Maamo Asli Cabaade Dagaalkii Soomaalliya iyo Itooobiya 77 wey Gaabsatey inay ka mid aheyd diyaaradihii duqeynta si Reer Magaalnimo ah uga cudurdaaratey
Wa ku saxa tahay inay ka gaabiso arimahas wayo sirta ciidanka wa heshiis iyo dhaar in anu qofku shegin si kasto shaqo uga tago iyo hadi dawladu burburto
Waliba wa in taalo lo sameeyo o lagu qoro the first African woman to fly a plane taariqdena wa ina qorona hadii kale waxa inagu dhici sidii ancient Egypt noga dhacday taariqdena 😢
MAASHAA'ALAAH waa gabar ku dayasho mudan qalbi wanaagsan wadaniyad qurux kusoo kortey qaran jira ku soo barbaartey qabyaalad iyo dhibaatooyinka aan ku korney way naga nasiib badnayd jiilkeedii .
Wllo qabyalada way jirty dadka daarodka ayaa meelaha gali jiray dibada jaamacada loo diri jiray meel kasta iyaga maamuli jiray iyagoo hada baadiya ka yimid ayaa madax laga dhigi jiray
Masha Allah wa qof qiima badan oo dalkeeda u sio shaqeeysay maanta oo kale waxa ay mudneed inay dalkeddii hooyo nabad iyo sharaf kula dhex noolaato laakiin nasiib daro ma dhicin
Maxa dad qiima leh oo dalkoodii u soo shaqeeyay ay waayaen magdhaw iyo xuquudii ay lahaayeen
Maama asli Cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siiyo ❤❤❤
Magdhaw iska daaye bal wadan nabad ah ooy ku noolato un miyuu dalkeedi ahaado maanta barafka America way iska iman laheyd e
Asli gabar somalia ku qaali allow ku dhowr Tariikh Haweenka somaliyed baal dahaba ayey uga taal❤❤❤
Wallaahi waa muwaadinad aad u sharaf badan الله cimri dheer, caafimaad, iyo cibaado suubban ayaan Allah kaaga baryayaa 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Maama aad uqabiir badan oo soomaalinimada kuweyn baa tahay Allah kubarakeeyo meelkastoo jooktid ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maasha alaah waxey ku fiicnalsheed iney joogto wada keeda oo nabad ah😊
Edaday asli cabaade cimri dheer iyo cibaado suban ayaan ala kaga baryayaa
Maa Shaa Allah Tabaarak Allah. Waa wax lagu farxo inay Somali tahay the first African female pilot. 🥰
Hereri is leaving behind a legacy, well done, mansha Allah
Maaama asali adban kuusalamayaa hooyo
Lkn hooyo adigu wadan ayaaad soo aragtay iyo dad is jecel oo wadaniyiina dalkoodana jecel nasiib xumo anaga intaa ma aanan arag hooyo lkn mar walba waxaan ubaahanahay qof adigoo kale oo wadankeena nooga sheekeeyo taariikhdiisa intaaas ayan calaf uyeelanaye 😢😢😢😢😢😢😢😢
Inaan maqlno wax kale mahaysno wlhi 😢😢😢😢😢
😢😢😢 wlhi waan ooyay maxaan sameynaa nasiib malihin kuwii shalay na burburiyay ayaa maanta waliba nasii burburinaayo😢😢
@@shukrisharaf
Taariikhda dalkeena iyo kasheekeentiisa ayaan kunoolaaneynaa intaaas un ban haysanaaa ayada un an dhowrano 😢
@@haruunmohamedosman4501 ima dhaafo 1barnaamij oo ku saabsan taariiqdeenii hore bal waxaan sawirtaa inaan joogay waagaas
NO more jalle
😭😭😭😭😭😭😭
Woow mansha Allah waan ka helay jawabta dagalki 1977 sirta dowlada waa la qariya Alle haku barakeyo maamo
Tariikhdeda ku dar wa gabadhi ugu horeysay ee African ah iyo gabadhi labad ee jamacada carabta ah ee duuliye noqotay waa laba tatile 🎉❤
waar waa bilaa jaamacad carab. ma qolooyinka wahaabiyaddu carabaysay baad tahay?
@@NewsFusion24 ma culimada diinta ayaad caayaysaa hadda cayda culimadu waa dhaleecaynta diinta saas maw ogtahay
@@NewsFusion24waar haweenka somaliyeed ka xishood, aflagaadada jooji
@@yahya-wadani hhhh waar anaga ku caayimaynee , gaalo hadaad necebtahay oo diin sheegayso saa umad hadasheen oo qabiil dhan guud ahaan tii maad caydeene , gaalo jacayl ma nagaad nagu caayi sawdigaa daba cararaya maaha , anagu soomali ma necebin nacayb na maaha hadii qabiilkaasi yidhaahdo angu goonan waxayaga u karsanaynaa , lkn kali yaata qof caadifad hadlayaa ayaad u muuqataa , nin wayana cayda looga caawan
Exactly waa gabadhi ugu horaysay ❤
Muqdisho waa ina Taalo looga dhisa wlhi hadii la yeelayo hadalkayga😢
Wa run walahi somalida taariqdoda ma qoran mana xusan dadkoda I’m crying walahi qabyaalad ba ina waashe 😢😢😢
@@Itsme70506 ha wllhi ilahow qabyaladan Naga madopee😭😭😭
Africa dhan ayay weliba tusaale u tahay. I thought inay taalo ku leedahay muqdisho oo maba leh miyaa. Cajaaib
Qadaada wenay waxaba hha caacalin 😂😂
Maasha allah sharaf iyo sumcad dawladnimo waad kusoo noolaateen Ilaahay mar kale Soomalia magaceeda iyo awoodeedii usoo celi
Maashalah hareeri you’re good journalist keep doing we need good Somaliis wherever they are in Somalia or abroad
Absolutely waxaan aad ugu Qushuucay siday wali sharciga ciidan-ka u ilaalinayso ❤
Masha allah asli imbadan baan maqlay sheekadeeda maan moodayn aadbaad u mahadsantay hereri media oo umada afka somaliga shaqo badan u haya
Anigu waxan Doctor u ahaa Nin ki ugu horeeyay ee somali duuliye ahaa Ilaahay Ha u Naxariiste Axmed Caga Dable
Ahmed Cagadable ma duuliyuu ahaa??
The first African female pilot and we are proud of her may Allah give her good health and long life
Air force pilot
Masha allah hooyo Somaliyed ilahay waxan waydisanaya inuu ii rumeyo riyadayda pilotnimad ah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
M.a duuliye sare eedo asli xasan cabade waa in taalo loo dhisaa 🇸🇴 ✊️
Cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha kugu arzaaqo maamo Asli
Hareri guulso waadna ku mahadsantahay dadka wax ku oolkaa ood noosoo wareysatid
Machallah tabarakallah un très bon exemple ASLI 💖💕 vive SOMALIA 🇸🇴
Waa gabadhii u horaysay malahayga waana tii u danbaysay ee duuliye ka noqota Dalkeenna Soomaaliya.
Sorry ha dhihin tii u danbaysay daljlka iyo gabdhaba ha habaarin yaahuudaa
@@aminaali4566 noqo hayee adigu aan kuu ducaynee
Weger iyo shaqo rageed, Dumarka waa very intelligent , smart ❤💪🏾wax walba way samayn karaan
masha Allah maamo Allah cimriga iyo caafimaadka hakubarakeeyo, Abdisalam Hereri adigana aad ban kaaga mahadcelinayaa wll sida aad marwalba noogusotabiso barnaamijyada wanaagsan ee faaidada uleh umada somaaliyeed🙏🙏🙏🙏
Masha allah hereri wad ku mahadsantahay sidaad umada haldorkedi kala lumay u horkenayso
والله خلتني ابكي على حال صوماليه اليوم عندما شاهدت هذا الحال الذي نحن فيه اليوم رجعت الى الزمن الجميل الذي كنهه فيه تحياتي للجميع
Allaahu akbar waa run siday asking sheegtay aniga oo ahaa arday 17 jir ah oo markaa secondary school ka dhiganayay ayaa qalbiga aad ii gilgishay heerkii dawladii soomaaliya gaadhay iyo hada sidaynu nahay
Waa runtaa brother, waa wax laga naxo, lakiin barigaa kola adigu macalimiinti ololaha ayad ka mid ahayd 😂
Maashaa allaah maamo qurux iyo qiimi alle isugu daray
Wuxuuna alle uaqbalay kalaamkii ayku hadashay ee ahaa
ALOOW HAIDILIN ANOON DIYAARADAN DUULIN DEJININAA
MAASHAA ALLAAH ADUUNYADA KUSOO KIFAAXDAYE EDO ASLI AAQIRANANKU KIFAAX INSHAA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa'Allaahwalaaxowlawalaaquwwataillaabillaah. Soomaaliya kaliya uma aha ee waa gabadhii u horeeysay qaarada Africa oo dhan. Alxamdulillaah. Allaha xifdiyo adduun iyo aakhiraba
Thank you, brother Hareeri. You're the best 👌. Good interview.
Asli Hasan cabade first female military pilot in Somalia and in Africa 1976,she flew military fighter jets against Ethiopia, she's a brave somali woman a sample for true somali patriotism, marwo sharaf leh, caafimaad ku waar 🪖
In Africa not just in somalia
Ilahey haynoo soo celiyo dawladii sharafta badneyd iyo isku duubnidii insha allah ❤❤❤❤❤❤
Maan sha allaah eedo asli cimri dheer iyo CIBAADO suuban illaahay haku barakeeyo
Mansha Allah tabarakallah xafidullah wa mamo qalbi wanagsan
Masha Allah L40 iyo dhowr sano ayaa American la yahay Afka somaligana si perfect ah ayey ugu hadleysa masha Allah ilaahey haku Xifdiyo Walahi
Oo ayadoo qof wayn ah bay timide sideebuu uga lumayay?
My best regards to my dear Asli, I know Asli for a long time and we were neighbors in Dallas/Ft Worth
Asli is answering tough questions congratulations for your history as a somali lady
Who is a pilot
Iam greeting Asli from Wajir Habaswein kenya.
waxay wada iska yar siyyad ader u ahay
Acsectlly
Mama ahsli iyo herari labaduba way mahadsan yihiin inshaa alaah dalkeenu wii lasinmi doonaa qaramada aduunka dardaaranka aan isku ognahay qofna yaanu lasafan qabiil qaranimada aan dhisno iyadaa inagu filaan doonta midakale dadkii hore doorkodii way qaateen inaga doorkeenii ayaa maqan
Wariyanimo waa xirfad iyo khibrad. Gabadhan warkeeda in badan ayaan maqlayey. Horay uma arag qof sidaan dagan uwareesta. Kaaga daranka wax warqad ama su'aal ah uma qorna.
Kuwa gariiraya ee su'aalaha uqoran yihiin, dadka hadalka kaqasaan.
Mama Asli salaan sare.
That’s my ayeyo asli cimri dher cibado suban ku rajenaya ❤❤
Gabadhii koowad ee duuliyo noqoto bey ahayd m.a❤
Duuloye sate " Asli Cabaade" Magac dheersydee Cimrigaaga Allaw dheeree
Anoo yar baan maqli jiray in Hamar Diyaaradaa Dokarta ah waxaa waxa Gabadhi8 ugu horaysay ( Qaarada Africa) ee Pilot noqota Wallaahi We were Exsist Nation.Omarpk.syn.16:35pm.25june.2023.holland.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle cimriga haw dheereeyo Mama Asli
Maansha allaah,*Asliyeey waad hanweyneyd alla horyaalka daday hadhuub la dhantaay*. Alla ha ku gargaaro haatan da' baa kaa muuqatee.
Mar kaliya sawirkeeda iyo wajigeeda maad soo shaqayn. Sawirqaadaha u sheeg
Aamiin aamiin alloow ducadeeda noo aqbal allow calooshoda ushaqeestayaash nagaqawo aamiin
Full pilot Asli Abade: I have a full respect for you , because of, you are the most in fluency woman from Africa especilally in 🇸🇴 Somalia…..I do have a big respect for you , again and again because of, “ you are a full of history when comes to the history of all Somalis women around the world and of course in Africa as well…..” thank you for your service and we won’t forget you for ever who you are asli❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹
Halahas hada afsomali kushegtid maxa kujaban🤣
@@NadifaaliAli “ macaan afsomaliga inaan qaldo ayaan ka baqayaa, Marka iga raali noqo hadii aad qalaad u fahamtey walaalo”
@@yaslamissa2101 Mya wa caadi wllo🥰
@@yaslamissa2101😂 are you kidding people? This is broken English ! Don't delude yourself.
@@peaceprosperity3951 first grade English is better than your’s so have a good life looser #1 .!!
Masha-allah Mama Asli Allaha Xafido Waa Wadani Ku Dayasho Mudan.
❤❤ hooyo Asli Cabaade guulayso Akhiro iyo Aduunba
Hadaanu nahay jiilka qarniga 21 tanaad habaarba nagu dhacay wlee halkanu adunka lajanqadilahayn banu manta maqal Iyo sheko waxay walidintayadu ahayeen maqalna halkay manta walidintenu kufanahayeen meshay sogadhsiyen in anu kasiiqadnay balse waa habaar anan kasoqabsanaynin allaha oo nosahlamahine 😢😢😢😢
Masha alaah alaahuma baarik .role model ka soomilada weliba dal jacayl iyo qalbi wanaag bay isku darsatay
First person in somalia girla mashallah 💯
Herero media madaxa dalxiiska keep going 🙏
Maasha Allaah
Maa Shaa Allha first African female pilot ❤❤❤
It Was Amazing episode it Frist time to my to head and see Asli ❤❤❤
cabdisalan hereri you always perform good quality informations also good historical needs our teenagers of to day thanks brother
MaSha'Allaah GabarSomaliyed aad u qiime sharaf leh,, Reer'Qaaradda'Africa ha ogaadeen in Somalidu ay aad talented u yihiiiin,, maantana heerka aan mareeyno waa wax aanan waxba laga qaban karin.
Dayrada daa, naxariista Allana haka quusan. Wax walba qaddar Alle ayay ku dhacaan waana la is imtixaamaa. Soomaalina imtixaanka wax yaraa u dhiman dheefti, nimcadi iyk barwaaqadi way noo soo dhowdahay. Allaah nasrigiisa iyo naxariistiisa hanoogu gargaaro.
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Duuliye Asli Cabaade.
Solute mama so proud of you and thanks legend allah cimrigiina ha raajiyo
Malin maha ka mid ah anigana waxa noqon dona gabadhi 2aad ❤
Mashalaah waan qosley ❤❤❤ gadaal beyfadhidaa nin baa wada dadkeen waa ka suu rowdaa hadalka
😂😂😂😂😂😂😂 somali umadeena ma ahan
@@MohamedElmi-ly1dvSomalis are nothing but Jealousy champions. They never appreciate or acknowledge you.
Mashallaah jabuti carata ayanu ku baranay aniga & dadkalo bdn Asli cabade❤❤❤🎉 cafimad ku Rajen wana gabdhi ogu horesya calanka dhar ahan ogu labisato carte jabuuti
Hada xagu wax ku marayaa
Aad ban UqirodaY RunTi goorTi aY DuLiYe Asli Ka warantaY wadanku sidu aHaa io markay TagtaY waxaY sameYsaY 😢 AllH CiLmiga Ha UbarakeYo
Great SomaLia AllH Ha inoso CeshoH o aan Mar aragnaa IlaH Idanki
Insha allah, dalku lugihiisa wa ku istaagi somslia bari samaanti wbt
Ilaahow cizki iyo sharafki Islaamka noosoo celi dulliga iyo dhibaatada naga dulqaad. Ilaahow Soomaali midee quluubtooda, is jeclaysii oo kuwo isku naxariisto, is cafiya oo isku naxariista ka dhigo. Ilaahow maamo Asli tus wadankeena oo dunida hogaamiyo iyo dadkeena oo dunida ka taliyo dhinac diin, maadi iyo dhaqqalaba.
Islaamka waa kan dib u dhaca noo keenay.
MAANTANA GABDHAHENA TIKTOK BAY KA NIIKINAYAN. ALLAH BARAKEYO CAPTAIN ASLI .ALLAH WADANKEENA DIB HAUGU SOO CELIYO SHARAFTISI
3
Jareer aya qaboo taan Jamaican eeh😂
@@blessingchanne1866 JAREERKU SOW MUSLIM MHN
Salaan sare Duuliye Asli Cabaade iyo weriye sare Abdisalan hereri.
MANSHALLAH ALLAH HAINO XAFIDO halyeeyashen hareri ALLAH haku xafido big brother ❤❤
Marbaa jirtay wadan Somalia 🇸🇴 ladhaho jiray
Viva aptain lady paliot the old generation were very intelligent than this existing generation ❤long live to the 1960/1990 generation somalia air lines all paliot were somali paliot I remember In 1967 all paliot of the ARmy were young somalis❤
Walaahi Aniga 😢😢😢 ilin Ayaa iga timid Markey tiri Meeshaan ku Noolaan jirey iyo Sidey Tahay hadda Cajiib...
Masha Allah
Ilahay dawladnimadeeni hayno soo celiyo.
Allah wanaag hayna gaadhsiiyo Waan qiiroodey walahi 😢😊
mashaallah tabarakallah wan maqlay mamadan balse wajigeda manta arkay ❤❤❤❤
Legend hereri video wanaagsan❤
Soomaaliya ha noolaato🇸🇴
Abdiyarow waad ku guleeysatay wareesigaan baal taatiiq wanagsan ku kashay ogow ABDI yare mahsanid
Walalkeed Abdi hasan cabade taliye ayu ii ahaa radarka ayu madax ka ahaa taliye qiima badan ayu ahaa wa ku salamay taliye
Maashaa allaah waa Qof Qaaliya oo karti iyo dadnimo u dhalatay
Asli Cabaade waa duuliye sare, laakiin khibradayda oo kale ma laha, guuleeyso mamo❤
Tada yaa yaqan iyda adunkaa kaqaanee sorry
@@afnanafrica1201 wll malaha khibradaydaad ka xuntahay sorry
😂😂wax yr noga so qor khibradaada wll
Dhuuso fooqal dhuuso
@@afnanafrica1201
Taasaa ka yaabay😂😂
Mashaa Allaah Tabarakallah May Allaah protect you
Cimri dheer iyo cibaado Suban mama asli abade qof ku dayasho mudan waaye runtiii
Mashaallah❤❤❤❤❤❤❤❤Asli cabaade guuleeso inshaallah
Masha Allah mamo ilahay cimarga ha Ku barkayo
Masha Allah tabarakalah allah xifdiyo asli cabaade
Hᴀʟʏᴇʏ Aᴀɴ Kᴜ Fᴀᴀɴᴏ Asʟɪ ❤
M.a asli 🎉🎉🎉
Masha allah asturnan iyo aqon❤
Maamo Asli Cabaade Dagaalkii Soomaalliya iyo Itooobiya 77 wey Gaabsatey inay ka mid aheyd diyaaradihii duqeynta si Reer Magaalnimo ah uga cudurdaaratey
Wa ku saxa tahay inay ka gaabiso arimahas wayo sirta ciidanka wa heshiis iyo dhaar in anu qofku shegin si kasto shaqo uga tago iyo hadi dawladu burburto
For those who are "healthy", we are proud of you your highness 💞.......
Live long to be a mentor to all all Muslim ladies insha'Allah 🙏
ALLAH ❤
Islaantii sixun yay isu cadaysay,midabkeedii hore yay ku quruxbadnayd,allah ha,u dembi dhaafo
@@hassanabdi3502 ALLAH ba og make up amu yahay ama filter
@@hassanabdi3502make up ayaa laga xumeeyey
@@hassanabdi3502 b
Not only is she the first somali female pilot.. she is also the first arab and african female pilot
Waliba wa in taalo lo sameeyo o lagu qoro the first African woman to fly a plane taariqdena wa ina qorona hadii kale waxa inagu dhici sidii ancient Egypt noga dhacday taariqdena 😢
MaashaAllaah TabaarakaAllaah, you two are prominent figure.
Mansh Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Somalia gul insh Allah
Capt Asli, iyo Mr Hareri 🙏🙏🙏
Masha allah habaryartat asli ca de somali airforsis cafimaad kuwaar
halyeyad qaran inbadan ayaan maqlay asli cabaade
Maansha-allah Duuliye Sare Asli Hasan
Great history 🎉
Mahasanid wariye wali ma arag balse wan ilmeyay😢