Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • magaalada saylac , booqasho magaalo
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 1,8 тыс.

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS 3 года назад +152

    Saylac waa magaalo qadiim ah oo taariikh badana xambaarsan thanks omar inshar

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS 3 года назад +450

    OMAR INSHAR KEEP GOING LEGEND.

  • @suleimanbulle20
    @suleimanbulle20 3 года назад +20

    Masha allh ustaad Omar inshar wax badan kaa bartey 3 years kugu xeranahy shukran video wlba inoo soo geliso sameyn ayuu nagu yeesha
    Allow ku dhowr adiga iyo dhamaan dalkeenna🤲🤲🤲

  • @dahir_blackoffacial5577
    @dahir_blackoffacial5577 3 года назад +3

    Aad baad u mahadsanthy Ustaad omar inshaaar sida qurux bdn aad nogu soo gudbusay iyo juhdiga kaga baxay meel intaaso masaafo la jaraayo ciyaar maaha wlh ♥️♥️💙 shukran khatiir wa jazaaakalahu kahyr 🖤💙🙏

  • @ahmedshafieaden5557
    @ahmedshafieaden5557 3 года назад +190

    Aan lacag u aruurino si dib loogu dhiso masjidka qiblateynka like hadaa igu raacsan tahay 😍

  • @cabdiwali
    @cabdiwali 3 года назад +294

    dareen farxadeed ayaan dareemay intaan muuqaalka daawanayey runti, in dhalinyarada la xasuusiyo taariikhdoodi hore waxaa ay kaga bixi karaan xeyndaabka xarako, koox, qoys, iyo reer ee lagu ooday, iyagoo xambaari karo han umadeed.
    mahadsanid gudoomiye.

    • @nimo_hodanmohamed4308
      @nimo_hodanmohamed4308 3 года назад +6

      Bro cwali Ma jiro Cid u oodan reer ninkastaaba halku alla Ku beeray isaga ayaa Cid walba uga lexejaclo badan
      Alxmdulilah Alfa marah
      Anigu oo Somali ah waliba somalilander ah wan jeclahay soomali meel kastooy joogto....Wana ku faana somalinimo markasta 🤲❤️

    • @cabdiwali
      @cabdiwali 3 года назад +5

      @@nimo_hodanmohamed4308 wll cid gaara oolama jeedo qoraalkeyga, maamulka somaliland waa kan maamulada somalida loogu qaato. taariikhdeena hore waa inaan barano si nin qeybi oo xukun wado noogu shuban tiisa weeye biya dhaca warkeyga.

    • @nimo_hodanmohamed4308
      @nimo_hodanmohamed4308 3 года назад

      @@cabdiwali Haye wll aadbn Ku salaamaya mahdsanid

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 3 года назад +3

      @@cabdiwali waaryaa sheeko riqiiska nagalatg somaliland wa dal madaxbanan oo utashadey qoraal miyad somaliland namul kunoqonya😌😌😌💚 ❤

    • @faizam523
      @faizam523 3 года назад +4

      @@hamdalaki1787 Naa cuqdada meesha kala bax ,wiilku maamul, qabiil iyo dad gaar ah midna wax kama sheegin, somaliland ta aad la xiiqsantey anba waan ka dhashey hadal qaldana wiilkaas masoo qorin.

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty1179 2 года назад +18

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته أما بعد فقد سررة برؤية مدينة زيلع أللهم احفظ بلادنا وأهلنا الصومال الحبيبة أللهم الف بين قلوب شعب الصومال واهدي ضالتهم آمين آمين آمين يارب العالمين

  • @qdgamer7183
    @qdgamer7183 3 года назад +236

    Can't wait for you talk and explain the Afghanistan situation

  • @faaid327
    @faaid327 3 года назад +470

    Zaylac waa Meeshii Diinta Islaamka Kasoo Gashay Somalida.
    Mahadsanid Walaal Cumar Inshaar.

    • @beyourself4996
      @beyourself4996 3 года назад +10

      Mashallah ilahay ha nogu xoojiyo diinteena .

    • @Somali-One
      @Somali-One 3 года назад +1

      Afrika dhe

    • @samiahmed6921
      @samiahmed6921 3 года назад +6

      Meeshii islaamku kasoo galay guud ahaan afrika oo ah meshii labad ee islamku gaaro kadib jaziirada carabta

    • @mahomedhalaase3948
      @mahomedhalaase3948 3 года назад

      Waxad itustey inaan dib usocono wanka
      Xumahy

    • @ibrahimismail7608
      @ibrahimismail7608 3 года назад

      @Wadani maxaad ku ceeyde wll inu hormarka magaalada kahadlaya laga yaaba

  • @haajirjabiin2278
    @haajirjabiin2278 3 года назад +227

    Wall Omar Afghanistan 🇦🇫 maad ka soo hadashid Adigoo mhsan wall cadsigeyga ii tixgali Adigoo mahadsan

    • @haajirjabiin2278
      @haajirjabiin2278 3 года назад +3

      Aad io aad umahadsantahay wallkey Omar

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 3 года назад +2

      @@haajirjabiin2278 insha alh wu soo gilin sidaan filaayo

    • @abdirahmanahmed8430
      @abdirahmanahmed8430 3 года назад

      Afghanistan maxaa ka jiro pro ifahansii

    • @Qosol_qaraaxo22
      @Qosol_qaraaxo22 3 года назад +4

      @@abdirahmanahmed8430 daalibaan ayaa dalka dhan la wareegtay waxeyna gudaha u galeen caasimada kabul ee dalka madaxweynahii ayaa ka baxsaday dalka jahwareer ayaa ka jiro halkaas warbahinta caalamka iyo kuwa somalidaba wey ka hadlayaan ka baar internet ka sxp

    • @cusmanmaxamuud92
      @cusmanmaxamuud92 3 года назад

      Wll waxaad kasoo dawataa anaga production

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 3 года назад +25

    Taariikh baaba‘adey oo in la qabto u baahan inta hadhey 😭

  • @abdulwahabhajidahir8484
    @abdulwahabhajidahir8484 3 года назад +14

    Xeebta AwdaL oo dhan waan Maray, ZeyLac, Lawyo cado, ceelsheekh, garbo dadar, Lughaya, gargaara, caasho cado, fardo lagu xidh, Geerisa, ..... io meeLo bdn oo kLe, 🤗

    • @user-qr6lv2pb1r
      @user-qr6lv2pb1r 4 месяца назад

      Illahow codowga ka ilaali dhulka sheekh samroon

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 3 года назад +214

    Seylac waa magaalo taariikhi ah ❤
    Mahdsanid ustaadow

    • @magoolaidid5506
      @magoolaidid5506 2 года назад +1

      Ilaahayoow noo dhawr dhalinyarda sidaa wax noogu soo gudibisa

  • @ahmedkaafi786
    @ahmedkaafi786 3 года назад +37

    Omar inshaar
    Wxaan kugu la talin lahaa in aad waraysato ama la sheekaysato dadka waweyn ee deegaanada aad boqanaysid
    Mahadsanid saxib 💯❤

  • @nasser2169
    @nasser2169 3 года назад +40

    15:45 meeshaas marka uu Yaaquut Al Xamawi kasoo dagay 1220kii wuxuu buugiisa Mu'jamu Buldaan ku xusay in ay aheyd meesha ugu mashquulka badan gacankan cadmeed bal xitaa wuxuu ku andacoonayaa in umada dekadaas iskugu yimaada aysan cadan ka ganacsan. Mahadsanid Omar waxaad nagu safrisay wakhtiga.

  • @OGSOOR
    @OGSOOR Год назад

    SAYLAQ WAA MAGAALO KHADIIM AH thanks Ustaad Inshaarr Dar AlleH ku jeclahy Dadaal baaad inoo bixisay Mahadsanid🥰🤝

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 года назад +72

    Cumar maxamed sxb mar nagu soo booqo jaamacada Camuud iyo magalada BORAMA ❤️ insha allah

  • @sharmakehersi534
    @sharmakehersi534 2 года назад +1

    Masha Allah muqaal qurux badan ee qof Ree Seylac ah baan rabaa ee fadlan isooqabo

  • @abdulkariimfaarah550
    @abdulkariimfaarah550 3 года назад

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay Cumar Inshaaroow
    Muuqaal aad u fiican baad noo soo gudbisay
    Alle khayr ha ku siiyo
    Aad iyo aadna waan uga xumahay dhibtii kaasoo gaadhay safarkaagii Saylac, Ilaahay danbi dhaaf hakaa siiyo dhibtii ku soo gaadhay

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 3 года назад +41

    Mahadsanid saaxib wax badan ayaan sugayey inaad dalka igu soo wareejiso, madaama aad hore balan inoogu qaaday.

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 3 года назад +41

    Omar Inshaar Mahadsanid muqaal qurux badan keep it up .
    Next video Boorama madaama Magaalada ugu weeyn Gobalka Awdal tahay hore u soco bro one love From Muqdisho.

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 3 года назад +1

    Wll omar inshaar waad kumahadsanthy
    Sida wanagsan dhulkena aad noogusoduubyso wxn kacodsanynaa
    Inaa borama sobooqato waliba suuqa bacadlaha ee daayada iyo fadhiyada
    Jamacada camuud meelo badan oo taariilh ah

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 3 года назад +5

    *SOMALIAND LAWYA-CADDO ILLA TUKARAQ AMNI IYO XASILOONI BAAD KU DAREEMAYSAA RUNTII MASHA ALLAH.*

  • @awshan571
    @awshan571 3 года назад +11

    Masajidka inta la bilaabay ayaa la joojiyay , waxa la rabaa in siduu ahaa loo dhiso,iyada oo lala kaa shanayo culimada asaarta qadiimka ah 💯🙏

  • @abdihonest2931
    @abdihonest2931 3 года назад +63

    Masha Allah omar inshaar baraawe na inaad boqoto ayan rajeyn magaladi barawaniga dhulkii daahirka aha waa magaalo Taariikh dheer Leh oo Qadiimi ah sida saylac oo kle Guuleyso pro 🤍

  • @kenyans_study
    @kenyans_study 3 года назад +2

    Wlh wxan la qiirodey sidey ugu adkeysteen eyna ugu samreen halkan maran , eyna kunoladan. MashaAllah
    inshaAllah wan imaani dona meshaas

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 3 года назад +4

    Mashaa Allah Saylac Waa Magac Can Ah Dhul Fican Waa Heysanaa EE Dad Fican Allah Naga Dhigo An Ka Faideysano Inshaa Allah

  • @husseinhassan5426
    @husseinhassan5426 3 года назад +192

    Another beautiful video and city.

    • @suhaybclaahi9081
      @suhaybclaahi9081 3 года назад +3

      Somali ku hadal zxp maxa ku dhibay

    • @imthehero76
      @imthehero76 3 года назад

      @@suhaybclaahi9081 hhhhhhhhhh

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 3 года назад

      @@suhaybclaahi9081 hhhhhh waa suaal fiicane maxa dhibay

  • @qalbinadiif4039
    @qalbinadiif4039 3 года назад +7

    Maasha allah
    Allow dhulkeena noo barakee🤲🏽

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 года назад

    Xataaa meelaha taariikhda ah xeen daab looma yeelin way iska burbureen ileen dadkii ma fahmayaan qiimaha taariikhda magaalada iyo wadanka.
    Jazaakalaahu khayran akhiil kariim

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 3 года назад +6

    Omer inzhaar dadaal fiican baad wadaa
    Ilaahay haku garab galo ee nagu soo
    Booqo magalada xadaarada iyo aqoonta
    Ee borama dadkana usoo bandhig iyo
    Caaalamkaba dad badan baa jira
    Waxbadan ka aqoon magalada borama

  • @shucayb939
    @shucayb939 3 года назад +118

    Saylac magaalada ugu Qadiimsan geeska afrika .reer saylacnimo❤

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 3 года назад

      MA RUNBA DAMEERA MAY KU DHINTAAAN KKKKK

    • @HALYEY7
      @HALYEY7 3 года назад

      Dameeruhu Ma Ku Dhintaan Warka Naga Sax Hadaad Thy reer Saylac sax ah

    • @axmedmustafe9004
      @axmedmustafe9004 3 года назад +1

      Warbal warkaa horaan umaqlee ma xaqiiqbaa

    • @shucayb939
      @shucayb939 3 года назад +2

      @@HALYEY7 dameeraha iyo ayduba

    • @djhaarriswritter4082
      @djhaarriswritter4082 3 года назад +2

      @@donciiltrehjr1488 tiktok kaga soo tgy intana mjoogtaa

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 года назад +11

    Waw seylac wan maqliyjiray mashallah taariiq aya nabartay 👏❤

  • @aliisaack2060
    @aliisaack2060 3 года назад +1

    Masha allah waaaw walalkay wan kuso dhawayn laha Hadan kula kulmi laha saylac ban jooga xata babuur ban ku sin laha ila sacadadiin na wan ku gayn laha

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 года назад +23

    MashaAllah, asalkii Raadkii islaamka ayaan aragnaa mnta Ustdi.
    Muqdishu ayaan kugu sugnaa anagana, Alle haku xafido Ustd.

  • @ibrahimshirfow8663
    @ibrahimshirfow8663 3 года назад +5

    Inshaallah waan rajaynaa in maalin tago tankale warbixin,taada way sii qurux badnaan lahay hadii odoyaasha deeganka khalmad siin lahayd waayo taariikh bay haayaan alllah haku xifdiyo warbixin qiimo badan ayaad inoo soo gudbisay jazakallah

  • @sharifaden27
    @sharifaden27 3 года назад +1

    Masha Allah, wagaalo qiimo weyn ximbaarsan laakiin nasiib daro waa taariikh agoon ah.
    Micnaha magaalo sidaas taarikh uleh in ay sidaas uburbursanaato waa nasiib daro ..

  • @kadidjaomar9899
    @kadidjaomar9899 2 года назад +12

    So beautiful landscape and beautiful history. Thank for sharing brother. I wondered why and when they stopped people going to Seylac? I hoped people are able going back to the original road that used to passed by Seylac.

  • @muhzin8275
    @muhzin8275 3 года назад +54

    Masha allah waad dadaasha waalal cumar hard work 💪👷🙏🙌❤

  • @hamzasaleban9919
    @hamzasaleban9919 3 года назад +6

    Mansha allah waa video uu dareemi karo qof islam tam ah oo runtii ka turjumikar in diinten la faafiyo oo la sii wado

  • @wacdiiyow
    @wacdiiyow 3 года назад +2

    Waan kaaga mahad celinaynaa sida aad dartayo ugu safartay si aad wax inoogasoo barto inoona tusto goobaha taariikhiga ah ee dalkeena saxiib Qalbi

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 2 года назад +5

    Mansha allah waxaad tahay wiil yar oo gartay muhimada ay leedahay tariikhdu isago wakhtigiisa iyo jeebkiisaba u huray in aad walalda la wadagto taarikhdooda..taarikhdi sayid Mohamed iyo Ahmad guray na ku darso fadlan ! Mahadsanid

    • @dhidibadag3333
      @dhidibadag3333 9 месяцев назад

      Saylac is the birth place and home town of our hero Ahmed Gurey radiyallahu canhu

  • @mustafenorth8703
    @mustafenorth8703 3 года назад +14

    Masha allah saylac magaalo qadiimiya thankz omar inshaar

  • @noonecanbeat2607
    @noonecanbeat2607 3 года назад +33

    Wllhi dhib ayad ka martay wxa maquul ah videogan inuu yahay video ugu dhibka badnaa sameyntiisa mahadsanid wll cumar.🥰🥰🥰🥰

  • @Abdyandraqiya
    @Abdyandraqiya 2 года назад +1

    Walaal aad ayaa kuugu xiranahay
    Hadii aan fikradeeyda ka dhiibto Qibladii hore waxay ahayd dhanka Jordan 🇯🇴
    Xitaa masjidka al aqsa xitaa isaga ayaa Qibladiisu ahayd dhanka Jordan insha Allah bal dib uraac taariiqdii Qibladii hore

  • @shucebcabdidiirane8169
    @shucebcabdidiirane8169 3 года назад +13

    Yaaa igeyna seylac ama somaliland ❤️

  • @naciimabaashe4918
    @naciimabaashe4918 3 года назад +27

    Masha allh wll ku soo dawoow somaliland❤ gamco furan waxaan rajaynayaa inaad meelo kale oo badan oo taariikhiyi way jirtaa ee in aad tagto insha allah🥰🥰

    • @haajimouse5646
      @haajimouse5646 3 года назад

      Somaliland waa halkee

    • @Ridwan-jo1wc
      @Ridwan-jo1wc 3 года назад +12

      @@haajimouse5646
      Meeshaa warwarka iyo cuqdada kugu haysa qalbigana kaa gubaysa weeye
      Viva Somaliland

    • @dabayl772
      @dabayl772 3 года назад +4

      @@haajimouse5646 google ma taqaana dummy 🤡

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 3 года назад +3

      @@haajimouse5646 indho beel adoo kale ah lona sheegi kar

    • @shakibabdi6330
      @shakibabdi6330 3 года назад

      Wa dhul somaliyeed uqadi idorka nagala teg

  • @cabdishakursiciid3313
    @cabdishakursiciid3313 3 года назад +4

    maasha allah
    wll omar iinshaar waad ku mahadsantahy wll muuqaalka cajiibka ah eed ksoo diyaarisay magaalada qadiimka ah ee zaylac 🙏🙏🙏🙏🙏❣️

  • @Adler308
    @Adler308 3 года назад +2

    Masha alah Omar inshaar , saylac dhulkaygii allaha barakeeyo waa magalo taariikh leh

  • @dhhol77
    @dhhol77 3 года назад

    Msha Allh wll cumar mhdsnid waxad noo so gudbisay barnaamij aad ku diyaarisay dareen farxad iyo xiisa ku dheehan thy wn qiiroda wlh barnaamijyada nucaana mrkan daawado wxa nhy dadka yimid gobanimo xadaarad diin iyo dhaqan wngsn una yimid walina ku dhex jira gunnimo dulinimo iyo dadkii oo inta bdn iskood ah uga tanaasulay diinta iyo wanaaga yaa rabbi no gargaar🤲🏼

  • @awth3
    @awth3 3 года назад +38

    Afghanistan 🇦🇫 warbixin inta ila rabata

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 3 года назад +3

      AFghanistan waxay tahay waka dharagsanahay waa mesha Gesiyada islamka ku nool yihiin Gaalo Oodhan isku tagen ka adkaden💪 AFganistan 😏

    • @hana8824
      @hana8824 3 года назад +1

      @@idontcare6649 alshabaab walaladood weeye taalibaan ee soodhawee alshabaab si aad macaankooda udhadhamiso

    • @xareed1
      @xareed1 3 года назад

      @@hana8824 maha alshabaab walalahood ee waadad muslim ah diidayna kufriga

  • @ayaanleidea9675
    @ayaanleidea9675 3 года назад +24

    From borama keep going ustaad

  • @sakariyeabdi744
    @sakariyeabdi744 3 года назад +1

    M.allah dhulkii barakeysnaa ee saylac ayaad soo boqotay iyo gobti samaroon siciid.

  • @xasanjimcale7310
    @xasanjimcale7310 3 года назад +1

    Masha alh qof adi cml dadka qof wax u soogudbiyo somali Kuma arag keep going bro

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 года назад +3

    Waaw maashaa Allaahu waa Magaalo Taariikh fog leh illaa iyo qarniyo fog dhisnaan jirtay👏👏👏
    Ogaansho guuleyso

  • @omerahmed9356
    @omerahmed9356 3 года назад +40

    cumar waxaa soo duubta jasiirada sacadiin inta aadan tagin

  • @abdidaahiye5937
    @abdidaahiye5937 2 года назад

    Maasha allah Legend come to muqdisho masjid arba ca rukun oo isna ah masjifka 2aad ee somalia ugu taariikhda weyn after qiblateynka iyo xamar weyne oo guryo dhilka hoostiisa ah kuyalan oo caano geel lagu dhisay

  • @TafsiirTV
    @TafsiirTV 3 года назад

    cumar ilaahey hakuu abaal gudo sida wanaagsan ee aad usoo bandhigtay taariikhda islaamka iyo mida soomaaliya ee wada socda waxaan kaa codsanayaa inaad booqato koonfurta waxaa jira jaziirado badan oo u dhexeeya Kismaayo ilaa raas kambooni waxaan jecleystay inaad soomaalida tusto dhulkooda waxaa jira dad aanan xitaa ogayn inay jiraan jaziirado soomaliya ay leedahay sida soqatra iyo kuwo kale cumar ka hadal insha Allah waxa kaloo jira masaajido aad u qadiimi ah oo ku yaal dhamaan xeebaha koonfurta iyo qalcado gumeysigu uu lahaa waxaa kaloo booqan kartaa taleex oo ah saldhigii sayidka xaafuun waxaan filaa inaad ogtahay

  • @awshan571
    @awshan571 3 года назад +15

    Axyaa xabibi 💯 omer inshaar 💯waxaad samaysay wax cajiib ah 🥰🥰🙏

  • @raysmedia9239
    @raysmedia9239 3 года назад +8

    Omar mash Allah Awoowe Awoowe mcn (kasoo hadal wabiyad) joba iyo shabeele isha Allah Good man

  • @ServentOftheGracious
    @ServentOftheGracious 3 года назад +3

    Bismillah maa shaa Allah Qurux Ivo Taarikhh: DHULKAYGII HOOYO

  • @abdulrrahmanaweisali5438
    @abdulrrahmanaweisali5438 3 года назад +1

    Arin aad ii farxad galisay, Warbixin ta masjidka Al qiblateyn ee Zeylac....waa warbixin aan mudo ku haminayay inaan booqdo masjidka.....fikrad aad u wanagsan ayaadna naga siisay wll. Inaan taarikhdeena wax ka ogaano. Mahadsanid gudoomiye.

  • @mostafaattator4702
    @mostafaattator4702 3 года назад +7

    Muuqal aan wada sugaynay saylac
    Mahadsanid wll omar inshaar ❤

  • @xasanguuto5914
    @xasanguuto5914 3 года назад +14

    Aadbaan uga xumahay ,balan daradaa,dadka baabuurta wadaa maaha dad hagaagsan.🥰💯❤

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 3 года назад

    zeylac waa mesha ay kasoo gashay soomali diinta waana magalo mug weyn badanaasse dhalintarada kuma mashquulaan raad raaca taariikhda iyo ogaanshaha meelaha qadiimiga ah mhdsanid cumar allle haku sharfo

  • @mowharhariir4148
    @mowharhariir4148 Год назад

    Wayaa somaliweyn weey isdulmisay allaha naxariistabadan ha unoqdaan waayo qabiil iyo dharak ayeey iskulaayeen taasina waxeeyka dhaxleen silac iyo burbur alle miyooowsan inloonoqdo mudneeyn marwaliba adiga mahadnaqabadi my dear brother

  • @walaalahaqalbiga6584
    @walaalahaqalbiga6584 3 года назад +33

    Mashllh Shqo ficna wadaa wlhy Amezing

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 года назад +12

    Masha allah saylac Wa arkay inkasto aan safar un ku maray

  • @mksomali7792
    @mksomali7792 3 года назад +24

    Welcome my City Omar inshaar sxb Legend horay u soco

  • @abdullahihassen8369
    @abdullahihassen8369 3 года назад +2

    Cumar inshar wad kujabtay safarkan wlhi
    Wad uxisidonta IC dawxa
    Lkin keep on wayo tan aya dhabtii ama dhulkeenii ah

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 3 года назад +21

    Maansha llaah waan kula soconaa 🙏🇸🇴❤️

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 3 года назад +10

    Saylac SOMALILAND 💚❤

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 года назад

    Waaaw Caadi Maaha, Saylac Waa Siduu Wiilku Kuu Sheegay, Dameer, Eey & Kaneeco Midna Maleh, Hadaad Caawa Seexato Magaalada Feedha Qaawanaan ku Seexo, Hadeey Kaneeco ku Qaniinto Waa Celis Warkeygu... Xasuuso Badan ayaan ka hayaa Magaalada ileyn waa Teydiiye..

  • @Eng.Saladomar
    @Eng.Saladomar 3 года назад +5

    Cajiib Wllhi markii iigu horeesay aan arko dawaco xitaa Tv cajiib waaye

  • @barwaqo7791
    @barwaqo7791 3 года назад +3

    Cumar inshaar geesi somaliyeed oo maskax furan masha Allah wanku faraxsanahay inad somali ka dhalatay

  • @bo3king158
    @bo3king158 3 года назад +1

    Waa magalo qadiim ah waxay ubahantahay in dhir lagu abuuro dadka dagen waa iney magalad dhireyaan inshaalaah

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial2393 3 года назад

    Cawada waxaan ilaaway wixi taariikh shisheeye ahaa een horey uga maqlay dad aad moodo in layidhi adugu Somalia uma dhalan. Alle haku sharfo walal

  • @apdirahmansalepan3107
    @apdirahmansalepan3107 3 года назад +37

    Masha Allah Casimadi Adal Empire SaMaroOn Zaed♥️✔️

  • @osmaibnafan8118
    @osmaibnafan8118 3 года назад +17

    Walal omar Afghanistan hal mar waxa ka taagan kasoo hadal dalka mujaahidinta

  • @mursaladan7025
    @mursaladan7025 3 года назад +1

    Haduu ilahey nafta igu sima wan so boqan in sha allah, thanks brother

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 3 года назад

    Allahu akbar walillahi xamdu tariikh ku dahabsaninaa oo hadana kajaahilsanaa oginaa aniga waligey ma maqlin ama ismaleheen masjid intee qiblada qudus eheed lagu dukanjiray ayaa soomaaliya kuyaal hadaa maqlayne magac ahaan ufahmi lahaa sidhaboo ujiraa subxanallah masjid qiblaten kan axadiista shegtay oo kaliya ayaan maqlay, masjidka muuqaalka ugu dambeyay oo albaabada buuluga lahaa magaciis

  • @nuurhassan7183
    @nuurhassan7183 3 года назад +7

    Mashaallah
    Wall xormar cawan
    Wax badan ayaad noofaaidaysey
    Zaylac waan maqli jirey kaliya
    Manta waba dhax joooga cml hhhhhhh
    Shukran inbadan wall sare

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 года назад +7

    Mzha allaH saylac waa goobtii diinteena sharafta lihi inagasoo gaadhay
    illaahay reer saylac habarakeeyo

  • @awaalaahmed2178
    @awaalaahmed2178 2 года назад +1

    Masha Allh taariikh fiicn waaye mahadsanid

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 3 года назад

    Mcha alh zaylac meshaan kusoo koray waxan joogay mudo wuxu ahaa wakhti qurux badan hada anigoo jooga magaladaan ku dhashay hadana waxaan idhaah daa anigu reer zaylac baan ahay wixii reer zaylac iyo reer awdalaba like ta tuujiya

  • @azwernasser8096
    @azwernasser8096 3 года назад +5

    Mogadishu Baan sugeynaa Sxb sare

  • @saadaqmohamed3376
    @saadaqmohamed3376 3 года назад +30

    Ogaasho 2017 ilaa hada ku xiranahay hal maalin ima dhaafin mahadsanid sida qurxoon oo aad nogu so gudbisid

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 3 года назад +2

    Marshallah Somalia ka ab ka ab wa Muslim, waxaan nasiib uyeelanay inan diintii alle Ramayno xilli aad ufog anagoo diinta Alle qaadanay. Masjid Qiblatayn Fii quluubinaa maalin wan tagi inshallah ❤️💞💥

  • @tomtmds5076
    @tomtmds5076 3 года назад

    Omar sidaan ayaa ku fiicantahay. Walal no soo gudbi dhaman somalia ama dhulaka somalidu dagto oodhan thanks Walal

  • @iqoption3205
    @iqoption3205 3 года назад +60

    Cumarow Afghanistan 🇦🇫 ♥ waa kaa sugaaa

    • @kaledelmialaahi90
      @kaledelmialaahi90 3 года назад

      Janalo badanbaa ayaa kasoo hadleey wll

    • @abdourahman8231
      @abdourahman8231 3 года назад +2

      Afkanistan Islamkiiba kuulaystay gaalona iyo dabo dhuunkoodi way ku jabeeen

    • @mohamedyare7006
      @mohamedyare7006 3 года назад +2

      maxa kaa galay afganistan dad camal wayay iga dheh somaliya imiso snay ololysay ya iyaga makula dareemen

  • @nourahussein3993
    @nourahussein3993 3 года назад +10

    Wall omar vidioga ad dubeyso adigu isku soo dar it will be Amazing😍😍

  • @khalidmaxamed2434
    @khalidmaxamed2434 3 года назад

    Masha allah waa magaalo qadiimi ah oo tilmaamaysa tarikhdeena cumar adna waad mahadsanthy intad noo iftiimaysay

  • @shukri1640
    @shukri1640 3 года назад +7

    Saylac kama daalo taariikhdeeda thank you ❤️

  • @mohamedamiin6599
    @mohamedamiin6599 3 года назад +13

    Cumrigaaga iyo cilmigaaga Alle habadiyo inta wanaagsan

  • @hiyammohamut2294
    @hiyammohamut2294 3 года назад +28

    Jaziirada zacadadiin booqo Hdad zaylac Jogto🥰

  • @abdirizakabdullahi6783
    @abdirizakabdullahi6783 3 года назад

    Walaal Cumar Inshaar kheyr badan Allah hakugu abaal mariyo wax aan uga xiiso badnaa inaan booqdo magaalada Zeylac iyo xogteeda ma jiraan hadane anigoo wax safar eh aan galin ayaad i dhex geysay qarashna iga bixin wax dhib ehne aan marin suaasha aan isweydiin jiray oo inan kula wadaago aan jeclahay waxay tahay, hadaan Soomaali nahay waxa aan leenahay wax weyn oo aan ku faano hadane fursadaas kama faaideysano waxaan haysanaa Magaalo xaga taariikhda Islaamka la taariikh eg Magaalada Madiino kana taariikh weyn xaga Islaamnimada magaalooyinka kale ee carbeed Allah islaamka ha ingu dilo aamiin.

  • @saarask315
    @saarask315 3 года назад +4

    Safarka gadhigu ma fududa all the best wllo marwalba ❤️madama muqalkan quruxda badan aad so diyarisey

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 3 года назад +4

    Msha allh ku so Dhawoow Caasimada Beelaha Maxamed Case gadabursi Ustaad😘

  • @ahmedkaffi6066
    @ahmedkaffi6066 3 года назад +5

    Mahadsanid zhp omar iinshaar ❤🙏❤❤

  • @haybe8889
    @haybe8889 3 года назад +1

    Masha Allah magaaladaydi saylac hadaan joogi lahaa gudaha wadankayga Somaliland wlhi si fiican ayaan kugu soo dhawayn lahaa
    Cumar aad iyo aad u mahadsantahay
    Great from somalilander living in Dublin Ireland