Dhalinyarada mala socdaan waxa ka socdo UK 🇬🇧 isbuucaan waxa la wwearary 3 hotel oo ay daganayen dadka qaxootiga ee kuso galay doonta waxaa socdo rabshado iyo banaabaxyo loga so horjeedo soo galootiga walalyaal UK 🇬🇧 xaladeeda faraha ayay kaso baxaysa waxa labgubay gawaaridii booliska wadooyinka way xiranyihiin waxaana la ugaarsanaya so galootiga iyo muslimiinta Meeshiina iska jooga illaahay ayaa irzaaqada bixiyeee
Tacsiyada meesha kala tag qof kasto meeshuu rabo ha tago calaf lee la cunaaa wataas liido dadkii jawiga iska qadanaayey la xasuuqiyo sxb noolaha xad celiye malahn
@@ismailyoung1639 may dorashada dhan loga guleystay xanaqas ayako haayo aya mid madow ah cruur laayay janis unoqotay kaaga daran media ha dhehen muslim u aha mrkse msajido sigubeen gadaal dnbe inu Cristian ahaa laogaaday wxa ladhahay marki Hore masajidka wa gubeysene hada kanisada ma. Gubtaan lol xata waxa ladhahaya wxn Israel aya ka danbeyso o wa. Meesha buuqa io banaanbaxa ugasocday yuhuuda weekend wlbo laiskusobaxaayay
Fadlan share like 5k na garsiiya idiinko mahad san
Asc wll ahmed ilahay haku dhowro wll waxan kuweydinaya visa Bosnian ma e visa ayantan live madan sogeline
Thnx bro
Allh idin fududeeyo safarkiina insha allh wallahey qaali
Uk 🇬🇧 noo baalan ah ❤
Dhalinyarada mala socdaan waxa ka socdo UK 🇬🇧 isbuucaan waxa la wwearary 3 hotel oo ay daganayen dadka qaxootiga ee kuso galay doonta waxaa socdo rabshado iyo banaabaxyo loga so horjeedo soo galootiga walalyaal UK 🇬🇧 xaladeeda faraha ayay kaso baxaysa waxa labgubay gawaaridii booliska wadooyinka way xiranyihiin waxaana la ugaarsanaya so galootiga iyo muslimiinta
Meeshiina iska jooga illaahay ayaa irzaaqada bixiyeee
Tacsiyada meesha kala tag qof kasto meeshuu rabo ha tago calaf lee la cunaaa wataas liido dadkii jawiga iska qadanaayey la xasuuqiyo sxb noolaha xad celiye malahn
@@Khalidlatiif dadka caqligooda fooraro ee adigoo kalaa uguma talagalin comment geyga ee adu reply iiga bax dad buu anfaci doonaa
Sababta xaalada ka jirta dalkaan ayaan usheegay madama aysan newska English ka aqrisan dhalinteena 😇
Xagee joogtaa adigu wll
@@guulSO250 UK sxp
@@guuldoon1 ma halkaan baa martay zxv
Noso badi wll
WANAAGN ASXAABTA AALLAH AAMIIN
Legend waa Wlhi nolasha radiis ayay rabtaaa sxb sare keep going waaan ku soo xigaa inshallah ❤
Waaw mahadsanid wallkey
Uk 🇬🇧 riyadayda🎉
Welcome waa kugu soo dhaweeynaa
Isᴋᴜ ᴍɪᴅ ᴡʟʜʏ😂
Mahadsanid sxb wan kuguxiranahay 🎉
Guulaysta walalayaal ragii hadafkooda kadhabeeya alle ha idinka yeelo❤
Waar ma Caqliga Ayaad
Laadihiin , waxa Uk. Ka socdo
Miyay daan Ogayn
Waa La.laynayaa Soo galootiga Uk
Oo gala, ee iska jooga.
Usheeg 😂😂
Thanks shp ahmed libax nolasha Tunisia 🇹🇳 ma wax kaso dubtid
Ka waran Tunisia?
Tahribka ?
Wa sidee?
Sxb illahy ha idin fududeeyo dadka kala nasiib badan jabkaad soo marteen tina u arkaa jano man horey usoco told man
maansha ALLAH A
Ahmed osmanow kalay tunisia 🇹🇳
Asc zxb tunusia inaa war iga siisaa rabaa xagee kasoo qabtaa
wlll wadooyinka la maraayo tahriibka mareekanka
Yarku waa nin rageed Ilaahay riyadiisa ha u rumeeyo
Armuu jerman idin dheemaa mesha u socotaan
Alle hay rumeeyo waan usoo socdaa
Aynu israacno
UK 🇬🇧 soo la isma celinaayo mise waa la cancel ❌ gareeyay barnaamijkii dib u dajinta Rwanda
Xisbigi filinkas waday dorashada looga guuleystay zxb xariirki hindiga ahaa iyo xisbigiisa laga guleystay
@@iM.YOTiNHO Haaa waa arkay taas in doorashooyinka heer deegaan lagu garaacay lkn UK wali naceybka Soo galootiga ka taagan balada
@@ismailyoung1639 may dorashada dhan loga guleystay xanaqas ayako haayo aya mid madow ah cruur laayay janis unoqotay kaaga daran media ha dhehen muslim u aha mrkse msajido sigubeen gadaal dnbe inu Cristian ahaa laogaaday wxa ladhahay marki Hore masajidka wa gubeysene hada kanisada ma. Gubtaan lol xata waxa ladhahaya wxn Israel aya ka danbeyso o wa. Meesha buuqa io banaanbaxa ugasocday yuhuuda weekend wlbo laiskusobaxaayay
2018 ba tagay wa I sura gali waysay waqtiga Doon lama raci jiran gawarida lagu dhax dhuman jiray
Gariga iyo doonta yaa raqiisa wll
@@dheyman_luul2367gdhiga
ilahow riyadisa u rumee somaliya meel dib logu laaban karo ma ehee qarax iyo rafaad 😢
Plz uk halis ayaa ka jirta iska jooga wadamada kale ayaa dhama ka jooga hana haligina naftiina
qeebtaan aad baan u sugayey mahad sanid sxb
Wlhi nolashaas waay adagtahay
Anigu hadaan tago yurup dalka u horeeya ayaan la qabsan lahaa
Yarkan magalay UK yakar wahayo
AXMED CISMAANOW BAL INTA WAAYE HAKAA SAARTO UMADDAN AAD LUGOYNEYSANA QIYAAMAHA WAA LAGU WEYDDIINAYAA
France sida lagu imaado warbaxin buuxda naga sii taa ayanu doneyna tusale marka laga sobaxayo kenya sxp plz and plz taa aya muhiim ino ah br
Alleh ha idin fudedeyo dhalinyaro 🎉
😂😂😂there is not boat for twelve kilometres 😂😂😂😂 twelve meters reasonable 😂😂😂😂
Ahmed adugu Wilkan lee kataqana halkan meya
ilahy ha u fudedeyo
sxp anoo shangaay visa kugalay dalalka yurup masii dhuman karaane farane maliiga qaadaaa
Anaaa xaaladaas ku sugan, shangen viza ku imaaday italy, Inaaa france kabaxo rabaaa UK aado
Sidas rawa anb lkn bisha 4raad furme ladhahay sanadka cusub mx war ka heysaaa@@alibinali2141
@@alibinali2141war walal Ma nabad Qabtaa 2025 oo maalmo ka dhimanyihin ayaan soo bixi rabaaye Ma Tagtay Uk ???
Meeshaad ka timi iska joog oo wadankeena ha iman
💩
Insha Allah way gudbayaan
Marka ay galaan ingiriska sooqabo
Alle hay rumeeyo waan usoo socdaa