Hereri & Barnaamij gaar ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 587

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад +49

    Somaliyey waad u jeedan sida aan hormar ugaarnay qaasatan Haplaheena Hooyo yinkeena.Waa in la ixtiraama aan ka deeno Dhibatada aan is walal.sano aana taagerno mamadaan somaliyeed Maama Nadiira
    from muqdisho❤❤❤❤

    • @dahirahmed572
      @dahirahmed572 3 года назад +4

      Caqli fiyaw ayaa kugu jira wallalo.

    • @ibbie_-3538
      @ibbie_-3538 3 года назад

      Nadiira maanshaalah aaway gabdhahaagii hore adiga sheegaaya wiilkaan kaliyee wlhi gud bisnis ilaahay hakuukala kiciyo

    • @ibbie_-3538
      @ibbie_-3538 3 года назад

      Tlfoonka kusoo qor siaan u nimaano

    • @mikereizz
      @mikereizz 3 года назад

      You are right bro but She is not from muqdisho though

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 года назад

      @@mikereizz he means he is from muqdisho not her or his location at the moment of writing

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 3 года назад +127

    gabadh somaliyeed oo geesiyada iga dheh allow gabdhah somaliyeed. noo barakee

    • @halmamo1253
      @halmamo1253 3 года назад

      @Kamari Louis it isn't free! We have to pay.

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 3 года назад +4

      Haku saxan ma ahan somaliya ee waa somalilanders

    • @somaliboy37
      @somaliboy37 3 года назад

      @@halmamo1253 Walaal ragaan waa tuugo Waa qof Markaad app kaas gashid Waa u dhamaatey telkaaga

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 года назад

      @@xaajimasaleh8837 nacasnimada jooji somalilnad wa somali ee xabashi maahan, magacuna waxa laga wada dadka somaliyed oo dhul somali ah dagan. somaliland waxay macna ahaan lamid tahay somaliya.

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 года назад

      @@xaajimasaleh8837 teeda kale gabadhan somaliyed waxa loso dhaweynaya somalinimo, hadaadse iminka wax jaanjaan latimatid tageeridan laga noqonaya, iyadana tusale haku noqoto wata ku faraxsan casimada dalkeda somaliya ee muqdisho

  • @cumarzaalim3157
    @cumarzaalim3157 3 года назад +20

    Runtii waa fikrad Ganacsi oo wanaagsan oo ay samaysay Haweenay U saaxiib ah Caqli .
    Ganacsiyada noocan oo kale ah Waxa ay Fikir wanaagsan ka siinayaan Dadyawga Ajaanibta ah in ay soomaalidu tahay Dad Jecel hormarka Meel walba oo ay joogaan .
    Ilaahay haku barakeeyo Hakuguna Guuleeyo Hamigaaga Wanaagsan 👸❤👏.!

    • @mamaanxasan5711
      @mamaanxasan5711 3 года назад +1

      Mustaq balka waxa aay nadiira ku fiicned madaxweynaha somaliya waa dhira galin iyo shaqo fican heeso guleeso wll

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 3 года назад +2

    Mashallaah hablaha soomaalidu ayagaa ugu karti badan dumarka adduunka,Maxaa bulshada soomaalida hooyooyinka ayaa laf dhabar u ah!..
    Waxaase batay waayadan xaasidiin iyo waraabayaal xumeeyay oo kufsi iyo dil u gaysanya taasna waa in ay soomaalidu meel uga wada jeesato!!.
    From Jigjiga faafan soomaaligalbeed.

  • @abdirisakjaamac7907
    @abdirisakjaamac7907 3 года назад +34

    Wariyaha ugu qaaLisan qarnigan 21aad cabdisalaan hereri Alle cimriga hakuu dheereeyo

  • @kaydtech4990
    @kaydtech4990 3 года назад +19

    How amazing is legend Abdisalam Harari is!

  • @mustafeabdilahi5613
    @mustafeabdilahi5613 3 года назад +11

    RUclipsrka ugu weyn somali lkn aan lahayn Channel u gaara. Talented journalist Herer .

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +75

    Cabdisalaan Hareeri Ilahay Cimriga Haku Barakeeyo Huno

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 года назад

      Nayahee nin huuno lama yiraahdo wa ceeb, hablaha un baa huuno layiraahdaa.

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад +1

      @@tawosabdalla697 Ma DoQon Baad Tahay Huno🤣😅

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 года назад

      @@dailyxiin mayee dabaal dacarta leefa kkkk
      kolay inagu xageena ragga lama yiraahdo waana lagu la yaabi hadaad tiraahdid, amaba wa suurtagal inaad shukaansi doon tahay in lagu moodo.

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад +1

      @@tawosabdalla697 Adigu Xgee Ayaad joogta Malaha Huno Ayaad Qalad Fahanteene

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 года назад

      @@dailyxiin adigu malaha ma reer awdal ama reer jigjiga ayaad tahay

  • @shamisgeelleh5440
    @shamisgeelleh5440 3 года назад +5

    Masha Allah waan iman inata iyo guriguba nuur calaa nuuur. Thanks intan dadkale siinlahaa lacag somalida ayaanu sinayna. Thanks Abdisalaan.

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 года назад +3

    Maa sha Allah Tabaaraka Allah, a wonderful and fantastic hotel also well prepared program by senior Journalist Abdisalan herari...thank you very much we appreciate much and much

  • @rooblebashir5980
    @rooblebashir5980 3 года назад

    Maashaa Allah Gabadhani janadii aakhiroba intaan la tegin ifkiibay jano la mood kusii samaysay

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 2 года назад

    Mashallah, Great business, Classy Lady, I remember her from Hooyo Restaurant in Columbus Ohio, and she used to do Commercials on TV for Saraga Super Market.

  • @azizisaidm2432
    @azizisaidm2432 3 года назад +9

    Waa wariyaha Somalida ugu anshaxa fiican ugu rer magalsan masha alh

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 3 года назад +51

    We need a lot of people like her to do business here in Somaliland because most of the businessmen in the country are not trained to do it and the people have no other options. They just run the business with no hospitality, experience, care etc.

    • @amaal9214
      @amaal9214 3 года назад +17

      Tell Muuse Biixi about it. Plus she is in Turkey as Somali national not the clan fiefdom she is from.

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 3 года назад +5

      Dee waa reer Mii.Reer Miigii ayaa wax yeeshay waddankaba waad u nacaysaa.

    • @nimaabdi5202
      @nimaabdi5202 3 года назад +2

      @@amaal9214 Mashaa Allah well said

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 3 года назад +10

      @@amaal9214 This woman is an American citizen. She's not from the failed war-torn neighbouring Somalia, you should keep in mind that first. Your people are struggling to survive in that harsh war zone environment let alone to do a better living. We ( Somalilanders ) love our neighbouring Somali people but you do the opposite.

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 3 года назад +1

      @@nimaabdi5202 Somaliland intaad kusoo maqnaydeen ayey Carab iyo Cajamba idin qabsatay 😃😃😃

  • @sabiriinhabib2109
    @sabiriinhabib2109 3 года назад +4

    This is what we need.., thnks huuno.., she’s very intelligent masha allah.., gabdho saan oo kale wee naga buuxaan horay usocda aa idin leeeyhy.., nadiira allaha ku barakeeyo 🥰🥰🥰🥰

  • @anasmuhumedkilas6143
    @anasmuhumedkilas6143 3 года назад +5

    Cabdi salaam hereri waxa waaye ninka kaliya ee lahubo 100% warkiisa
    Alle haku ilaaliyo ayaan kuleeyahay
    Gabadhana alle ha ubalaadhiyo ganacsigeeda
    Iyo cimrigeeda waa qof somaliyeed oo horu martay mnsha allah
    Guul guul guul

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 года назад +20

    Lacag aan caadi ahaynba lagaliyey, Masha Allah. Somalis should spend their money on other Somalis, and support their walaaloyin businesses. Saying hi from Jigjiga Somali State. I Wish they would include their contact..

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 3 года назад +2

      Maaxaan dalki maalgelinaa. Agah. 30 sano ka dib wadadii Burburkan qarka u saaranahay. Somali kursigay isku dishay. Tiina waatay lahu dhagay doorshadiina la diiday.

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 3 года назад +22

    Soomaalida badankeeda dad middaysan maaha, laakiin dhanka ganacsiga, fanka iyo jacaylka waa isku mid !!! Aniga runtii intaas aa deeqda noh - yaa igu raacsan

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 2 года назад

    Maasha Allah Ganacsi runtii Aad u fiican Alle ha barakeeyo inantan waa Qof runtii ganacsiga Aqoon U leh
    I'm very proud to our somali girls

  • @yayaiskood8913
    @yayaiskood8913 3 года назад +2

    Where I can get information ?

  • @somalihealthylifestyle1237
    @somalihealthylifestyle1237 3 года назад +5

    She has a great business mentality.
    I see how did she choose the country of her investment.
    Well done and good luck Mrs. Nadira

  • @abdijama9829
    @abdijama9829 3 года назад +1

    Masha Allah. i will visit there. sanadkan meel aan ahayn halkaa degi maayo. nice apartments

  • @hargeisamusiclyrics5650
    @hargeisamusiclyrics5650 3 года назад +1

    Masha allah, waa ganacsi international ah. Alle ha u barakeeyo.

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 3 года назад +1

    MashAllah MashAllah MashAllah 😍😍😍👍

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 года назад +2

    Masha Allah she so gorgeous ❤️❤️❤️and intelligent

  • @Skč77_44d
    @Skč77_44d Год назад

    Waa dhismaha amiir abdikarem amiir maxamud abdirahman wana garaadkayga toosan waa magaaladayda❤

  • @abibawale4976
    @abibawale4976 3 года назад +6

    Maaasha allah qof wax Bartey waa bulsho wax Bartey hooyo qiimo badn waaye alle ha xiftiyo business qurux badan bay sameyey waa wax yaabaha aan ugu jecelhy in aan sameyo anigu xata lkn waxaa sii doorbida wadankii hooyo lkn meelkaste oo available ah ba waa laga sameyn karaa 🥰🥰🥰🥰😘😗😚😚☺

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Год назад

    Masha allaah waad dedaashey Illaahey ha ku barakeeyo businesska

  • @mohamedjebril8893
    @mohamedjebril8893 2 года назад

    Maa sha Allah Tabaaraka Allah, fantastic I will not say Hotel but it is well prepared Guest House, Fantastic Nadira and Her family. thanks by senior Journalist Abdisalan Herari.

  • @blackdunya2590
    @blackdunya2590 3 года назад +1

    Masha Allah haweenaydaasi waa dadka nacfiga umada uleh waayo sida ugu fekertay macmiiisha ayaaba aad iisoo jiidatay tacabka iyo shaqada ay galisay ganacsigaas guul barako Allah ha usaaro horumar wacan ayaan u rajaynayaa

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 года назад +5

    Gabadh aan xalaal aan ku ahayn inaad taabato waa mamnuuc
    From Hargeisa

  • @maryamaosman9432
    @maryamaosman9432 3 года назад

    Does anyone have information on this hotel? Name? Bookingsite????

  • @fatouali4334
    @fatouali4334 3 года назад +6

    Wow Masha Allah beautiful hotel . Congratulation sahib . I can't wait to be ur customer.

  • @offsetyare1772
    @offsetyare1772 3 года назад +7

    4:15 Hereri iyo Haaaye Haaaye Haaaye hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @umusahraalkhayr8551
    @umusahraalkhayr8551 3 года назад +7

    anoo aad uxiisaynayaa ayuu dhamaaday barnaamijka thank u nadiira wlll horumar wcn

  • @MM-df6ol
    @MM-df6ol 3 года назад +3

    Well done, support Somali business, i look forward to staying there in the future.

  • @maxamedcabdilaahi2599
    @maxamedcabdilaahi2599 3 года назад +6

    mansha allah hereri iyo gabdha somaliyeed alle haydin xafido

  • @salimali5862
    @salimali5862 3 года назад +3

    Perfect business, place and I wish you all the best Nadira.

  • @mustafemiig7804
    @mustafemiig7804 3 года назад +15

    Cabdisalaan Hereri Camera Man gacantiisu fadhido ayuu ubaahanyahay

  • @Home-cooke
    @Home-cooke 3 года назад +2

    Ilahey umada Somaliyed qalbigooda isku wanaaji somali waa gob waysa liicday ee aan wadajir u sitaagno... Ramadan Mubarak

  • @nasrajam8621
    @nasrajam8621 3 года назад +2

    Will definitely come InshaaAllah... MashaaAllah tabarakallah inanta dhaha

  • @drfuaadgarnayl8588
    @drfuaadgarnayl8588 3 года назад +10

    Waxan halakan uga hambalyay nayaa gabadha companey ga iska leh nadiira waxaan leetahay wll guulayso
    Waxan sidoo kale ku dhiiri galinayaa shaqada uu umadiisa u hayo ee samaan baahinta ah abdisalaan hareeri waxan leyahay wax ku dhiba rabi kuma tuso

  • @hudayfisalah9886
    @hudayfisalah9886 Год назад

    Manshalaah wanku farxay dhismahan quruxda badan

  • @rawmo7336
    @rawmo7336 3 года назад

    MashAllah tabarakallah was business Somalida ka maqnaa, gabadhana eey ka xaqabtirtey. Ilaahay ha u barakeeyo walasheydaa somaliyed Amin ya Rabb..

  • @saacidsamakaab9997
    @saacidsamakaab9997 3 года назад +2

    Mashalah legend Mr hereri barnaamijkan wuxu noqon doona inshalah mid taariikh u ah soomalida kusoo badanaysa turkiga.

  • @SadiaM1960
    @SadiaM1960 3 года назад

    Masha Allah tabarak very smart couple

  • @abdidini3109
    @abdidini3109 3 года назад +1

    Asc how much does it cost for one month? Any idea anybody?

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 года назад +6

    *WAXAAN MARKHAATI KA AHAY IN DADKII SOMALIA KA QAXAY EE DIBADA TAGAY , KALIYA KUWOODA MARAYKANKA TAGAY UUN BAA WAX QABSADAY*

  • @yacuubjama2706
    @yacuubjama2706 3 года назад +1

    In aan dhexmarayo u maleeyayba san u firsanayey waa shaqo wacan mashaa alaah alle ha barakeyo

  • @maxamedcabdi8275
    @maxamedcabdi8275 2 года назад

    Masha allah 7 star

  • @mohed7950
    @mohed7950 3 года назад

    Masha Allah Alle Hakuu barakeeyo ganacsigaga ayanu leenahay waa gabadh Somaliyed oo horumar aad u baladhan sameysey

  • @kaafi-gacalka
    @kaafi-gacalka 3 года назад

    Masha alle.allena haw barakeeye, Marka laga yimaado fikrada ganacsiga ay nadiira iyo xaajigeedu kasameeyeen meesha, waa Hooyo ladadaaleysa wiilkeeda .

  • @mogadishutime7725
    @mogadishutime7725 3 года назад +1

    Hareri iyo Qatar doha koormee imaneysa👑

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 3 года назад +2

    Maasha allah waa gabadh latimid hal abuur ganacsi ku cusub somalida ilaahay hakuu barakeeyo.

  • @Gahtaan.
    @Gahtaan. 3 года назад +1

    Asc Somaliyeey marka hore waxaan leeyahay Gabadhaa Somaliyeed Masha’Allah Allah hakuu barakeeyo,halkaa waxaa kaaga cad far kaligeeda fool ma dhaqdo, dadku waxeey ku wanaagsan yihiin wadajir , anigoo hadalka bad badin furiinka badan iska daaya Gabar kasto iyo nin kasto Somalia ah ayaa la hadlayaa.

  • @MyAfrican1986
    @MyAfrican1986 3 года назад +1

    I can’t wait to visit this place.

  • @amisaleim4800
    @amisaleim4800 2 года назад

    ㅡManshallah Allahuma barik ka hadal ma laha inshallah halkaas baan ku soo degi soon with family.. well done wll

  • @alisuleiman6613
    @alisuleiman6613 3 года назад

    Very high expert business woman

  • @abyaanjohar5598
    @abyaanjohar5598 3 года назад +5

    WOOW So beautiful 👍👍👍👍

  • @Kinghuska
    @Kinghuska 3 года назад +1

    Hae Hae Hae 😂😂 Hereri wa legend my role model 🙏

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 3 года назад +25

    Congratulations to nadira but I would like to know the rate

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 года назад +2

      And the website 🙏🏻for more details please 🙏🏻

  • @abzismail2132
    @abzismail2132 3 года назад +4

    Very well thought out business mashallah good luck for the future.

  • @amiiradkhadrapodcast2785
    @amiiradkhadrapodcast2785 3 года назад +2

    Maanshalalah my sister inlaw alle haku xafido. Wa meel qurxoon. wan kasoo helay anigu. Kolay waan soo noqon. Inshalalh

    • @rayanali921
      @rayanali921 3 года назад

      Markaasaa Bilaatos haddaba Ciise watay oo karbaashay, 2askartiina taaj ayay qodxan uga taxeen, oo madaxiisay saareen, oo waxay u geliyeen dhar guduudan. 3Markaasay u yimaadeen oo ku yidhaahdeen, Nabad Boqorka Yuhuuddow, wayna dharbaaxeen. 4Bilaatos haddana dibadduu u baxay oo ku yidhi iyaga, Eega, isagaan idiin soo bixinayaa inaad ogaataan inaanan eed ku helin. 5Ciise haddaba ayaa dibadda u soo baxay isagoo sita taajkii qodxanta ahaa iyo dharkii guduudnaa, oo Bilaatos ayaa ku yidhi iyaga, Bal eega ninka. 6Sidaa daraaddeed markii wadaaddadii sare iyo saraakiishii arkeen, ayay qayliyeen iyagoo leh, Iskutallaabta ku qodob, iskutallaabta ku qodob. Bilaatos ayaa ku yidhi, Idinku wata, oo iskutallaabta ku qodba, waayo, anigu eed kuma aan heline. 7Yuhuuddii ayaa ugu jawaabtay, Sharci baannu leennahay, sharcigaas xaggiisana waa inuu dhinto, waayo, wuxuu iska dhigay Wiilka Ilaah.
      8Haddaba Bilaatos markuu hadalkaas maqlay, aad buu u sii baqay, 9oo haddana wuxuu galay guriga taliyaha oo ku yidhi Ciise, Xaggee baad ka timid? Laakiin Ciise jawaabna uma uu celinin. 10Sidaa daraaddeed Bilaatos ayaa ku yidhi, Miyaanad ila hadlayn? Miyaanad ogayn inaan leeyahay amar aan kugu sii daayo iyo amar aan iskutallaabta kugu qodbo? 11Ciise ayaa ugu jawaabay, Amarna iguma aad lahaateen haddaan xagga sare lagaa siin. Sidaa daraaddeed kii ii soo kaa gacangeliyey ayaa kaa dembi weyn. 12Taas dabadeed Bilaatos wuxuu doonayay inuu sii daayo, laakiin Yuhuuddii ayaa qaylisay iyagoo leh, Haddaad ninkan sii daysid, Kaysar saaxiibkiis ma ihid. Nin kasta oo boqor iska dhigaba, wuxuu ku caasiyaa Kaysar. 13Haddaba Bilaatos markuu hadalladaas maqlay, ayuu Ciise dibadda u soo saaray, oo wuxuu ku fadhiistay kursiga xukumaadda, meesha la yidhaahdo Sallaxa Dhagaxa ah oo af Cibraanigana lagu yidhaahdo Gabbata.
      14Haddaba waxay ahayd Maalintii Diyaargarayskii Kormaridda, abbaaraha saacaddii lixaad. Oo wuxuu Yuhuudda ku yidhi, Bal eega boqorkiinna. 15Sidaa daraaddeed waxay ku qayliyeen, Kaxee, kaxee, iskutallaabta ku qodob. Markaasaa Bilaatos wuxuu ku yidhi, Boqorkiinna miyaan iskutallaabta ku qodbaa? Wadaaddadii sare ayaa ugu jawaabay, Boqor ma lihin Kaysar maahee.
      Ciise Waa Lagu Qodbay Iskutallaabta
      (Mat. 27:32-44; Mar. 15:21-32; Luuk. 23:26-43)
      16Markaasuu haddaba u dhiibay in iskutallaabta lagu qodbo. 17Wayna kaxeeyeen Ciise. Markaas isagoo sita iskutallaabta ayuu u kacay meeshii Dhakada la yidhaahdo, oo af Cibraaniga lagu odhan jiray Golgota, 18meeshaasay iskutallaabaha ku qodbeen isaga iyo laba kale, midba gees, Ciisena dhexda. 19Bilaatosna wax buu qoray oo ku dhejiyey iskutallaabta dusheeda, waxaana ku qorraa, CIISIHII REER NAASARED, BOQORKA YUHUUDDA. 20Haddaba Yuhuudda badideed ayaa qorniinkaas akhriday, waayo, meeshii Ciise iskutallaabta lagaga qodbay waa u dhowayd magaalada, oo qorniinkii wuxuu ku qorraa af Cibraaniga iyo af Roomaaniga iyo af Gariigga. 21Sidaa daraaddeed wadaaddadii sare oo Yuhuudda waxay Bilaatos ku yidhaahdeen, Ha qorin, Boqorka Yuhuudda, laakiin qor, Kanaa yidhi, Waxaan ahay Boqorka Yuhuudda. 22Bilaatos ayaa ugu jawaabay, Waxaan qoray ayaan qoray.
      23Haddaba askartii markay Ciise iskutallaabta ku qodbeen, dharkiisay qaateen oo ay afar meelood ka dhigeen, askari waliba meel buu qaatay, khamiiskiina way qaateen. Khamiiskii meella kama tollayn dusha iyo hoosta. 24Sidaa daraaddeed waxay isku yidhaahdeen, Yeynan kala jeexin, laakiin aan u saami ridanno kii heli doona, inuu noqdo Qorniinka oo leh,
      Iyagu waxay qaybsadeen dharkaygii.
      Khamiiskaygiina way u saami riteen.
      Haddaba waxyaalahaas askartii baa samaysay.
      25Waxaa Ciise iskutallaabtiisa ag taagnaa hooyadiis, iyo habaryartiis, Maryan afadii Kaloobaas, iyo Maryan tii reer Magdala. 26Sidaa daraaddeed Ciise markuu arkay hooyadiis iyo kii xerta ahaa oo uu jeclaa oo ag taagan, ayuu hooyadiis ku yidhi, Islaan yahay, waa kaa wiilkaagii. 27Markaasuu kii xerta ahaana ku yidhi, Waa taa hooyadaa. Oo saacaddaas dabadeed kii xerta ahaa ayaa gurigiisii u kaxeeyey.
      Ciise Waa Dhintay
      (Mat. 27:45-56; Mar. 15:33-41; Luuk. 23:44-49)
      28Markaas dabadeed Ciise isagoo garanaya wax kasta inay dhammaadeen, in Qorniinku ahaado, ayuu yidhi, Waan harraadsanahay. 29Markaas waxaa meeshaas yiil weel khal ka buuxo. Sidaa daraaddeed geed isbonji la yidhaahdo bay khalkii ka buuxiyeen, markaasay kor saareen geed husob la yidhaahdo oo afkiisa ku dhoweeyeen. 30Haddaba markii Ciise khalkii qaatay ayuu yidhi, Waa dhammaatay, markaasuu madaxa foororshay oo ruuxii bixiyey.
      Ciise Waa La Wareemay; Dabadeedna Waa La Aasay
      (Mat. 27:57-61; Mar. 15:42-47; Luuk. 23:50-56)
      31Sidaa daraaddeed Yuhuuddii, inaan meydadku sabtida iskutallaabaha sii saarnaan, waxay Bilaatos ka baryeen in lugaha laga jebiyo oo meydadka la qaado, waayo, waxay ahayd Maalintii Diyaargarayska, oo maalinta sabtidaas waxay ahayd maalin weyn. 32Haddaba askartii waa timid, oo ay lugaha ka jebiyeen kii hore iyo kii kale oo iskutallaabaha lagula qodbay isaga. 33Laakiin markay Ciise u yimaadeen oo ay arkeen inuu durba dhintay kama ay jebin lugihii. 34Laakiin mid askartii ka mid ah ayaa dhinaca Ciise waran kaga wareemay, oo markiiba waxaa ka soo baxay dhiig iyo biyo. 35Oo kii arkayna wuu marag furay, maraggiisuna waa run, wuuna garanayaa inuu run sheegayo, inaad idinkuna rumaysataan. 36Waayo, waxyaalahaas waxay u dhaceen inuu ahaado Qorniinka leh, Lafihiisa midna la jebin maayo. 37Oo Qorniin kale wuxuu leeyahay, Way arki doonaan kii ay wareemeen.
      38Waxyaalahaas dabadeed, Yuusuf kii ahaa reer Arimataya, isagoo xer u ah Ciise laakiinse si qarsoon cabsidii uu ka cabsaday Yuhuudda aawadeed, wuxuu Bilaatos ka baryay inuu meydka Ciise qaado. Bilaatosna waa u fasaxay. Sidaa daraaddeed wuu yimid oo meydkiisii qaaday. 39Oo waxaa kaloo yimid Nikodemos kii markii hore habeennimada u yimid, wuxuuna keenay malmal iyo cuud isku qasan oo qiyaastii boqol rodol ah. 40Haddaba waxay qaadeen meydkii Ciise oo ku duudduubeen maryo iyo dhir udgoon siday caadada aasniinta Yuhuuddu ahayd. 41Meeshii isaga iskutallaabta lagu qodbay waxaa ku tiil beer, beerta dhexdeedana waxaa ku tiil xabaal cusub oo aan ninna weli la dhigin. 42Haddaba Maalintii Diyaargarayska oo Yuhuudda aawadeed ayay meeshaas Ciise u dhigeen, waayo, xabaashii waa dhowayd.

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 3 года назад

    Mansha Allah, waa muuqaal qurux badan.allah haw barakeeyo ganacsigeeda waa qof wanaagsan sida muuqata, Allah haw barakeeyo🤲

  • @fatoomahmad659
    @fatoomahmad659 3 года назад

    Masahallah am supporting you

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 Год назад

    Waa hooyo ilaahay wax siiyey oo dheregtey alle haw siyaadiyo nimcadan anagana ilaahay faqriga hanaga saaro

  • @asmasahardid8111
    @asmasahardid8111 3 года назад

    Mansha Allah , mansha Allah intan rajaynayey inan u dalxiis tago halkan o kale o wiliba ay leetyihin Somali , o wiliba Ruux an ogahay an ISU raacno . Nadiira well done ✅✅

  • @mofathi4162
    @mofathi4162 3 года назад +1

    Maansha Allah
    Gabadh Soomaaliyeed oo horumar fcn samaysay, alleh ha u barakeeyo...🤲🏼

  • @mizwacan3065
    @mizwacan3065 3 года назад +5

    Magaca hotelka wa toosan homes link gi lagala xidhidhayey iyo phoneki aya dhiman locationka inkastood tilmanten hadana dad bdn ayn garanyn sidi somalidad nogu tilmanten street no.ki aya la idinka sugaya masha allah hadan moodayaba inan tagy keep going somaliyey congrats nadiira

  • @Mysomaliland
    @Mysomaliland 3 года назад

    How much do you think this place cost per night?

  • @cookkale.7255
    @cookkale.7255 3 года назад +12

    It looka great to be honest gabadhu waa qof reer magaal ah oo aad ufurfuran hotel kuna waa 10star

    • @sagalali8612
      @sagalali8612 3 года назад +3

      She is masha masha Allah

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 года назад +1

      She so gorgeous ❤️❤️and intelligent

  • @nasirsuul
    @nasirsuul 3 года назад +1

    Subxaana'Allah War nin'yahoow cimrigaan ayaa jirtaaye, maxeey tahay gacan qaadka iyo waxa aad sheegeeyso?

  • @abdidaaha3467
    @abdidaaha3467 3 года назад +1

    Masha Allah allow gabdhaha noo yaa rabbal calamii 🇸🇴🌎❤️🙏

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 3 года назад +3

    Hareeri meesha magaceeda iyo location ka soo sheeg.

  • @isxaaqabdisalaan4890
    @isxaaqabdisalaan4890 3 года назад

    masha allah masha allah runtii waa fikrad aad iyo aad u wanaagsan waxan leeyahay gabadha somaliyeed ilaahay ha garabgalo xafidullah nadiiray

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 года назад +1

    Hareeri was wariye Somaliyed keep the good job.

  • @feisalfaraj44
    @feisalfaraj44 2 года назад

    Aslm mashallah jibuty Dee kweysi

  • @aayah5210
    @aayah5210 3 года назад

    Waw masha allah

  • @ZAMI-BAR
    @ZAMI-BAR 3 года назад +6

    Maasha Allah waa gabadh experience badan leh xaga ganacsiga Allaha ubarakeeyo.

    • @rayanali921
      @rayanali921 3 года назад

      Waxyaalahaas Ciise ayaa ku hadlay, markaasuu indhihiisii kor u qaaday xagga samada oo yidhi, Aabbow, saacaddii way timid. Ammaan Wiilkaaga inuu Wiilku ku ammaano, 2sidaad amar ugu siisay dadka oo dhan inuu nolosha weligeed ah siiyo kuwaad isaga siisay oo dhan. 3Tanu waa nolosha weligeed ah inay ku gartaan, adoo ah Ilaaha runta ah oo keliya, iyo inay gartaan Ciise Masiix, kii aad soo dirtay. 4Dhulka ayaan kugu ammaanay, anoo dhammeeyey shuqulkaad ii dhiibtay inaan sameeyo. 5Haddana, Aabbow, adiga qudhaadu igu ammaan ammaantaan kula lahaa intaan dunidu jirin. 6Magacaagaan u muujiyey dadkii aad dunida iga siisay. Kuwaagii bay ahaayeen, oo anaad i siisay, iyaguna ereygaagay xajiyeen. 7Hadda waxay garanayaan wax kastoo aad i siisayba inay xaggaaga ka yimaadeen. 8Waayo, erayadaad i siisay ayaan siiyey iyaga, wayna aqbaleen, run ahaan bayna u garteen inaan kaa imid, wayna rumaysteen inaad i soo dirtay.
      9Iyaga waan kuu baryayaa; kuu baryi maayo dunida, laakiin waxaan kuu baryayaa kuwaad i siisay, waayo, waa kuwaagii. 10Waxayga oo dhan adaa leh, waxaagana anaa leh, iyagana waan ku ammaanmay. 11Anigu dunida sii joogi maayo; kuwanuse duniday joogayaan, aniguna waan kuu imanayaa. Aabbe Quduusow, iyaga ku hay magacaagii aad i siisay, inay mid ahaadaan sideenna oo kale. 12Intaan iyaga la jiray, waxaan iyaga ku hayay magacaagii aad i siisay, waanan ilaaliyey, midkoodna ma lumin, wiilka halaagga maahee, in Qorniinku ahaado. 13Haddana waan kuu imanayaa, oo waxyaalahan ayaan ku hadlayaa intaan dunida joogo inay haystaan farxaddayda oo ay ka buuxsanto iyaga. 14Ereygaagii ayaan siiyey, oo dunidu waa nebcaatay, waayo, iyagii kuwa dunida ma aha, sidaanan kan dunida u ahayn. 15Kaa baryi maayo inaad iyaga dunida ka qaaddid, waxaanse kaa baryayaa inaad ka dhawrtid kan sharka leh. 16Iyagu kuwa dunida ma aha, sidaanan kan dunida u ahayn. 17Iyaga quduus kaga dhig runta, ereygaagu waa rune. 18Sidaad dunida iigu soo dirtay ayaan anna iyaga dunida ugu diray. 19Oo aawadood ayaan quduus iskaga dhigaa, in iyagana xagga runta quduus lagaga dhigo.
      20Kuwan oo keliya kuu baryi maayo, waxaanse weliba kuu baryayaa kuwa igu rumaysanaya hadalkooda aawadiis, 21inay dhammaan mid ahaadaan, sidaad adigu, Aabbow, iigu jirtid, aniguna aan kuugu jiro, inay iyaguna inoogu jiraan, in dunidu rumaysato inaad i soo dirtay. 22Oo ammaantaad i siisay iyagaan siiyey, inay mid ahaadaan sidaynu mid u nahay. 23Iyagaan ku jiraa, adna anigaad igu jirtaa, inay mid ku dhan yihiin, in dunidu garato inaad i soo dirtay, iyo inaad iyaga u jeclaatay, sidaad ii jeclaatay.
      24Aabbow, kuwaad i siisay waan doonayaa inay ila joogaan meeshaan joogo inay arkaan ammaantaydii aad i siisay, waayo, adaa i jeclaa intaan dunida la aasaasin. 25Aabbaha xaqa ahow, dunidu kuma ay garanaynin, laakiinse waan ku garanayay; kuwanna waxay garanayeen inaad i soo dirtay. 26Magacaagaan iyagii garansiiyey, waanan garansiin doonaa, in jacaylkii aad i jeclayd uu ku jiro iyaga, anna aan iyaga ku jiro.

    • @ilyaas123
      @ilyaas123 3 года назад +1

      @@rayanali921
      Waxaad aaminsan tahay soomaali kaa yeelaayaa ma jiro ee ha is ceebaynin. dhaqan iyo diin suuban ayaa ilaahay na siiyay,markaa hadaad adigu mid kale dooratay, aday ku jirtaa, waanad u madax banaantahay. nabi ibraahim ayaa ummaddiisii uga cararay in aan ILAAHAY waxba lala simin,,,,,yuhuud baana iiga markhaati ah,1000 sano ka hor ayay yuhuudu wadamada reer galbeedka joogeen, walina diintoodii ayey ku dhagan yihiin

  • @MrGengad
    @MrGengad 3 года назад

    Mashallah, I am very proud for her business idea. May Allah bless your business habbo

  • @fowziamohamed1575
    @fowziamohamed1575 2 года назад

    Mashallah so beautiful 😍, can get the address, how much the double room please? I have one week holiday, how much it will cost ? Thanks 😊

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 3 года назад +1

    Masha Allah Tawarak. Waan ku tala jira inaan Turkia. Imaado hadda Alla Idmo. Sidee ju hela adressen

  • @ahmedliban7035
    @ahmedliban7035 3 года назад

    How much is the rent?

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 года назад

    Masha Allah gabar Karti leh o Fikras fcn Aliftay I wish gabdhaha somaliyeed in ay gabdhaan cml noqon Lahaayen

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure 3 года назад +1

    Mansha Allah.. I know where to stay next time 👍👍

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 3 года назад

    Manshallaha tabarakallaha congratulations huuno Nadira from Columbus Ohio long time Manshallaha always strong woman Manshallaha huuno Hard Working Woman 🙏🙏🙏🙏

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 3 года назад +4

    Masha Allah beautiful

  • @abdiazizfaarah6670
    @abdiazizfaarah6670 3 года назад +7

    Hambalyo hambalyo nadiira
    Salaan sare abdisalan turki
    Good job sxb

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 года назад +1

    Xaqiiqdii nadiira waa gabadh ama haweeney reer somalilanders

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 года назад +7

    AbdisaLam Hereri wlhi waayo Arag dHamaystiran dHuLka MeeLo Fara badan CaGiHiisa so dHigay Alla mxu AFkiiza ku dHergy MasHa ALLaH MeesHasina waa High quality I Hope inan daLxiis u tago From 🇬🇧

  • @faebalina7786
    @faebalina7786 3 года назад

    Inshaa'Allah if I come to Turkey will look for this

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani 3 года назад

    Waa nolol fiican,Lakin qiimaha kirada hotelka wa imisa?

  • @ifraahderia6430
    @ifraahderia6430 3 года назад

    My sister nadiira ex shirkole waa ku salaamay waan ku faraxsanahay horumaka aad samaysay salaan qaali ah from London

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 года назад

    How much is cost per day/Month

  • @adamosmanlikesgregs6660
    @adamosmanlikesgregs6660 3 года назад +1

    Aww mshaa Allah. Illahay ha ku xafido abdisalanoow. Nadiira sharaf waa halyayad somaliyeed. Illahay haw barakeeyo ganacsigaan qiimaha leh. Www

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 года назад +3

    Ma shaa Allah

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 3 года назад +1

    Abdisalaan qiimihii ayaad ilowday iyo meeshii laga booking gareynaayey?

  • @maryandualle6895
    @maryandualle6895 3 года назад +2

    Masha allaha Nadir, keep moving forward ❤️❤️❤️

  • @tayeeqlow2566
    @tayeeqlow2566 3 года назад +15

    Ina adeer nadiiraay we feel your hotel 🏨 noolow Intii nooli jirto

    • @mikereizz
      @mikereizz 3 года назад

      Gabadhu ma reer borama mise gabiley?

    • @halgankasonna636
      @halgankasonna636 3 года назад

      @@mikereizz maxaa ka rabtaa waa gabar soomaaliyeed

    • @mikereizz
      @mikereizz 3 года назад

      @@halgankasonna636
      Wan soo ogaday waxay tahayba
      Gabadh Somaliyad weeye wax sax lkn waa lasii kala yahay
      Gobol ka ay ka timi bn ku waydiyey qabil kuman waydiin

  • @chef_ali_dh8744
    @chef_ali_dh8744 3 года назад

    Maashallah Amazing idea walal Nadiira allah kuu barakeeyo.