Bushaaro Baanday iyo Shiine Culay ~ Barnaamijka Caan is Nacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 415

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  4 года назад +154

    Barnaamijka Caan is Nacay hadba waxaan ku soo marti qaadi doonaa dadka caanka ah ee bulshada qiimaha ku dhex leh, Fadlan barnaamijka sii Share gareeya si uu u yeesho bulsho badan oo ku xiran 🙏.

    • @jiijacadey5199
      @jiijacadey5199 4 года назад

      Shiinow yaraan jeclidaa

    • @yasinjeychannel5353
      @yasinjeychannel5353 4 года назад

      Adiga musharax aa ahay dhahayse
      Waxas maxa kajiro
      Inkasto dhalinyaro in la dorto iska rabo
      Adiga marmarka qar qabil iyo waxana lo jogin kijirta sidas darted Wariyahaga iska sii ahaw haddi madaxtinima ad rabtane wa ina qabil iyo filimkas iska daysa
      Waxi la talin ah aniga igi imow
      Waxa tahay qofka 5aad aa subscribe sii youtubka marka sida kusocoto iskabadal haddi kale kabta gashatay kadaba gasha ok
      I am joke with u ok

    • @nuuxaxmed7330
      @nuuxaxmed7330 4 года назад

      Erayga caan is nacay wa khalad ma qofba is naca

    • @awiljama4326
      @awiljama4326 4 года назад +2

      Shiine Culay
      Waxan ahay dadka
      Ku xidhan maqaaxidada
      Kana soo hadlaya Jamhuriyada barakaysan
      Gaar ahaan gobolka rag
      Waxan ku odhan lahaa
      Magaca caan is nacay
      Waxaa ka Qurux badan
      Adigoo dhaha
      (Caan Hirgalay)
      Wan rajaynaya inaad arki
      Doonto wana feker kula wadaag
      Ugaas

    • @husenmaalin381
      @husenmaalin381 4 года назад

      Eglan ma bishaaro ayay dulsaar kutahay hhhh all the way from 🇺🇸 USA

  • @amalali7104
    @amalali7104 4 года назад +5

    Inadertay bushaaro qalanjo ❤️❤️😘 cisi iyo sharaf kunolow, illhay haku xafido wllo quruxeey♥️♥️♥️

  • @hannaha188
    @hannaha188 4 года назад +14

    I have Lupus and I’m on day three of being diagnosed with Covid-19. I’m feeling fatigued, mild body aches and lost of smell.. I contracted by touching a gas bump at the gas station.. please don’t let your guards down.Protect yourselves not only by wearing face covering, but also protect yourselves by not touching public surfaces
    Alhamduliah......

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 4 года назад +1

      Slaam sis...May Allah give you Shifaa...hope u gor a quick recovery n let it be a means of an expedition of your sins...use more often things with hot species like garlic. STAY TOONED

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 4 года назад +1

      Get well soon..thanks for the advice

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 4 года назад +1

      May Allah bless you with a quick recovery wlshy.

    • @yusuffarah8067
      @yusuffarah8067 4 года назад +1

      ALLAAH ha ku Caafiyo Fowsia. And Thanks for the advise.

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 4 года назад +7

    💚❤Bushaaro❤Baandey❤💚 Ilaahey swt caafimaad taam ah haku siiyo wlshy adiyo umada kalee islaamka ahba Aamiin Aamiin Aamiin

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 4 года назад +10

    Busharo wa qof qaliya🙏🙏🙏🙏

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 года назад +2

    Barnamijkan waa markii 7 aad ee an Daawanayo Masha Allah bishaaro Waa Codkar Aftahanimada waa loo dhashaa Shiine culay qoftaan ku qabso

  • @bashirleader2246
    @bashirleader2246 4 года назад +4

    Walashey bishaaro banday halaigu salaamu shine caan is nacay zxp qoftaas igu sln wan jeclahaye

  • @abdifatahabdiaziz3092
    @abdifatahabdiaziz3092 4 года назад +11

    Shiinow maalintaa London cagaha dhigto sxp qli bishaaro si weyn ugu abal gud riyo aad riyon jirtay ayey uu rumeyseee
    Rabi caafimad degdeg ah haku siyo bisharo

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 4 года назад +7

    Hahahah surwaal dheer so xidho ku teh 🤣🤣❤️

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 4 года назад +7

    Wlhi alle haunaxariisto cowke iyo bishaaro aad iyaan ujeclaa markey marnaamij sotabinayan

  • @Iweeydiiwaxaadrabdid
    @Iweeydiiwaxaadrabdid 4 года назад +7

    Mash allah Waa run abayo mcn thanks abati. Shiino currently thanks 💯💯💯💯👌👍🏿

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 4 года назад +4

    Bisharo qurux iyo shiine ilahay haydin Xafido ee wadakii soo boqda insha Allah 👍🏾🖐

  • @apzhiirofficial7014
    @apzhiirofficial7014 4 года назад +4

    Axmed xasan cawke alle hawa naxariisto suxufigi geeyga somaliyeeda al maxan jecel barnaamijayda uu soo dayna jiray

  • @maaruuabdiwahid9956
    @maaruuabdiwahid9956 4 года назад +1

    Bishaaro waa gabar fiican allow caafi barnamijyadeeda aad baan udaawan jirey

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 года назад +5

    Bishaaroy Abaayo Shiine culay so dhawee Waa Jclhy❤️🙏

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 4 года назад

    Masha allah ♥ bisharo qurux ley gabar aan jeclahay nolow shino culey guul waba ku xiysnay viviv

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 года назад +1

    Meeshu way shidantahay maanta maansha allaah bishaaro iyo shiinena wayba isku soobaxeen

  • @zuuzuuofficial1035
    @zuuzuuofficial1035 4 года назад +10

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hooyaa I xambaari jirtay kullahaa shiine taloow ma adoo oday ah beey ku xambaari jirtay hooyo

  • @danhiilalichannel5332
    @danhiilalichannel5332 4 года назад +10

    Shine can ayad kahadleysa. Waa.weriye somaliyed. Weriyal logujeclay bisharo cali kawad mesha cannimo miyalosogala

  • @bisharom3147
    @bisharom3147 4 года назад +23

    Yaa ila arkay Bushaaroyinku waa naago qurux badan oo cad cad ragana soojiita waxbaa kujira oo jiita raga waa jecelyihiin waa naago farxaaniyiina yaa ilaa arkay suulks isaara

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 4 года назад +3

      Wa ayo bushaaroyinka kale tanmoye tukaleba maan arage 🤔

    • @dhanaansade4247
      @dhanaansade4247 3 года назад

      Aan ku arkee quruxdee igu qaado hee 😍

  • @maxbuubosman9747
    @maxbuubosman9747 4 года назад +1

    Barnaamijkaan waa soo dhawaynayaa waxaana qabaa inuu yahay barnamij maqaayadu kusii shidmayso.
    Keep going musharaxaw

  • @aswaanadan8884
    @aswaanadan8884 4 года назад

    Waaaw bushaaro cali banday io shiine culey madax sare salan gobed ♥️♥️♥️

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 4 года назад +2

    Masha allaah caan is nacay baramij qurux badan dad culus

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 4 года назад +1

    Alle haa ku cafiyo bisinka adiga iyo somali lakiin bushiro Carone waa hargab reer Africa Alle yashfik

  • @adamfarhan6204
    @adamfarhan6204 4 года назад +3

    Mashaa Allah Bishaaro waa gabar qaali ah Allah dhowro.

  • @abdulazizshire1940
    @abdulazizshire1940 4 года назад

    Maasha allah fikirka wanaagsan ee bishaaro way ku mahadsan tahay waa qof somaalidu ku weyn tahay ilaahayna soomaali ha isku soo dhaweeyo shiinana waxaan leeyahay thanks

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 4 года назад +1

    Shiine 2012 wakhti aan aad uyaaraa bay aheyd Hoyaa ixambaarsaneyd .🤣🤣🤣🤣😅 waa waalni cas midaan

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 года назад +1

      Wa xaqiiq in nimanka somalida diidaan da’doda xagee jogaan dumarki kaftan ma aha 40 jir baa iska so jaraya 2010 ilmaan ahaa 🤭

  • @saciidyare3687
    @saciidyare3687 4 года назад +3

    Waryaada majeerteenko magaboobo hadaad oday majeerteen ah gacanta qabato godku dhacaayo wuuxuu ku oranayaa warnasiidaa waan arka yaaye kkkkk

  • @abdirihmanfandhaal3234
    @abdirihmanfandhaal3234 4 года назад +8

    Igland inay ingiriiska timaaday wn ogahaye ma adigay dulsaar kugu tahay kulahaa nio shiine culey dhib badanaa waa ciyaal suuq caadi ah 😂😂

  • @mohammedismailabdi2752
    @mohammedismailabdi2752 4 года назад +3

    Mashallha Mashallha Mashallha Mashallha is amazing 👏😍

  • @ibrahimabdi5888
    @ibrahimabdi5888 4 года назад +2

    Manshllah ninyahow aad baan u jeclahay kaftankaaga iyo barnaamijkaaga

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 4 года назад

    Caan is nacay big Title.😂😂
    Bushaaro baanday first.

  • @deeqjama750
    @deeqjama750 4 года назад

    Waaw barnaajim. Fiican wa Soo dhaweyn donaaa barnaajim

  • @maidahussein4068
    @maidahussein4068 4 года назад +4

    Eglan Waa dulsaar 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xamdijanaaleofficiallgff3115
    @xamdijanaaleofficiallgff3115 4 года назад

    Fartuun balbaalrka soo qawo huuno ok💕💕💕🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰

  • @absherwardonofficial6033
    @absherwardonofficial6033 4 года назад +2

    Cawke ilahay haunaxaristo mansha allah

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 года назад +2

    Ma.sha.allah.busharo.banded.iyo.sheen.culay.wan.salamaya.eglan.salah.🤩❤👏👏👏💋🤣🤣🤣❤

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil7687 4 года назад +5

    Legend bushaaro baandey❤

  • @gabadhgabadhdhaaftynaagadg9813
    @gabadhgabadhdhaaftynaagadg9813 4 года назад +10

    shiine barnaamijka caan caandhalay kadhig magca caan isnacay ma qurxoona waa figradeeyta wll

  • @a.abdalla3167
    @a.abdalla3167 4 года назад +41

    Wll Ilaahay Ayaan kugu dhaarshee ha I dhaafin adoon Subscribe ii saarin 😭👍🙏 Ilaahay waalidkaa, walaalahaa iyo adiba jannada ha idin geeyo Amiin in Sha Allah ❤️

    • @abdiqanixasanmohamed6339
      @abdiqanixasanmohamed6339 4 года назад +1

      @@somtravelvlog7929 hhhhhh saxan saxan kugud 🤣🤣

    • @hodanyusuf9743
      @hodanyusuf9743 4 года назад +1

      War ilahy ba risaaqada bixiye dadka hakaliifina

    • @a.abdalla3167
      @a.abdalla3167 4 года назад

      @@hodanyusuf9743 😂😂😂😂 haye huuno

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 4 года назад +1

    Caan is nacay magaca ayaaba cajiib ah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 4 года назад +1

    Bushaaro Baande our queen 💜🙋

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 4 года назад

    Manshallah waa gabar qiimo leh bishaaro waan kusalamay walal shiine culey horay usioco

  • @absherwardonofficial6033
    @absherwardonofficial6033 4 года назад +1

    Qoftan benteta wayo sxb aniga ugu horeyey

  • @Deeqa-dcy71
    @Deeqa-dcy71 4 года назад

    Bishaaro baande ❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 4 года назад +2

    Wcs walalyaal hore socodah inshallah

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 4 года назад

    Caan is nacay magacaas ayaaba funny ah 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullahishaweis9592
    @abdullahishaweis9592 4 года назад

    Asc walal shiinow walal ciijyaha iska jaar odoy weenbatahay adigo raali iga ah.

  • @seeygaruushka10
    @seeygaruushka10 4 года назад

    Bishaaro waa qof qaran hhhhh lugaha iga soo qari ayee tiri looooolz

  • @apdirazhitt
    @apdirazhitt 4 года назад

    Hhhh vaar vaar surwaalka gaagaaban hasoo xidhan kulahaa😂😂

  • @abdirashiidabdillahi8528
    @abdirashiidabdillahi8528 3 года назад

    Barnaamijka
    Magiciisaa Liita.
    Magacyadan mid ubixi
    1, Caancaan dhaafay.
    2, caan Laysku raacay
    3,professional persons.

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban3763 4 года назад

    Hollow, sheekh Asuli miyaa Wxn Ahay nin caan caan dhalay Ah😂😂😂😂 shiine jajuur

  • @gabarbanadir69
    @gabarbanadir69 4 года назад

    Libaaah Manshaa alaaaaah good program with bishaaro bando legan

  • @diriryare6034
    @diriryare6034 4 года назад +1

    Numbre two the one and only king ck Famous for birth♥️♥️🤴🏿

  • @mahadmaalim1614
    @mahadmaalim1614 4 года назад +2

    Waa cadi anigo Columbuos jogo ayu igu dhacay 5 days ayu ihaye waan kaboday

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 4 года назад

    Manshalah alaha was habary qiimo badan alaha sharfo

  • @cabdallagurey6628
    @cabdallagurey6628 4 года назад +3

    Shinoow surwalka iskadaa inder waa lagugu macaye😁😁

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 4 года назад +1

    Shine culay sxb wax badan ayaan ku maagay cafis iyo musaamax idinka cayda dadka SIIBA garaaka dhaaf.
    Cafis iyo musaamax.shiine

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 4 года назад

    Wlhi waa sax somalida niyo jab waye xanuun ka kisto wey kugu sii waalaayaan

  • @ZahraZahanchannel
    @ZahraZahanchannel 4 года назад +2

    Woow waa caan is nacay busharo baande amazing beautiful woman love her

  • @bashirabdi6001
    @bashirabdi6001 4 года назад +8

    Am i First Shiine salaam Sxb Wax Badanbaa lagaa faa'idaaye

  • @maxmedcabdulaahiaxmed5992
    @maxmedcabdulaahiaxmed5992 4 года назад +2

    Shiine culay 19 jirka 😅😅🤣🤣🤣🤣😂🤘🏿

  • @ayaanhazan9966
    @ayaanhazan9966 4 года назад +1

    dad culus shiine culay iyo bishaaro Cali baando

  • @khaalidrabadan1409
    @khaalidrabadan1409 4 года назад

    Wan so dhawaynana barnamijkan

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 4 года назад +1

    Shiine Culey Sxp waan ku Salaamayaa, bishaarona sidoo kale waan salaamayaa, waana Runteed adigu ma tihid RUclipsrs ka dadka caaya. Nin dhaqan fiican baad tahay, Hore U Soco.

  • @wadanisomaliyed3267
    @wadanisomaliyed3267 4 года назад +22

    Ciyaal baari ah oo sad ku faraxdo Allaha ku siiyo waalidka janada Allaha geeyo wll subscribe ii saar.

  • @absherwardonofficial6033
    @absherwardonofficial6033 4 года назад +1

    Qoftan ilahay hacafiyo 🚊🚊🚊🌎🌎🌎🧳🧳🚘🚘🚘

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 4 года назад +5

    Gabadhii aad nugu soo dhistay ugbaad aragsan soo qabo oo aad ugu gaftay darteed Boqorka codka qamar suugaani

  • @mahadmaalim1614
    @mahadmaalim1614 4 года назад +1

    Mansha allah waa shactiro

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 года назад

    😂😂😂 Caan isnacay kulahaa 😂😂

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 4 года назад +2

    *2010 Universität TV 📺 ila 2021 Waa wariya kaliya aqoono*

  • @mahadmataan5383
    @mahadmataan5383 4 года назад

    Labo legend Bisharo iyo Shiine wacadala aadbaan idin tageera

  • @omarali2282
    @omarali2282 4 года назад +4

    Bishaaro bandhey aad ban ku tsgera wanagaaga waan jeclahay jannada allaha ina kulmiyo

  • @kampalahassan7500
    @kampalahassan7500 4 года назад +1

    Caan is Nacay kalmad cusub 😂😂😂

  • @hassanmahamud3046
    @hassanmahamud3046 3 года назад

    London 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿🇬🇧❤

  • @garaadlegend8603
    @garaadlegend8603 4 года назад

    Shiinow sxb aniga waxan ad kaga codsanaya barnamijkan can càn dhalay ina Farhia Fiska kuso casumto od wareysi la yelato markas kadib barnamijka xiso badan ayu yelan dona i.a

  • @ilhaanmursalsaeedsaeed3020
    @ilhaanmursalsaeedsaeed3020 4 года назад +1

    Viv buraan allxamdlih ha no dhafo amiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🐈🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇨🇦🇵🇳❤🇨🇦

    • @hogamiyezimba4616
      @hogamiyezimba4616 4 года назад

      Ina banday iyo ina qad wale is helay reer buraan is helay

  • @najma8198
    @najma8198 4 года назад +5

    BISHAARI WARIYE YAR CULUS BISHAARO MARKA ARKO MAMA FAYNUUS SOO XASUUSTA

  • @GetTrappy
    @GetTrappy 4 года назад +1

    Masha allh bisharo iyo shine ishelay

  • @saalimyare484
    @saalimyare484 4 года назад +11

    Shine Culay Culay culaygi canaha 🖐😂

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 4 года назад +3

    universal ka hor ayaan bartay anigu bushaaro waxa ka horeeyay raad tv barigay ka shaqayn jirtay 2008dii barigaa joof bay lahayd qofka arkaa tvga aanu ka horkacaynin waagaas ayaan.bartay waabay idakhrijirtay runtii hhhhh dhalinyar baan ahaayoo

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 4 года назад +1

    Asc dhamaan walalaha kheyr ka jecel iyo taageerayaasheydii shalay dambigeena Allaha dhaafo dhamaanteen
    Wllayaal wadadii shalay tan aynu maanta heyno ayaa ka faa iido iyo kheyr badan ne soo raaca!.
    Mahadsanidiin.

  • @anzalabdi524
    @anzalabdi524 4 года назад

    Ma adiga ka yar busharo waa is yareynaye 😜😜😜😩😩😩😩

  • @jimcaleofficial
    @jimcaleofficial 4 года назад

    Kulah hooya ixabari jirtey 2012 hhhhh😀😃😄

  • @anabali7029
    @anabali7029 4 года назад +3

    Shine anigaa uugu horeeya comitiga

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 4 года назад

    Badhan💖💖💖💖💖💖

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 4 года назад +1

    😂😂🤣 war nio nacalaa shaydaan kuyaale wlhi wuu iga qosliyay garacani 4:01 kulahaa Eglan ma adigay dulsaar kgu tahay 😂🤣 ninkani waa balaayo wxba ma qariyo wlhi Shiine culay zhp maqaaxidada wan wataa 😂🤣😂🤣😂🤣

  • @AYUUB-xg9rq
    @AYUUB-xg9rq 4 года назад

    makaca barnamijka kabadal ma qurxano walaal

  • @Amuun19
    @Amuun19 4 года назад

    Gbdha jeclaa bushaaro🥰

  • @updyrahmanashraf6310
    @updyrahmanashraf6310 4 года назад +9

    Musharaxa shilanka reebay big fun for you✋❤❤❤

  • @awaledahir2587
    @awaledahir2587 4 года назад +23

    Waxaan Ahay Qofkii Ugu Horeeyay Ee Videogan Daawaday . Alle Caafimaad Sareecana Ha Ku Siiyo Bushaaro .

    • @awaledahir2587
      @awaledahir2587 4 года назад +1

      Inta Barnaamijkan Ka Heshay Like Ha Ii Saaran .

  • @caynabyarre9800
    @caynabyarre9800 4 года назад +1

    X Madaxwayne sool io sanaag waxka dheh🤔🤔😋

  • @saida2003
    @saida2003 4 года назад +2

    Mashaallah qosol kkkkkkkklkll💝💝💝💝🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁

  • @mohamedbaarte4312
    @mohamedbaarte4312 4 года назад

    Kkkkkk lugaha dhuudhuuban nagaqari shiine

  • @abdishakuurmaxamed5594
    @abdishakuurmaxamed5594 4 года назад

    Mala isku ciyaaara szp😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @abdulahimaxamed1861
    @abdulahimaxamed1861 4 года назад

    War magaca bedey sxb shine culey caan isnacey kulahaa hhhh

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 года назад +2

    Shiine Bushaaro Sigaaru u Cabsan Yahay bishaaro hda bisharadi waagi hore aan naqaanay maaha

    • @abdibahnan5927
      @abdibahnan5927 4 года назад

      @Ruugaa Raqe waxay ka tahay habar jeclo. Inanta daada

  • @abdirashidibrahim5649
    @abdirashidibrahim5649 4 года назад

    Bishaaro wa caancan isnacay full respect

  • @maryanabdirizak3288
    @maryanabdirizak3288 4 года назад

    Bishaaro waa gabar wanaagsan maansha allah

  • @abdullahiahmed1212
    @abdullahiahmed1212 4 года назад +1

    Bishaaro waa inan gob ah runtii