Speak English...your in my country....but from what i understand your basically telling others..a few things to help them out.... don't bother you won't be in my country long enough.......FREE IRELAND 🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪💯🍻🇨🇮💯🍻
Qofkii raba inuu yimaado wuxuu ku imaan karaa. 1: si sharci ah sida dad isqaba iyo caruurtooda oo loo ogolyahay. 2: inaad raadsato visa wadan kamida Europe ka dibna passport qof kale ku gashid, sida shangahay visa oo passport ka somaliga lagu heli karo. Xogtaan sii dhamaystirayey.
Masha allh wll siqur xoon baad u soo duub tay waliba maaha muuqaladada ku wo gaaban sifiican baa looga faa iideeysan karaa wada mada aa takatay mac lumaad kooda cida daneey neey sa allha ku xafido wll waxad ku bixi say waq ti gaga mahad sanid wll anoo buufis waligeey iqaban buu qabtay qurux da wadan ka erlaan jah 😂😂😂😂
Si fiican baad u soo duubtay Dublin, birta dheer waxaa la dhahaa APIRE. Dabaqa cayrtka waxaa la dhahaa GPO( genral Post office) waa HQ boostada wadanka waa taariikhi oo meesha qoladii xurriyada u dagaaamaysa 1916 ay galeen oo ka soo jamhadeeyeen, wadada aad maraysa waxaa la dhahaa O'Connel street waa streetka ugu caansan wadanka, sxb City centerka meelo ka qurux badan baa jirta, waxaad aadaa suburbs ka sida, Castleknock ama Pheonix Park. Dadka taariikhad leh kuligood ma soo wada halgamin waxaa ka mid ah James Joyce oo ahaa qoraa, cillada ugu wayn sidaa sheegtay waa guryaha, hadii aadan guri haysan way iska dhib badan tahay, thanks for Visitng Dublin. Cunsuriaydu waa soo badanaysaa waayadan danbe laakiin electionkii ugu danbeeya kuraas badan ma helin.
sxb mesha waa diiden ina iso dhoweysan reer Dublin xarasha idin haya dadkii dhan waa iga diiden waresi iyo mela muhiimka ine i tusan lakin sxb saciid joogsade mahadi haka gadho asa i cawiyey
It’s not racism the Irish people are afraid of the people who make false claims or are running from the police. The Irish state is rich but its services are like a poor country that is why the people are angry in Ireland
Sidee bay Soomaalidu 30 sano uga tuugsan kartaa reer galbeedka iyagoon xishood lahayn? Waxaad la mid tahay caruur aan waligood korin. Waanu idin wada daalnay dhammaantiin. Ku noqo dalkaagii.
@@dermotwallace5651 Agree, we are tired of decades of these people begging off the UK. They beg off the Du tch, the Italians, the Australians, everywhere they go. All they do is drive taxis taking bus iness from locals, and chea t to get be nefits. They are an intl burden.
Fadlan share like waxa so dhigi doona full video ee aan ka qadey saciid joogsade nolosha ireland ha mogaan mahad sanidin dhamantiin
Zhp meel aan kalasoxariiro isheeg
Inan information kahelo ayaan rabaa
Waxbarashada Ireland
Mahadsanid
Zxp Luxembourg wadankaa ka Soo hadal somaliyarbaa jogtana janankana wan scary subscribe from Somaliland burco
Allha kaa abaal mariyo wll sidaad noogu hagar baxdy ❤ anagana allha noo rumeeyo hamigeeena🤲🤲
Waxaan warbixin way dhaaftay wlhi thanks zxp sre ani dacwad baan sugayaa war bixinta waan dhamaystay wax badana waan ka fahmay aad iyo aad
Xagee wax ku marayan Zxb anba kula mid ban ahaaye
War wlo see lagu tagi hno bal wax iga sheg process ka
Walaale ii reeb lamvarkaaga
Ireland 🇮🇪 😢❤
Anaa jooga Meel maaha
@@MohamedDiriyeIsa war kala iso dhawee👋😂
Get out
😂😂😂 inta miyaa u ooneysaa
Alla wll waan rabaa😢@@MohamedDiriyeIsa
Ustad ahmed Osman you are one of the bets person wich i ever met God bless you bro❤
Thank you my bro🫡
Ustaad God bless you 🙌 Ireland 🇮🇪
Speak English...your in my country....but from what i understand your basically telling others..a few things to help them out.... don't bother you won't be in my country long enough.......FREE IRELAND 🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪💯🍻🇨🇮💯🍻
We are already here and there is nothing,Absolutely nothing you can about our presence here, Fxcking keyboard warrior!
He is a Torism person and he is telling good things what do you think??
thanks walal Ahmed Osman
Qofkii raba inuu yimaado wuxuu ku imaan karaa.
1: si sharci ah sida dad isqaba iyo caruurtooda oo loo ogolyahay.
2: inaad raadsato visa wadan kamida Europe ka dibna passport qof kale ku gashid, sida shangahay visa oo passport ka somaliga lagu heli karo.
Xogtaan sii dhamaystirayey.
Masha allh wll siqur xoon baad u soo duub tay waliba maaha muuqaladada ku wo gaaban sifiican baa looga faa iideeysan karaa wada mada aa takatay mac lumaad kooda cida daneey neey sa allha ku xafido wll waxad ku bixi say waq ti gaga mahad sanid wll anoo buufis waligeey iqaban buu qabtay qurux da wadan ka erlaan jah 😂😂😂😂
Mashlha God information pro
Glasgow imaw guryo weledehey scotland tijabo walal ❤
Good information about Ireland 🇮🇪 Dublin
woow in badan waxa sugno manta waan helney info la isku halen karo mahad sanid sxb
Woow wlhi wan ubaahna information buuxa inanka helo wadankan aad ayan runtii u rabay Allah hayso fududeeyo waxan ku guda jiraa sidii aan u iman laha
Ma dacwo ayaad ku tagaysa xbti
COMMENTS-KA MARKAAN AKHRIYAY DADKA WAX KASTO WAY LAFUDUDYIHIIN, QURBE POSITIVE IYO NEGATIVE, LABADABA KUTASHO
Haddii aad haysato baasaboorka EU-da ee weyn, waxaad keeni kartaa xaaskaaga ama saygaaga Ireland iyadoo la raacayo sharciga EU-da directive 2004/38/ec. waa inay qaadato 4 toddobaad fiisaha
Sxbow meeqa ayee qadaneysaa aniga ayee i soctoaa dacwadaas oo isbuca lii xareeyay aniga iyo gabadheyda oo 5 jir ah ayee no xareysay xaskeyga oo EU ah passport Eu weyna wada , marka shuruudaha mawaxaa ku jira lacag soo gasha sanadkii iyo waxaas mise
Good man and good information
Thanks
Mahsanid wll
Mahadsanid wlle ma jira qof iga caawin kara sida aan ku tagi karo
Ahmed osman j'espère que vs êtes un Djiboutien bro 🎉🎉
Makhaayadaydii aan inta badan fariisto ayaad ag maraysaa, “Guud day”😊
Salamu calaykum shukran wll
Walaal meel aan kaala so xiriiraa rabay arin yar inaa iga caawisaa rabaye
Inshalah one time
Asc wll Anigoo Benin jooga Oo passport somali wata sidee visa Belarus ku heli karaa wll. Qaali miyaa .
Noo soo jwp like ma rabnee wll
السلام عليكم ورحمة الله
Walalo ado raliya benin sidee ayad ku tagty?
Ii faahfaahi wll ado mahadsan
Jwb wll
Zxp Luxembourg ka Soo hadal qabka lagu tagayo
Si fiican baad u soo duubtay Dublin, birta dheer waxaa la dhahaa APIRE. Dabaqa cayrtka waxaa la dhahaa GPO( genral Post office) waa HQ boostada wadanka waa taariikhi oo meesha qoladii xurriyada u dagaaamaysa 1916 ay galeen oo ka soo jamhadeeyeen, wadada aad maraysa waxaa la dhahaa O'Connel street waa streetka ugu caansan wadanka, sxb City centerka meelo ka qurux badan baa jirta, waxaad aadaa suburbs ka sida, Castleknock ama Pheonix Park. Dadka taariikhad leh kuligood ma soo wada halgamin waxaa ka mid ah James Joyce oo ahaa qoraa, cillada ugu wayn sidaa sheegtay waa guryaha, hadii aadan guri haysan way iska dhib badan tahay, thanks for Visitng Dublin. Cunsuriaydu waa soo badanaysaa waayadan danbe laakiin electionkii ugu danbeeya kuraas badan ma helin.
sxb mesha waa diiden ina iso dhoweysan reer Dublin xarasha idin haya dadkii dhan waa iga diiden waresi iyo mela muhiimka ine i tusan lakin sxb saciid joogsade mahadi haka gadho asa i cawiyey
It’s not racism the Irish people are afraid of the people who make false claims or are running from the police. The Irish state is rich but its services are like a poor country that is why the people are angry in Ireland
masha allh informationkaga waa laga faaidaya wll shukran
Thanks my friend ❤
Big man legend respect❤
Wiil jooga hala ii raadiyo😢
Xage jogta?
@@Gure33 Somalia
Tnx bro masha Allah qaabka fahanka iyo xog bixinta masha Allah academy kudos tahay
Axhmed waan kuslamay marka hore aboowe waxa rabaaa inaad ii sheekto deganaasho ilee meeqo beri aya lagu hela wadnka war bixi😊
Sweden shaqo wii taala lkn wa in uu qofka afka bartaa iyo wax bartaa
Sidee lagu imadaa plz iishega somalia jogaye 😢
In lagu soo dacwoodo apayo❤
Ustaad qof serbia yimaado oo rabo ireland suu ku soo gaari karaa, mid kale guryo malahan hdne shaqadii waxaan maqlay inee warqadda qaadaneyso 5 ilaa 6 bilood cmal.
Study and then get a job
Thanks bro for sharing this am glad
My pleasure
Jaamacadaha Ireland warbixin ma ka sameyn rabtaa mise ?
Waa su'aasha aan rabay in xogg fiican layga siiyo....Ee Nalasoo wadaag Xogg Ku saabsann Waxbarashada.
Sidee kuimankaraa ireland 🇮🇪 please isoo jawab
Wan uso socda inshallah ❤
Thank u Mr IREland
Sxb Uk dadka dhalashadeeda haystaa Ireland ma degi karaan mana ka shaqayn karaan yagoo sharciga uk haysta thanks .
Yes
Mahadsanid Ahmed osman garabka dhalin yarada
Mnzha allh 🎉
M.a
Meesha waa usoo socdaaye kawaran qofkii ardeygaa shaqo makahelayaa waxaa bartey kuliya computer science
Sxp side kuimabkara IRELAND
Mahadsanid wll😮
Wll part two ma noo sowdid
Sidee bay Soomaalidu 30 sano uga tuugsan kartaa reer galbeedka iyagoon xishood lahayn? Waxaad la mid tahay caruur aan waligood korin. Waanu idin wada daalnay dhammaantiin. Ku noqo dalkaagii.
Cry more 😂
Mid aanu walaalo nahay baa Dagan 20sano laakiin waa xaasidad
familka iyo qaraabada dhan baa saas Negativeka wadanka ayeey ku sheegayan hadad ka wareysato xitaa
Mida waba qumyo naya gabdha iyo reerka qaad ayan lanhy kolay waay dhawan video gana😂
Thanks bro
Visihisa side lagu helikara bro
Waan isku dayay 2 jeer 2022 lkn ma ii suurta galin
Thanks sxb
Gulayso shp
Asc. Wll masaajidada Dublin kawaran maku yaryihiin mise 10 kor beey udhaafayaan sideenoo kale Helsinki -Finland ku dhawaad 20 masaajid iyo dugsi Quraan weey gaarayaan inta kutaal❤
Iimaadan soo jawaabin wll see wax ujiraan
Sun Islaami ah ayaa ku filan Yurub - mar dambe!
Legend waxbarashadeeda kwrn zhp qofkii master degree kasoodiyaarsanaayo
Zhp information maigasiinkartaa hadad kaheyso
Ireland waxa aan hada ugaga xayiranaahy waa guri laan ilahay haino wadaa haslo
Qabkee ku timi sxp
Sxb qaabke ku timid
Taxi driver shaqdiis bishii meeqo kuu soo dhaceso ama isbuuci lacag ahan
Maqaayadaha labo waa ka badanyihiin sxb... taas maadan iska soo hubinin.
Xitaa dukaamada.. waa ka badanyihiin 2bo
maashaalah wll
Gabar Ireland joogta ha isoo qabato
😂
Waad mahdsnthy zxp waan ku wajahnahy irland
السلام عليكم ورحمة الله
We have enough of ye, stay away
Ka fogow Ireland iyo Yurub - joog oo dhis dalkaaga.
@@dermotwallace5651 Agree, we are tired of decades of these people begging off the UK. They beg off the Du tch, the Italians, the Australians, everywhere they go. All they do is drive taxis taking bus iness from locals, and chea t to get be nefits. They are an intl burden.
Qof passport ethiopia haysta side ku imaan karaa
Waad mahadsanthy ❤🎉
Lipaaxa dhalinyarada❤❤❤ waa Generalki
Zhp Africa janis ay uga fa ideynayso Maa jiro waxas arke
Airland miya dad kula talineesaa
Muuqaal qiimo leh❤
Raggi lahaa ayaa hagaajistay oo kula mid ah, 9 bilood ayaad ku wada dhalateene, maxaad hagaajisatid wadankaaga, xitaa tuuladi aad ka soo jeedid ,
Asc
Mashallah
Guulayso bro
Pro meel lakala so xariiro maleyda hay neh🥺
ADOO MARKA CADEY BARIIS KA CUNAAYO AYAA KU DUUBAY... TIKTOK AYAA KUSOO DHIGAY LOL😅😅😅 WAA ISKA KAFTAMAYAA
Sidee ku imaan karaa please
Waa inuu qof kuu soo dacwoodo
Aboowe axmed kasoo hadal deganashah il meeqo bila ayad ku heli karta qofka marku imaad deganàsho hore ma laga siinaa nasoo kale sheek
Irishka waa cunsuriyiin....
That is not true and its is not fair, educate yourself
IRELAND 🇮🇪 ❤
Dadka iyagoo wareysiyada kaa diidan ayaa ogaa 😆 🤣 😂
Sua’aal idin weedinaa wllkey maiwadi karaa wadankan dacwadiisa mafududahay
Qof camera Ka cararaayo waa qof wax qarinaayo in la arkana diidan
Brother beenta jooji sartaa calanga ka tagaan waa post office ka Dublin 1 waaye intaada duubin vlog hubso waa post office dadka qar certa ayee ka qatan alaabaha ayaa laga dirsadaa
Lkn post office sidee ceyr looga qataa Ireland waa wax kale
wll hadaan rabo irlan waa inaa imadaa sweden miyaa isheeg
Laba wadan bey kala yihiin
Maa shaallah magaalooyinka kale guryo maleeyihiin sxb kawaran
Qof passport kenyaan haysta sidee kuimaan karaa sxb
Waxbarasho, easy waaye
Aad baa umahadsan tahay masuul
Kawaran baasaboor s. Africa ninkii haysta
Visa Free waaye wllka.
Lacag baa kusoonayaa ayaa ladhahaa.. wee ogolaanayaan.. wareysiga
Brother luqadee looga hadlaa wadankaas
English
Qof Türkiye jooga sidu Ku iman kara una daganasho Ku heli kara?
Big man legend respect❤