Sheekada Wiil Soomaali ah oo ku Biiray Duuliyeyaasha Ethiopian Airlines

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 413

  • @nooradaahir5689
    @nooradaahir5689 3 года назад +124

    Allh swt kumaa qariyo kuma Qadiyo
    Hamze daahir muhumed Nolshaydii curaadki aabahay dhalay meelo kalo badan waad gaadhi laxaaykygii guulayzo walal ducaadi hooyday iyo aabahay ma qaasarin meel walaban iydaa ku gaadhshin insha allh akhiro aduunba☝️🤲❤🌏🤴

    • @shucaybilkadahable1707
      @shucaybilkadahable1707 3 года назад +4

      Ma wll kaa baa insha alla

    • @nooradaahir5689
      @nooradaahir5689 3 года назад +2

      @@shucaybilkadahable1707 haaa wlal

    • @shucaybilkadahable1707
      @shucaybilkadahable1707 3 года назад +2

      @@nooradaahir5689 masha alla

    • @mascamo3772
      @mascamo3772 3 года назад +9

      Xamse wuu ka muuqday Dadaalkaas
      10 kiisii in tii uusan Jugjiga u wareegin ayuu Aniga iladaganaa mudo lixbood ah inkasta oo uu igasareeyay hadana Xisaabta ayuu iga caawinjiray isagana Cabdikariin wiil ladhaho oo kaas uu sheegayo ee Amerika jooga ah ayaa Siicaawinjiray iyo wiil Nimcaan ladhaho oo Biologie ka caawinjiray iyo Wiil Maaxo ladhaho oo dhintay alayaraxma oo Chemie iyo Physik ka caawinjiray.
      Wiil dadaal badan ayuu ahaa.

    • @khaalidhabiib9699
      @khaalidhabiib9699 3 года назад +4

      waan lashaqaynayaa wllka wan wada shaqaynaa

  • @amiindaacad9626
    @amiindaacad9626 3 года назад +21

    Masha allah deegaankan dhagaxbuur wuxuu nasiib u leeyahay in ay ka soobaxaan beylotyada iyo dad kale oo magac leh waxaan xasuustaa cabdi ismaaciil xaaji oo duulin jiray diyaaradii soomali airline ee p 7o7 iyo asli xasan cabade oo ahayd gabadhii afrika iyo carabtaba ugu hoeraysay oo duulisa diyaaradaha dagaalka kana mid ahayd ciidankii cirka ee soomaaliyeed tanina waa guul soomaali usoo hoyatay masha allah viva dhagaxbuur

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 3 года назад +13

    Exactly inaad bakhayl noqoto maaha
    Oo keligaa isku koobto maaha ayuu yidhi..
    Waa erey muujinaya shakhsiyada ninkan..
    Absolutly ...
    Thank u
    I hope u a bright future

  • @abdulazizy3155
    @abdulazizy3155 3 года назад +13

    masha allah tabarakallah xamse waa nin aan saaxiib ahayn oo aad u dadaal badan ilaahay riyooyinkiisa ha u rumooyo iyo hiigsigiisa amiin

  • @PlanetEthiopia
    @PlanetEthiopia 3 года назад +13

    You are one of the few but definitely not the last talented Somali-Ethiopian who is going to take Ethiopian Airlines to the next level, still a lot to come. Proud of you our brother. Waxaan kuu rajeyneynaa guul badan!

  • @siraadfarax7925
    @siraadfarax7925 3 года назад +7

    Masha alah wll hamze alaha kuxafido cilmigaadana alaha kuu barakeeyo🤲 guul i.a 🤜✊aniga waligaa jeclaa duulinimo walina fursad uma hilin mar uun waan rajaynaa i.a from somalia mogadishu

  • @mohamedibraahim285
    @mohamedibraahim285 3 года назад +19

    Aqoonyahan qalbi fiican weeye wiilkani mashllah

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 3 года назад +14

    Masha Allah markan arko qof dhalinyara ah horumar gadhey waan ku farxaa hambalyo kun jeer wll

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 3 года назад +22

    Hambalyo Hno Xamse Marlabaad Iyo Marsadexaadba Xamse Waa Qof Dadaal badan Oo Hal Abuurleh Waa Shaqsi Dadnimo leh Oo Dagan Naxariis Badan
    Reer DHAGAX BUUR KU Wey Salaaman Yihiin

  • @rasheedadam5032
    @rasheedadam5032 3 года назад +36

    Hamsa is a young great Somali survivor, I am Somalilander and Iam proud of Hamsa to belong my Somali ethnicity. Sure, as Hamsa said, someday all Somali natives will support each other in advancing specialist fields of education in engineering, medicine, piloting etc, despite the current boundaries between them. I encourage and support Hamsa to achieve full Commercial pilot soon InshaAllah and become a model for younger generations to follow. Keep it up and our hearts and prayers are with you. Please know Somalis are proud of you where ever they are.

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure 3 года назад +37

    Mansha Allah... Bright young man, go forward

  • @caliyajaamac3890
    @caliyajaamac3890 3 года назад +16

    Duuliye waa hami aan ku Hamiyi jiray ilaa yaraantaydii inshallah waan rajaynayaa inuu maruun hamigaygu ii hirgalo

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 года назад +64

    Wan ahayi reer soomaaland waxan ku faraxsanhayi huruumarkaaga illaahay Adookale illaahay hanoo badiiyo waxaan illaahay kaaga baryayaa Cimrii dheer oo Cibaado Leeh khar hel aamiin aamiin yaa Allah

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 3 года назад +7

    allaa yabarik waa wiil dadaal bdn, han sare na leh, si aqoon leh na wareysiga ubixiyey, guul ayaan kuu rajaynayaa pilot hamza

  • @dekaq1452
    @dekaq1452 3 года назад +24

    from burco hore u soco wll alle hamigaaga ha kuu rumeeyo amen dadka hamiga sare leh wan jeclahy i hope in aad cibaadaadu wangsan tahay illahy baa kula jiraya markasta walalo

  • @abdikarinibrahim5318
    @abdikarinibrahim5318 3 года назад +7

    Masha Allah Allaha kugu guuleyo inta ku dhiman walal Xamse. Waa guul dadka Somaliyeed u soo hooyatay in manta la arko dhalin yar Somaliyeed oo meelo fcn oo dhanka cilmiga ah gaadhay iyo dhanka farsamada.

  • @najaxawc8083
    @najaxawc8083 3 года назад +3

    Mnsha Allaaah hambalyo hanbayo wllo hore u soco Guusayso waligaaa

  • @catooshmahdi4592
    @catooshmahdi4592 3 года назад +8

    Mnsha allah xamse wuxuu alle igu deeqay cilmi caqli dadal waliba isgoo yar oo nolal aad u adag soo maray

  • @lubabaerahema4798
    @lubabaerahema4798 3 года назад +6

    መሻአላህ ወንድም አላህ ይጨምርልህ አልሃምዱሊላህ

  • @shukricadeey6307
    @shukricadeey6307 3 года назад +6

    Well done dadka aan jiraneyn oo caafimaadka qabo waaku waas horumarka gaaray masha allah horay usoco

  • @aminadan9029
    @aminadan9029 3 года назад +7

    Maanshallah. Guuleeyso. Waxaan rajaynayaa in aan raaco diyaarad aad katahay captain ilaahay idankiis

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 3 года назад +4

    Masha ALLAH Duuliye Sare Xamse dedaal badan dabadii waad guulaysatay walaal
    Soomaalidana meel baad gaadhsiisay walaal hambalyo hambalyo
    MM TV aad bad ugu mahadsan tihiin sidaad noola wadaagteen taariikhda Xamse

  • @maxamedhayat3675
    @maxamedhayat3675 3 года назад +4

    Walaalayaal anigu waxan jiraa 14sano markaas jiray 8sano iyo 9sano ayaan jeclaa in aan noqdo pilot ee marka ii Soo duceeyaa in uu ilaahy ii Soo fududeeyo hadda wax barasho ban ku jiray lkn safarbaa isoo galy ee marka ii Soo duceeyaa ilaahya ha ini sharfee💕💓🌹🤲🏻 40qof haddi ay duceeyaa wa la aqbali kaaraa ayuu Yiri nabe maxamed S.C.W

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 3 года назад +4

    Masha Allah huno guuleyso ilahay ha kuu fududeeyo

  • @jannadalajaara402
    @jannadalajaara402 3 года назад +2

    Masha allh xata wariyaha laftiisu waxu mudan yahay sharaf waayo waa nin dagan

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 года назад +2

    Asc laakiin Habo guurso guirka waa wax Fiican sida ugu dhaqsaha badan illaahey ha ku fududeeyo wax Barashadaada.noqo. Mid ku dayasho Mudan.jzk Qayran habo

  • @nasabdow5595
    @nasabdow5595 3 года назад +12

    Masha Allah Hamse. Thank you for sharing your experience with us and encouraging the young generation in pursuing their dreams. Well done.

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 года назад +6

    Maansha alaah Hambalyo kun jeer wll xamse farxad bay noo tahay soomaali ahaan inad heerkan gaadho. ilaahay ha ku gaadhsiiyo hadafkaaga. Greeting From Hargaysa

  • @aswanbashir4743
    @aswanbashir4743 3 года назад +6

    Masha allah hore wcn bd samaysy keep going bro

  • @mshuurshe
    @mshuurshe 3 года назад +6

    Mashallah walaalo keep going you’re a role model for young Somali people.🙏❤️

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 года назад +37

    Aniga oo ah dhalin yarada reer somaliland oo waliga jooga hada deeganka somalida waliba magalada uu waraysiga ku bixinayo ee jigjiga holka ama goobta waraysiga lagaga qadayna ay ii jirto wax ka yar 8km
    Hadalka hore wan ku dheeraday ama ku durkay ee ujeedku waa in aan hambalyayyo duuliye xamse daahir oo ah geesi dadal badan galay ilaahayna ku gulayyay in badan inta uga hadhayna alle ha ugu gulayyo si dhibyar dadal adag ayuu ku jira dhaman dhalin yarada somaliyeed meel ay jooganna tusaale ayuu u noqonaya siiba ahaan inta culuuntan jecel barashadiisa
    In kastoo aan ka mid ahay dadka xiisaynaya bashada culuuntan iyo inta ay xidhidhka la leedahayba hadana hada markii ay war bixintan dhagaystay wan jeclaaday oo aan hadalka idinku badiyee anigu waxan ahay arday markii aan dhagaystay na wllhi ilaahaybaa og ee waxan xasuustay wax barashadan ku dhex jiray oo waxay iga gadhay in aan raad radiyo duruustan baran jiray taasina waxay na tusaysaa in uu nadhiiri galiyay alle ha dhiiri galiyo oo muradadiisa ha u fududayyo ee
    Mar labaad wllky xamse hambalyo
    Sidoo kale bahda mm tv ama maanba aan dheho ee waad mahad san tihiin oo uu uhorayyo cabdi shakuur oo halkaa iga muuqda sidaa dhalin yarada udhiiri galisan

  • @alphahashi7219
    @alphahashi7219 3 года назад +2

    Maashallahu mama hanblyo guulyso maama ducanu kugu daray duuliye somliyed bad tahay ilaahow kuxafid hanblyo😍😍😘😘

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 3 года назад +11

    Maansha Allah. Noolow, hore u soco, Ilaahay cilmiga ha kuu barakeeyo.
    Aqoonta waxa markhaati u ah tawaadduca (humbleness) Aqoon iyo indheer-garadnimo ba Ilaah wuu ku siiyay, maansha Allah.
    "Lama kala xariifsanee, fursadahaa lagu kala nasiib badanyahay" hadalkaagaa ayaa i soo jiitay. You're inspring us. Noolow, oo horumarka aad hiigsanayso Ilaahay ha kuu fudaydiyo. Ramadaan Mubarak-2021

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 года назад

      Haaa wlhi Masha Allah Aqoontu maha oo kaliya ta la barto Waa wiil Caqli badan hadalkisa icajabiyay Cajiib wuxu yidhi qof walba 9 bilood Ayu ku dhashay qof qof ka xariifsan ama ka Caqli badani ma Jiro lkn Fursadaha Ayaa lays dheeryahay in fursad la helo haday dhaqaale noqoto iyo hadii wax kle noqotaba Masha Allah he is so humble guulayso hno From Berbera

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 3 года назад +6

    Qof nolol adag soo Maray ayaa nolol adag ka soo bixi kara😍mnshalaha

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 3 года назад +2

    Masha Allah wiil yar oo dadal badan ayad tahy guulayso bro.

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 года назад +2

    Mansha allah bro keep going fursad wacan baad haysataa

  • @saddamassad8449
    @saddamassad8449 3 года назад +2

    Mashallah Eng Xalaal well done, keep tracking!

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад +4

    Masha Allah. I proud of you 👍. Son keep going on. You have high ambition so may Allah almighty give you good health and wisdom.👍👏🏼👍👏🏼🇸🇴👍

  • @khadarabdidayr6973
    @khadarabdidayr6973 3 года назад +2

    Nin dhalinyaro ah oo Hami leh ayaad tahay hore u soco bro

  • @indhouroon8263
    @indhouroon8263 3 года назад +4

    Mashaa allaah wiil kan yar hamigiisa ilaahay ha u fududeeyo cimrigana alaha u fududeeyo waa uu dadaalay dadaalaa wuu gaaraa dhalin yaro badan oo adoo kale alaha badiyo Aamin

  • @khadarahmedaden214
    @khadarahmedaden214 2 года назад +1

    M.allh tabarakallh 👏👏 hore soco wlloh allh haku garab galee
    Waa dadaashay runtiiH waanad u qalantaa inaad nqoto duuliye somaliyeed
    All somalis we are proud of you
    You are our role model
    Guulysoh wlloh labada daarodba

  • @yasmeinabdi1042
    @yasmeinabdi1042 3 года назад +1

    Masha Allah hore u soco alle ha ku guuleeyo

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 3 года назад +2

    Maasha allaah illaahay haku barakeeyo habo ama eedo,Illaahay cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban aaaamiiin.

  • @aidarusasad2220
    @aidarusasad2220 3 года назад +7

    maansha allah waa nin ku dayasho mudan wiilkani dhalinta somaliyeed

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 3 года назад +2

    Masha allaah waan ku farxay inankaa yar ee qalbiga fiican runtii wuxuu u noqday dhalinyarada somali state horey u soco adeer waad gaari guushaada

  • @najaahyarey7023
    @najaahyarey7023 3 года назад +2

    Manshaa ALLAH
    hamze keep going bro

  • @filsanmaxamed5262
    @filsanmaxamed5262 3 года назад +2

    Masha allaah horay usoco dhaliyarta hormuud unoqo cimriga iyo cafimaadka allaah hakusiyadiyo

  • @user-gm7zk4cg5p
    @user-gm7zk4cg5p 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ guul horay usoco inaabti xamse ardaynimadaada waxaan ka dhadhamiyay duruufo badan ducadii hooyo mayna khasaarin guuul iyo gobanimo inaabti❤❤❤❤

  • @xaliimasaciid1051
    @xaliimasaciid1051 3 года назад +3

    Masha Allah wll horay usoco dhalinta soomaaliyeed ayaad tusaale u tahay inta kuu dhiman alle guul ha kuugu dhameeyo

  • @abdiwalisaid2997
    @abdiwalisaid2997 3 года назад

    Hambalyo hambalyo Mudane Xamse Niyad Wanaaga Kugujirta Masha Allah go ahead

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 3 года назад +4

    amazing storey.
    god bless you and hope you a bright future

  • @am3nkaldar833
    @am3nkaldar833 3 года назад +3

    Man alha alha hamigaga ah kuu dheerayo wllo !

  • @ZEKO_B
    @ZEKO_B 3 года назад +3

    Asc walaal
    Walaal Allaha ku xifdiyo horumar wacan ILaahey ha ku siyaadiyo from London UK.

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 года назад +1

    Masha allah
    Ilaahay hakula jiro ,Hore u soco
    👏👏👏👏👏🌺🌺💕💕🌺

  • @abdifatahbahsane1312
    @abdifatahbahsane1312 3 года назад +3

    Macha allah hamse Daahir hore usoco brother

  • @ahmedyusuf1419
    @ahmedyusuf1419 3 года назад +5

    Being pilot was my dream.
    Keep going bro

  • @HalawaashoLiveMedia
    @HalawaashoLiveMedia 3 года назад +2

    Mansha allah tabarakallah go forward big successful insha allah

  • @qaliabdi1075
    @qaliabdi1075 3 года назад +1

    Masha Allah Alle haku barakeeyo Akhii keep going nin raga tehee

  • @ahmedhussein5998
    @ahmedhussein5998 3 года назад +9

    Manshallah allah ha kugu garab galo hadafkaaga iyo halka aad hiigsanayso

  • @hodanadem4214
    @hodanadem4214 3 года назад +2

    Mashallah hambalyo hambalyo wall guulo badan oo kale gaadh inshallah wall

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 6 месяцев назад

    Maashaa ❤ alaah ilaahey ha ku xifdiyo

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 3 года назад +1

    Mansha Allahu Guuleyso xamze yare hore u soco

  • @nimcoanfaconline8941
    @nimcoanfaconline8941 3 года назад +1

    Congratulations congratulations congratulations congratulations wllkay xamde daahir kun jeer hambalyo keep going

  • @canabcali9771
    @canabcali9771 3 года назад

    Mashallah guuleyso duuliye Hamze wa wiil KU dayasho mudan

  • @zaafiofficial3658
    @zaafiofficial3658 3 года назад +2

    masha allah wllo keep Going Horay usoco

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 года назад +1

    Maasha allah duuliye xamse hore usoco

  • @sali1269
    @sali1269 3 года назад +1

    Mansha allaah xamse ina deer horay u soco illahay ha ku fududeyo hamigaga amiin amiin

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 3 года назад

    Mansha Allah illahay ha ku barakeeyo

  • @guledyatana7552
    @guledyatana7552 3 года назад +1

    Maansha allah bro Xamse xuuraan xamse daahir Guul ayaan ku rajayn

  • @abddullahihassanasker648
    @abddullahihassanasker648 3 года назад

    M.a waa wiil aqli iyo aqoon ilahay siiyay illahay haku siyaadiyo hamze

  • @Aya-cw9xv
    @Aya-cw9xv 3 года назад +1

    Masha allah hambalyo alle haku gadhsiyo inta ku dhiman insha allah

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 3 года назад +3

    Xamse abti alle haku xafido

  • @MohamedNiciima
    @MohamedNiciima 3 года назад +1

    Mnsha Allh maskax fresh Ah iyo dadaal dheeraad ah ayaad samaysay wllo hambalyo from Hargaisa

  • @raxmamohamed8612
    @raxmamohamed8612 3 года назад +1

    Garabkaaga alle hagalo masha allah wiil somaliyed wn kufarxaa horumarkaa wilashayada

  • @khadarmaxamedcmahir5599
    @khadarmaxamedcmahir5599 3 года назад +1

    Mashalllah hamblyo zaxiib hore usoco

  • @ayanomar1596
    @ayanomar1596 3 года назад

    Msha alh hormar wcan bn ku rajaynya wll mesha jeceshahy alle hku rumeyo iyo dhamnteenba👏🏽👏🏽🎉🎉

  • @hawaisse3823
    @hawaisse3823 3 года назад +1

    Mash Allah, waa kind faraxsanahaye duulaye Somali. Waxaan soo xasuusataye Somali Airlines . Good luck. Be good. Bye

  • @jaamacmaxamedismaaciil
    @jaamacmaxamedismaaciil 3 года назад +4

    Maasha,allah Farxad weeye in dhalinyaro soomaaliyeed, fursad caynkaas ah helaan, hadaynu dhisano Dalkeena horumar intan ka balaaran baynu helaynaa, in Pilot la noqdaana ma noqon doonto fursad wayn oo la raadiyo- From Boosaaso.

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 3 года назад +1

    Mashallah ilahay hamigaaga haku rumeeyo allaha ku xifdiyo

  • @xograadischannel940
    @xograadischannel940 3 года назад +2

    Maasha alaah waa aqoonyahan runtii waana waayo arag meel fog wax uga muuqdaan

  • @3Goats94
    @3Goats94 3 года назад +2

    Waaa wiiil wanagsan, ilahy ha ju saideeyo aqontada.

  • @hasanabiibesse7701
    @hasanabiibesse7701 3 года назад +2

    Masha alah guul weeye

  • @naturalbeautychannel2891
    @naturalbeautychannel2891 3 года назад +2

    Mabruuk inader waa farxad walaahay

  • @mustafeaxmed5646
    @mustafeaxmed5646 3 года назад +1

    Hambalyo hambalyo xamse hore uu soco wll waxad tahy qof wacan oo Qalbi fiican

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 3 года назад

    masha allah huuno xamse horay usoco bayloodkeenii soomaaliyeed

  • @ahmedabdi860
    @ahmedabdi860 3 года назад +1

    Engineer Hamza hori u socod wanaagsan

  • @gobaad1275
    @gobaad1275 3 года назад

    Maasha Allaah guul baan u rajaynayaa Xamse.

  • @mustafbashiir3771
    @mustafbashiir3771 3 года назад +1

    Maan sha allah xamse Daahir iLaahay swt garab kaaga ha galo

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 года назад +1

    Masha Allah Hambalyo wllkeen xamse

  • @ubaxabdirizak3905
    @ubaxabdirizak3905 3 года назад +2

    Mansha allah horumar wcn

  • @jagnaaofficial3577
    @jagnaaofficial3577 3 года назад

    Manshallah Allah ku guuleyo wllo

  • @mohammedfarah8943
    @mohammedfarah8943 3 года назад

    masha allah wll halgan adag baaad soomartay illahay hakugu guuleeyo inta kuuhadhayna

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 3 года назад +8

    mnzh allh dhiiga duriyadu isma qariyo hore usoco hormuudka somali waliged ahyne

    • @farahismail6488
      @farahismail6488 3 года назад

      duriyad ma waxay dagtaa dhagax buur waad la wayday

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 года назад +1

      @@farahismail6488 intanad ka calol xuman horumarka wiilka so hubso meelksta wa la wada dagaye

    • @farahismail6488
      @farahismail6488 3 года назад +1

      @@karimhasan8967 hhhhhhhh mustafe ayey ilma adeer yihiin

    • @rasheedadam5032
      @rasheedadam5032 3 года назад +2

      Walal, wiilkan magaceenna Somali darteed baan ugu wada faanaynaa, Reerka u doono haka soo jeedo. Ha kharribin wada dhalashadeenna aan Somali ku wada faani karno inagoo xuduud kala leh ahna Qawmiyad Somali la yidhaa sida Carabnimadu Qawmiyad xuduud leh u tahay, Carab walibana ugu faano ayaan Somalinimo ugu faanaynaa. Hamsa Reer uma so fadhiisan shaashadda. Dadka haka eryin xataa hadduu inadeer kaa tahay.

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 3 года назад

      iidoor meesha Negativeka kala bax, wax walba haysla jeclaane waa Nin OGADEN

  • @ashaabdulahi7923
    @ashaabdulahi7923 3 года назад

    Mashalaah dadaalaa Wuu gaaraa ilaaheey ha u fududeeyo Waa wiil qalbi fiican.

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 3 года назад +5

    Somaliland iyo somali state dadkoodu waa walaalo wada dhashay ee dadaala horumar baanu gaari

    • @ikhyaralimuse9549
      @ikhyaralimuse9549 3 года назад

      Wadanka soomaaliya iyo gobolada somaliland state dhe waad khaladee walakey🇸🇴⚘💝💐

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 3 года назад +1

    maasha allaah waa qalbi wacan hore usoco wll hambalyo kun jeer adna mahadsanid weriye.

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 года назад +7

    Masha Allah Tabaarikalaah illaahay haku Nabaada. Yeelo horo u sooco guuleeso

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 3 года назад

    Hambalyo wll guulayso alleha ku xafido

  • @ahmedqanimuqdishaawi9991
    @ahmedqanimuqdishaawi9991 3 года назад +3

    Masha allah congratulations wll

  • @queenidil520
    @queenidil520 3 года назад

    Masha alah tabarakalah alow ku xafid walaalkey inadayib